Qaybaha Ay u qeebsamaan Qof Dhintay oo lagu royoodo by/Macalin Muse

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 102

  • @suadfamily522
    @suadfamily522 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxa kuriyoday walalky allah unaxariiste oo babur cusub labisan qurux bdn iftin kabaxaya wajigisa hab aya sinaya wakuxisay aya ladhahaya 😭😭😭😭

  • @najaxmaqsuud1374
    @najaxmaqsuud1374 2 ปีที่แล้ว +11

    Aniga waxaa ku riyooday wiilkeyg ika saqiiray dhawaan oo dib usoo noolaaday oo aan isla faraxsanahay oo aan aad ushuminayo aan laciyaarayo laabta gashanayo yaa raabii wiilkeyga kuwi janada isku helo ika dhig 🥺🤲🏼

    • @aniisafarah5628
      @aniisafarah5628 2 ปีที่แล้ว

      Amiin amiin amiin

    • @zahrajk2373
      @zahrajk2373 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi anigaba sidokle wilkeyga iga saqiray iso noladay riyoday o Ku farxay curadkeygu aha iso duceya inu ilah badal qerqaba isiyo

    • @hodanmuumin7515
      @hodanmuumin7515 2 ปีที่แล้ว +1

      @@zahrajk2373 allaha ku siiyo badal qayr qabo mcnto

    • @zahrajk2373
      @zahrajk2373 2 ปีที่แล้ว

      @@hodanmuumin7515 aamin abayo qali

    • @meymunbashir9020
      @meymunbashir9020 2 ปีที่แล้ว

      Abayo ani xita abahay o dhintay o hadana markale dhimanayo ban kuriyode 😢talow maxay tahay

  • @NiciimaMohmud
    @NiciimaMohmud 4 หลายเดือนก่อน

    Walhi xaly ayn walkey ku riyoodey anigoo dhahyo walalo ila joog oo isgun iga ordayo walkey Allah ha unaxriiste marka hore ayuu mar walbo guriga diidi jiry riyodiin sidii oo kle ayay igu noqotey Yaa rabi igu naxriiso walkey iyo Hooyodey 🤲

  • @raaqiyamohamed7025
    @raaqiyamohamed7025 4 หลายเดือนก่อน

    Shekh marwalbo hoyadey oo marhore dhimatay Anagoo Allaa bari qabto marna iyado dahab ama lacak isiineyso xaleyna waxaa kuriyoday hooyo oo mas isladileyno

  • @FaizocabdiraxinFaizocabdiraxin
    @FaizocabdiraxinFaizocabdiraxin 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ya sheq alle dartis igula so hadal wan ku barya wa iga codsi cunug yar o an dhalay ba mar hore iga dhintay marka
    Ayamo hore ayan ku riyon jiray asigo hurdo lkn sakay wxn ku riyoday asigo xanunsan webiga aniga qabriga kaso saray weliba ano murugsan wxna u radinayey mel an ku daweyo ya sheq alle dartis igu so fasir alle haku janeeyo wllhi wan murugsanahy sakay😭😭

  • @qalbinura8631
    @qalbinura8631 3 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi abhey ku riyodaa mar Mar asigo caadi qoysken LA joga

  • @iblacboy
    @iblacboy ปีที่แล้ว

    Macalin waxa kuriyooday wllkay dhintay dhawaan isagoo hurdaayo

  • @سميهعسيري-ف4م
    @سميهعسيري-ف4م 2 ปีที่แล้ว +8

    Asc shekh waxan kuriyoday abahy odhintay Ilaahay naxariisti jano alaah hawgu deqee marlabaad isago dhintay on oyayo onleyahay maan arki ee soceliya aan arkee 🥲

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 ปีที่แล้ว +1

    Asalamu calaykum waxan ku riyooday gabadh dhowr sano kahor dhimatay oo xijaab xidhan oo aan isla weyso qaadaneyno sheekh iso fasir inshaa allaah

  • @abyanxasan317
    @abyanxasan317 3 ปีที่แล้ว +11

    Sheikh Aabe ma nolo oo wuu dhintay waxana ku riyooday asigo mar labad dhimanayo plz iso fasiir wey ii murjisay riyadan plz plz jazaka laah 🙏🙏🙏🙏🙏

    • @Mrs_jiyaa
      @Mrs_jiyaa 2 ปีที่แล้ว +2

      xiligan la tagnyahy aniga midas darted riyada uga so kace hoydey oo mar labad dhimneso wlh mar wlpana wa arka😭💔mana aqano wxa laga wado

