Caamooy Yaakuu Culimo Ah Sh Xassaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 85

  • @qeyshassan6149
    @qeyshassan6149 9 ปีที่แล้ว +17

    Allahu Akbar sh. Hassaan Husein saas allah hakugu dilo. gaal raali gelin iyo xaqsheegid isqabadsiiya inta shiikha diidan. I love you Shiikh Hassaan Husein.

  • @irshaadirshaad1179
    @irshaadirshaad1179 9 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah sh xasaan xuseen abuu salmaan allah xifdiyo waa sheekha kaliya ee xawa utaagan murio iyo mushrikiinba meel saaray jazaahullahu kheyran cimrigiisa allaha dheereeyo xaqana allaha kusugo

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 3 ปีที่แล้ว +1

    Baaraka Allahu fiyk sheekh Xassaan, ilaahy haku barakeeyo ummadana hakugu anfaco dhamaantood

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 5 ปีที่แล้ว +2

    Culimada muslimiinta ilaahay hamideeyo ilaahay hamideeyo from hargeisa somaliland

  • @maxamedmaxmuud7791
    @maxamedmaxmuud7791 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc walalayaan sh xassaan ilaahey xaqa hakusugo runtii waa caalim rabaani ah mida kale shiiqa cinwaankiisa Ayaan rabey aad Ayaan ujeclahay marka qofka yaqaano ha ii reebo

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 8 ปีที่แล้ว +2

    allahu akbar allahu akbar allahu akbar sheekh xasan xuseen aadam xafida hulaah

  • @abukarali7403
    @abukarali7403 8 ปีที่แล้ว +5

    فرص أغلى من الذهب.
    1-حج وعمرة خلال ساعتين فقط
    قال رسول الله "من صلي الفجر في جماعة ثم جلس يذكر الله حتى تطلع الشمس ثم صلي ركعتين كانت له كأجر حجة وعمرة تامة تامة تامة

  • @abdulbarake5956
    @abdulbarake5956 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Sh Xasaan Xuseen Xafidakallah

  • @abdifataxawliyo9953
    @abdifataxawliyo9953 6 ปีที่แล้ว +2

    Wiil hoog sheekh XASSAN XUSSEEN xafidahulaah

  • @hassanm5128
    @hassanm5128 8 ปีที่แล้ว +3

    Sh xasaan jazaahullah waxafidah somaalidu runta majeclo

  • @KhaalidyareBashiir
    @KhaalidyareBashiir 6 หลายเดือนก่อน

    Allhu akbar waa hadal cajiib

  • @cumaraxmed7576
    @cumaraxmed7576 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheikhaan runtuu u saaxiib yahay
    Sidaas ku soco sheikhoow

  • @abdihafedabdisalan8814
    @abdihafedabdisalan8814 9 ปีที่แล้ว +2

    ahmed waa runtaaa walaal mansha allah ilaahay hanoo daayo

  • @abubakarali5747
    @abubakarali5747 5 ปีที่แล้ว +2

    JZAHUALLAHU kheyral jaza

  • @AbdalaShurayma
    @AbdalaShurayma 8 ปีที่แล้ว +24

    kkkk rag rag dhalay wahaabi runta sheegaayo kan ka hor ma arag

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 ปีที่แล้ว +3

    6:12 Hadii aan isku heli lahaa akhlaaqda tabliiq iyo ikhlaaskooda iyo wax quudhkooda,,
    iyo maamulka ikhwanul-muslimiin iyo agaasimkooda,,
    iyo Caqiidada wahaabiyo isku heli lahaa Awliyo ayaan noqon lahaa😁👍🏻

  • @acazaam
    @acazaam 7 ปีที่แล้ว +1

    Xasaan oo kale somali yaaa kushego maleh mashalah allow xafid oo barakee waa caalim caaqil ah cabqari ah

  • @abdifataxawliyo9953
    @abdifataxawliyo9953 6 ปีที่แล้ว +2

    Macha allah

  • @mubarakmaxamed2140
    @mubarakmaxamed2140 5 ปีที่แล้ว +1

    شكرا

  • @abdifataxawliyo9953
    @abdifataxawliyo9953 6 ปีที่แล้ว +1

    CULUMADA UMMADA SOOMAALIYEED WAA ADIGA SHEEKH XASAAN SHEEKH UMAL IYO SHEEKH SHIBLE

    • @fardafuulguulwade6878
      @fardafuulguulwade6878 6 ปีที่แล้ว

      Sheikh xasaan

    • @fardafuulguulwade6878
      @fardafuulguulwade6878 6 ปีที่แล้ว

      Afkuma u go,o xaqa ayaad abid difaac daaye
      Ictiisaam Ilaah kaama dhigin gaal amaaneene
      Irjaa iyo khuruuj maadan noqon Eebe mahadiise
      Sida shibile iyo umal dhiig hadiyad maadan ugu gayne
      Af islaamka lagu caayayey abid yaqaaniine
      Amaan gaal xarbiya kuma ad siin arli islaameede
      Aafadu kuwii ay heshiyo aali sheekh biiqye
      Xassaanow Allah kugu anfac ehelu tawxiide
      Ducaad iga mudnayd iyo inaan Eebe tuugaaye
      Afguriye ku noqotayo marnaba kuguma aadaane
      Ishoodiyo dhawdooda Ebahay aayar kuu qabaye
      Usuushiyo kutaag now waqaa asalu diin keena
      Aaraada niman kaa bartana ridi irjaaf kooda

