SIR-AA’IIL OO SHEEGTAY IIN NET-ANYAHU OO KA BADBAADAY ISKU DIL OO IIRAAN KA DAMBEYSAY

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 56

  • @ZamzamAli-if6ko
    @ZamzamAli-if6ko 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Allahu akbar bakhti idam alle yuhuud

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Ratiga,,qooqan.ee.nataniyaahu..maalinubuu.jabayaa.inshaAlaah

  • @FeysalA.Mahamud
    @FeysalA.Mahamud 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Allow natanyahu iyo 2da nin oo xagjirka ah jebbi oo uga aargud geesigii yaxye sinwaar . Allow cajaa ibta awoodaada na tusi si ay indhaheenna ugu doogsadaan arrinkaas. Amiin YAA ALLAH.

  • @GarbaciiseTV
    @GarbaciiseTV 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    #Asc
    #SALAN
    #SARE
    #SXB
    #HBN
    #ONLINE
    #MOWLID
    #HAJI
    #ABDI

  • @maxamedshariif8191
    @maxamedshariif8191 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Nin sigtey ma noolo , u badi in mar dhaw la cuni doono N-tanyahu , Nasiibkiisa !!!!

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    illaahoow jabi yuhuuda yaarabi

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Mowliid warka Yuhudda ee lagu eedenayo Iiraan in iyada soo Abaabushay waa beyn,Aniga ayaa kuleh Ntiyanyu Bin khafir kuwa xasuqay matida falastine marna ma bad baadayaan.

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 22 นาทีที่ผ่านมา

    Hbn asalaamacaleykum masha alaah

  • @Nimcoalimahdi
    @Nimcoalimahdi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Rabi hau gar garo reer falastiin

    • @Mahamoutt
      @Mahamoutt ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Nimcoalimahdi aamin ya rappi

  • @AbdiramanAhmed-ue1ig
    @AbdiramanAhmed-ue1ig 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Asc asxaabta

  • @ZeinabHashi-m9z
    @ZeinabHashi-m9z 43 นาทีที่ผ่านมา

    Alahu Akbar Alahu AKbar
    Ilahayow ree falastiin dulmiga kadulqaad
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin🤲🤲🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇵🇸🤲🇸🇴🇸🇴🤲🤲🇸🇴🇸🇴🤲🇵🇸🤲🇸🇴🤲

  • @jirdealiali3965
    @jirdealiali3965 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Idheda aad bixinaysaan ee wadankan joojiya. Dhulkeenan dhisanaynaa.

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @indhacadegurayare3293
    @indhacadegurayare3293 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha.Alaah.xisbulaah.hadalka.xayfa.hakadhabeeyeen.dhulkana.hadhigeen.dhamaan.magaalada.xayfa

  • @mohamedducaysane8060
    @mohamedducaysane8060 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Maydilaan yahuudkan

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Imisa.ayey.nagadileen.sahnuniyada.ninba
    Markiisa...Iiraan.ilaahoow.uhiili.maheeyno.dad.noool.oo.difaaca.muqamada

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Difaaci castigated ahaa ee maraykan saw fashilmin

  • @SeynabMuxudiin-xx6oh
    @SeynabMuxudiin-xx6oh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul

  • @HaddiDima
    @HaddiDima 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤ 3:51

  • @FarxiyoNuur-mn4vi
    @FarxiyoNuur-mn4vi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Asc

    • @SundusMahamed-s5z
      @SundusMahamed-s5z ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Insha Allah malmahasoosocod madax da sare iyo saraakiil ciidanbo dhagta dhiiga waaloodari doinaa

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ALA MAXAA DAD FASHILMI HAYAAA MAREYKANOW MEESHAN ALLAH BAA WAX KA WADAAYE ISKA JOOGTEED HAKU FASHILMINE THAAD AYAAN GEEYE IYO HAWADA WAXBA MASO GALI KARAAN IYO

  • @FeysalA.Mahamud
    @FeysalA.Mahamud ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Mowliid wan idin salaamaya. Waan ku faraxsannahay sida wanaagsan ee aad noogu soo tebisaan wararka saxada ah ee dunida kadhacaya adiga iyo M.M.CADDE .
    Waxaan ALLEE ka baryeynaa inuu dhibaatada heysata walaalaheyn muslimiinta ee reer falastiin iyo reer libnaan ka dulqasdo, Idinka umadda u sheega in loo duceeyo duco qalbiga ka soo go' day, si aad idinkana ajar uga heshaan.

