#DIGRIGA

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 94

  • @ramzaayman1919
    @ramzaayman1919 ปีที่แล้ว +26

    أستغفر الله الذي لا اله الا هو الحي القيوم واتوب اليه

  • @shukrimohamud9069
    @shukrimohamud9069 ปีที่แล้ว +33

    Maashaa allah waa qiso cajiib ah runtii aniga waxaa lasta week igu dhacay 3 months Ayaa bilaa shaqo ahaa North America ayaan ku noolahay noloshaydi Ayaa culays weyn soo food saaray dhowr casho Ayaa si qalbi ah u dikriyay talaadii anigoo meel interview usoo maray Ayaa maamo soomali ah dukaankeeda iskasoo maray anigoo wax raba inaan ka gato gabar Ayaa isoo wacday oo interviewgii iga waraysanaysa maamada maqashay aqoona iskuma lahayn hbo shaqo raadis miyaa tahay bay idhahday haa Ayaa dhahay aniga raba qof ii shaqeeya bay tiri maanta 3 bari ii ah oon aadayo wllhi inuu ilaahay ku dayacayn hadaad isku xirtid alx🙏🏻

  • @queennaima5916
    @queennaima5916 ปีที่แล้ว +13

    الحمدلله مغير الاحوال ❤
    Hal mid aan idin ku daro walaalahey marka aad dikriga samenysid ha u sameyn ina dan aad lahyd u hesho e u samee inu Allah kaa raali nqdo mxa yelay hdu Allah kaa raali nqdo wuu ku raali galin wxd fileyso iyo kabdnbo wd heli inshaaAllh ❤😊

    • @leylaabdirahmanislow8531
      @leylaabdirahmanislow8531 ปีที่แล้ว

      Insha allh mahadsanid walashey 💯💯

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว +1

      Mashallh tabarakallh wllo ilhay ajar aan laa xisabin karin haa kaa siyo

    • @user-yh7dh2ii5k
      @user-yh7dh2ii5k 5 หลายเดือนก่อน

      dadka waxaa uwangzn ofka dadka wax fara alle hakaa jazaa'siyo xppti❤😊

  • @queenb1003
    @queenb1003 ปีที่แล้ว +9

    Astaqfirullahal cadiim Aladhi laa ilaha illa huwal hayyul qayyum wa atubu illayhi

  • @ilhaanabdullah5047
    @ilhaanabdullah5047 ปีที่แล้ว +8

    M.a wllshei jawahir ilhy haku xafido dar alleh ku jclhy wllhi 😊ha naga tagin anaga ku jecel rabi haku jecelade🤲🥺

    • @macaanichannel6740
      @macaanichannel6740 ปีที่แล้ว

      Me too I love Jawaahir hussein Allah ha barakeeyo🥰🥰🥰🥰

  • @shukrichannel8657
    @shukrichannel8657 ปีที่แล้ว +8

    Walalkey aa dhinte iguso duceya in uu alleh u naxristo plz

    • @jawaahirhussain2890
      @jawaahirhussain2890  ปีที่แล้ว +3

      Allaha unaxariisto qabrigiisa uwaasaciyo marti lajecel yahay rabi haka dhigo adinkana samir iyo iimaan rabi heydinka siiyo aamiin yaa allah

    • @sahuur3269
      @sahuur3269 ปีที่แล้ว

      Aale ha uraxmado aabe janatul firdowos alle haku casumo kutupkisa gacanta midig hakasiyo aamin

    • @nastehaabdi920
      @nastehaabdi920 ปีที่แล้ว

      Allah u naxariisto abayo adne qalbiga hakuu qabojiyo

    • @fartundeeqabdi419
      @fartundeeqabdi419 ปีที่แล้ว

      Allah ha naxariisto wll adiga qalabiga ha ku qabooja

    • @dhuuxamaxamed
      @dhuuxamaxamed ปีที่แล้ว

      ​@@jawaahirhussain2890 wlshyda mcn jawahir mela kala so xariiro I sheeg ariman I heystan kula wadagi laha plz 😭😭😭😭😭😭

  • @sacdiyonuurcabdicabdi3729
    @sacdiyonuurcabdicabdi3729 ปีที่แล้ว +6

    Asc abaayo Allaha kusharfo alla kujeclaado.walaashey alledartiis ayaa kuu jeclahay,marwalbane qalbigaa iiqabooba markaan daawado chennelkaaga..

