MARYAN ABUU IYO BIITE YARE HEESRII RAQBADEEY LIVE MUSIC (ALCASAL BAN (SOMALIA NATIONAL THEATRE) 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2022
  • PLEASE LIKE AND SHARE / @faizareaction
  • เพลง

ความคิดเห็น • 113

  • @ahmedwayneofficial8738
    @ahmedwayneofficial8738 2 ปีที่แล้ว +18

    Mashallah faiza Amir production hoosha hasocoto hadalkana hayaraado Maryan abuu iyo biite Waa kabax sateen ee heesaha banaadiriga aan soo celino

    • @zakariaxaaji5043
      @zakariaxaaji5043 2 ปีที่แล้ว +1

      Sas waye axamed weyne wayo anaga wax kaha jika yar well banadire hor mar waye no kordhahay marayan abuu biite yare banadir sow cei hestan waxan jecala fadumiin xamed weyne sow qaad mar lawad

    • @ahmedwayneofficial8738
      @ahmedwayneofficial8738 2 ปีที่แล้ว +1

      @@zakariaxaaji5043 inshallah laakiin waaba leesku heestaa dad aan heesta leheen aaba ku dhegan yaaaaab shib iska dheh

    • @mr.zakariaahmedhassan1314
      @mr.zakariaahmedhassan1314 2 ปีที่แล้ว

      Hore usoco Faiza waa shaqo aan filayay inaan ka qabto xamar wallal soonooley fanka Baadiriga waa arinloo baahanyahay wali soodhiiri gali dhalinta yar ee rabo inaykusoobiiraan fanka guul waalaasheen

    • @gacalofficialvideo113
      @gacalofficialvideo113 2 ปีที่แล้ว

      Ahmed Meesha Waalesku Helay Fadhiga Halaga Kaco

    • @dahabohassan8625
      @dahabohassan8625 2 ปีที่แล้ว

      A oüqß

  • @mahdinuur81
    @mahdinuur81 2 ปีที่แล้ว +9

    RIWAYADII SED MALEH SARIIGLAY
    AYEY KA MID EHEED HEESTAN
    MAHADSANID XUSUUS WACAN

    • @musemuse6648
      @musemuse6648 2 ปีที่แล้ว

      Maryan Nasir yaala qaadi jiray horta heestan?

    • @abdibasirmohamed9650
      @abdibasirmohamed9650 2 ปีที่แล้ว

      @@musemuse6648 waxaan filayaa inuu la qaadi Maxamed Aweys GEEDOW.

  • @dayaxxidig2738
    @dayaxxidig2738 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan filaa halkaan in ay xamar tahay waxaana u jeeda dad nabada jecel allow ino siyaadi. Amin

  • @aydarusmahamed8312
    @aydarusmahamed8312 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc masala qeyr afkiina caano halagu qabto heesta iyo kooxda musikada waa heer.heer sare maqalkeeda laga ma caajisaayo Gaia camireey kooxdaada waa heer sare happy New year 2022

  • @marwo2756
    @marwo2756 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi kuwani xasuus murugteeda wadatey na geliyeen dalkii nabadii iyo national theatre
    sed ma leh sariglay

  • @ciiltire3113
    @ciiltire3113 2 ปีที่แล้ว +3

    Yuusuf bashiir waa fanaan qaran ❤️👍🏿😘💕 from Sweden 🇸🇪

  • @goolis69
    @goolis69 2 ปีที่แล้ว +2

    Maryan Abuu xidigta cusub ee banadiriga wlhi codkii maryan Nasir iyo jida shiikh Bashir baan I soo xasuusisay

  • @xassanaxmad2268
    @xassanaxmad2268 2 ปีที่แล้ว +1

    Odayaasha kataarka garaacayaan waa experience ee wiilasha kale dhalinta ha ino so tababaraan horey u socdo
    Ninka cad reer xamrka ah kitaaarka so ugu raaxaysanaayo cajiib wye wlhi

  • @MunoXabibtiofficial
    @MunoXabibtiofficial หลายเดือนก่อน +1

    Keep going fananiintena 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @musbaxdaofficial677
    @musbaxdaofficial677 2 ปีที่แล้ว +3

