Isbedelka iyo Horumarinta Nafta || Episode 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 28

  • @dannanemedia6445
    @dannanemedia6445 10 หลายเดือนก่อน +5

    Ustaadku caadi maaha dhanka aqoonta iyo faaidada alle ha xafido.❤❤

  • @SakariyeMuxamad-u7d
    @SakariyeMuxamad-u7d หลายเดือนก่อน

    Bare'aadbaad umahadsantahay
    ( من لايشكر الناس لا يشكر الله )

  • @cabdixakiimcabdishakuur
    @cabdixakiimcabdishakuur 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan sooomali oodhankalimaadkisa waa ay ubahanyihiin hayeeshee mafahasana

  • @khalitahmed5715
    @khalitahmed5715 ปีที่แล้ว +2

    msha Allah ALLeH HakU xafido ustaad wax BadeNbaa nooga iftiimay 🏆🥰💯

  • @crahmaancolaad6924
    @crahmaancolaad6924 3 หลายเดือนก่อน

    Slideska hdii aa heli laheeyn ad bay noo anficilaheed Ustdi Allaha ku barakeeyee.

  • @sharifow9998
    @sharifow9998 4 หลายเดือนก่อน

    Jazakallah ustaad, allah akhirada iyo aduunkaba ha inoogu gargaaro kheyrka.

  • @MohamedNoor-wl7jz
    @MohamedNoor-wl7jz 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Sheekh hamza alleh haku Xafido Wax badan ayaan Ka faaiiday

  • @abshiraxmed5376
    @abshiraxmed5376 2 ปีที่แล้ว +1

    Macallin cinwaankee ama linkigee kala soo xidhiidhaa koorsooyinka joogtada ah

  • @aadamtanbiih
    @aadamtanbiih 2 ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا شيخنا واستاذنا الحبيب

  • @ismacilxasan-wr9jk
    @ismacilxasan-wr9jk 7 หลายเดือนก่อน

    الله يبارك فيك يا شيخنا الفاضل ❤❤❤

  • @abdiwahidsaid7523
    @abdiwahidsaid7523 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah
    Wad mahdsantahy
    Ustaad

  • @xiinka-poi5979
    @xiinka-poi5979 2 ปีที่แล้ว

    M.a ust waxan ka faaidey wax yaalo badan oo sameen igu yeelatay oo an rabo in aan iska badalo allah swt ha ii fududeeyo i.a waan ku mahadsantahay sida aad nogu so gudbiso wax yaabaha na saameeyo oo hormar iyo تطور aa ku sameeno.

  • @nafiisaxamse8683
    @nafiisaxamse8683 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah casharkani noloshayda wax badan buu ka badalay waanad ku mahadsantay

  • @diinisaleebaan8185
    @diinisaleebaan8185 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ustaad illaahey hakaa abaalmariyo wado fiicanbaad nabartay alle hakaa abaalmariyo.

  • @ahmedabdirahman8929
    @ahmedabdirahman8929 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad bn ku madceliniyaa ajar allaha ka siiyo

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 2 ปีที่แล้ว

    Ustaadi ad bad u mahadsanthy

  • @khadaromer3917
    @khadaromer3917 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad xageen ka helnaa courses kii free ga ahaa

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 ปีที่แล้ว

    Jizakallaahu walal qaali

  • @hindalayla7133
    @hindalayla7133 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh alle haku barakeeyo macalin

  • @maxamedmawliid3916
    @maxamedmawliid3916 2 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله أستاذي الفاضل

  • @nimcomahamud1587
    @nimcomahamud1587 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @fooscali5012
    @fooscali5012 2 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad mahadsanid

  • @Podcast.68
    @Podcast.68 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad xageen udinkala soo xiriir karaa

    • @razeentrainingcenter189
      @razeentrainingcenter189  2 ปีที่แล้ว

      wa.me/message/2JG4QJHIX327H1
      linkigan ku dul dhufo oo guji whats up buu ku gaynayaa

  • @dr.kaahin2905
    @dr.kaahin2905 2 ปีที่แล้ว

    جزاك جزاك الله خيرا يا شيخ

  • @abshiraxmed5376
    @abshiraxmed5376 2 ปีที่แล้ว

    Thanks to my dear teacher hamse habib

  • @abdirahmanmohamed4242
    @abdirahmanmohamed4242 2 ปีที่แล้ว

    Nice to you meet you

  • @mohamedhassen7979
    @mohamedhassen7979 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc Mansha Allah. Alle ha ku barkeeyo cilmiga iyo cafimadkaba. intaas kadib, laba talo bixin ban ku hayaa
    1. Xaga luuqadaha dadku waxay isku jiraan qaar carbiga waxa ku soo bartay iyo kuwa Englisha wax ku soo baratay markaas qorshaha ku darso.
    2. Dhanka Arabic fontiga aad istimalayso mid walada akhri karo nooga dhig.
    Mahadsanid