  • @amina7327
    @amina7327 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu kheyr abayo mcnto ❤

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 ปีที่แล้ว +2

    MASHAA ALLAH BARAKALLAH ABAYO ISOO BOOQO 👍✅️

  • @mohameddeeqsi3751
    @mohameddeeqsi3751 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah 🥰 allahu akbar ☝ 💖 ❤ mahadsanid abyo adigana

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯

  • @foosmuhudiin8127
    @foosmuhudiin8127 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah macnto Ilahey ha ku barkeyo

  • @guudonqali5088
    @guudonqali5088 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allah wllo jawahir ilahay hakaa faraxiyo Dar ilahay ayaa ku jeclahay SHukrn ❤❤💋

  • @amranali8772
    @amranali8772 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah wll Allah yaxfadak jawahir

  • @husseinaliofficial6010
    @husseinaliofficial6010 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi digriga qimihisa iyo macankisa wa daremin alx ilhey aya nonastexeyay wlhi ilhow ada mahada is kle digriga wlhi marka wado wax badan is badal isku arka wlhi marka jojiyo cules cariri daremaya wlhi

  • @shukrichannel8657
    @shukrichannel8657 ปีที่แล้ว +3

    Allow nabad nagu garsii ramadanka

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 ปีที่แล้ว

    Jizakumu Allahu khayran

  • @nimcomaxmed1303
    @nimcomaxmed1303 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @nasteexoclaahi5761
    @nasteexoclaahi5761 ปีที่แล้ว +2

    Amiin amiin Alxmdulilah qof igama horayn 🤲

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

    Mashallh tabarakallh alxmdulillh Rabil calamiin jasakallh jasakallh xbbti ilhay haa kuu barakeeyo

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 ปีที่แล้ว

    Asc ukhti waxaad noo soo daysaa wax khayr leh run masha Allah ee haka joojin umada waanada sii ba ikhtifaarta/ tasbiixda Ilahay ha ina xafido aamiin aamiin yaa Rabbi

  • @faysayousof6492
    @faysayousof6492 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabaarakalaah

  • @hani8826
    @hani8826 ปีที่แล้ว +2

    Asc. .Mashaa Allaah.😍

  • @siman388
    @siman388 ปีที่แล้ว

    Abayo marwalba niyada kaaga duceeya inta badan comment sooma qoro cafwan ❤ ajar iyo xasanaad allaha ku siiyo

  • @safiyamahamad4384
    @safiyamahamad4384 ปีที่แล้ว +1

    اللهم امين يارب 🤲

  • @haania2495
    @haania2495 ปีที่แล้ว

    Ameeen ameeen Yaa allah

  • @halimaahmed1844
    @halimaahmed1844 ปีที่แล้ว

    Thank you sister ❤

  • @safoiomar5533
    @safoiomar5533 ปีที่แล้ว

    Mashallaah jazaakallaah khayr walaalo beautiful

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Walashy🙏🙆 Wax badan ayaan ka faidy Ilahy haka yeelo Abalkaga Jinatul Fardowsa Aamiin Aamiin Aamiin yarabi

  • @user-yh7dh2ii5k
    @user-yh7dh2ii5k 5 หลายเดือนก่อน

    apaayo mcn sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato❤😊

  • @leilaali2449
    @leilaali2449 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah walaashey jasakumulaahu kheyran nacan waxkasta allaah hadaad sidaacad ah ubarido waxwalba alle waa kusiinaa

  • @bakiinabayle6137
    @bakiinabayle6137 ปีที่แล้ว

    ماشاء لله تبارك الله

  • @abdisamadsaney
    @abdisamadsaney ปีที่แล้ว +8

    Abayo istiqfartas riyo ayaa la iigushegay waxana la idhahay waa lagu barwaqowaa waxwalba waa kuheleysaa

    • @aminad764
      @aminad764 ปีที่แล้ว +2

      Badi astaqfaarta hee Alle hakuufududeeyo abyo

  • @cabdirashiidmaxamed4079
    @cabdirashiidmaxamed4079 ปีที่แล้ว

    ❤❤maashaa allaah walaashey

  • @loulaAliLoula-zl5dz
    @loulaAliLoula-zl5dz 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah

  • @ubaxubax1799
    @ubaxubax1799 11 หลายเดือนก่อน

    Macaaney kheyrbadan allahakusiiyo wacaan kaa codsanaya astafaartaan inaad qoraal nooga soodhigto hadii awoodo

  • @mahamedaxmed05
    @mahamedaxmed05 ปีที่แล้ว

    Jasaaka lah khayr

  • @maxamuudxasan8744
    @maxamuudxasan8744 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 ปีที่แล้ว

    Manshaallah

  • @umusuldaan2206
    @umusuldaan2206 ปีที่แล้ว

    Mash allah wan kahelay nosoo badi habo

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo jawahir mashallah mashallah mashallah mashallah allah hku xafido amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi

  • @faadumodagan5755
    @faadumodagan5755 ปีที่แล้ว

    Masha allh alle haku barakeeyo wll

  • @fatxacalisheekh286
    @fatxacalisheekh286 ปีที่แล้ว +1

    Allahuma Amiin Amiin yaa rabbi 🤲 alxmdulillah

  • @sebrenahmed
    @sebrenahmed ปีที่แล้ว +3

    Shukran abyo jawaahir Insha Allah waxan Ku suganahay xaalad Isla hadal Iyo Qalpi xanuun Insha Allah waxan jogteenaya digrigan 1000 labadan wan awoodda Insha Allah 🤲🏻

