CAASHO CABDOOW IYO XUSEEN SUUDAANI HEESTII MEERI MUHABATKEE JAWAARA HII HEE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • FADLAN SUBSCRIPE LIKE COMMENT AND SHARE

ความคิดเห็น • 27

  • @RATHWANHoshkhan
    @RATHWANHoshkhan 3 หลายเดือนก่อน +3

    Inta kazoo tixraacday facebokga liketa saara

  • @saacidsuuraj4658
    @saacidsuuraj4658 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlh wan jeclahay heestan waliba waxan raadiyay ina badan

  • @abdallanuurahmed392
    @abdallanuurahmed392 2 ปีที่แล้ว +3

    Wow nice song

  • @abdulahiaxmed2241
    @abdulahiaxmed2241 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaw asxan fan qaran

  • @hassanmohamed900
    @hassanmohamed900 2 ปีที่แล้ว +7

    Cajiib waa fankii ehelkiisu caafimaadka qabay erayda waa af soomali dhumuc yo dhadhanbale. Waxaan shaki iiga jirin in uu allifay abwaan miyi kuhanaqaaday. Waxaa kamida SURIN, suudiga cadceeda, Solid, saaqid, saamalayl, salal, nafta mawd kusababay, saluugay, saanqaad, saxansaxo roob, saymo galabeed

    • @kalilrage8873
      @kalilrage8873 2 หลายเดือนก่อน

      heestan waa hindi, sugaan smali ah lagu alifay meri muhabat jwan rehengi mohammed RAfi

  • @Mmahad19
    @Mmahad19 3 หลายเดือนก่อน +1

    What song 🎵

  • @alinuur6657
    @alinuur6657 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaw hees cajib

  • @ismailalihasan9519
    @ismailalihasan9519 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw heestan inaba caadi maaha💓💓♥️♥️

  • @1inamillion397
    @1inamillion397 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaaaaw

  • @samiraaxmed4103
    @samiraaxmed4103 3 หลายเดือนก่อน

    Ya salaam❤

  • @abdihusein2682
    @abdihusein2682 4 ปีที่แล้ว +1

    waaw asha abdow maleka

  • @hornafrica2406
    @hornafrica2406 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw asxan faan

  • @SadiqAhmed-di6cw
    @SadiqAhmed-di6cw 2 หลายเดือนก่อน

    24. July 2024 waxa ku dhageysanaya Dangorayo Nugaal Puntland

  • @farhanhajji-i3i
    @farhanhajji-i3i 3 หลายเดือนก่อน

    caasho cabdoow sulaymaan malayka iyo xuseen suudaani ereyada iyo laxanka axmed cawad rabsho❤❤

  • @MOHAAZOfficial
    @MOHAAZOfficial 4 ปีที่แล้ว +2

    Asxan hees

  • @1inamillion397
    @1inamillion397 4 ปีที่แล้ว +1

    Asxaabta horay u socda

  • @gxaanshi1940
    @gxaanshi1940 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw wad iga gadmatay heetan

  • @youngboss8157
    @youngboss8157 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw cajiib

  • @mohamedabdulahinuur23
    @mohamedabdulahinuur23 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw

  • @qaalicadey7861
    @qaalicadey7861 4 ปีที่แล้ว +1

    Asxan

  • @samahmet4801
    @samahmet4801 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰

  • @saidawehliye3464
    @saidawehliye3464 ปีที่แล้ว +1

    Heestan waxa watay xuseen suudaani waxa uu raadinayay gabar heesta la qaada waxa uu soo codsaday xidigaha waaberi .waxa ey u dooreen casho cabdow maleyska codkeeda tolmoon ee Dahabiga ah aawgeed. Nasiib wanaag waxa ey ku soo baxday si qurux badan.

  • @abdallanuurahmed392
    @abdallanuurahmed392 2 ปีที่แล้ว +1

    Ereyadan ba kaheley

  • @macruuf4018
    @macruuf4018 3 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉

  • @rozakihilowle4183
    @rozakihilowle4183 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw