Sida DHAKHSO Loogu JOOJIYO Ka WEL-WELKA IMTIXAANKA! l Talaabooyin La Tijaabiyay l

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 358

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  5 ปีที่แล้ว +182

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka sidee tihiin? Waxaan idin rajaynaa Guul iyo Farxad marwalba. Iga daba dheh: Waan ku raaxaysanayaa Imtixaanka maanta kadib! Iga hano Talaabooyin la tijaabiyay oona lagu guulaystay. Ha hilmaamin in aad na dhiiragelisid: Dhig Raadkaaga: LIKE/SHARE/SUBSCRIBE. Mahadsanidiin.

    • @iqraabdullahi5966
      @iqraabdullahi5966 5 ปีที่แล้ว +2

      Wcs Ramadaan kariim si hormaris ah 😍😍Maadadii ugu danbeeysay ayaan biritoole galayaa iyadaana ku dhameeystirayaa insha Allah wxna filayaa inaan dhaqankaas qaato natiijadii iiga soo baxdana aa kula soo wadaago insha Allah aniga wxn ahay soo xarooda ayoodoo la dhahaa aa wx aqriyaa malaha wxs waa iimaan la'an ustaad😂😂😂
      Imtixaanka Allah noo wada fududeeyo wll ❤❤

    • @fartuntahlil2858
      @fartuntahlil2858 5 ปีที่แล้ว

      Wacaleykum salam ustad
      Aad ayd u mahadsan tahy ustad
      Waxaad tahay macalin u taagan in ardey walba caawiyo si wax barashada ugu guuleysto
      Jazakallahu kheyr ustad
      Horey u soco

    • @enghawamowlidabdi3694
      @enghawamowlidabdi3694 5 ปีที่แล้ว +1

      Jasakalàa khair ustaad alla adigana hakaaa abaalmariyo

    • @enghawamowlidabdi3694
      @enghawamowlidabdi3694 5 ปีที่แล้ว

      Wcs wr wb ustaaad

    • @kingccjwadani6502
      @kingccjwadani6502 5 ปีที่แล้ว

      Wcs USAADkeena qaaliga ah 🤝

  • @faysaljamac3357
    @faysaljamac3357 5 ปีที่แล้ว +64

    Ani waxaan layaabay dadka ku hayo anaa usoo horeeyay
    Ayagoon waxba dhagaysan
    War marka hore wax faaid.
    Yaa ila arkay arinka noocas ah
    Farta taaag ☝️

  • @zadikfanole5425
    @zadikfanole5425 5 ปีที่แล้ว +14

    Inta imatixanka dawlda gli rapto o kufa idy like ya lila dhafin

  • @mariamohammed6621
    @mariamohammed6621 5 ปีที่แล้ว +36

    Macallinkaygow waxad mooda in aad iogayd rabbi janada hakùgu irsaaqo

  • @amiinyare375
    @amiinyare375 5 ปีที่แล้ว +15

    Ducada imtixan ka hor akhriso
    """اللهم لا سهل الا ما جعلته سهلا وانت تجعل الحزن اذا شئت سهلا""'

  • @nimcodegan8853
    @nimcodegan8853 5 ปีที่แล้ว +11

    Masha allaah ustaad Ayuub waxad moodaba inaad arday badan niyadoda ku jirtay oo imtixaan gelaya wakhti xaadirkan oo anigu ka mid ahay,
    Jasakallaahu khayr

  • @fartuntahlil2858
    @fartuntahlil2858 5 ปีที่แล้ว +20

    Waxaad moodaa in quluubta ardeyga ka war qabo
    Masha Allah ustad qaali
    Allaha haku xafido

  • @faysaljamac3357
    @faysaljamac3357 5 ปีที่แล้ว +33

    Talaabada koobaad
    Waa talaabada aan aadka ula dhacay
    Maxaad wax ubaranaysaa?
    Waa su'aal aan caadi ahayn🤔🤔

