Razeen Training Center
Razeen Training Center
  • 78
  • 1 381 301

วีดีโอ

Social Awareness - Ustaad Hamse Habiib - Q.4aad
มุมมอง 7Kหลายเดือนก่อน
Social Awareness - Ustaad Hamse Habiib - Q.4aad
Social Awareness - Ustaad Hamse Habiib - Q.3aad
มุมมอง 7Kหลายเดือนก่อน
Social Awareness - Ustaad Hamse Habiib - Q.3aad
Social Awareness - Ustaad Hamse Habiib - Q.2aad
มุมมอง 10Kหลายเดือนก่อน
Social Awareness - Ustaad Hamse Habiib - Q.2aad Razeen Training Center
Social Awareness - Ustaad Hamse Habiib - Q.1aad
มุมมอง 12Kหลายเดือนก่อน
Social Awareness - Ustaad Hamse Habiib - Q.1aad
Maxaa lagu qiimeeyaa Qiimaha Qofka? || Ustaad Hamza Habiib
มุมมอง 13K2 หลายเดือนก่อน
Maxaa lagu qiimeeyaa Qiimaha Qofka? || Ustaad Hamza Habiib Razeen Training Center
Sideen Kayd loo samaystaa? || Ustaad Hamse Habiib
มุมมอง 13K3 หลายเดือนก่อน
Sideen Kayd loo samaystaa? || Ustaad Hamse Habiib
24 Cudur oo ou dhaca qalbiga iyo dawadooda || Ustaad Hamse Habiib
มุมมอง 8K3 หลายเดือนก่อน
24 Cudur oo ou dhaca qalbiga iyo dawadooda || Ustaad Hamse Habiib
Xanuunnada ku dhaca Qalbiyada || Ustaad Hamza Habiib
มุมมอง 7K4 หลายเดือนก่อน
Xanuunnada ku dhaca Qalbiyada || Ustaad Hamza Habiib
Laba sheeko oo cajiib ah , iska ilaalinta daynta || Ustaad Hamza Habiib
มุมมอง 7K4 หลายเดือนก่อน
Laba sheeko oo cajiib ah , iska ilaalinta daynta || Ustaad Hamza Habiib
Asalka xidhiidhada bani'aadamku waa shar iyo dhib || Sheekh Xamse Xabiib
มุมมอง 24K4 หลายเดือนก่อน
Asalka xidhiidhada bani'aadamku waa shar iyo dhib || Sheekh Xamse Xabiib Razeen Training Center
Sidee Loo Diyaariyaa Course || U Hamse Habiib
มุมมอง 7K4 หลายเดือนก่อน
Sidee Loo Diyaariyaa Course || U Hamse Habiib Razeen Training Center
Sidee Qorshe loo Diyaariyaa? || Ustaad Hamse Habiib
มุมมอง 31K5 หลายเดือนก่อน
Sidee Qorshe loo Diyaariyaa? || Ustaad Hamse Habiib
Faqiir yaa La Yidhaah? || Ustaad Hamse Habiib
มุมมอง 19K6 หลายเดือนก่อน
Faqiir yaa La Yidhaah? || Ustaad Hamse Habiib Razeen Training Center
2024 Waa Maxay Qorshahaagu?
มุมมอง 35K6 หลายเดือนก่อน
Waa Maxay Qorshahaaga Sannadka Cusub? Razeen Training Center
10 Dardaaran oo Nolosha ah || Ustaad Hamse Habiib
มุมมอง 37K8 หลายเดือนก่อน
10 Dardaaran oo Nolosha ah || Ustaad Hamse Habiib
Sidee mashruuc loo dhisaa? | U.Hamse Habiib | 4aad
มุมมอง 10K8 หลายเดือนก่อน
Sidee mashruuc loo dhisaa? | U.Hamse Habiib | 4aad
Sidee mashruuc loo dhisaa? | U.Hamse Habiib | 3aad
มุมมอง 11K9 หลายเดือนก่อน
Sidee mashruuc loo dhisaa? | U.Hamse Habiib | 3aad
NEW COURSE: FINANCIAL LITERACY
มุมมอง 6K9 หลายเดือนก่อน
NEW COURSE: FINANCIAL LITERACY
Sidee mashruuc loo dhisaa? | U.Hamse Habiib | 2aad
มุมมอง 17K9 หลายเดือนก่อน
Sidee mashruuc loo dhisaa? | U.Hamse Habiib | 2aad
Sidee mashruuc loo dhisaa? | U.Hamse Habiib | 1aad
มุมมอง 28K9 หลายเดือนก่อน
Sidee mashruuc loo dhisaa? | U.Hamse Habiib | 1aad
Maamulka Hantida | U.Hamse Habiib | X.3aad
มุมมอง 13K9 หลายเดือนก่อน
Maamulka Hantida | U.Hamse Habiib | X.3aad
Maamulka Hantida | U.Hamse Habiib | X.2aad
มุมมอง 14K9 หลายเดือนก่อน
Maamulka Hantida | U.Hamse Habiib | X.2aad
Maamulka Hantida | U.Hamse Habiib | X.1aad
มุมมอง 23K9 หลายเดือนก่อน
Maamulka Hantida | U.Hamse Habiib | X.1aad
"Qaad Masuuliyadda Naftaada" || U. Hamse Habiib
มุมมอง 14K10 หลายเดือนก่อน
"Qaad Masuuliyadda Naftaada" || U. Hamse Habiib
Hadda la soo deg Application-ka Razeen Training Center
มุมมอง 2.4K11 หลายเดือนก่อน
Hadda la soo deg Application-ka Razeen Training Center
New Course: Training Of Teachers (TOT)
มุมมอง 1.8K11 หลายเดือนก่อน
New Course: Training Of Teachers (TOT)
"Shaqo La'aantu Dambiyada Ayay Ka Qayb Qaadataa" Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
มุมมอง 4.8Kปีที่แล้ว
"Shaqo La'aantu Dambiyada Ayay Ka Qayb Qaadataa" Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil
Xafladda bandhigga Buugga "100 Mashruuc IYO Mashruuc" ee uu qoray XAMSE XABIIB XUSEEN
มุมมอง 4.7Kปีที่แล้ว
Xafladda bandhigga Buugga "100 Mashruuc IYO Mashruuc" ee uu qoray XAMSE XABIIB XUSEEN
Falanqaynta Buugga "100 Mashruuc IYO Mashruuc"
มุมมอง 6Kปีที่แล้ว
Falanqaynta Buugga "100 Mashruuc IYO Mashruuc"

ความคิดเห็น

  • @maxamedherer20
    @maxamedherer20 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay hakaa abaal mariyo ustaad, sida wacan ee aad wax noogu faa,idaysay.

  • @jaamaccali7120
    @jaamaccali7120 2 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allaah

  • @IsmaciilXasan-fw6kr
    @IsmaciilXasan-fw6kr 3 วันที่ผ่านมา

    Waad mahadsantahay ustaadi ❤❤

  • @faaraxugaas343
    @faaraxugaas343 3 วันที่ผ่านมา

    Ustaad waan u bahnahay coureskan sidan ku hela appkana waa iisoo degi waaywy

  • @JamacAdan-j1k
    @JamacAdan-j1k 4 วันที่ผ่านมา

    Mansha alh

  • @xasancabdullexuurshe4079
    @xasancabdullexuurshe4079 4 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AxmednuurmaxamedXuseen
    @AxmednuurmaxamedXuseen 5 วันที่ผ่านมา

    Shiekha Allah barakeeyo wax badan buu moo faa iideeya

  • @xasancabdullexuurshe4079
    @xasancabdullexuurshe4079 5 วันที่ผ่านมา

    Ustaadow quraal nooga soo dhig alle ha ku barakeeyo.

  • @calicabdi8537
    @calicabdi8537 5 วันที่ผ่านมา

    M.a ustaad allah hakubarakeeyo

  • @xasancabdullexuurshe4079
    @xasancabdullexuurshe4079 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤ماشاءالله بارك الله فيك

  • @user-ty8ck6oy5y
    @user-ty8ck6oy5y 8 วันที่ผ่านมา

    Ustaad mugdisho makatabdee laga helayaa buugan

  • @FariintaIslam-ka
    @FariintaIslam-ka 8 วันที่ผ่านมา

    Macalin qayb-tii ugu danbaysay; ee wacyiga qodobada qofka u sahlaaya inuu dhiso wacyigiisa. ayaanu kaa sugaynaa

  • @Cabdiraxmaancabdifatax
    @Cabdiraxmaancabdifatax 9 วันที่ผ่านมา

    Ustaad Q.5

  • @MohamedNoor-wl7jz
    @MohamedNoor-wl7jz 9 วันที่ผ่านมา

    Mashallah Sheekh hamze

  • @ahmednuur9164
    @ahmednuur9164 10 วันที่ผ่านมา

    14/07/024

  • @MohamedNoor-wl7jz
    @MohamedNoor-wl7jz 11 วันที่ผ่านมา

    Mashallah Sheekh hamze

  • @EngmohamedHussein
    @EngmohamedHussein 12 วันที่ผ่านมา

    Maanta Mala daahfuray buuga

  • @amaalmohamed-3181
    @amaalmohamed-3181 12 วันที่ผ่านมา

    School ka macalinka halkee lagala xidhiidhi karaa

  • @rithwanlion5550
    @rithwanlion5550 13 วันที่ผ่านมา

    Mch Allh Alle haku barakaaaayo Ustaaaad Hmase

  • @rithwanlion5550
    @rithwanlion5550 13 วันที่ผ่านมา

    Mch Allh Usaaaad Hmze Habiib

  • @user-qr1uk2jm8d
    @user-qr1uk2jm8d 14 วันที่ผ่านมา

    بارك الله فيك شيخنا

  • @Kaydsade
    @Kaydsade 14 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid.

  • @user-dk5vd6xx9t
    @user-dk5vd6xx9t 15 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah Allah hakugu abaal mariyo.

  • @muniiromaandeeq3359
    @muniiromaandeeq3359 16 วันที่ผ่านมา

    Wlhi caawo ayaan soo radiryey caawimaad markaan yaabey on is iri ma sheydan baa lacagta kula isticmala bishii waxan qataa 2000kun dollar oo kiro iyo koronto biyo midna anan kabixin hadaba iguma filna waxan rajeynayaa ina wax ka faido video gan😢😢

  • @farxiyaabdirahmaan
    @farxiyaabdirahmaan 16 วันที่ผ่านมา

    جزاك الله

  • @cbilladflims8518
    @cbilladflims8518 18 วันที่ผ่านมา

    Qaybihii kle meeyiin

  • @AbdiwahidBashir-fe7ht
    @AbdiwahidBashir-fe7ht 19 วันที่ผ่านมา

    Xageen kahelaaa korsigaaan shkeqa hadaan ayaan arkaye

    • @razeentrainingcenter189
      @razeentrainingcenter189 19 วันที่ผ่านมา

      @@AbdiwahidBashir-fe7ht halkan guji 👇 wa.me/message/2JG4QJHIX327H1

  • @mursaldhoobo2389
    @mursaldhoobo2389 19 วันที่ผ่านมา

    Ustaad xgee kaala soo xiriira

    • @razeentrainingcenter189
      @razeentrainingcenter189 19 วันที่ผ่านมา

      @@mursaldhoobo2389 Halkan 👇 wa.me/message/2JG4QJHIX327H1

  • @SahraMshire
    @SahraMshire 19 วันที่ผ่านมา

    Xage laga helayaa buuga DAWAN

    • @razeentrainingcenter189
      @razeentrainingcenter189 19 วันที่ผ่านมา

      @@SahraMshire IQRA BOOKS la xidhiidh iyagaa kuu keenaya insh allah

  • @MohamedNoor-wl7jz
    @MohamedNoor-wl7jz 20 วันที่ผ่านมา

    Mashallah Sheekh hamze

  • @awilabdulahi5531
    @awilabdulahi5531 20 วันที่ผ่านมา

    Fadlan pdf halaga dhigo also

  • @mahamedmame9783
    @mahamedmame9783 20 วันที่ผ่านมา

    شكرا لك استاذي

  • @ClaahiCrasaaq-um9fk
    @ClaahiCrasaaq-um9fk 20 วันที่ผ่านมา

    Ustaad xagee lagaala soo xiriira Talooyin ban ubaahna

    • @razeentrainingcenter189
      @razeentrainingcenter189 20 วันที่ผ่านมา

      @@ClaahiCrasaaq-um9fk Halkan ka hel wixii xog ah ee macalinka ku saabsan wa.me/message/2JG4QJHIX327H1

  • @laylacarab
    @laylacarab 20 วันที่ผ่านมา

    Man shall alaah

  • @ZakarieMohamed-cq9zs
    @ZakarieMohamed-cq9zs 21 วันที่ผ่านมา

    Jasakallaahu khyr waa mawduuc bulshada soomaaliyeed ubaahneyd qaybta 5ad so galiya in sha Allaah

  • @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw
    @AbdirahmanMohamedHusein-nt6pw 21 วันที่ผ่านมา

    #Shardiga Dahafka Saxda Ah >>> *Waa inuu noqdaa mid meeshaa joogto anfacaya <<<Ganacs,Xirfado ,Waxbarasho iwm>> *Waa inuu qeybo qeyb kala duwan yahay << *Waa inuu yahay Qorsho qoran oo la aqrin kara <<Sida:Day Rotein >> *Waa inuu yahay Qorsho wax laga badali karo<<24hr, Months & Years >>

  • @mohamudgarane4845
    @mohamudgarane4845 21 วันที่ผ่านมา

    Nairobi keena PLZ

    • @razeentrainingcenter189
      @razeentrainingcenter189 20 วันที่ผ่านมา

      Maktabadda Iqra la xidhiidh wll iyadaa keenaysa meel walba

  • @daarusalaamchannel1200
    @daarusalaamchannel1200 21 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid macalin waxa noo qabatay hawl muhiim ah

  • @abdinasir23
    @abdinasir23 21 วันที่ผ่านมา

    2:47 Tickets halkee laga helaya ustad

  • @abdiasiisali2203
    @abdiasiisali2203 21 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid macalin waan ka hayaa buugaas

  • @MohamedNoor-wl7jz
    @MohamedNoor-wl7jz 21 วันที่ผ่านมา

    Mashallah

  • @CabdiRahman-cu9ll
    @CabdiRahman-cu9ll 21 วันที่ผ่านมา

    جزك الله خيرا

  • @khaledahmed-ee3rc
    @khaledahmed-ee3rc 22 วันที่ผ่านมา

    Mnshlla buugaas habeen dhawyd ayaan ka helay iqra books

  • @hassanimran4942
    @hassanimran4942 22 วันที่ผ่านมา

    Asc, Ustaad Allah ha ku barakeeyo dad badan baa kugu xiran ka faa,ideysta aqoonta iyo wacyi gelintada oo aan Hargeisa joogin waxaan ka codsanaynaa in aad xamar soo gaarsiso

    • @razeentrainingcenter189
      @razeentrainingcenter189 20 วันที่ผ่านมา

      Maktabadda Iqra ayaa kuugu keenaysa meel walba ee fadlan la xidhiidh wll

  • @abdirahmanilyas
    @abdirahmanilyas 22 วันที่ผ่านมา

    Allaha ku barakeeyo Sheekhe, Xageenu ka heli karnaa kaadhka (Invatation) ka Bandhiga.

  • @ahmedhaibe1756
    @ahmedhaibe1756 22 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid Macalin xamse. Alle ha ku barakeeyo. Run ahaan waa mawduuc aynu aad ugu baahannay bulsho ahaan.

  • @abdiwelimohammed3004
    @abdiwelimohammed3004 22 วันที่ผ่านมา

    Masha allah 01/7/2024 Ayaan shaqada katagy, Waxaan rabaa in aan soo gato Buugan* waxaana rajaynayaa in uu badalo habfikirkyga Guud❤❤

  • @user-ur3pw7zs8i
    @user-ur3pw7zs8i 22 วันที่ผ่านมา

    Ustaad intee ka helaa buggaan asiga oo pdf

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 22 วันที่ผ่านมา

    Shukran