  • @masalaawiabuu-anas5985
    @masalaawiabuu-anas5985 ปีที่แล้ว +1

    الله يهديه هذا المسكين

  • @QuranPasion
    @QuranPasion 10 ปีที่แล้ว +4

    Khawaarij waxaan u sheegaynaa, CIILKIINA IYO CARADIINA LA DHINTA. Dacwada Sh. Cukaasha (Nairobi), Sh. Cabdikariim Xasan Xoosh (Burco), Sh. Barbaraawi (Hargeysa), Sh. Xasan Kaafi (Muqdisho) Sh. Yuusuf Saylaci (Boorama), Sh. Cabdulaahi Xaashi (Burco), Sh. Macalim Maxamed Abshir (Muqdisho), Sh. Cabdulaahi Cabdiraxmaan (Emiraatka), Dr. Sh. Cuthmaan Macalim Maxamuud (Madiina Al Munawara) Sh. Cabdulaahi Makaawi (Gabiley), Sh. Abu Caqiil (Shiikh), Sh. Khaliif Cabdisamad (Mareykan), Sh. Maxamed Cabdi Daahir iyo Sh. Daahir Cabdulaahi Yuusuf (UK) intaas iyo ka sii badan baan joognaa, oo Dacwa Salafiyyah wadnaa.

    • @iskaashatomakufto1041
      @iskaashatomakufto1041 9 ปีที่แล้ว

      +Dacwa Salafiyyah jadiidiyada sii daciifaysa kkkkkkkkkkkkk wakhtigiinii wuu dhamaaday jadiidiyooy kkkkkkkkkkkkkk

    • @iskaashatomakufto1041
      @iskaashatomakufto1041 9 ปีที่แล้ว +1

      ilaahay xaqqa hayna garansiiyo....
      culimadana haynoo mideeyo wuxuba waa salafiyiine waxa laysku hayaa uun waa sidee gaalo laysaga dhiciyaa e.

    • @keysemumbai8499
      @keysemumbai8499 8 ปีที่แล้ว +1

      maasha allh sh xasaan

    • @Hassangelkad
      @Hassangelkad 6 ปีที่แล้ว

      Dacwa Salafiyyah waxa aad sheegaysaa tak fiirkii dadka waalay

  • @hassanm5128
    @hassanm5128 8 ปีที่แล้ว +3

    Salaful jadiid sh xasaan taariikhdooda markuu kahadlay bay cuqdad uqaadeem commentigooda waxba kama jiro

    • @aliabdi7191
      @aliabdi7191 8 ปีที่แล้ว +1

      Hassan M Salaful Jadiidiyah wax la dhahaa ma jiraan ee dadka ha wareerinina Salafku waa isku Madhab

  • @zacariaabdiibrahim6213
    @zacariaabdiibrahim6213 6 ปีที่แล้ว

    Mnsh allh

  • @idleProm
    @idleProm 6 ปีที่แล้ว +2

    hadaad run sheegi xaq plaza kusoo tuko hahahaha

  • @al-irshaadmedia7098
    @al-irshaadmedia7098 4 ปีที่แล้ว

    Asc,Walaalaha Khayrka jecel
    Chanalka Al:irshaad Waa Chanal Lagu Soo Gudbiyo Muxaadaraad Waaqici ah
    Fadlan Subscribe Saara.
    Si'eey idiin Soo Gaarto Faa'idadaas.
    👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆🌹

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI 6 ปีที่แล้ว

    ninkaaa uu shiikhu sheeegayaa magaciisa iigu celiya shiikha koonfur faqiihooda uu kusheegay

  • @ahlussunawaljameecah5779
    @ahlussunawaljameecah5779 9 ปีที่แล้ว +2

    Allow iskuqaad mushabihada mujasimada ah iyo bidcada khawaariijta ah kalaqaban meeynee

    • @hodanmuuse8542
      @hodanmuuse8542 8 ปีที่แล้ว

      +Xasan Dahir rasuulku csw wuu uducayn jiray xabaalo dadkana way uducaynayaan intaana ma dhaafsana laakin adi halkee ka keentay xabaal la caabudo ka fiirso hadalka inta aanad odhan

