Sideed u Maarayn Kartaa Dhaqaalahaaga || U.Hamse Habiib

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 145

  • @habibabdullahi7487
    @habibabdullahi7487 ปีที่แล้ว +42

    Waan ka xumahay sanado badan oon aalada Internet ka isticmaalayay inaan arki waayay muuqaal lamida kan aan caawa ooy saacadu tahay 14/2/2023 2:44 xili habeenkii intiisa badnayd tagtay kuma khasaarin soojeedkaygan caawa run ahaantii waxaan daawaday muuqaal tafatiran oo nolashayda aan ku hagi doono mahadsanid macalin kunjeer

    • @MUADMAHAMED
      @MUADMAHAMED ปีที่แล้ว +1

      Safar baan ahaa habeenkaa

    • @ClraxmaanAhmedhousein
      @ClraxmaanAhmedhousein 6 หลายเดือนก่อน

    • @Hawo-lula
      @Hawo-lula หลายเดือนก่อน

      Hada wax ma iska kaa badaleen wll 1 sano aa ka soo wareegate

    • @XamsexaajiMaxamed
      @XamsexaajiMaxamed 22 วันที่ผ่านมา

      LANBARKA SHEEKHA AYAAN UBAHNAHAY WLL

    • @Qaraami-gu5wt
      @Qaraami-gu5wt 7 วันที่ผ่านมา

      Ilaahay mkuugu Hirgelyey walal?

  • @abdirizakibrahimkadia6065
    @abdirizakibrahimkadia6065 2 ปีที่แล้ว +36

    Jaza ka allah khyr. Ustdii.
    Waxaa layaabanahy dadku muqalada muhiimka ah madawadan
    Halka maalayacniga ay aad u dawadaan.
    Ustd horay usoco shaqo mihiima noo haysaa.

    • @mohamoudN
      @mohamoudN 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waa runtaa 100 jeer ka badan baa dawaday video gaan

    • @mustafabulhiabdi4338
      @mustafabulhiabdi4338 ปีที่แล้ว

      Dset

  • @kingama1418
    @kingama1418 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan Qoraaga Buugga 100 mashruuc iyo mashruuc miyaa mise Ana umaleeyo Xamse Xabiib Xuseen

  • @Qaraami-gu5wt
    @Qaraami-gu5wt ปีที่แล้ว +3

    Alle Hku Xiftio wllo waxaan Hystaa Ganacsi yar sida Qaalibka ah 300$ ayaa isoo Gala Bishii Hadana Marksta anaa _ lkn Caawa oon Vidio gaa arkay waxaan Rajaynayaa in uu I anfaco waxaan 12/12023 fariitan eegi Doona 4 bilood Dadbadeed Hadii alle ina wada Nooleeyo 12/4/ 2022

    • @abdirahmanhajiahmed2984
      @abdirahmanhajiahmed2984 9 หลายเดือนก่อน

      Haye walal hal sano kadib video maxa ka fa'iday hada aya arkay video comtigada aya arkay😂
      Waxa rajeyna anigana laga bilaawo maanta oo ah 26/12/2023 inan idinla wadago waxa anka faiday video hadi Alle idmo .

  • @abdoulladif
    @abdoulladif 8 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤❤masha allah waan jecelnahay malgashiga

  • @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw
    @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw 3 หลายเดือนก่อน +2

    #Sidee U Maareyn Kartaa Dhaqaalaha Kusoo Gala>>
    1:Maarey Waxa Yar Oo Dhaqaala
    Kusoo Galaya >>
    *Iska Yareey Inta Aad Yareyn Karto
    *Deynta Isbixin Karto Qaado Sida
    6:Dhaqaala-haaga Ugu Noolaw Si Dhexe Calashaan Wax Haku Soo Galaan Waxna Hakaa Baxaan>>
    *Dhaqaalahaada Naftaada Aad Ku Bixiso
    *Dhaqaalahaada Oo Aad Keedka Aaqiro Gashato
    *Dhaqaalahaada Oo Aad Ku Bixiso Famaily-kaada
    *Dhaqaalahaada Oo Aad Ku Bixiso Xariirinta Qaraabada

  • @hamdakhayr6280
    @hamdakhayr6280 2 ปีที่แล้ว +8

    September manta waa 6 waana malin salasa saacdu waa 6:39subxnimo
    TH-cam soo galay waxaan ku qoray maarayanta lacgta anigu ku jira xalad adag oo ah xaga lacgta maa mulideed
    1400$ ayaa isoo galay markaan xisaabiyay September oo kaliya ayay isoo gashay 900$ bisho waa 6 waxaan ka hayaa 8000 oo shilin 🥲🥲🥲 manta laga bilaabo waxaan rabaa isbadal sidan dhaama

    • @cabaashashi2668
      @cabaashashi2668 ปีที่แล้ว

      Hamday kula mid ayan ahy

    • @suhaybi
      @suhaybi ปีที่แล้ว +1

      2000 ayaan qaata hadana Intaan ka hayo Ilaahay uunba og

    • @mahamedahmedhassen274
      @mahamedahmedhassen274 ปีที่แล้ว

      Maxaa idin xaalufiyey wllyaal

    • @onlineteacher4544
      @onlineteacher4544 ปีที่แล้ว

      Hal sanno ka dib maxaa is bedelay?

  • @caleenshow5393
    @caleenshow5393 2 ปีที่แล้ว +2

    Musasaa cahayga schoolka
    Waan kayd san jiray mudo dhawr bilooda
    Kadib waxa aan rabo ayaan ku iibsan jiray

  • @abshirsaid553
    @abshirsaid553 2 ปีที่แล้ว +5

    Ustaad waad mahadsantahay runti waxa badan baan ka Fa edanay
    Adiga iyo sxbkey igu dera galeyay inaan barnamijyadada ku xernaado
    Thanks ustaad

  • @rudwanmahamud8553
    @rudwanmahamud8553 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad mahad sanid

  • @abdullahishafi9798
    @abdullahishafi9798 ปีที่แล้ว +1

    Aniga xaasle Mihi balwadna ma lihi ma garaynaayo meel aan ku dhameeyo lacagtaydii😢😢

  • @mohamoudabdi6305
    @mohamoudabdi6305 2 ปีที่แล้ว +3

    Usaadii Xaggee baa lagaaga soo xiriiri karaa.?
    Waxaan doonayay Kores la iibinayo.

    • @mubarakxasan9136
      @mubarakxasan9136 2 ปีที่แล้ว

      Zhp ha jiboonine course iiba iyo inta waxa ku daali lahayd wadaadku waxba mahayo oo wlhi anaa oge wax kasta wuxu u saynayaa siduu caan ku noqn lahaa.
      Talo muhiima aan ku siiyo suuqa gal yacnihii meheradahaa suqa u shaqa tag wax badan wad ka fa'idi dontaye

  • @CabdifataxArile
    @CabdifataxArile 6 หลายเดือนก่อน

    Mundane waan shaqeeya
    Waxiidhigmana
    Majiraan
    2sano
    Iltali

  • @MacdaMuxyadiim
    @MacdaMuxyadiim ปีที่แล้ว

    Shiikhow dhaqaalaha qadka..ka Hadal iyo sigaarga fara.gulol.bay.iku.hayaane

  • @MohamedNoor-wl7jz
    @MohamedNoor-wl7jz 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah Ustad

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 ปีที่แล้ว

    Mnshlh mcln thanks lkn muhimadu waa fulinta iyo joogtaynta waxa wngsn

  • @nimcomahamud1587
    @nimcomahamud1587 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

  • @haashimmedia5312
    @haashimmedia5312 ปีที่แล้ว +2

    U.xamse waxaad noo faaiidaysay wax aanan ku dhigan iskuulada , jaamacadaha iyo xitaa noloshu aanay na barin, ilaahay haku barakeeyo.

  • @XiinFiniin2021-pk8fo
    @XiinFiniin2021-pk8fo 6 หลายเดือนก่อน

    Maanta oo aan video arkay waxaan rajaynayaaaa inaan waxbadan isbedeli doono waxaana dib ugusoo laabanYaa hadii alle maanta waa 25/3/2024
    Tijaabo awgeedna aan dib umilicsandoono hadii alle idmo 6/25/2024❤

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed2796 2 ปีที่แล้ว +4

    Shukran ustaad ilaahay hanoo kaa xafido waxbadanbuu ilaahay noloshayada sababtaada ku hagaajiyay

  • @guleidjirde2535
    @guleidjirde2535 2 ปีที่แล้ว +7

    Khayr Allah hakaa siiyo waxan ka mid ahay dadka uu ku haboonaa barnaamijyadan. Insha Allah ku dhaqankeeda ayaan bilaabi sida ugu dhow ee ugu macquulsan. Jawaab celintaydana sanado ka dib kula wadaagi ustaad

    • @mascuudgurxan
      @mascuudgurxan ปีที่แล้ว

      guleed samee dhaqaale oo wax ked ka dhigo waa barnamij wacan sxb

  • @muniiromaandeeq3359
    @muniiromaandeeq3359 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi caawo ayaan soo radiryey caawimaad markaan yaabey on is iri ma sheydan baa lacagta kula isticmala bishii waxan qataa 2000kun dollar oo kiro iyo koronto biyo midna anan kabixin hadaba iguma filna waxan rajeynayaa ina wax ka faido video gan😢😢

  • @molucky9070
    @molucky9070 8 หลายเดือนก่อน

    Sheekh 21 January ayn tijabinayaa an bilabaya waa inoo 6 month kadib

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 2 ปีที่แล้ว +3

    Walaal qaaliya ikhlaas ilaahey ha kaaga dhigo annagana allaah ha nagu anfaco aad ayaan ugu baahnaa dhiirigelintaas

  • @SiciidCabdimaxamed-h7r
    @SiciidCabdimaxamed-h7r 8 หลายเดือนก่อน

    Shiikh in aan si tosa ula xidhidho ayaan jeclaa meela lama jogo whatsApkisa maheli karaa tolw

  • @yahyeabdulkadirmuse9797
    @yahyeabdulkadirmuse9797 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah ustaad allaha ku sharfo runtii wax badan baad noofaa 'iideysey allaha kaa ajarsiiyo.

  • @AsiyaAli-t8j
    @AsiyaAli-t8j 5 หลายเดือนก่อน

    Coursyaada aad bixiso xagee kahelaa ustaad

  • @Hurre33
    @Hurre33 2 ปีที่แล้ว +2

    Abaalkaaga jannada alle hakayeelo.

  • @masuudmohamed
    @masuudmohamed 4 หลายเดือนก่อน

    Wxn ka xumahay inuu muuqaalkan inmnadan iga maqnaa 😢

  • @xasancabdullexuurshe4079
    @xasancabdullexuurshe4079 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤ماشاءالله بارك الله فيك

  • @GasusffVahsgsf
    @GasusffVahsgsf หลายเดือนก่อน

    Shugran yaa usted

  • @SaydinWarsame
    @SaydinWarsame 4 หลายเดือนก่อน

    Ma sha alah soobadi

  • @mascuud118
    @mascuud118 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا استفدت منك كثيرا يا أستاذي

  • @abuabdirahman892
    @abuabdirahman892 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan baan runtii ka faaidnay sheekheena iLHY ha xifdiyo.

  • @ayaanjamacmohomed6320
    @ayaanjamacmohomed6320 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allah

  • @farxaanvirgil4565
    @farxaanvirgil4565 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc macalin chasharada noo soo badi saan kuu sugayno ilaahay unbaa oge
    Waxaad inoo soo gelisaa
    Cashar ku sabsan maalgashiga investment

  • @omiirahoney2141
    @omiirahoney2141 2 ปีที่แล้ว +7

    Aad iyo Aad Ayaan u Raadinayey Macluumadkan Allah ku barakeeyo Sheikh 🙏🙏

  • @abdirihmanhusenmahamed6479
    @abdirihmanhusenmahamed6479 2 ปีที่แล้ว +3

    بارك الله في علمك

  • @Cumarismaciil-lp2bu
    @Cumarismaciil-lp2bu 5 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @qaalidqeys135
    @qaalidqeys135 ปีที่แล้ว +1

    Jazaaka Allah

  • @juweeriyamahamed2358
    @juweeriyamahamed2358 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad xamse xabiib wax badan kaa faaiday

  • @samiirasamiira2110
    @samiirasamiira2110 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabarakallah alle ha ku barakeeyo ya rabbi calamiin jasakallah khayr walal

    • @drmowliidjama1011
      @drmowliidjama1011 ปีที่แล้ว

      Asc ustaad ad baaad umahad san tahay runtii waxan waxan ku xirnahay page kaga TH-cam runtii adban uga faidy wax yabo badan ustaad WhatsApp kaga halkan maso galinrta haday surta gal tahay ama Telegram kaga mahd sanid ustaad

  • @abdirahmanahmediidaan6183
    @abdirahmanahmediidaan6183 4 หลายเดือนก่อน

  • @abdialasow1188
    @abdialasow1188 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shukran ustd

  • @CabaaskhadarCabaaskhadar
    @CabaaskhadarCabaaskhadar ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير الجزاء يا شيخنا الفاضل حمزة anigu shakhsiyan waxbadan ayan kaa faaiday cilmi sharciya iyo dhaqalahaba ale haku xifdiyo

  • @khalidabshir644
    @khalidabshir644 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah Alle hakaa abaaliyo sheikh xamse xabiib
    Waxbadan ayaad nafdayda Ka badashay

  • @farhanwarsame3820
    @farhanwarsame3820 ปีที่แล้ว +2

    Malinta dhaqalo heystay talo maheeyn malintii tallo Hayaay Lacag mahaayo maanta waa in dadaalo inshallah aad ayaa u mahad santhy

  • @xasancabdullexuurshe4079
    @xasancabdullexuurshe4079 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaadow quraal nooga soo dhig alle ha ku barakeeyo.

