اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك
Mansha allah waydan waad naga mashqushay malin kasta waxan radiya Qiso cusub od so galisay wan ku xisayna Jawahir Allah ku xiftiyo Runtaa waxbadan baan ka Faiday malinkasta wan ku duceya walshay ❤❤❤❤❤❤
Rasuulka SCW ayaa Xadiis saxiixa ku sheegay in Qofka Rabigii xusa iyo kan aan xusin ay la mid yihiin sida qof nool iyo qof dhintay . قال رسول الله ﷺ : "مثل الذي يذكر ربه والذي لا يذكره مثل الحي والميت" رواه البخاري، ورواه مسلم،
Asc jawaahir waxa iga jiran hoyo waxa haya xanunka xajinta jirkay xoqaysaa dhaqtar waan geynay badan Dawoo daba isbadal malahan aniga maku aqrin Kara ama ayada Laga rabaa in ay isku aqriso waa waayel in ay ayadaha iskaga qaldaman baan kabaqaya way tukata lakii wayelka ayadaha Laga Yaba in ay iska dhax galan waan ka saxaya ka dhagaysan lakiin maku aqrin Kara mudo bila mamo isojawaab waxan kuu jeclahay ilahay dartiisaa waan kugu xirnahay mudo dher alaha ku xafido ❤❤❤❤❤
M.a wlle jiiji waanadaada kuwa wx ku qato ilahy ha naga dhigo Adigana ilahay Ajar weyn ha kaa siiyo,inte ka baxdy wn ku waayey waayahn Alx hadad cafimd qabto noo soo noqotay.
Abayo habeen anoo jifo aan waxan ku riyoday masas badan oo mel ku jiran mel xiran camal marka gabar wlh ma ana u tagay mayada i imatay maqan lakin waxan arkar mel xiran waxan dhahay maxa waye waxan waxay igu tiri kalexo hataban marka dawalkan ka qaday waxan ku arkay bahalo oo ku jiran allha maxa waye qara dhintay ay igu dhahday kuwa nool markay dhintan an raba marka waxban ku tabtay mid aan u moday inu bulac ahay ba so boday markas aan ka cararay darbi u fulay misa woxow noqday mas wayn nagtiya igu tiri hada xaray markan tabo magay masbuu isku badalay yab wlh wanba yabay maqan nagta wajigeda waxan is waydiya maxa waye bahalada mesha ku xoran iyo nagtan wax ishogo wali markiin abayo maxad ka fahmi kartaa
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى ال محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك
Riyooyikan oo kale way isoo mareen markaan bilaabay akhrinta suuratul baqara alxamdulilaah laakiin Riyadan ookale ilaahay kamagangal cidnahala wadaagi ilaahay haynawada caafiyo aamiin
Masha allah wa runta,Ilaahey ha na jecleysiyo dikriga iyo qeyrka.Cadow kasta rabbigeen ha naga qabto aamiin.
Masha allaah Allaahu Akbar allow ku xifdhi Allaahu ma aamiin 😭🤲🤲 Ameen ‼️ subxaanallaah 😭🇸🇴🕋❤️💙
Mashaallah tabarakallah nabad kusolaabo macanto umurahaga Allah kusahlo qaali wankuxiisay
Jawaahir intee ka baxdey Waan ku jeclahay 😢😢😢 Vedio yaashaadaa waan ku faa'idey wax badan baan kaa bartey Hanaga caajisin Sister ❤❤❤
Mansha allah waydan waad naga mashqushay malin kasta waxan radiya Qiso cusub od so galisay wan ku xisayna Jawahir Allah ku xiftiyo Runtaa waxbadan baan ka Faiday malinkasta wan ku duceya walshay ❤❤❤❤❤❤
ماشاء الله تبارك الرحمن
Waan kuu xiisnay🎉🎉🎉
Wlhi benta ma ahan wlhi waa ku najaxnaa digrika iyo quraaanka alxamdulillaah
Jawahirey allaah haku barakeeyo walal dar ilaahay bankijeclahay
Salallahu Caleyhi Wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
ﷺ ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ
ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك الله ماشاء الله تبارك الرحمن ❤❤❤
Rasuulka SCW ayaa Xadiis saxiixa ku sheegay in Qofka Rabigii xusa iyo kan aan xusin ay la mid yihiin sida qof nool iyo qof dhintay .
قال رسول الله ﷺ : "مثل الذي يذكر ربه والذي لا يذكره مثل الحي والميت"
رواه البخاري، ورواه مسلم،
Waa kuu xiisnay Hpti Alle hano kaa xfdo jazakallah❤
Aaamin Aaamin Aaamin Aaamin Aaamin Aaamin Aaamin yarabi
Allahu Akbaar ❤❤❤❤
M.a m.a m.a ilaaheey hakubarakeeyo shiiq deena allaha hakaa ajarsiiyo miisiinka aaqiro rabi hakuusara
Jazakallah Kheyr walashey
❤❤❤wlhi abayo wàa sx abayo mcnto iso duceey digriga wàa igu adg yahy
Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabbi.
Allaahuma Aamiin yaa Allaah
M.a ilahay lisankaga lisankaga Haku xafido
MashAllah pls videos noo soo badi. Nolosha bilaa dhikr waa nolol bilaa biyo
Masha Allah tabaarakalah ❤❤❤
Maasha'Allah tabaarakalaah allow kalaamkada nagu daweeye
Amiin yaa rabi
Asc ma nabad qabtaa walaaley waa lagu waayee alxamdulilah hadaad soo noqotay
aamin yaa rabi
Masha Allah thanks, baraka Allahu feeki wll❤️.
Asc wllo jawahir waan samayn runtii murug yar ayaa daremayaa wajigayga ayaa xasasiyad iga haysa waxay igu samaysay haar walhi quruxdaydi kalsoonidaydi farxadaydi wlhi dadka waa dhex gali kari lahay😢😢😢isoo duceya
Allaha kaa dulqaado murugada abaayo aamiin yaa allah
Abayo saliida Al shifa iska mari.
@@jawaahirhussain2890amin wllo
@@farhiyoawale6199 wllo xagee laga helaa
Mansha allaah walashey qali alle haku barakeyo
Masha Allah❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Mashallaah walaalo jazaakallaah khayr
Good to see you miss you ❤❤❤
Mashlh wll jawaahir wn ku xiisny xge naga aady
Maasha ALAAH Maasha ALAAH Tabaarak'ALAAH
Jawaahir hussain soo labasho wacan wanku xiisnay
MnshaAllah ❤❤❤jawahirey sonoqosho wcn
Abayo so lawasho wcn jazakallah khyr
M.a abyo Alle haku xafido wlhi mrkan digriga waxyr kmshqulo ama kacajizo Culayz ıyo walwal drema Alxm islmarka ayaa hdaneh bilawa Hdaneh Alxm frxdaydi aya dib ıgu solwata lbteyda cfimd Alx abayo
Asc jawaahar waakuu xiisnay wallsheen illahay haku barakeeyo mudo badan hanaga maqnaan❤
Aamiin dhamantena qaali
Abayo jawahir wlh waxa i hasto wax yar mahan wali wax
Mansha allah tabaarakallah jazaakallaah ❤❤❤❤wllo
Mansha Allah tabarakallah.