    • @MuxamadJiirowCabdi
      @MuxamadJiirowCabdi 5 ปีที่แล้ว

      Qubuuri Allah qayrkii caabudo yaa warkiisa maqli

  • @fareysaladsaid7073
    @fareysaladsaid7073 6 ปีที่แล้ว

    Shiikh salmaan xariifwaye wakugu heysta tabliikh hada Ka hot ban racey waxka fican ma arkin qofkii raaco ba yaqaan tabliikh waxugalo Iyo waxu gudo

  • @irshaadirshaad1179
    @irshaadirshaad1179 9 ปีที่แล้ว

    Midkan abuu zakariya iskumagacaabay xishood waxba kamataqaanide xaqa iyo baadilkaa isagakaadarsan caradaada ladhimo oo kudhimoazaad xishood kataqaan waxa lagaxishoodo iyo waxaan lagaxishoonin mabakalataqaanide soobaro duf kubaxe

  • @mohamedservantofalmighty4045
    @mohamedservantofalmighty4045 6 ปีที่แล้ว

    Adana sh xasaano yaa adana KUU culmaa yaad katirsantehey ?????
    J:caamada

  • @allemagan987
    @allemagan987 6 ปีที่แล้ว

    laakiin kan ugu runta badan waaye

  • @bogganaseexadaislaamka8659
    @bogganaseexadaislaamka8659 8 ปีที่แล้ว

    aloow islaamka ka qabo shabaab sheydaan

  • @muhammaddekow137
    @muhammaddekow137 9 ปีที่แล้ว

    إن من البيان لسحرا

  • @abdifataxawliyo9953
    @abdifataxawliyo9953 6 ปีที่แล้ว

    Cidii aan sadexdiinaa ahayn oo culuma sheegta waa mooryaan kadaabiin ah iyaga ayaana is layn doona oo aanu isku jabinaa

  • @allemagan987
    @allemagan987 6 ปีที่แล้ว

    waxaan diinta aan ka dugsanayno waa ururo lasoodirsaday

  • @alinorosmanalinorosman6313
    @alinorosmanalinorosman6313 4 ปีที่แล้ว

    Wallee runbaad usheegtay umal iyo shibili

  • @amatalaahhussein4836
    @amatalaahhussein4836 9 ปีที่แล้ว +1

    selefku haguulaysto.

  • @aliabdi2886
    @aliabdi2886 8 ปีที่แล้ว

    wax laqaryo. qurun. baa kujira wadaadada yaan. laga hadlin. waxbaa. lagu qarinayaa. wixii. jira. waa in lasheego. ceeb ma ahan

  • @iskaashatomakufto1041
    @iskaashatomakufto1041 9 ปีที่แล้ว +1

    salafiya jadiida kkkkkkkkkk kkkkk qolyo jadiidiyo ah oo naftu ka baxday kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @am.b5688
    @am.b5688 8 ปีที่แล้ว +1

    Hadaad dagaaladii qabaailka ka soo qayb gashay, marka wax la qarxiyo hadaad ku faraxdo, 50 Soomaali ah iyo hal Ugandese ah haday qarax ku dhintaan hadaad guul u taqaano, Hadii Sheekh cimrigiisa diin ku soo dhamaystay oo 80 jir ah oo bukhaariga Somali inta taqaan qayb badan ka soo baray oo weliba gacan go"an in la dilo isagoo masaajid dhexdiis ku Tukanaya AAD KU FARAXDAY DILKIISA, hadii aad u haysato in Ethiopia iyo Kenya midna lagu noolaan karo midna gaalnimo tahay in la joogo, sheekhaagu waa XASAAAN!!!

  • @abdifataxawliyo9953
    @abdifataxawliyo9953 6 ปีที่แล้ว

    Gal cadowga ilaahay WAHAABIYO IYO AL ASLAAX

  • @ahmedwarsame799
    @ahmedwarsame799 9 ปีที่แล้ว

    Ilaahayo nabadbadi adiga wadada xaqa ah garanayeee lkn nabiga csw waxu dahaay sunadeydaaa goos danbedkaa ko qabtaaa firqadaa ugu saxsaan saaan waa ihlu sunnah waljamac Sufiya

  • @abdiahmed9238
    @abdiahmed9238 8 ปีที่แล้ว +1

    nono 000

  • @zahraahmed6496
    @zahraahmed6496 7 ปีที่แล้ว

    wadaad kaan wuxuu la midyahay harqaalle. hadalka culumada ayuu jar jaraa siduu rabo ayuu u macneeyaa ee iska jira. allaha soo hanuuniyo waa dabayshaday kani...cilmi waa leeyahay laakiin waa ku qalloocday, asagaa wax badbaadiya u baahan.

    • @carwolyrics2154
      @carwolyrics2154 6 ปีที่แล้ว

      Tuug wahaabiya ayaad tahay ee culimada daa

  • @zakariaaxmed3438
    @zakariaaxmed3438 6 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @mustafaninkanimaalshabaaba7247
    @mustafaninkanimaalshabaaba7247 9 ปีที่แล้ว

    Waar ninkani waa ayo ma alshabaabaa

  • @csalamharare833
    @csalamharare833 8 ปีที่แล้ว

    KKK kanculimada qabyaalada kabartyna mashiikh baa ,,isaaq ah,,,hhhhhh

  • @farduusabdi8997
    @farduusabdi8997 8 ปีที่แล้ว

    ninkaan hadu sheekh sax ah yahay qolo qolo ma sheegeen eee qof somaali ahbaa yidhibu odhan laa duf ku bax

    • @rajultube7382
      @rajultube7382 7 ปีที่แล้ว

      Farduus Abdi naa xisho edeb ma lihid

    • @sakiabokor7174
      @sakiabokor7174 7 ปีที่แล้ว

      Farduus Abdi qolo in sheegaa ma dambibaa kkk

  • @despasitomagicdespasito7752
    @despasitomagicdespasito7752 5 ปีที่แล้ว

    Waaryaa

  • @Abu_Salman_Somali
    @Abu_Salman_Somali 8 ปีที่แล้ว

    ninkani wa takfiri madhabki muctazilada ku baaqaya

  • @siraajicadde7579
    @siraajicadde7579 8 ปีที่แล้ว

    wqalahi waa cajip wahabiyo wey is ogaden waxe yihin allah ayaa af goda kakenay

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 8 ปีที่แล้ว

    kkkkk asaga wahaabiyo maka baxy

    • @alialihasseh3874
      @alialihasseh3874 8 ปีที่แล้ว +1

      mayeee wali waa wahaabiyo sheekha

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 5 ปีที่แล้ว

      @Lam Sham
      Wahaabiyadu gaalo maanay ahayn

  • @ismaaciilneero9347
    @ismaaciilneero9347 8 ปีที่แล้ว

    hamdi mohammed alla kansar dag dag ah hakugu keeno dagaalka rabina haku helo dadka muslinta ad caydayna alle hakaa abaal mAriyo adoon labo xadiis taxliilin karin inaad shiikh tolkiina ay cilmi looga baahnaa inay kadoontaan aad kutaagto afkaqga qurmun oo wasakhda leh carabka rabi hakaa gubo xiqdi iyo xaasidnimo baa kaa keenay shaydaamad sharmuuto ah adaa ah
    ee culumada afka ka dayso waa ku dhaamaa adi iyo cidaad ka dab qaadatid dhilayahay lagu shubto shidaalka

    • @keysemumbai8499
      @keysemumbai8499 8 ปีที่แล้ว

      sh xasaan. yaalahadlay. car waakee

  • @فقيرإلىالله-ع7ش
    @فقيرإلىالله-ع7ش 6 ปีที่แล้ว +2

    صدق حسان وهو كذوب

    • @sheekhcraxman8997
      @sheekhcraxman8997 6 ปีที่แล้ว +1

      بئست ماقلت فإن الشيخ نحسبه من الصادقين

    • @mohamedahmedabdilahi3270
      @mohamedahmedabdilahi3270 6 ปีที่แล้ว +1

      لا بارك الله لك في الدنيا فبي الأخره

  • @bilalcali7305
    @bilalcali7305 8 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk asaka goormuu gabaxay wahaabiyo

  • @abubilal1118
    @abubilal1118 8 ปีที่แล้ว

    warkani waa takfiiri wuxuu sitaa boodh weyn oo ay ku qoran tahay sideen caan ku noqdaa

  • @am.b5688
    @am.b5688 8 ปีที่แล้ว

    Alshabab iyo Kenya dagaal xun baa u dhexeeya Sheekh Xasaana waa sheekhooda, laakiin Kenya ayuu degan yahay!!!!!.
    Alshababku waxay yiraahdaan muxuu Umal u joogaa Kenya haduu sheekh sax ah yahay oo uu gaalada uga fogaan waayay!!!!!!!! cajiiib

  • @abusalmaan6455
    @abusalmaan6455 9 ปีที่แล้ว

    Lacnatullaah caleyka yaa takfiiri yaa khaariji. May Allah humiliate u o filthy khawaarij

  • @irshaadirshaad1179
    @irshaadirshaad1179 9 ปีที่แล้ว

    Midkan abuu zakariya iskumagacaabay xishood waxba kamataqaanide xaqa iyo baadilkaa isagakaadarsan caradaada ladhimo oo kudhimoazaad xishood kataqaan waxa lagaxishoodo iyo waxaan lagaxishoonin mabakalataqaanide soobaro duf kubaxe