Qisadii Abu Hamza Al-Khurasaani || Sh Xassaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • BOOQO #daarulxadiith​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
    Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xa... BOOQO daarulxadiith.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...

ความคิดเห็น • 19

  • @fowziaschannel1202
    @fowziaschannel1202 6 ปีที่แล้ว +4

    masha allaah allooq sh dhoowr tawxiidkana ku dil amin

  • @abdinasirjilao5783
    @abdinasirjilao5783 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sheega alle barakeeyo اللهم ءامين

  • @mohamedyare2098
    @mohamedyare2098 6 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha xifdiyo

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 6 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahoow Kuwa sabro nagu dar yaarabi

  • @feysalalkhaliifi2834
    @feysalalkhaliifi2834 6 ปีที่แล้ว +4

    jazaaaka laaahu kheyr

  • @dacwahmedia3457
    @dacwahmedia3457 6 ปีที่แล้ว +4

    manshaalah sh abusalman

  • @feysalalkhaliifi2834
    @feysalalkhaliifi2834 6 ปีที่แล้ว +4

    masha Allah sh xassaaan

  • @haajirhaajir7324
    @haajirhaajir7324 6 ปีที่แล้ว +7

    allaah habarakeeyo sheekheena carabkiisana cadaabta haka dhawro

  • @shekhsalahmussa6526
    @shekhsalahmussa6526 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a

  • @weezy1o941
    @weezy1o941 3 ปีที่แล้ว +3

    Alxamdulilaah mashalah 🖤

  • @feysalalkhaliifi2834
    @feysalalkhaliifi2834 6 ปีที่แล้ว +4

    waaaa nin qiimo badan

  • @mohamedyare2098
    @mohamedyare2098 6 ปีที่แล้ว +4

    asc waa caalimka keliye kasooharay culimadii somaliyeed

  • @muhamedburhaudiin6157
    @muhamedburhaudiin6157 6 ปีที่แล้ว +1

    sheikh xasaan ninka aad kasheekeyneyso waan baxthiyay waaaa nin suufi ah waxaana Ku arkay kitaabka
    تاريخ بغداد
    Uu leeyahay khadiibul bagdaadi magaciisana waxaa layiraahdaa abaa xamzatal bagdaadi
    Waxaan kaloo sidaa orana أبونعيم في الحلية الأولياء
    Iyo المصنف رحمه الله
    Kitaabkiisa musanifkaa...sh xasaan waxaan isku ogayn suufida warkooda inaan meel fog kajogno adna qisooyinkoosa ayaad noosoo qaadaysaa nimanka ama aynu isku wadadhiibno ama aynu u deyno qisaskooda iyo kutubtooda

    • @xussenmaxamuud1098
      @xussenmaxamuud1098 6 ปีที่แล้ว +1

      Liibaan Osman qofkasta cadaalad ayuu xaq uleeyahay marka sufiyasha wanaagoda in lashego wax diidaya malahan aan ka ahayn xaasidnimo
      Marka shekh xasaan intaan ka ogahay xaasid mahan qariya Dadka wanaagooda ilaahay ha xifdiyo sheikh xassan xusen

    • @garinuug1102
      @garinuug1102 6 ปีที่แล้ว +2

      Walalow khayr allaah ku siiyo waa sidaa sheegte suufiyo waa in laga caraara waayo bidco iyo alle khayrkii in laa caabudo un bey kugu yeerayaan laakin mid yeysan kaa hoos bixin intaadan ku dagdagin sheekha waxaa marka hore soo hubsataa waxaa ay salafku u yaqiinen suufiyo ileen abuu xamza waxaa ahaa qarnigi sadaaxad oo ah xiligi salafki wanwanaagsana suufi waxaa la oran jiray ninka cibaadada badan ee aduunyada kasii jeeda dadka aan isku darin mar walbane cibaado un ku mashquulsan xaalaal miiradka ah imaanka abuu xamzane taariqdiisu si fiican u aqri waxuu ahaa nin cibaado badan zaahid ah xalaal miirad ah
      Suufiyada hada joogto iyo kuwaas magaca un baa ka dhaxeeya ee waxbo iskema jiro mida kale qisadani waxey ku bareysaa towxiidka iyo yaqiinta waxa ay tahay in uu qofka rabigii ku kalsoonaado. Qisaaska suufiyada kale waxaa saldhig ah wax ay ku timaaman karaamo oo isla markaa ficilkeedu loo tiiro wax ay oogu yeeraan awliyo dadkune alle kuma xiraan see waxey ku xiraan oo baraan in markii dhib lasoo dariso alle khayrki oo iyagu awliyo u yaqaanan in la baryo
      Tacabsubka iska ilaali qofka shaqsiyadiisa iyo waxa uu sheegaayo xaqa ma waafaqsan yahay ayaa muhim ah ee magaciisa iyo kooxde ayuu ka tirsan yahay lama dhahaayo
      Tusaale gaaban sayid muxamad abdule waxaa uu ahaa sufi saalixi ah ka dariiqa ahaan culimadane oo uu sh. Xasaan kamid yahay madax ayuu u saaranyahay sababtoo ah waxuu aha mujahid kamid ma aheyn kuwa qabuurta ku dul wareego ama sidi lo,di u ciya

    • @acazaam
      @acazaam 4 ปีที่แล้ว +1

      suufi miyaaa wad fiican tahaye goormuu suufi fogeeyay saan mad wx kubaartaaa
      hees xiijinin wx mahayside alqaabta kala baro somali curfigeedna haku xambaarin salafka

  • @farahosmaan961
    @farahosmaan961 4 ปีที่แล้ว +1

    Been weynaa dad aan aqli laheyn miyuu usheekeynaa waxaa aqligu xataa maqaada karo