    • @hodanabdi2508
      @hodanabdi2508 ปีที่แล้ว

      Abyo aniba saas ah see laguu hayaaa

    • @sebrenahmed
      @sebrenahmed ปีที่แล้ว

      @@hodanabdi2508 xaalad aan galay muddo laga jogo 3 sano ayaa xanuun igu reebray sidoo kale qofna Anan la socon Karin kalsooni Anan qof Ku aamini Karin sidoo kale Balan aan qaaday soonka markay dhamaato la IGA baahan yahay den ah murugtaas ayaa I heeysato abyo aniga

    • @hodanabdi2508
      @hodanabdi2508 ปีที่แล้ว +1

      @@sebrenahmed abyo ilaahey waxaan kaaka baryaa caafimaad dadaal quraanka iyo istiqfaarta aqriso

    • @sebrenahmed
      @sebrenahmed ปีที่แล้ว

      @@hodanabdi2508 amen yaarab abyo Insha Allah wan dadaalaya

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว +2

      Xbbti saliga nabiga sallhu calayhi wasalam badi iyo magacyadaa ilhay ❤

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin

  • @khadraabdi6538
    @khadraabdi6538 ปีที่แล้ว

    Aamiin yarabi

  • @kamela775
    @kamela775 ปีที่แล้ว +1

    Waa iska jeclahay muuqaladada

  • @farxiyoxasan77
    @farxiyoxasan77 ปีที่แล้ว

    masha Aalllh

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲yarabi

  • @ahlaamey3392
    @ahlaamey3392 ปีที่แล้ว +3

    Muraad leeyahay si niyad ah iiku soo duceeyo asxaabta jawaahir😭💔

  • @maryanl804
    @maryanl804 ปีที่แล้ว

    Aaaaamiin aaaamiin

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 ปีที่แล้ว

    Jasakalaah

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi

  • @nashaadyuusuf8860
    @nashaadyuusuf8860 ปีที่แล้ว

    Asc Wll marka hore Allah jasadada jano hakaga dhigo aduuna bila walwal lkn halmid noo same hadalka so ga gaabi plse ❤

  • @hanefa283
    @hanefa283 ปีที่แล้ว

    ❤soowKaaga soo gudbi camerada kaleexo hadaadn Rabin laakiin hanaga tagin

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว

    Wcl abaayo ❤

  • @FatxiMaxamed-pf1qi
    @FatxiMaxamed-pf1qi 5 วันที่ผ่านมา

    Xabiti Sharfy ilahydartis ii cawi was abkygakn

  • @safiyoxaajicusmaan1846
    @safiyoxaajicusmaan1846 ปีที่แล้ว +3

    Sc wr wb xbibti jawahir xuseen gabadheyda 7jir waye jwahir xuseen cali yaa ldhahaa sami yaa tihiin mshallh waxan xanuunsanaa 7sano isbitaal waan kadaaley alxamdulilaah mudo 3bilood yaan kahelay youtube digriga saliga nabiga qaasatan sida uwaday alxmdulilaah wlah waa qaboobay xanuunadi kuli wan ka cafimadey ironta ka dhacsan bes yaa leygu dhahy 3bil dawo yaa lesoo qory bil markaan cunay xoog yeeshy alxmdulilaah saliga aad ayaa ugu bogay sallalaahu caleyhi wasalam wasalim

    • @jawaahirhussain2890
      @jawaahirhussain2890  ปีที่แล้ว +1

      Allahuma sali wasalim calaa zayidinaa muxamad abaaayo wlhi digriga waa dawo anaga daawada meel eysan jirin karaadina cudurki aad garan waayday ayuu jirka kasoo saaraa digriga subxanallah samidey iyo adigaba waan idin salaamay sharaf

  • @sumayoali2458
    @sumayoali2458 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @DreamGirl-yh1ci
    @DreamGirl-yh1ci ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hawahir dumashi jogaa waan arKy inshallah baybi dagdag allaha kusiyo

  • @alelaalealelaale-fk7br
    @alelaalealelaale-fk7br ปีที่แล้ว

    Asc

  • @haania2495
    @haania2495 ปีที่แล้ว +1

    Wax cun Kuma sheegoysid camerida qair ayaa soo gudbisaaa ee hanaga bixin ajar fara badan ayaa ku socdo hayaati

  • @umusuldaan2206
    @umusuldaan2206 ปีที่แล้ว

    Habo waxan raba mel an kalasooxariro

  • @FatxiMaxamed-pf1qi
    @FatxiMaxamed-pf1qi 5 วันที่ผ่านมา

    Waxnrawa in anmasar kawrsato isdaykuguheligaraa

  • @hebakhassan7968
    @hebakhassan7968 ปีที่แล้ว

    Asc walaalo nosoqor please

  • @FatxiMaxamed-pf1qi
    @FatxiMaxamed-pf1qi 5 วันที่ผ่านมา

    Abayomcn

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 ปีที่แล้ว

    Masha Allah