  • @cabdinajiib8399
    @cabdinajiib8399 4 หลายเดือนก่อน

    Kheyr Allaha ku siiyo ustaad wax badan baa ka faaiday mahad sanin insha Allaha inaa naftey kudabaqo maclomad kaan insha Allah

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +1

    Nunsese khadraaaayqayar yaryar cadeynadult sahraaycaday yaryarta family.

    • @axmedcali8433
      @axmedcali8433 2 ปีที่แล้ว

      Wll markaad warcelin qoraysid waa inaanad isku xidhxidhin qoraalka iskuna day inaad markaad afsoomaali wax ku qoraysid english ha ku darin

  • @mahadismail425
    @mahadismail425 ปีที่แล้ว

    Wakhti aan raadinayay muuqaalo nocana ayaad igaso hor baxday mahadsanid

  • @sharmarkeosman4426
    @sharmarkeosman4426 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير ي شيخنا

  • @Peachestitake
    @Peachestitake ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabaraka Raxman
    Allah ha u ziyadiyo Wiil ka waxa u haysto anigana inan noqdo mid sida wax u dhigata
    Subxanallah aniga u bahan Xaqiiqdi inan qaato Taladada wayo Xalad waxan ku jira wiig gidihisa an gacmahayga ka wayayo Biilki 30 cisho logu talo galay Dayn Dayn ku Bixi weeyan Xaalkaygu marka Jaza,akallahu khayr wll Dhiiri galin ayan ka helay Mahdsanid

  • @abdi3349
    @abdi3349 2 ปีที่แล้ว

    Hadal walboo aad sheegyso ustaad waxad mooda in uu aniga iga hdlayo hadal wax ku qaadasho leh runtii wuxuu ii noqon meshaan ka duulo

  • @ApdirahmansaidYouf
    @ApdirahmansaidYouf 9 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Wad mahadsan thy Runtii wad badan ban kaa faaiday

  • @abdiaziizok8421
    @abdiaziizok8421 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad musharkeyga waa mid fcn bishi waxn ima dhign qaabki an u maren lahaa oo qaldn

  • @ilyasmuse2100
    @ilyasmuse2100 ปีที่แล้ว

    Allaha kaa abaaliyo wll

  • @axmedjaaburi322
    @axmedjaaburi322 ปีที่แล้ว

    shiikhaw dariiqaan raadinayaba shaw
    adigaa fadhiya isug aan kugu soo dhawaadee niyaw kaftan./ (jazakallaah khayr wll )

  • @haaruunaxmed2038
    @haaruunaxmed2038 2 ปีที่แล้ว

    Naftu wexey haysato bey weheshataa ilaahay ha ku xifdiyo

  • @abdiazizabdi462
    @abdiazizabdi462 ปีที่แล้ว

    MARYAHAAGA WEY KULA TUUGSI TAGAAN AYAN MAQLI JIRAY

  • @nimohussein5418
    @nimohussein5418 2 ปีที่แล้ว +1

    👍

  • @sharmidahir9512
    @sharmidahir9512 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustad Xamse jasakallah khayar allah haku siyo runti waxan ka faiday waxyalo dhaxal gal ah

  • @abdiazizabdi462
    @abdiazizabdi462 ปีที่แล้ว

    MASH ALLAH USTAD AQOONTA ALLE HAKU BARAKEEYO AAD AYAN UGU FARAXSANAHAY BARNAAMIJYADAADA TALO AYAN KAAGA BAAHNA USTAD XAGEE KAALA SO XIRIIRA

  • @maajidcade8892
    @maajidcade8892 ปีที่แล้ว

    jasakalah walaal wax badan iii faa,idaysay runtiiii

  • @qadhib5stars558
    @qadhib5stars558 2 ปีที่แล้ว

    asc ustaad xamza runtii mudo ayaan jahwareer ku jiray hada waxaan u maleeya casharadaada in iftiin inuu Ii muuqdo shukran ustaad

  • @honeydahab4376
    @honeydahab4376 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalhu Khayr ustaad
    Xamse xabiib