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kani jarmal maaha lkn waa yuhuudi

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka falastin iyo Lubnan Yaxyaa Sinwaar Allaha u naxaristo Mujaahidita Xamaass Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا اهل غزة اللهم عليك اليهود الظالمين واعوانهم

  • @AbdulkadirAhmed-y3q
    @AbdulkadirAhmed-y3q 56 นาทีที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @HasankhadirmuhumadAhmad
    @HasankhadirmuhumadAhmad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc mowlud aya waxkunoqday guriga dofarkaa nososhega wax an kufaraxno

  • @maxamedharaaye2220
    @maxamedharaaye2220 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Abu cubeyda Haa lagubadalo yaxya sinwaar

    • @ceelocadhays5593
      @ceelocadhays5593 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hadalkuu kufiicanyahy isagu meeshiisaa hajoogo inshallah

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 23 นาทีที่ผ่านมา

    Aan uduceyno walalkeen sinwaar allaha unaxariisto mujaahid sinwar

  • @OsmanIbraahim
    @OsmanIbraahim ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yahuuda alle hajabiyo sheydaamiinta

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 30 นาทีที่ผ่านมา

    Waxaan tarsi udiragaa yaxe si nwaar waxaanleeyahey ilaahey balkiisa poban ha inkububadalowaxay natuseysaa geeridu xaq iney😊😊

  • @abukarshiikh8760
    @abukarshiikh8760 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umumanalarte7688
    @umumanalarte7688 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madax isku sheega ku kulmay jarmalka. Waa keliya shimbirayohow heesa iska heesa Ilaahey halaagiina hasoo dedejiyo

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thaaad wax ma ka celi kartaa?

  • @MaxamedBadri-kb7tf
    @MaxamedBadri-kb7tf 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allahayaw Rabbiyaw kaqabbo Umada muslimiinta ah EE ay Xasuuqa Dilka barakaca iyo burburinta Duqeeymaha joogtada ah KU hayaan ururka Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil EE u hogaamiyaha Caddawga Diinta islaamka EE Benjamin Netanyahu Iyo dhamaan Xulufadiisa illaahay ha ka Qabto Umada muslimiinta illaahay ha Jabbiyo Caddawga Diinta islaamka
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @jkk5560
    @jkk5560 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxan rabay inan ogado maxad si kalae ugu qortan magaca jahuda wadan koda iyo ninka u madax da ah magacisa idacadaha kale walagu qora waliba ayago english ah maxad idinka kaliya ladin ku beg sada youtube yadina ta noshega

  • @jaamaccabdiraxmaan1218
    @jaamaccabdiraxmaan1218 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAQTIGISA AYAAN LA GAARIN

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ilahey amarki maxa ka qaldan war xita dadka re falastin afka wad ugu hilin weysey isma sarna xashalilah waxan umad celineyna tv horufadhi tv xogta shiine iwm

  • @AadanAxmed-o1p
    @AadanAxmed-o1p 29 นาทีที่ผ่านมา

    Allah haguuleeyo falastin lugnan yamen iraan Allahayow guulee 😂😂😂Allah hajabiyo cadawga sahnooniyada 😂😂😂😂

  • @abdiyare6794
    @abdiyare6794 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaan la ilobin inta dil ay gesatay srael madaxda u gesteen dhoor mar ayay isku dayeen in ay dilaan wa ka badbaden tokadan wa natanyahu wa la cabirtay marka labad ama marka 3 xaad wa la cuna odayga

  • @husseinAli-jz7kl
    @husseinAli-jz7kl 58 นาทีที่ผ่านมา

    Af somaliga saxda ah waa dab ayaa ka holcaaya ama dab ayaa kabaxaya ee maaha dab ayaa ka qaxmaya qaxid waa dadka qaxaya

  • @BintoAli-v6g
    @BintoAli-v6g ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Uyhudu wamidgo wuxusha birimagey Dada umbey begsataan

  • @SadiiqYuusuf-m2b
    @SadiiqYuusuf-m2b 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qof geeri yaqiinsan geerida kanabaqo xamaasna dhamaantood in ay taayaqiisanyihiinban filayaa oo ay waliba nolosha geerida kajecelyihiin lagamana gulaysan karo inta uu nolyahay qof iyaga kamid ah ILAAHAY hau naxaristo muslininta cadawgodana hajabiyo

  • @abdiyare6794
    @abdiyare6794 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadad maqasho jahaad kii saxda janada lagu galayay qaza ayuu yala

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yuhuud yaan lanagu cabsiin waayo yuhuudi waxba maaha waxay ahaayeen dad weligoodba la gumaysto adoonsado sida fircoon reer faaris roomankii muslimiinta iwm

  • @FatoumaIlmi
    @FatoumaIlmi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alle reer galbedka umada muslmka haka qabto

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul

  • @AbdulkadirAhmed-y3q
    @AbdulkadirAhmed-y3q ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