Mahdasind abyo jawahir wan kuxisay abyo masar ban raba inaan usoguro fisaheda wa qali ban maqlay war makahysa
+20 155 658 3697 wiilkas raqiis ah fiizahiisa
Ustaad jawaahir waalagu mis gareeyey xagee kabaxdey
iskoor 1000❤ anaa xiray😂😂😂
Jazakallah jawahirey abayo zaaid bankuxisini❤❤❤❤
Asc jawaahir waxa iga jiran hoyo waxa haya xanunka xajinta jirkay xoqaysaa dhaqtar waan geynay badan Dawoo daba isbadal malahan aniga maku aqrin Kara ama ayada Laga rabaa in ay isku aqriso waa waayel in ay ayadaha iskaga qaldaman baan kabaqaya way tukata lakii wayelka ayadaha Laga Yaba in ay iska dhax galan waan ka saxaya ka dhagaysan lakiin maku aqrin Kara mudo bila mamo isojawaab waxan kuu jeclahay ilahay dartiisaa waan kugu xirnahay mudo dher alaha ku xafido ❤❤❤❤❤
Jawaahir jano alle haynagu kulmiyo janada
Mashaa Allah alxamdulilaah shukran ❤
Maasha allaah ❤
Sameyna abyo shukrn ❤
M.a jazakallaahu kheer❤
Ala jawaaaaahir waa noo sooo noqotay alx
Jawaahiree 😢intee intaan oodhan naga aadey waan kuu walwal neeh😢
Qaali sorry wan cafimad qabaa macaney
jazakallaah
Masha Allh wll jaawhir xusen
Aamin
❤❤❤❤❤❤❤❤ masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Msshllh tabrkallh
M.a wlle jiiji waanadaada kuwa wx ku qato ilahy ha naga dhigo Adigana ilahay Ajar weyn ha kaa siiyo,inte ka baxdy wn ku waayey waayahn Alx hadad cafimd qabto noo soo noqotay.
Manshalah xabibti ❤️🇸🇴 we love you
Mansha Allah tabarakalaah
M,a ilahay hakugu doro misnka xasanadka walashay qli
Abayo habeen anoo jifo aan waxan ku riyoday masas badan oo mel ku jiran mel xiran camal marka gabar wlh ma ana u tagay mayada i imatay maqan lakin waxan arkar mel xiran waxan dhahay maxa waye waxan waxay igu tiri kalexo hataban marka dawalkan ka qaday waxan ku arkay bahalo oo ku jiran allha maxa waye qara dhintay ay igu dhahday kuwa nool markay dhintan an raba marka waxban ku tabtay mid aan u moday inu bulac ahay ba so boday markas aan ka cararay darbi u fulay misa woxow noqday mas wayn nagtiya igu tiri hada xaray markan tabo magay masbuu isku badalay yab wlh wanba yabay maqan nagta wajigeda waxan is waydiya maxa waye bahalada mesha ku xoran iyo nagtan wax ishogo wali markiin abayo maxad ka fahmi kartaa
Mash.alaaha.alaha.kubarakeeyo.abaayo
Waa run walaahi Mashallah ❤❤❤
Ameen🤲🤲❤️
Amiinamiin 🤲🤲🥰❤❤
Mashallah wll qaali ❤❤❤
Wcs walal jawahir wan ku xisney
Jawahirey apyo ilahey haku jeclaado waku tawnay
We miss u xabbti aniga iyo inta Ilana muda
Masha allaah ❤❤❤❤❤shugran qali ❤❤❤❤❤❤
Maashaa allaah ilaahey ha ku xafido abaayo.
Asc.jawahir.xagee.aady.wan.kuwaynay
Wa mahad thye wa aqrinaaya💯❤️👸
Mashallah
Mashaa allah abyo❤❤
MashaAllah
Mashaalah abayo allaha ku barakeeyo will mcn
Masha Allah sister ❤
Alle haku barkeeyo wll
Asc walalaha ku xiaran aniga waxaan ahay gabar waxbarato jaamcada sandkaa igaa iidhiman waxan ku riyoodey aniga iyo hooyadey qol ku jirno sariirta jiifno ayaa waxaan arkey mas madow ah anigana aad ayaa ugu cabsanaay nin ayaa qorka so galay oo aan garanaayo hooyo agteda ayuu fadhistay kadibna maski ayaa hooyo kutuurtay asigana wuu kulalaamay mana kacabsamin asiga il HADA RIYADAAS LAYAABANAHAY MUDO 1WEEK AH AYAA KA SO WAREEGATAY
Msha allhhh😢
Masha Allah
Masha Allah ❤
Wll mcn inan kulaso xidhiidho reba
Wcs abayo Amiin Amiin Amiin
Mahadsanid
Really miss you so much siz
Mash Allah
Abaayo 500surtul faxa same wn lab laboday mx waa
M.a ❤ so noqosho wanagsan abayo
Wll iso duceya wlhi wa I haysta xasad😢
Mashaalah
Jawaahireee miss you
Subxanalaah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jawahir wat naga taahaday wll