    • @nuuro8336
      @nuuro8336 5 ปีที่แล้ว +1

      waaa su aal Qatar ah oo cajiib ah maxad wax u baraneesaa why? waxen jeclaah lahaa inuu kaloo ka hallo ayuub maxaa u nooshay how to be confident your self

  • @isiimanvog9210
    @isiimanvog9210 5 ปีที่แล้ว +9

    Mashaallah Walal AYUB wankusalamay,Asxaabta waxan kudamanaqaday inay gulesani donan Qodobada Oo ayub noshegaya wayo markan ahay Arday 2017 sandka lasodafay mashaallah markan kudabaqay nafsadeyda add ban uguu guleystay xaga high school ka.Gusha malahan qofna ciideee mojesaa dadal badhan aya hele kartaa .RAMADHAN KAREEM AYUB SAKIIN WAXAN JECLANI LAHAA INAD GMAIL KA IGASOQABATA SEDA UGUU DAQSEYA BADHAN.

  • @quenzahra404
    @quenzahra404 5 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi inta hore wxad moodaa inuu aniga iga hadlay xaqiqatan hadad ilamidtahy👇👇👇👈

  • @abdirahmanbashiir2256
    @abdirahmanbashiir2256 5 ปีที่แล้ว +2

    Macalinkayga nolosha wax badan IGA baray waxaan kuu barya yaa ilaahay caafimad iyo cimri dharar Allah Ku xiftiyo

  • @saidabdulahiabshir6769
    @saidabdulahiabshir6769 5 ปีที่แล้ว +7

    what is can say my teacher Allah give you good life Ayuub Yusuf sakiin 😍😍😍😍

  • @fekermedia68
    @fekermedia68 ปีที่แล้ว

    Mashllh tabarakallah jazakallah kheyran was helpful really for me❤

  • @ahmedkhayrjecel7277
    @ahmedkhayrjecel7277 5 ปีที่แล้ว +27

    *Adiga akhrinayo comments walal waxan kacudsanaa inad igu suduceeysed hooyo mcn ayaa iga xanunsan fadlan adiguu igu duceeynin ha idhaafin walal*

  • @kiinabdinoor9777
    @kiinabdinoor9777 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah ku jecliyaa wllky dhibatada I heysta wxaad modaa inaad sikin sikin oola socota because wxaad ka hadashaa xalada aan ku suganahy waqti xaadirkaa anooyaban buu vedio gaga ii so dhacaa wll illah haku barakeeyo caqligaga farxadaada

  • @zakiyacabdilaahi5375
    @zakiyacabdilaahi5375 5 ปีที่แล้ว +2

    maashaa allah dhiire galiye aad uwanaagsan ayaa tahay
    ustaad asaatidadeyda kamid ah baa wuxuu dhihi jiray xilliga examka (sleep well, eat well )

  • @bahjabilkheyr8060
    @bahjabilkheyr8060 4 ปีที่แล้ว

    تغیرت الحیاتی بهذا الفیدیو فی مجال الإمحتان شکرا یا استادل غالی .

  • @umucamaar6927
    @umucamaar6927 5 ปีที่แล้ว +2

    جزاك اللهُ‎ خیرustaad
    Allah yaxfadak

  • @Maxammed-Sandheere
    @Maxammed-Sandheere 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan aad ugu faraxsanahy anigoo imtixaan ii socdo inaan muuqalkan ah; xalka walwalka xilliga imtixaan aan daawanaayo. Ustaad, wayne haku sharfo. Sarreeye ahaw waligaa.

  • @abdiwelimustaf1328
    @abdiwelimustaf1328 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustaad ayuub
    Ramadaan kariim
    Illh aduun io aaqiro hakuu naxariisto
    Aad io aad ayaa ugu mahadsan tahay sida quruxda badan eee aad noo soo gaarsiiso cilmiga adi kugu soo kordho ama aad noo sooo raadiso
    Thnku thnku thnku😍😍😍😍😍😍

  • @adeeghayemarket
    @adeeghayemarket 5 ปีที่แล้ว +37

    Soo koobid mawduca
    1. Is waydii Maxaad ka walwalayaa
    2. qor wel wel kaaga
    3. sawiro sida adiga oo guusha gaadhay
    4 . Qaado nasiino
    6. cun quraac fiican
    7 . wax ha akhrinin imtixaanka ka hor
    8. qor waxa aad garanaysid
    Time saving thank u again
    Subscribe @cawil_barfiye
    th-cam.com/channels/MLV-SjP9LKE2jqDrBL2eSQ.html

    • @amiinyare375
      @amiinyare375 5 ปีที่แล้ว +1

      Thnkyou your sammarizing

    • @hoodoxasan4183
      @hoodoxasan4183 4 ปีที่แล้ว

      wllo ani sidà ugu wareer sanhy

  • @muniiraabdirahmanmohmd7294
    @muniiraabdirahmanmohmd7294 5 ปีที่แล้ว

    masha allah ustad ayub ilaahay ha ku barakeyo waxyaabo badan ba ka faaidey waxan ka codsan bisha barakeysan ee ramadaan sidan uga faaideysan laheyn waqtigena nala wadaaggid waxa arkeysaa dhalinyaro badan oo waxyaabo bilaa macniya ka dhuminaya bisha ramaadan wa bishii cibaadada bishii quranka la so dajiyey اللهم بلغنا رمضان

  • @maymuunmaxamed7648
    @maymuunmaxamed7648 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid wllkey dhiiragaliyahena ustadkena shukran😍😍😍

  • @sumayadaud5438
    @sumayadaud5438 5 ปีที่แล้ว

    Ayuub yuusuf wall wan ku salaamay runtii markaan kugu xirmay inbadan waan ka gudbay guushuna way isoo carfaydaaa mahadsanid inbadan wlh waan kuu duceeyaaa inbadan allaha ku xafido

  • @kingccjwadani6502
    @kingccjwadani6502 5 ปีที่แล้ว +5

    Thanks our teacher oo aan waxba naga hagran 🤩😘

  • @iqrabashiir5436
    @iqrabashiir5436 5 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad umahdsnthy ustaad ayuub yuusuf waan ku faaidnay barnaamijkan runtii aadbaana ugu baahnaa maadama imtxanki finalka ahaa aan galayo asbuuc kadib allha no wada fududeeye.

  • @anisabeerow2554
    @anisabeerow2554 7 หลายเดือนก่อน

    Illhay hakusharfo ustaad yuusuf sakiin hana kaa abaalmariyo talaayinkaas cajjibkaa👍🙏🙏❤

  • @user-qn1uy7fs1s
    @user-qn1uy7fs1s 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid macalin waxaan aanahay unbaa soo gudbisaa جزاك الله خيرا

  • @z1_certz228
    @z1_certz228 5 ปีที่แล้ว

    Macalin illahay ajir haku siiyo wlhi nolosheyda wax badan ba kabadashay aaad iyo aaad na wa umahadsantahay

  • @fartuunxasan4935
    @fartuunxasan4935 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah maclin kaa wanagsan ma.arag walahi best teacher aad tahya hore usocod wangsan

  • @abdikaniosman6649
    @abdikaniosman6649 5 ปีที่แล้ว

    All haka jaa id siiyo macalinkayga qaaliga ah alle haku daayo cimri dheerina haku siiyo waa bil ramadane.

  • @naanimediareportsnmr7795
    @naanimediareportsnmr7795 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid sxb igu qaaliya allaha ku xafido

  • @najmamaxamed5173
    @najmamaxamed5173 5 ปีที่แล้ว +1

    our teacher alle hakaa abaal mariyo

  • @saacidnoorabuukar2141
    @saacidnoorabuukar2141 4 ปีที่แล้ว

    Thanks ayuub yuusuf sakiin allaha kaa abaal mariyo

  • @dahirmoumin1102
    @dahirmoumin1102 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macali allaha ku xifdiyo🤗👏

  • @hajirahabonofficial7173
    @hajirahabonofficial7173 5 ปีที่แล้ว

    Macha Allah wa talabooyin muhiim ah alle haku barakeeyo ustaad👍

  • @mariahussien2187
    @mariahussien2187 5 ปีที่แล้ว

    Maa shaa Allaah. Shukran walaal 🌷

  • @no_nameff4207
    @no_nameff4207 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay imtixaanka ha Ku fududeeto macalin fiican ayaa tahay xataa aniga imtixaan baa ii socdaa

  • @raaqiyamohamud9331
    @raaqiyamohamud9331 5 ปีที่แล้ว

    Ala ayub ani ma igoyd hdau iisocda imtixn wlhi aaad iyo aad umahddantahy ustadii Ku na dhaqmi dona talking❤❤❤❤

  • @bushraosman3452
    @bushraosman3452 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad alle ha u fududeyo imtixanka ardada oo dhan

  • @drjamila8927
    @drjamila8927 5 ปีที่แล้ว

    Oo ayuub waad iga farxisay mahadsanid ❤️❤️❤️

  • @maxameddarwiish5029
    @maxameddarwiish5029 5 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير الجزاء حبيبي ايوب

  • @yasminasaed8291
    @yasminasaed8291 5 ปีที่แล้ว

    Nolol qurux badan Ustaad cimri dheer Allaha ku siiyo iyo cibaad suuban

  • @fawziocabdi5710
    @fawziocabdi5710 5 ปีที่แล้ว

    thanks ayuub sida aad usaacidid bulshada somaaliyeed Allah keep you every place you stay if Allah say

  • @zalmaanmohamudyousuf9945
    @zalmaanmohamudyousuf9945 5 ปีที่แล้ว

    Talooyin badan oo aad isiisay ayaan guul ka gaaray taladan sidoo kale guul ayaan ka rajayn ustaad thank u🙏

  • @umusuldaan5672
    @umusuldaan5672 3 ปีที่แล้ว

    Mashallha mashallha wll wad mahasantahay

  • @ugbaadcali6499
    @ugbaadcali6499 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wlo rabi haku barakeeyo

  • @abdikafiali7351
    @abdikafiali7351 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah macalin mahadsanid

  • @fawsiyoomar7661
    @fawsiyoomar7661 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah brother

  • @hassenabdiahmed515
    @hassenabdiahmed515 5 ปีที่แล้ว

    Macalin ayuub wad mahadsantahay

  • @caynistar770
    @caynistar770 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa chenelka ugu horeeya ee an comment ka dhiibto taasi wxana kalifay jacaylkaa anku qabo❤
    Ayuuub xaqiiqdi nin noloshayda wax badan ka badalay aya tahay
    heer waxan garay aan hadaladada buug u samesto o an side tahay uguuuriyo
    Marki an videogaga dawanaya, wlh guushii dhan ayaba iso sawirmata mararka qaar waxanba moda niyadyda inad ka hadlayso wlh
    Alle haku dhowro ayuub waxa tahay HALYEYGII NOLOSHA 👌👍❤

  • @ahmedyousuf780
    @ahmedyousuf780 5 ปีที่แล้ว

    Ayuub Youssef sakin tnks zhp ilhy haka jasaa I mariyo

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay macalinka nolosha 🙏💯🥰

  • @umuriham25
    @umuriham25 5 ปีที่แล้ว

    Mashallh waa cayishay saxibtaa caato nimadada inta ka yaabtay mey kuu rooronaatay

  • @aishamohamed9558
    @aishamohamed9558 5 ปีที่แล้ว

    Shukran mi ustaad ayuub yuusf skiin all ha hku brkeeyo mclin

  • @ahmedabdalle5731
    @ahmedabdalle5731 5 ปีที่แล้ว

    Ustaad jasaakalahu kheyran shukran ustaad ilaahay haka abaal mariyo dadaalka aad nugu jirtid 😘

  • @deqoaisha5882
    @deqoaisha5882 5 ปีที่แล้ว

    Ayuub wax badan ayaan kaa faa'iidnaa allayacisak

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah walalkeen allah dartiis ayaan kujeclnahy muqaaladaada aadbaan uga hela runtii jazakallahu khayran adoo kale allah nobadiyo

  • @Kulan-media7
    @Kulan-media7 5 ปีที่แล้ว +5

    Macalin Ayuub Yusuf sakiin

  • @faizajamac5254
    @faizajamac5254 5 ปีที่แล้ว

    Thnkz ayuub
    Waan kafaiday runtiii

  • @hawahade4887
    @hawahade4887 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid macalin yuusuf jazaakalahulqer aduun iyo aqiraba ax kunfaca allaha kusiiyo sad u anfacday qalbiyo badan ramadan kariim

  • @arwaaxabdinuur7150
    @arwaaxabdinuur7150 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad sare horay usoco

  • @SUSU-dn9lc
    @SUSU-dn9lc 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaat😰🥰🥰👑

  • @khadramaxmed7649
    @khadramaxmed7649 5 ปีที่แล้ว

    ayuub jasakalhu khayran wa jasa

  • @xafsamaxamed8047
    @xafsamaxamed8047 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @amiiraahmed2565
    @amiiraahmed2565 5 ปีที่แล้ว +1

    شكرا جزيلا عمو أيوب
    الله يسلمك

  • @asmaahmed709
    @asmaahmed709 3 ปีที่แล้ว

    Thanks wlhi murugta iheysy weyiga fuqday

  • @yahyebaarakallah7244
    @yahyebaarakallah7244 5 ปีที่แล้ว

    maasha alh hada kadib waan ku raaxaysanayaa imtixaanka jasaakallah wll ama teacher

  • @kaafiyashbashiir1685
    @kaafiyashbashiir1685 5 ปีที่แล้ว +1

    Aad baan kaga faideey ustaad alle haku xafido ee waxaan rabaa in aad iga la taliso waxaa igu hareereysan daad aan horaay u socod heen oo isku dayo in eey hor istagan qorshaheyga nololeed waaa eey ila nolyihiin aniga iyo ilmaheeyga waxaan ku jirnaa shashad madow seen iskaga xa kameeya maxan ku sameya jadwalaka guriga waa laiga qasa mar kasta oon saxo thanks ustad ayuub

  • @apdirahmannuhfarah2598
    @apdirahmannuhfarah2598 5 ปีที่แล้ว

    Mnzha Allah macalin wax Badan ii saxay Alle ha ku saxo nolashaada mahadzanid .

  • @snowqueen9755
    @snowqueen9755 5 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله معلم👍🏼

  • @detectivekudo548
    @detectivekudo548 5 ปีที่แล้ว +1

    Videoga inta uhorese waa waxaan sacado ka hor aan same rabe lkn maan samenin xisaab aya ka shaqenayay wana fahmi waye marka sxb wac aya is dhahay hadane waka joogsaday adiga isku day tasa kaga fican igashay ugu danbeen waka shaqeyay wali ano faraxsan waxbadan ma ehen lkn ina wax weyn qabtay aye ila ehed
    ❤️Mahadsnid ustaad
    Marka wax juhdi ku bixisid oona ku gulesatid waxe 100%ka daren ficantahay ina wax sifudud ku heshid (waa aragtideda)

  • @zuleekhaahmed9925
    @zuleekhaahmed9925 5 ปีที่แล้ว +1

    Insha allah sabtiga ayaan galaynaa anaga alle hanoo fududeeyoh

  • @fathiali1536
    @fathiali1536 5 ปีที่แล้ว

    Video iga hadlay weeye xaqiiqtn wllky ayuub illah khyr haku siiye wax badn ayaa ka faaiddy

  • @hanicadeey7891
    @hanicadeey7891 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalinkayga dhirigaliyahayga👏❤️😍❤️🌹❤️

  • @kawsarcabdilaahi2087
    @kawsarcabdilaahi2087 5 ปีที่แล้ว

    maanshalaah waan ka helaa barnaamijyadaan go forward yousuf

  • @abdirashiidmohamed5714
    @abdirashiidmohamed5714 4 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير يا أستاذ

  • @rihaanofficial3905
    @rihaanofficial3905 5 ปีที่แล้ว

    Alle haku xifdiyo ustaad waa wax layaqaan

  • @rayanabdi8349
    @rayanabdi8349 4 ปีที่แล้ว

    Thank you macalin

  • @axmedcirisaaq1939
    @axmedcirisaaq1939 3 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay ayuub yuusuf sakiin

  • @romayusud6456
    @romayusud6456 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah ilahay haku xifdiyo

  • @nyla8323
    @nyla8323 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wax na anfaca ayaa nosogalisa Allah ku xifdiyo

  • @Kiineyfarah114
    @Kiineyfarah114 5 ปีที่แล้ว

    Taladaan maanta axada waan u baahnaa runtii waayo beri ayaan leeyahy imtixaan
    Mahadsanid Ustaad

  • @adeeghayemarket
    @adeeghayemarket 5 ปีที่แล้ว +1

    Tababaraheena qaaligaa runtii waan sugaynay casharkan alah hakaa abaal mariyo

  • @Ridwan-jo1wc
    @Ridwan-jo1wc 5 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub thanks bro

  • @zamzamabdi9098
    @zamzamabdi9098 5 ปีที่แล้ว

    Maashaallah macalin mahadsanid

  • @abdulrahmanhasan1025
    @abdulrahmanhasan1025 5 ปีที่แล้ว

    Ayuub Jiliinka sifiican ayaad utaqaanaa!!

  • @mahadamuqtaar9984
    @mahadamuqtaar9984 5 ปีที่แล้ว

    Kafa ideysaney wlle adna guul wcn ustaad nolosha

  • @hamda4248
    @hamda4248 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah ayub mnta ayaan exam kujiraa wlky shukrn

  • @saarayousuff8172
    @saarayousuff8172 5 ปีที่แล้ว

    Waan jclhy barnaamijyadada wall allh hku xifdiyo😘🌷

  • @sahrokhaliif34
    @sahrokhaliif34 5 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantah ustaad

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle haku dhawro my pro

  • @farhiaali3348
    @farhiaali3348 5 ปีที่แล้ว

    Wxaba moda fiidiyowgan inu ani iga hdlayo aad u mahadsanthy wx bdn iska badali dona insah Allah aad ii cawisay #ayub yusuf sakin my motivator ❤❤❤

  • @HargalTv
    @HargalTv 5 ปีที่แล้ว +4

    Tan waa mid aan in badan aan isku arkay lkn maanta aad buu inoo caabiyay muuqaalkaan aniga iyo inta ila midka ah Mahadsanid ustaad ayuub yuusuf sakiin

  • @ubaidofficial4196
    @ubaidofficial4196 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad ayuub Yuusuf sakiin

  • @Dunida191
    @Dunida191 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid dhirigeliyaha bulshada 👍

  • @mohamedibnucirife8841
    @mohamedibnucirife8841 5 ปีที่แล้ว

    MY teacher wax aan ku rajenYa khayre farbdan guulYso akhiro iyo aduunka

  • @maidoxasan8638
    @maidoxasan8638 ปีที่แล้ว

    Ilaahey caqliga hakuu kordhiyo

  • @XallinCaafimaad
    @XallinCaafimaad 5 ปีที่แล้ว

    Maanta iigu horaysa chanelkan mashallaah waa macalin wanaagsan

  • @sowdamohamed1732
    @sowdamohamed1732 5 ปีที่แล้ว +5

    Wanigaa walwal u dhiman rabo wlhi alla ha inoo fududeeyo aniga iyo dhamaan dhamaan ardayda soomaaliyeed 😳😳😳😳