    • @faraxahmed6450
      @faraxahmed6450 9 หลายเดือนก่อน

      Wiilka isku riyaan nahay wlhi inan riyadan dawadana arinkasa igu kalifay 😢😢😢😢😢

  • @SiraadCabdilaahi
    @SiraadCabdilaahi ปีที่แล้ว

    Midi ayuu igu dhuftey ninkaas mana aqaani wuxu raby

  • @saarabintumustafaa3415
    @saarabintumustafaa3415 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxan kuriyooday. Ayayday oo. Dhimatay ayadoo quruxbadantahay oo tukanaysa meel. Quruxbadn oo. Cagaaran oo joogta

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 2 ปีที่แล้ว +2

    Aslm sheikh waxan ku riyoday habar yartay oo dhimate oo faraxsan macnaheda iso sheeg

  • @KhadiraKhadira-sh1rz
    @KhadiraKhadira-sh1rz 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shiiq waxaaku.riyoode.hooyede.odhimaday.marhoye oo.Hadane.ilmo .hooyo.mcn.marhore.ayee.dhimay

  • @RahmasigadRahmasigas
    @RahmasigadRahmasigas 5 หลายเดือนก่อน

    Wllo hoyady way dhimaty waxa ku riyody hoyady oo itimi ano xanusanya mara waxana lasocdo 3 dumara waxy igu tirahda wan tagaya anana waxnan kudhay igamatagysid wll fasiradeda ubahnahu

  • @deeqomaxamedcabdi5187
    @deeqomaxamedcabdi5187 ปีที่แล้ว

    Shiiq wiil walal key ayaa dhintay waxaan ku riyooday asagoo alaap meel liiga siiyy iiqadayo kwrn

  • @MunoQaalid
    @MunoQaalid ปีที่แล้ว

    Asc sheq waxaan kuriyodAy anigo xabad madaxa iiga dhacaday intey igu dhicin kahor gawar ayeey kudhacaday kdib dhig AYAN arkay kayimid gawadha yacanii waa sartay xBadA anigo yaban ayey igutiri xBadA madaxa ayeey kaaga taala mArkaasaan dhcay iyadoo aansi miirbelYo subxaanalaha

  • @anfacmohamed4131
    @anfacmohamed4131 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc sheeq marka hore wan kusalamay marka xigta sheeq hooyadey oo dhimatay labo jeer ku riyooday anoo dhunkanayo walibo sheekaysanayno abahay sidoo kale wuu dhintay hal mar xitaa maku riyoon hooyade mar kasto ku riyooday sheeq waa maxay sababta mar kasto hooyo mcn u arko oo aan aabo uarkin😭🥰

    • @mariaahmed9762
      @mariaahmed9762 2 ปีที่แล้ว

      Hada heshay jwbta ila so wadaag abayo

  • @XaawoXassan-w6b
    @XaawoXassan-w6b ปีที่แล้ว

    Asc sheikh riyaan rabaa inley fasira xageen kaala soo xariiraaa

  • @shukriahmed739
    @shukriahmed739 ปีที่แล้ว

    Shekh waxan ku riyoday anigo dhola cadeynayo iso fasir jasakalah qeyr

  • @fardowsaabdi1690
    @fardowsaabdi1690 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiqow waxan kuriyooday walalkey o iimaday riyo waliba asaga oo wayoo biiyo 4 tiitar ah oo kalamajarooo ah biyahaa lacaboo efaser insah alla

  • @nuurdiincabdulqaadir3148
    @nuurdiincabdulqaadir3148 5 หลายเดือนก่อน

    Wlashay ooo uur leh wxay ku riyotay
    Iyado ayeyadaydi dhimtay guri ay dagnthy uyeresa oo leh kalay ilasoo dag

  • @nimcodahir1220
    @nimcodahir1220 2 ปีที่แล้ว

    Allow qer kadhig سبحان الله aba ladilay13/11/2018 kadib cwa waxan riyo ku arky aso markale dhimashadiisa lsiso dhegay waa hurdayay marki hore ladilayay san cml u hurdayay mana oyin wan amini wayay ila hada ma arg ino nol yhy umaleya سبحان الله allow qerr kadhig dhibato taso kale markale allow hana galin waa kubarye allow hoyadey io walalhy i cafid cadawga kaqabo abahy gardara lagu dilay allow cadawga kaqabo🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @dhoofahmeddhoof4549
    @dhoofahmeddhoof4549 2 ปีที่แล้ว

    Shekh riyadaan ma iifasirikartaa

  • @shiinewaasuge7690
    @shiinewaasuge7690 2 ปีที่แล้ว

    Shiq muse qeyr allah hakusiyo riyadan ifasir waxan arkay hoyadey odhimatay oaduqurxbadan Lakin waeyixanasaned wajigedan iftin ayakabaxyay ilamahadlin

  • @budgirl2930
    @budgirl2930 2 ปีที่แล้ว

    sheekhoow waxaraba qofka kuriyoda geeridiisa waliba habeeno badan uukuriyoodo halka ale makatimi mise dhanka shaydanka.???

  • @kheyraysaneAshakir
    @kheyraysaneAshakir 2 ปีที่แล้ว

    Kwrn qofka ku riyooda ambiyada ama nabiyada isagoo qabrigooda kortaagan

  • @zakariyamohamud6540
    @zakariyamohamud6540 ปีที่แล้ว

    Shekhow wax kuriyoday wadad10sano kahor dhinty anigo yar o dugsi dhiganayo xaly riya igu imday omaqayad igeyy imartiqadayo asago sidiisiya😢

  • @Ifrahdagen
    @Ifrahdagen 6 หลายเดือนก่อน

    Sheekh waxan ku riyooday qof aanan aqoonin oo dhintay qofkaa waa qof baraha bulshada caanka ah aqoon shaqsi uma lihi

  • @sacdiyaluula4329
    @sacdiyaluula4329 หลายเดือนก่อน

    maqamu dhuhdaa mxa lga wada

  • @sumayosiman3764
    @sumayosiman3764 ปีที่แล้ว

    wxn ku riyoodey wllky dhintey dhawaan oo ileh maxaa dhimashadeyda u Qariswy😢 wxy igu noqotey murugo bdn😢

  • @zamzamabdullahi1508
    @zamzamabdullahi1508 ปีที่แล้ว

    Shiq waxan kuriyoday abo dity marhore hada nol owesesanayo quran aqrinayo

  • @AbdalaSaid-o3h
    @AbdalaSaid-o3h 2 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @muhanadtrover9983
    @muhanadtrover9983 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq Aniga wxaa ku riyooday adeerkeey oo dhintay asigoo isiinayo check lacag isoo fisir jazakallah

  • @SiraadCabdilaahi
    @SiraadCabdilaahi ปีที่แล้ว

    Asc sheekh wxan ubaahnahy inaad riyo iifasirto. Wxan kuriyoodey ani oo leydilaayo waxan ubaxney ani iyo qoyskeeyaga suuqa aadney dabaded nin ayaaa wuxu igaliyay dhabarka midi ani iuo wlalahy ayu ladiley maxaweeye fasirkaaas

  • @AshqarBoy-wp9ht
    @AshqarBoy-wp9ht ปีที่แล้ว

    Shiikh qofka dhintay miyaa waxsiinaya qofka nool

  • @SeynabAli-rf1pt
    @SeynabAli-rf1pt 7 หลายเดือนก่อน

    Sheik Aabahay oo dhintay ayaa qof Aan familka ahayn ku riyooday labo jeer isagoo qawan oo dhahaayo kurigeyga Ayan kalumay

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 7 หลายเดือนก่อน

      Aniga waxaan ku riyoday awowhey hooyo dhalay waan jecla wuxu aha awoowe wanagsan Marka waan Isa Soo raceyna markasu leyhy vguriga adaya hayeh ban leyhy hadana waan racaya Waxan leyhy army guriga ka water uu sixi ways awoowe mana arkayi kadib indhahan furaya

  • @safiyosafiyo2702
    @safiyosafiyo2702 11 หลายเดือนก่อน

    Blz sheeq iiso jwb waxa ku riyoday wiil yaro aniga dhalay asago yara xanuusan farmasigeyay cirbad uu dura asago nafta kudaba yartahay lala carara inti lasiidaday aa ledhaha nafta wey kabaxday aniga aabahiis aa uqelina aan ku dhaha cabdi casiis so orod wiilka tacban wayay aa dhaha ma iga xanuunsano wuu ii cafimad qaba wiilka durayna istago kadhaca

  • @RamloCabdi-y3x
    @RamloCabdi-y3x 2 หลายเดือนก่อน

    Shiikh waxan riyo ku arkay aabahay oo labo sano ka hor geeriyooday oo guursanaayo haweenay marka riyadas fasirkeedu mxay noqonaysaa shiikh wlhi anoo aad ufaraxsan ban hurdada kasoo toosay saaka riyadas aabahay darteed

