RAAXO CADAR & SUBER BIITE YARE HEESTII RAFAADKA RAAXA KA DAMBEYSAY :ALCASAL TEAMS SOMALIA NATIONAL T

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ค. 2022
  • Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
    instagram faiza_amir_2019
    snapchat faisa132
    twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
    thanks my
  • เพลง

ความคิดเห็น • 54

  • @MunoXabibtiofficial
    @MunoXabibtiofficial หลายเดือนก่อน +1

    Saas waye dadlagudayan karo fananiin codkara keep going fananiintena🎉🎉🎉

  • @walaalkaacaawijizakalahuqe8408
    @walaalkaacaawijizakalahuqe8408 2 หลายเดือนก่อน +1

    Rabigeeey kii ruumeeyee Iyo rasulkiis rajadiis waa helaa...

  • @daacadmohamed6797
    @daacadmohamed6797 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah Raaxo Cadar Waa Fanaanad Mustaqbal Leh lkn Maryan abuu Codkeedu waa Faaq music waa Ag marsan yahay iyo naaxiyadii horaba??? Waxay ku maxmcaantahay abuu halbej oo heesta iwadwado ku jira ay hit kutahay? Mrka ay leedahay waaxidka ween wax siisma leeeeeh Waan qaatay waana ku qancay anoo dhal fanaan ah aa qiimeeyay

  • @mahadcalimahdi686
    @mahadcalimahdi686 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw yaasalaam fanaanad culus aan caadi ehen thanks raaxo cadar

  • @nickmic3728
    @nickmic3728 2 ปีที่แล้ว +3

    I love you raaxo cadar boqorada Fanka

  • @abdiali8052
    @abdiali8052 ปีที่แล้ว +1

    Isii waayo waayo rafaadka raaxa ka danbeyso xasuus lee ku jiraa ❤️💗❤️👍💜💕💓💗💖

  • @tiger4437
    @tiger4437 2 ปีที่แล้ว +2

    Wayo wayo xasuus💙

  • @subiskarabsaar9878
    @subiskarabsaar9878 2 ปีที่แล้ว +1

    Nooso badiya

  • @hoyomacan3513
    @hoyomacan3513 2 ปีที่แล้ว +2

    Raafad iyo raxo iikarjeeyso ansooxasuustay mantay

    • @hoyomacan3513
      @hoyomacan3513 2 ปีที่แล้ว

      Allah unaxariisto iikar jeesto

  • @faysalcabdi2825
    @faysalcabdi2825 2 ปีที่แล้ว +2

    Iikar jeesto alaha u naxariisto

  • @abdihollandshow2147
    @abdihollandshow2147 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah gabadhaan codkeeda caadi mahan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdifitahmjelle82
    @abdifitahmjelle82 ปีที่แล้ว

    runtii xusuus ayaan galey 1988 dugsiiley anoo ah rafaad iyo raaxo

  • @gulesteyare731
    @gulesteyare731 2 ปีที่แล้ว

    KEEP GOING AXSAABTA

  • @bushracadey2319
    @bushracadey2319 2 ปีที่แล้ว +1

    Rafad iyo raaaaaaaxo👍👍👍👍👍👍❤

  • @mudiali719
    @mudiali719 ปีที่แล้ว

    Faisa Amiir walal video ga music la socdaa xogaa boodbood ku jira dadka waa weyn anoo kale xogaa waa dhibaa camera ineey fadhido codsanaa walal thanks

  • @hawahassanabshir1133
    @hawahassanabshir1133 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc war wa👍🏾👍🏾👍🏾✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @nickmic3728
    @nickmic3728 2 ปีที่แล้ว +2

    Waayo Waayo rug cadaa soo rogaal CELI

  • @Professor4555
    @Professor4555 7 หลายเดือนก่อน

    Ya salaam Muqtaar iidi Ramadan iyo Sahro Dawo codkood wa keenen, 🎉

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo ปีที่แล้ว

    Xasuustiii Sahro Abuukar.Dawo. iyo mukhtaar Ramadan iidi. Ramadan iyo Raaxo ❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏 Maaalmihiii wacnaaa, Salaan Boqortooyo From Seattle Washington

  • @HafsaHassan-qs1up
    @HafsaHassan-qs1up ปีที่แล้ว

    Raaxo cadar yaasalaam fanaanad culus qatara saana

  • @daacadmohamed6797
    @daacadmohamed6797 ปีที่แล้ว

    Faazia amiir Tiktok aan ku baahin lahayn lkn Copy Raight asd ugu ronatay

  • @user-hl6pp9ns1f
    @user-hl6pp9ns1f ปีที่แล้ว

    Wiilkaan waanku wataa fanaan sax

  • @aminaabdirahman5434
    @aminaabdirahman5434 2 ปีที่แล้ว

    Waa barasamadkii

  • @SiidowCabdilaahi
    @SiidowCabdilaahi หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @suadsaid-of5mq
    @suadsaid-of5mq ปีที่แล้ว

    Raaxo cod ma qabto lkn maryan abuu aya kuficaneed heesaha xamariga

  • @saidaahmed3496
    @saidaahmed3496 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 2 ปีที่แล้ว +1

    Wle rafadka raxa ka dmhyso pen mha🤜🤛

  • @move-on1833
    @move-on1833 2 ปีที่แล้ว

    Raaxo cadar❤️❤️

  • @sharmarkeabdi2280
    @sharmarkeabdi2280 2 ปีที่แล้ว +1

    Dacaska.fiiri.abaayo.faisa.kan.surbaanka.tumaaya

    • @sharifaxmed9450
      @sharifaxmed9450 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkkkkkkkkk sharmaarke kkkk

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 2 ปีที่แล้ว

    Xasuus waayo waayo

  • @subiskarabsaar9878
    @subiskarabsaar9878 2 ปีที่แล้ว

    Xamariga🥰🥰

  • @naciimacabdi2344
    @naciimacabdi2344 2 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍👍👍

  • @CadbiIsmacil
    @CadbiIsmacil 6 หลายเดือนก่อน

    Waaw😂😂😂😢

  • @bluestarmedia1343
    @bluestarmedia1343 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤️❤️❤️❤️💯❤️💓❤️💯💓

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 2 ปีที่แล้ว

    Waawv🥰🥰🥰🥰

  • @ibrahimmahmood1005
    @ibrahimmahmood1005 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤thanks Thanks ❤

  • @yutubsxb6903
    @yutubsxb6903 2 ปีที่แล้ว

    VIVA SUPER IYO MARYAN

  • @mohamedomar6591
    @mohamedomar6591 ปีที่แล้ว

    Heestan darted laigu xiri gaare ,wajeer ee dalka kenya.
    Anigo yar oo habeen dhageystay ayan wajeer adnay.
    Marka marwaliba afka waxan kuhaye rafaadka raxaa kadambeyso.
    Marka naag maqaayad leh oo shaah ka cabeynsy ayaa nin askari ah kudhahday wiilashan waa rer Somali. Markas kuniri manihin.

    • @user-rr9is7in3o
      @user-rr9is7in3o 3 หลายเดือนก่อน

      Wajeer kenya kama tirsano wa dhulka ey xooga ku heysato mida kle hadaa dhihi laheydeen somali ba nahay maxey idin dhihi lahayen

  • @AliAhmed-kp1ql
    @AliAhmed-kp1ql 2 ปีที่แล้ว

    ar yarka hesta khadoyo hadow xas lehen ma iguso lemisino

  • @sharmarkeabdi2280
    @sharmarkeabdi2280 2 ปีที่แล้ว

    Faisa dadkaan.u.soo.labis.please

  • @muuseyuusuf2557
    @muuseyuusuf2557 2 ปีที่แล้ว

    🆇🅰🆂🆄🆄🆂 🅷🅾🆁🅴

  • @dabercadehassan2900
    @dabercadehassan2900 2 ปีที่แล้ว

    Waa waagi dadka fixnayeen

  • @najmadaacad8969
    @najmadaacad8969 2 ปีที่แล้ว +1

    Kooxda Waabari qeybta alcasal band miyaa kkkkkkkkk kkkkkk

  • @nawalofficialchannel8023
    @nawalofficialchannel8023 2 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰❤️❤️❤️🥰🥰🥰💐🙏

  • @caliabshirtube4109
    @caliabshirtube4109 2 ปีที่แล้ว

    HEESTAN WAXEEY AHEY RUWAADI RAFAAD IYO RAAXO OO AAKHIRKII LAGA SAMEEYEY FILIM KKKK WAXAAN KU XASUUSTA HEESTAN INAAN UFIIRSADEY SI LIVE AH ( LABADAAN FANAN IYO MUSIKISTA YAASHUBA MA WAA KUFSADEEN HEESTAN ) ISA SAXA HEESAHA HAKU CIYAARINA