    Woooooow caadi maaha keep going walal qaali 👏👏👏👏💕💕👌👌

  • @idiristempo6561
    @idiristempo6561 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alh wax laga qaban karo maleh
    Faiza amir hogamiha you tubeka the
    Queen in the world dadalaa wuu gaaraa
    Horey u soco my sweet hard well done 👏👏👏👏👏👏💞😍🌷🌷🎤👌🎹🎸🎺🏆👌💯🙏🏻

  • @mahadcali5329
    @mahadcali5329 2 ปีที่แล้ว +1

    Woow ahyaa sawto hees iyo bar kl iyo laab Hana cadey form what s up

  • @subiskarabsaar9878
    @subiskarabsaar9878 2 ปีที่แล้ว +1

    Marya abuu piite yare keb going salan sare faiza Amiir horay usocda 🥰🥰🥰

  • @user-oq6iv2my5b
    @user-oq6iv2my5b 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad u qurux badan tahay, Somalia, Yaman baan kaa jeclahay ❤

  • @gacalofficialvideo113
    @gacalofficialvideo113 2 ปีที่แล้ว +1

    Walee Waalesku Yimid Dad Badan Daadka Qaadidoona Hadii Sidaan Lagusii Wado Benadiriga

  • @user-us5ln6qq5i
    @user-us5ln6qq5i 3 หลายเดือนก่อน

    Axsan cud iyo laxan aaleesku dhafay m.a maryan abuu ciso sharaf iyo karamo haj❤❤❤

  • @libanjama4217
    @libanjama4217 2 ปีที่แล้ว

    Wallahi xasuus galey 1989 tiyatarka xamar waxey ahed dad reer magaal waging aabo siyad Allaha unaxaristo

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus Sadmaleh Sariig Laay ahaa Ruwayadii ay ku Jirtay Heestan si fican ay u Qaaden

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalah kuwaan afkey ku hadlayaan af muslim maahan

    • @akn7640
      @akn7640 2 ปีที่แล้ว +1

      Af muslim waaye ee waxan u maleeynayaa inad gaalowdayoo oo afki mulimka kugu adkaaday

    • @superpiiteofficial2712
      @superpiiteofficial2712 2 ปีที่แล้ว +1

      @@akn7640 hhhh sax waye wlhi

  • @abdifitahmjelle82
    @abdifitahmjelle82 2 ปีที่แล้ว

    Sed ma leh sariig laay xusuustii maxamed aweys geedow iyo jjiida sh bashiir koosta

  • @hassanmohamedhassan3829
    @hassanmohamedhassan3829 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh xusus faizo amir waad ku mahadsantahay dadalkaaga

  • @hudahashim3062
    @hudahashim3062 2 ปีที่แล้ว +2

    Jidda shiekh Bashiir xasuusted

  • @user-zn1zx6km1r
    @user-zn1zx6km1r 6 หลายเดือนก่อน

    beesha jareer weynne❤❤❤ biite io m.r abuu🎉🎉🎉🎉

  • @shugriyaasiinali329
    @shugriyaasiinali329 4 หลายเดือนก่อน

    Waberi waan sitaa❤❤❤❤❤❤

  • @bushracadey2319
    @bushracadey2319 2 ปีที่แล้ว +1

    Sidmalaha sariig laay 🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤👍👍👍👍👍❤❤

  • @xariirofficialchannel7852
    @xariirofficialchannel7852 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw caadi ma ahaan my sister

  • @saytuunkamaxamed1719
    @saytuunkamaxamed1719 2 ปีที่แล้ว +2

    Waad kareysi

  • @queenema216
    @queenema216 2 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaw maryan abu waajeclahay heesaheeda

  • @salahbabid55
    @salahbabid55 2 ปีที่แล้ว

    maasha alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah music aan aqaanay waa kanaa mmmmm

  • @faizam523
    @faizam523 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow!They have beautiful voices specially her👍👏👏👏😍👏💖❤💖❤💖❤

  • @cabdiraxmancabdi6152
    @cabdiraxmancabdi6152 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw waxaasaa hamari lahaa

  • @qadarc1
    @qadarc1 2 ปีที่แล้ว +1

    Faiza amiir wlashey aad ayaa umahadsan tahay wlashey runti abaalkaga ma ilaawi doono insha'Allah mar walba mahadcelintaada kama daali Doono 1000 mahadsanid wlashey 🥰🙏✅

  • @talowxuseenoscar7300
    @talowxuseenoscar7300 3 วันที่ผ่านมา

    Faiza Amiir Howsha hasocoto Ee gacmahada kucibadayst9

  • @MmMbm-fe8yn
    @MmMbm-fe8yn 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw♥️♥️

  • @user-qr5og3ot2k
    @user-qr5og3ot2k 7 หลายเดือนก่อน

    faiso amiir waan kusalaamay waankitaageeraaa

  • @ismanomar9397
    @ismanomar9397 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep Going Maryan 💪Abuu

  • @abdullahisahal8369
    @abdullahisahal8369 10 หลายเดือนก่อน

    Waxaa waadi jiray
    Maxamed awees geedoow iyo jida sheekh bashiir

  • @aanuunkacade6049
    @aanuunkacade6049 2 ปีที่แล้ว +1

    Horey usoco waa tagtay heesahaaga jugta lee ha ubadnaato ustaadka waaku salaamaa al casal

  • @yutubsxb6903
    @yutubsxb6903 2 ปีที่แล้ว +1

    Fananin diyaarsan shaqo wacan

  • @shaarkeysrk7770
    @shaarkeysrk7770 2 ปีที่แล้ว +1

    Cajabey cajab xasuuus heesihii banadiriga lakasayey sad maleh sariig laay

  • @Dj.manka1212
    @Dj.manka1212 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow Masha Allah abayo keep going on wall macan 🌹🌹🌹🌹🌹

  • @maryanabuu7657
    @maryanabuu7657 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah

  • @user-dn2om4mz1u
    @user-dn2om4mz1u 6 หลายเดือนก่อน

    Waaw

  • @qadarc1
    @qadarc1 2 ปีที่แล้ว +4

    Walaal waxaan buuxiyay sharuudihii saacada TH-cam kaliya 1k waxyara iga dhiman isoobooqo mahadsanid🙏😍

  • @daadirbestofficial
    @daadirbestofficial 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah hana soo hanuuniyo

  • @saidmohamed5501
    @saidmohamed5501 7 หลายเดือนก่อน

    RUWAAYADII SAD MALEH SARIIGLAAY IYO WAAYO WAAYO

  • @subiskarabsaar9878
    @subiskarabsaar9878 2 ปีที่แล้ว +1

    Rasmi waaye wlhi yaaqay waaah

  • @sihamcadey1345
    @sihamcadey1345 2 ปีที่แล้ว +2

    Wax qawat wanagsan

  • @munac.raxiin7944
    @munac.raxiin7944 2 ปีที่แล้ว +1

    Caadi ma aha

  • @mahadparuno7817
    @mahadparuno7817 2 ปีที่แล้ว +1

    Maryan abuu wanku tageraa

  • @QaasimaxmedMaxamed
    @QaasimaxmedMaxamed 25 วันที่ผ่านมา

    2:55 same 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @mohamedsahal3311
    @mohamedsahal3311 2 ปีที่แล้ว +1

    Faiza mahadsanid

  • @xusnifashionofficial6303
    @xusnifashionofficial6303 2 ปีที่แล้ว +1

    Keeb going faiza amiir

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Ruwayad rafad iyo raxo aheyd

  • @yutubsxb6903
    @yutubsxb6903 2 ปีที่แล้ว +1

    Keb goin faiza amiir

  • @muqtaarawees5017
    @muqtaarawees5017 2 ปีที่แล้ว +2

    ASC
    WALAL QAALI FAIZA AMIIR
    SALAN SARE H CUSUB

    • @qadarc1
      @qadarc1 2 ปีที่แล้ว

      Wcs🙏

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 2 ปีที่แล้ว +3

    Heesihii hore, kuwii dambe iyo kuwa aroos intaba oo BILAA MUSIC ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan 🙏🙏🙏...

    • @superpiiteofficial2712
      @superpiiteofficial2712 2 ปีที่แล้ว

      Music aala raba waayo music la an
      Dhan dhan maleh haku daalin

  • @maxamedxuseenaxmed4306
    @maxamedxuseenaxmed4306 2 ปีที่แล้ว +1

    Sass waaye

  • @MohamedKasimali-ki7ut
    @MohamedKasimali-ki7ut ปีที่แล้ว

    Biite yare kep going

  • @yutubsxb6903
    @yutubsxb6903 2 ปีที่แล้ว +1

    Biite yare iyo Maryan abu caadi maha

  • @abdkarinbakar7039
    @abdkarinbakar7039 2 ปีที่แล้ว +1

    Saaswaaye

  • @singleboy4510
    @singleboy4510 2 ปีที่แล้ว +1

    Heersaro

  • @shugriyaasiinali329
    @shugriyaasiinali329 4 หลายเดือนก่อน

    Faisa amir thank you so much my memory

  • @maxamedyariso621
    @maxamedyariso621 2 ปีที่แล้ว

    SaaS waaye baashala

  • @maxamuudxuseen4912
    @maxamuudxuseen4912 ปีที่แล้ว

    Maxamed awees geedoow vs jida sh bashiir sid maleh

  • @Kabadal
    @Kabadal ปีที่แล้ว +1

    We need this- real voice real music

  • @subiskarabsaar9878
    @subiskarabsaar9878 2 ปีที่แล้ว +1

    Ababababa yaasalaam 😍🥰🥰🥰

  • @cabdullemuxumed8543
    @cabdullemuxumed8543 2 ปีที่แล้ว

    Saas ayaa lagaa dhahaa hees

  • @maxamedcadoow5363
    @maxamedcadoow5363 10 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤

  • @yutubsxb6903
    @yutubsxb6903 2 ปีที่แล้ว

    TALENTI SAANA LADHAHAA

  • @tamilaabdul3090
    @tamilaabdul3090 2 ปีที่แล้ว +9

    Maryan Abuu and this young man Biite Yare are the best of the best🥰🥰🥰🔥🔥🔥❤❤❤👌👌👌👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

    • @SamiroCilmi
      @SamiroCilmi 11 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤

    • @khadiijacalimaxamed4001
      @khadiijacalimaxamed4001 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢6666😢😢😢

  • @cashacabdale6605
    @cashacabdale6605 2 ปีที่แล้ว

    Hory usoco mryn

  • @cumeyroabdulkariim6626
    @cumeyroabdulkariim6626 3 หลายเดือนก่อน

    🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @sihamcadey1345
    @sihamcadey1345 2 ปีที่แล้ว +1

    Karti wacan

  • @qadarc1
    @qadarc1 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah horumar WACAN wlashey faiza amiir Allah Ku xafido 🥰🙏🥳💐🎉

  • @sonkoreycadey1967
    @sonkoreycadey1967 9 หลายเดือนก่อน

    Wooow ❤

  • @allaalla6378
    @allaalla6378 2 ปีที่แล้ว +1

    Wawwww

  • @QaasimaxmedMaxamed
    @QaasimaxmedMaxamed 25 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤🎉🎉😢😢😢ok

  • @AbdiqaniYare-mq1ol
    @AbdiqaniYare-mq1ol 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤3344

  • @abdinorkedie2061
    @abdinorkedie2061 ปีที่แล้ว

    RAFAAD IYO RAAXO

  • @elmancraxiim6728
    @elmancraxiim6728 2 ปีที่แล้ว

    Maryan hore osoco

  • @maxamadshaamboow2403
    @maxamadshaamboow2403 2 ปีที่แล้ว

    💕💕💕👍

  • @user-zn1zx6km1r
    @user-zn1zx6km1r 6 หลายเดือนก่อน

    4:14 4:15

  • @shmsa-ic7zn
    @shmsa-ic7zn ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @daacadmohamed6797
    @daacadmohamed6797 ปีที่แล้ว +2

    AAD BAAN UGA XUMAHAY FAIZO AMIIR SIDA VIDEO AAD CALAABADAADA UGU BAAHISAY WAXAAD UGU TALO GASHAY INAAN LA BAAHIN OO MEDIA YAAL BADAN AYSAN QAADAN GEED AYAAD KU XIRATAY

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW 2 หลายเดือนก่อน

      Waa dhibaato.
      Sidaas daraadeed dad badan ma fiirsan doonaan.

  • @cumeyroabdulkariim6626
    @cumeyroabdulkariim6626 3 หลายเดือนก่อน

    😂wxaan

  • @mosesbasyarahil
    @mosesbasyarahil ปีที่แล้ว

    Ļ

  • @musabsheik4005
    @musabsheik4005 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ho

    • @musabsheik4005
      @musabsheik4005 6 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mukhtarsiciid3932
    @mukhtarsiciid3932 7 หลายเดือนก่อน

    Agni afsomaali.fanbrj

  • @maxamedxuseenaxmed4306
    @maxamedxuseenaxmed4306 2 ปีที่แล้ว

    Heersaro