  • @MohaAj22
    @MohaAj22 8 หลายเดือนก่อน

    Ader aniga waxan kuriyooday hooyadee iiciijineyso

  • @Asmoabdi-lk2gw
    @Asmoabdi-lk2gw ปีที่แล้ว

    Shikh debi wayn oo guri xoog kuso galaayo iso fasiir please

  • @sundussiyaad799
    @sundussiyaad799 2 ปีที่แล้ว

    Aabahy oo dhintay malmalmo kahor hoya kuriyotay asago labisan oo faraxsan ayu u imaday lakin lama hadlin

  • @ckariinmaxamed111
    @ckariinmaxamed111 2 ปีที่แล้ว

    Shiikhow waxan kuriyodry anigoo leygu ĺeeyahay dhaq meydka

  • @Top10production1
    @Top10production1 ปีที่แล้ว

    Wiil wllkay oo dhintay asagoo heesaayo Ii imaaday maxaa lagu fasiraa sheiq

  • @mohamedismail7437
    @mohamedismail7437 2 ปีที่แล้ว

    Waxan ku riyooday awaw gay o so nolaaday o salaad ila tukaday masjidki xaafada ka bacdi dhintay o ana ooyaayo marku riyada ku dhintay mar labaad 🥲

  • @nastehomahamed9259
    @nastehomahamed9259 2 ปีที่แล้ว

    Aniga waxan ku riyodaye qof dintaye oo dahayo ii karfama riyo kasto na abehye ila jogo

  • @RaxmaCeelabe
    @RaxmaCeelabe 9 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku riyooday inadarkay oo dhintay oo igu le waxan karsano mahaysano bariisna nomayalo

  • @Cawrala10
    @Cawrala10 ปีที่แล้ว

    Waxaan ku riyooday aabahay o dhintay laakiin aan hadleyn raba inuu wax isheego wuu fiirinaya kaliya maxay tahay sheikh 😢

  • @Nadiaaaaaa-w7y
    @Nadiaaaaaa-w7y ปีที่แล้ว

    Shekh xalay oo dhan waxan ku riyonayey ano qof dhintay oo caana la socda oo shandad u jiidaya 😮

    • @maymunomar6588
      @maymunomar6588 8 หลายเดือนก่อน

      Asc wall ma heshay safika riyadas

  • @sadiaaden3033
    @sadiaaden3033 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh aniga riyadaan kuriyooday weey dheertahay inaanqoro inteen kalasoxiriiraa jawaab

  • @aishomohamed7570
    @aishomohamed7570 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheq blz lambarkaga isoo sheg

  • @FarxiyakeydYare
    @FarxiyakeydYare 9 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku riyooday walalky oo mar hore dhintay hadana guriga lagu maydhaayo

  • @wacaneali396
    @wacaneali396 2 ปีที่แล้ว

    Macalin waxan ku riyodey anigo walaaley u galmonaya

  • @aminamahamudmahamud6360
    @aminamahamudmahamud6360 2 ปีที่แล้ว

    wll waxan rabaa in aad ii fasirto inikeyga oo safar jira isaga oo dhitay anigana aan aad u ooynaayo hadana aan maqlay in uu cafimad qabo ana aan aad u farxay wll iisoo fasir

  • @alixasanabdi2005
    @alixasanabdi2005 ปีที่แล้ว

    Waxaankuriyodaa;xayawaan iweeraraaya

  • @samsamgamadid9470
    @samsamgamadid9470 2 ปีที่แล้ว

    Asc shkha waxan ku riyad Abo mcn dhintiy

  • @khadromustafe6640
    @khadromustafe6640 ปีที่แล้ว

    Waxan kuriyoodah aniga saxanka kadhamaysatay cuno

  • @umuraxa4267
    @umuraxa4267 ปีที่แล้ว

    Waxan ku riyooday walalkey oo dhintay asago dahab iisinaayo

  • @MaryanNuur-ht6uj
    @MaryanNuur-ht6uj ปีที่แล้ว

    😊😊

  • @asaddmardadi1767
    @asaddmardadi1767 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله

  • @drmohamedsomali4353
    @drmohamedsomali4353 ปีที่แล้ว

    Waxan ku riyooday anoo qubuuro dul maraaya oo quburihi dhexdooda laga sheekaynaayo gudaha quburuha

  • @Cawale-dt8bl
    @Cawale-dt8bl 9 หลายเดือนก่อน

    Waxan kuriyoday qof dhintay oo sonoladay oy oy dadka dhan yabanyihin oladhahayo somadan dhiman uleyahy madhimanin ee wan nolahay Marka fasirka max wayo

  • @barwaqoqalibarwaqo6983
    @barwaqoqalibarwaqo6983 3 ปีที่แล้ว +1

    Shakh waxan raba in aad riyo ifasirto waxan ku riyoday qof dinthy oo anigu oyeynayo isguna iley ha oyen wa adunyo ee peles iso wa fasire shakh

    • @amirjemal5616
      @amirjemal5616 2 ปีที่แล้ว

      sheik if I contact my mother died before 5 years she said I am have dirt cloth and I'm also previously like this

  • @SalmaBashiiir
    @SalmaBashiiir ปีที่แล้ว

    Asc Shikha inan kulaso xidhidhan donayay riyo aan aad uga naxan ku riyode 😢

  • @kawzarxaaji5391
    @kawzarxaaji5391 ปีที่แล้ว

    sheak waxa ku ridoday sawjkaygi oo geriyoday oo hurda wan la hadlay maxa u bahantahay aya ku dhahay wa ayamu idhahay kamis aya ku dhahay biyo isii ayu igu dhahay waban ka boday hurdadi iso fasiir

  • @suadfamily522
    @suadfamily522 2 ปีที่แล้ว

    Sheikhow suaal kuweydina qof aan garanen hada kuriyodo qofkas inu dhintay ya og bcz mawa yaqaano qofka inu dhintay ya u shekayo marka ledahay hada kuriyodo qof meyd ah oo adan garanen qofkas yaa dhimashadisa ishekayo mawa aqanee 🙄🙄🙄

  • @dimplekhadijah2593
    @dimplekhadijah2593 2 ปีที่แล้ว

    Hadu qof dhintay u saacad isiyana maxa wye sheikh

  • @MaryanNuur-ht6uj
    @MaryanNuur-ht6uj ปีที่แล้ว

    😅😅

  • @safiyosafiyo2702
    @safiyosafiyo2702 11 หลายเดือนก่อน

    Isojwb

  • @haniirshadcali1004
    @haniirshadcali1004 3 ปีที่แล้ว

    Waxn kuriyody qof dhity oo qabn qark dab oo anig igu ooynyo sheq

  • @MaryanNuur-ht6uj
    @MaryanNuur-ht6uj ปีที่แล้ว

    😊😅😅😅😅

  • @MaryanNuur-ht6uj
    @MaryanNuur-ht6uj ปีที่แล้ว

    😅

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 2 ปีที่แล้ว

    Qof dhintay oo fadhiya oo ka sii jeeda oo qaba dhar madow oo kula hadlayn oo qolkaga albabkiisa fadhiya maxa lagu turjumaa

    • @yns31
      @yns31 2 ปีที่แล้ว

      Qofkaas dhintay waala ilaaway micnaha, qofku haduu aamusanyahay uun oo aanu hadlayn riyada aad ku aragto lama xasuusan geridiis kadib weyan

    • @Cawrala10
      @Cawrala10 ปีที่แล้ว

      Aabahay o dhawaan dhintay ban riyo ku arkay laakiin wuu aamusnaa walaashay ba hadanna aragtay wuu aamusanaa wuu fiirinayey maxay tahay

    • @SimraanQurux-mq5mz
      @SimraanQurux-mq5mz 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@yns31 bisinka wax usadaqee mafcena dhar madow 😢😢😢😢

  • @suleimanaxmed4804
    @suleimanaxmed4804 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @hindicabdifarey9403
    @hindicabdifarey9403 2 ปีที่แล้ว

    Shiqow islan ayaa hoyadeda iyo abeheda
    Ku riyotay wena dhinten islanta neh we nolashahay wexee ku riyotay hoyadeda iyo abeheda hoyade wexee dhehesaY orod waxbaro abahana wuxuu dhahaya wax ha baran markaa wax barashada u socdo abahana kitabka iga turaa markuu turana hoyada wee so qabane wexee dhehee orod wax iso baro
    Ee Shiqow maxaa wyey riyadas
    Iso jawab plz

  • @cabdiqanigiijiye1975
    @cabdiqanigiijiye1975 2 ปีที่แล้ว

    War niyoow illaahay ka baqo oo beenta iyo khuraafaadka umada kala tag orodoo

  • @SiraadCabdilaahi
    @SiraadCabdilaahi ปีที่แล้ว

    Midi ayuu igu dhuftey ninkaas mana aqaani wuxu raby

  • @ArdoBotn
    @ArdoBotn 6 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @MaryanNuur-ht6uj
    @MaryanNuur-ht6uj ปีที่แล้ว

    😅

  • @SiraadCabdilaahi
    @SiraadCabdilaahi ปีที่แล้ว

    Midi ayuu igu dhuftey ninkaas mana aqaani wuxu raby