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 ปีที่แล้ว

    Wlhi Anba Cilmi Ayaan Ka,faaidey ustaad

  • @khadigiamohamud9938
    @khadigiamohamud9938 ปีที่แล้ว

    Imanka qoofki leh wa saan

  • @abdullahimuhudin2300
    @abdullahimuhudin2300 ปีที่แล้ว

    Qoraal aha an usoo qor ustaad plz

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli 2 ปีที่แล้ว

    In yar baan kugu xidhnaa wax badana waan kaa faaiday
    Aadban kuugu mahad celinayaaa

  • @farhiaadam2777
    @farhiaadam2777 7 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا

  • @AyuubIkow
    @AyuubIkow 7 หลายเดือนก่อน

    Wa mahadsanthy ustaad

  • @farhiahaaji3946
    @farhiahaaji3946 2 ปีที่แล้ว

    M.a ustaad waacasharo aad umuhiim eh waxbadane aan kafaa,iidney🙏

  • @reexaanmedia7246
    @reexaanmedia7246 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku sharfo mudarib xamza

  • @firdowzaahmed6898
    @firdowzaahmed6898 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsan tahay taladaads iyo cilmigaaga allaha kaa abaal mariyo

  • @jamaluddiin-.4433
    @jamaluddiin-.4433 2 ปีที่แล้ว

    M.a
    Dhab ahaanti waa muxaa daro aad ii an fac day

  • @aliabdicabdi4572
    @aliabdicabdi4572 ปีที่แล้ว

    Jasakallah ustaad xamse wax badan ban kaafaiiday

  • @maoulidassoweh7528
    @maoulidassoweh7528 ปีที่แล้ว

    Mashallah. Waa talo wansgsan

  • @samiirasamiira2110
    @samiirasamiira2110 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarakallah alle ha ku barakeeyo ya rabbi calamiin jasakallah khayr walal

  • @umcumarchannel1986
    @umcumarchannel1986 ปีที่แล้ว

    Wax badan Ayan ka fa iiday Allah haku xiifdiiyo

  • @mowliidhussein4428
    @mowliidhussein4428 8 หลายเดือนก่อน

    M.a ustaad❤❤

  • @somalistartv7125
    @somalistartv7125 2 ปีที่แล้ว

    Jaza'a'KALLAHOU kheir

  • @daalodaawoquruxda4399
    @daalodaawoquruxda4399 ปีที่แล้ว

    alllaah ajar iyo xasanaad ha ka siiyo waa talo fiican qofkii wax ku qaadanaaya

  • @qadhib5stars558
    @qadhib5stars558 2 ปีที่แล้ว

    asc ustaad waxaan rawaa koorsadaan Fadlan fahfaahin iga sii

  • @adowahmed9447
    @adowahmed9447 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah Ustaad waa wax fcn barnaamish an caawa arkay 3 video daawaday waana ku cesgan doonaa mar kale
    Mahadsanid

  • @maryanabdi1468
    @maryanabdi1468 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay

  • @أبوعبداللهآلحرس
    @أبوعبداللهآلحرس ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا وأحسن الله إليك

  • @drahmedmahamudomer1375
    @drahmedmahamudomer1375 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah jazaka allaahu khyra al jazaaa

  • @SaruurBudul
    @SaruurBudul 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad mahadsanid insha allah course ayaan rajaynayaa inaan ku kulano

  • @nasrenuur5801
    @nasrenuur5801 ปีที่แล้ว

    Ilahay khayr badan oon kaa dhamaan haku siiyo

  • @yasinabdirahmanahmed3487
    @yasinabdirahmanahmed3487 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. Tabarakalah. Jazakalaahu kheyr Ustaad

  • @IsmacilCali-ng1eh
    @IsmacilCali-ng1eh ปีที่แล้ว

    Shugran ustad

  • @bashiirdige1749
    @bashiirdige1749 2 ปีที่แล้ว

    Rabbi hakaa ablmariyo ustaad.

  • @abdirahmanmuumin9837
    @abdirahmanmuumin9837 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah jazaka allaah ustaad

  • @abdullahimohamed7108
    @abdullahimohamed7108 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakallahu kheran

  • @haliimoahmed6049
    @haliimoahmed6049 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah alaha kukobciyo

  • @mohamedabdirahmanfarah5608
    @mohamedabdirahmanfarah5608 2 ปีที่แล้ว

    Guuleyso ustaadii💯

  • @rashidaxmed6098
    @rashidaxmed6098 2 ปีที่แล้ว

    Jaasakala khayr wll

  • @saeedofficial
    @saeedofficial 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku Bara keeyo ustaad

  • @hamdakhayr6280
    @hamdakhayr6280 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله