axmed biif

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @karaamafarah5116
    @karaamafarah5116 หลายเดือนก่อน +27

    Waqtigu waa 8:25pm habeenimo 12/16/24 waxaan joogaa New York gaar ahan SYRACUSE waqtigu waa baraf iyo qabow cidlo iyo baraf marka ay isku kaa helaan waqtiga waxaa isku dhaafineesaa Ahmed biif what a legend heestan sidoo kale waa childhood memory waxan daawan jiray barnaamij lagu soo dayn jjiray 2010 meeshan insha allh waxan dib u soo booqon doonaa 2040🥰❤️

    • @AxmedDhucul
      @AxmedDhucul หลายเดือนก่อน +1

      17/12/2024 waa 6:26pm jooga Mogadishu l.a ilaa 2050 hadan noolahay waa usoo laaban doonaa 😢❤

    • @iam.legendar
      @iam.legendar หลายเดือนก่อน

      Magalo laga qadeeyo baad joogta aabo👏🏻👏🏻

    • @karaamafarah5116
      @karaamafarah5116 12 วันที่ผ่านมา

      @@iam.legendarAad u weyn wllka ❤️

    • @karaamafarah5116
      @karaamafarah5116 12 วันที่ผ่านมา

      @AxmedDhuculinsha Allah brother 😂❤

    • @MaxamedCumar-f5u
      @MaxamedCumar-f5u 3 วันที่ผ่านมา +1

      kalay markale so booqo 2025 😂

  • @SareyFarah
    @SareyFarah ปีที่แล้ว +37

    Al-fanaan ❤Ahmed Biif❤
    One of the most popular singers in Somalia 🇸🇴 What was a legend👏😊
    I'M listening this after 14 years later 10 /01/2024❤Wednesday morning❤10:13Am❤

    • @saadiqjaamac
      @saadiqjaamac ปีที่แล้ว +5

      Aniga kula dhageysanayo maanta kwrn?

    • @AsadYare-k2w
      @AsadYare-k2w 23 วันที่ผ่านมา

      ​@@saadiqjaamac iyo Aniga hada szb😂

  • @Ismail-somali
    @Ismail-somali 9 หลายเดือนก่อน +145

    Xasuusey Aabaha was😢 Bal ka waran sannadahan iska ordaya maanta waa 2024 shalyna oo ahyd 2008 wxan ku dhagysanaynay Memory-2GB ah
    Maxaan maalmo qurux badan oon dib usoo laabanayn soo marnay.
    Dhalinyaradii aan isku wakhtiga ahyn qaarkood waa mayti Alle ha uraxmadee😢 qaarna qurbo joog iyo qaar wadankii jooga by noqdeen.
    Nabad ahaada dhamaan jiilkii aan isku wakhtiga ahyn.❤😔

    • @Muhamad.Amin26.
      @Muhamad.Amin26. 7 หลายเดือนก่อน +10

      Ss wye garaad aduuna iska saas ah asi dhanba wa 2beri dadka uunba uheesta wax dheer old is gold waqtigi hore maalmo wcn bey ahayen👏🤍

    • @Hassan_Turki
      @Hassan_Turki 7 หลายเดือนก่อน +9

      Sxb wakhtiga iyo cimrigu waa ordayan 🏃‍♂️

    • @Farxadiluntey
      @Farxadiluntey 5 หลายเดือนก่อน +3

      Hada Adi duqma noqotey from jilka hada 😂

    • @ShumacCqadir
      @ShumacCqadir 5 หลายเดือนก่อน +3

      Musalsalka xiligey ku so gali jirtay 2008 mee ehed😢

    • @Muhamad.Amin26.
      @Muhamad.Amin26. 5 หลายเดือนก่อน +2

      @@ShumacCqadir haa meelahas wye bayo waqtigii shiiq shariif

  • @canguliidle6738
    @canguliidle6738 10 หลายเดือนก่อน +103

    Hadad aqrinayso qoralka😢waxan kuleyahay noloshu kuma xumayso 😢bayo iyo bowe😢an usolabto hesta 😢 gabar an jeclaa bare hore 2010😢lkn😢wan kugul daraytay inantaas 😢 qurbaha 😢 ayay aday😢 lkn magaranayo mel aykunoshahay hada😢 ani waxan jogaa nayrobi 😢 sacadu waa 4.52 habenimo 😢2024 like haila dhafin😢😢😢

    • @HamzeMahad34
      @HamzeMahad34 2 หลายเดือนก่อน

      Hye zxp mcn😢

    • @AxmedDhucul
      @AxmedDhucul หลายเดือนก่อน

      😭😭

  • @muhudinabukar7073
    @muhudinabukar7073 3 ปีที่แล้ว +253

    Heestaan xasuus wlaahi 1/1/2022 ayaa dhageesani hayaa waqti tagay sooma laabto Ax Axmed biif lagend Always lagend heestaan daawashadeeda iskama dhaafi kari wlaahi hadaa iga dambeeso is muuji please❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥺👏

    • @user-fi1gf4oy5q
      @user-fi1gf4oy5q 3 ปีที่แล้ว +2

      27/1/2022
      Galab khamiis ah dhageysanaya hayaa
      Xasuus 🥰❤💉

    • @mssdimple925
      @mssdimple925 2 ปีที่แล้ว

      Fb bakga so tagay intana ma ila timi kkk😂😂

    • @salmancade8014
      @salmancade8014 2 ปีที่แล้ว

      25,3,2022 galab jimco xasuus

    • @muhudinabukar7073
      @muhudinabukar7073 2 ปีที่แล้ว

      @@mssdimple925 oo adiina inta yaa ku keenay lkn

    • @mssdimple925
      @mssdimple925 2 ปีที่แล้ว

      @@muhudinabukar7073 shankarow meela jogin malahn😂

  • @fareiy222
    @fareiy222 2 ปีที่แล้ว +239

    Wxaan dib Uso Booqday Caruurnimadeydii
    Adgan Arkayana Inad Ila Mid Tahy Rajeynaa *LEGENDARY* 🥰🤟🏼
    Musalsalkii Caanka Ahaa Ee Barbara😄👊🏼

  • @momoney7477
    @momoney7477 2 ปีที่แล้ว +105

    Gabadhyahay qudhaadaan
    Qarnigan calmadayee
    Gabadhyahay qudhaadaan
    Qarnigan calmadayee
    Qadarinaa kalgacalkiyo
    Qiimahaan kuu qaboo
    Qadarinaa kalgacalkiyo
    Qiimahaan kuu qaboo
    Quruxdaadu gacalooy gacalooy
    Wey ii qiiro galisayee
    Quruxdaadu gacalooy gacalooy
    Wey ii qiiro galisayee
    Qeyrkaana kuu qiree
    Inaad qiimo Dheer tahay
    Inaad qiimo Dheer tahay
    Qeyrkaana kuu qiree
    Inaad qiimo Dheer tahay
    Inaad qiimo Dheer tahay
    Qadawgii nugaaliyo Ubaxii qarqoodey
    Naftuu kuu qushuucdayee
    Ila qeybso caashaqa Ila qeybso caashaqa
    Ila qeybso caashaqa Ila qeybso caashaqa
    Qalanjadii hablaha iyo
    Qorax soo baxdaa tahay
    Qalanjadii hablaha iyo
    Qorax soo baxdaa tahay
    Dumar qiimaheediyo
    Qurayshtoodi baad tahay
    Dumar qiimaheediyo
    Qurayshtoodi baad tahay
    Qaalidii haweekaay haweenkaay
    Dareenkaygii qaadayeee
    Qaalidii haweekaay haweenkaay
    Dareenkaygii qaadayeee
    Qaraabaad I galisayee
    Qalbigaad ku qoran tahay
    Qalbigaad ku qoran tahay
    Qaraabaad I galisayee
    Qalbigaad ku qoran tahay
    Qalbigaad ku qoran tahay
    Qadawgii nugaaliyo Ubaxii qarqoodey
    Naftuu kuu qushuucdayee
    Ila qeybso caashaqa Ila qeybso caashaqa
    Ila qeybso caashaqa Ila qeybso caashaqa

  • @SOMALi_SLOWED
    @SOMALi_SLOWED 11 หลายเดือนก่อน +58

    Heestan 2009 nin soo jabay ayuun baa fahmi kara wllhi wakhti xiiso lahaa curad iga wayn ayaa noo joogay maantana meel uu ku danbeeyo ma garanayo wakhtigu uu cararayaaa shalay ayay ahayd subcribe ha ila dhafin😢

    • @Catikahassan
      @Catikahassan 9 หลายเดือนก่อน

      Alle ha soo dhaweeyo wll

    • @IsraNadif
      @IsraNadif 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@Catikahassaneeeeeeeeee I love it when people say this

    • @SalebanMohamed-hi3nw
      @SalebanMohamed-hi3nw 9 หลายเดือนก่อน +1

      😢

    • @SamiiroYaasiin
      @SamiiroYaasiin 8 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢

    • @cnaasirkooraar8104
      @cnaasirkooraar8104 27 วันที่ผ่านมา

      Haa wlh

  • @Hassan_Turki
    @Hassan_Turki 2 ปีที่แล้ว +285

    Its march 2022 lets see how many legends are listening to this master piece✌️🇸🇴🇹🇷

    • @ibbe7082
      @ibbe7082 2 ปีที่แล้ว +7

      Turki bad kuwalatay. Calankooda melkasto maxa ugu so comment garena

    • @Hassan_Turki
      @Hassan_Turki 2 ปีที่แล้ว +9

      @@ibbe7082 maxa ka quseya sharfey😀

    • @mawai6119
      @mawai6119 2 ปีที่แล้ว +3

      😥😥 heestan waa hees wale 9 sano kadib baa manta dawanaya

    • @halyeygabadhisa410
      @halyeygabadhisa410 2 ปีที่แล้ว +3

      Replying even after 2 m after Ur comment being even more legend 🥰❤️

    • @IlwaadAbdurashiid4631
      @IlwaadAbdurashiid4631 2 ปีที่แล้ว +3

      @@Hassan_Turki Hassan Soomali wax ka Quruxon ma jirto war dee soomali baa tahay soomalinimadada ku faaan 🥵

  • @nasrudiinabdurahman4758
    @nasrudiinabdurahman4758 2 ปีที่แล้ว +266

    It’s January 2023 let’s see how many legends are listening to this master peace ✌🏻🇸🇴🇨🇦

  • @AyuubIsmail-mz5kk
    @AyuubIsmail-mz5kk ปีที่แล้ว +11

    Ila qeybso caashaqa my queen 👸Alle ha inaga dhigo kuwii jecelkooda guuleysta jecellka aan kuu qabo maalinba maalin ka dambeyso wuu igu sii siyaadaa 18/6/2023

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 10 หลายเดือนก่อน +13

    Ala muxu wakhtigu ordayaa😭Hestan waxan ku xusuustaa Musasalkii Barbara santana & Andres waxad moodaa inan xiligaas joogo xusuus ahaan Wakhtigii hore Qiimo badnaa 2009😭❤

  • @AmirAdnaan9
    @AmirAdnaan9 2 ปีที่แล้ว +56

    12years later if you're watching and listening you are a legend ..

  • @shirealpha5235
    @shirealpha5235 2 ปีที่แล้ว +29

    2008 memorise Ber bera santana xilliga qadada kadib.😥😥 xilligaa dadkii ciyaalka xaafada ahaa oo shukaansiga leysagu faani jiray. wlhi waqti wcan banu soo marnay😥 Xasuus aan la iloobi karin. "ila qeybso caashaqa" ♥️🙏

    • @fuaadnuur2621
      @fuaadnuur2621 2 ปีที่แล้ว +3

      ad io ad reer berbera waa idin salamay from mogdisho cadey

    • @shimbirka.
      @shimbirka. 2 ปีที่แล้ว +4

      Duhurka Kusoo Celin Ayaad Daawan Jirty Bro Caruurnimo Mcaan Xasuus Aan La Ilawi Krin Berbra Andre's.😀❤️

    • @Dhabarweyne
      @Dhabarweyne ปีที่แล้ว +3

      @@shimbirka. Duhurki niyow seexda mala dhihi jiray habenki bey rooneyd😂😂😂😂

    • @RahmamuhumedMuhumed
      @RahmamuhumedMuhumed 7 หลายเดือนก่อน +1

      Xasus dher ban galay ❤

  • @ubdywahidosmanaliweydow3224
    @ubdywahidosmanaliweydow3224 ปีที่แล้ว +212

    Who still watching january 2024😂

    • @Kamil-tf5mc
      @Kamil-tf5mc 9 หลายเดือนก่อน +7

      April 10, Eid Mubarak.

    • @mawlidmaxamed9386
      @mawlidmaxamed9386 9 หลายเดือนก่อน +1

      Me Apr 11 2024❤

    • @shadowflims
      @shadowflims 9 หลายเดือนก่อน

      Yeah ❤

    • @MaxamudIsiibo
      @MaxamudIsiibo 9 หลายเดือนก่อน +2

      13 April 2024😂

    • @mohameth5174
      @mohameth5174 9 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@MaxamudIsiibosame 13April 2024😢😢

  • @farhandreamboy2351
    @farhandreamboy2351 ปีที่แล้ว +38

    2010 waaye xasuus waxaadba mooda inaan hada 2010 joogo sida aan u milicsanaayo waqtigii wacanaa ee tagay sxbeky abdi qani ayaan soo xasuusanaaya iyo asxaab kale oo badan inta hal meel leysigu yimaado ayaan waqtiga si wadajir ah u wada qaadan jirnay goobtu waa siinka dheer waana qaxii markii la qaxay ee ceelasha biyaha loo qaxay xasuusaha qaar sida aad ku ilaawdo wey adagtahay waqtigii tagayoo salaama maantay asxaabti familkii halka guri ku wada noola qof walbo meel ayuu ka dhacay waa la kala tagay waana la koray ❤️😓

  • @cabdiwahaabshiikhcumar7622
    @cabdiwahaabshiikhcumar7622 22 วันที่ผ่านมา +3

    2025 waxaa ka dhiman 1 maalim waqtiga tagayoow salama 😢🙏

  • @horseedmedia3333
    @horseedmedia3333 2 ปีที่แล้ว +90

    Old songs always are like a diamond . the first time that I listen was 2009 and still iam listining 17.02.2022.
    Ila qaybso caashaqa........

  • @NasirHaji10
    @NasirHaji10 ปีที่แล้ว +17

    While Ahmed Daaci is praying and back to the right path I’m here still rocking this song may Allah bless us all ❤

  • @cabdirashidcawilcabdulahi208
    @cabdirashidcawilcabdulahi208 3 ปีที่แล้ว +38

    Waw heestas xasuus wayn aye igu leedahy 💥💥
    Waxa ku so gali jiray film ay dawan jireyn cunuga xfda ugu yar iyo qofka ugu wayn
    Xasuus wlhi 2009 guricel horncable tv
    Waxan dhageysanaya kaligey 😊😊
    Subxnimo khamiis tarkhiiduna tahy 16/12/2021 💥💥
    Saacaduna tahy 6:20am
    Hees xasuus wayn igu leh
    Iyo axmed oo fanka ka baxay 🙏👍

    • @waalasoodhacay7091
      @waalasoodhacay7091 3 ปีที่แล้ว

      Zxp ana duhurkii

    • @yahyaolad
      @yahyaolad 2 ปีที่แล้ว

      @@waalasoodhacay7091 duhurkii waa ku celiskii habiinkii 08:00 fiidkii beey aheyd .
      Halkaan ka hadleeno carrurta sanadkaan wax ka garan meydo🤣

    • @abdulkadirainab8098
      @abdulkadirainab8098 2 ปีที่แล้ว

      Sxb ree guriel waan.wada nahay inkastoo.aana filimkaan.daawan o caasi iyo nuura kala.qabsaday anigu guriel.xagee kajoogi jittay

    • @AbdalleBeer-Hooyo
      @AbdalleBeer-Hooyo 2 ปีที่แล้ว

      Fimlkii barbera

    • @cabdixakinmaxmed848
      @cabdixakinmaxmed848 2 ปีที่แล้ว

      Nio rer gurcel asala ana ah lph

  • @Malapo22__
    @Malapo22__ ปีที่แล้ว +15

    Alla axmed biifow miyaan kudayn karaabaa adoo shiikh noqday xitaa illhy hay cafiyo yaa 2023 dhamadkiisa soo booqday meeshan❤❤❤

    • @kaynaanimuuse6767
      @kaynaanimuuse6767 ปีที่แล้ว

      Heestan ayaa mid aad u jeclahay dhagaysigeedana kamaba daaalo wlhi ❤

  • @cabdishakuurmaxamuud5365
    @cabdishakuurmaxamuud5365 3 ปีที่แล้ว +27

    Axmed biif iga raali noqo xasuus isoo qabatay saas darteed u dhageysanooyaa 2021 🥵🥵🥵🥵🥵🥵

  • @Cuddoon30
    @Cuddoon30 3 ปีที่แล้ว +85

    Xasuusihii Hore io Filimkii Berbera io Andress 😭❤

  • @sarkaalka12
    @sarkaalka12 2 ปีที่แล้ว +10

    Heestan 2009kii markii ay soo baxday anigoo CEERIGAABO jooga ayaa waxa dhagaysan jiray Eedaday iyo hablo kale oo jaarka ahaa anigo 10 sanno jir ah waan xasuustaa wlhi TV markay kasoo gasho ayaa lasoo wada yaaci jiray
    Wakhti tagayoow salaama😭😭 reer Ceerigaabo is muujiya

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.499 11 หลายเดือนก่อน +4

    14y leter heestan waqtigaan dhageysan jiray mobil xitta ma lahayn waxaan sugi jiray 📺 inttay kaso galeeyso Ahmett bii'f the legend ❤ .

  • @manowali6110
    @manowali6110 3 ปีที่แล้ว +12

    Heestan legends le faxmi karaan....2010...ayn dageysan jire...lkn hada wuuka towbad keene heesaxa...always legend....2021maanta October 31 maalin ahad eh hasuus🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @omaribnuyusuf1275
    @omaribnuyusuf1275 3 ปีที่แล้ว +37

    Xasuus..... 2009.......Hada Ayan wali dhagaysanayaa....... 01/October /2021... Friday.... 11:30 am ......from Bosaso Bari Somalia 👌👌👌👌👌

    • @ilyasmohamed5899
      @ilyasmohamed5899 3 ปีที่แล้ว +3

      Aniga 2009 ilaa hada 1/November/2021 Monday... 6:31pm
      From Mugadishu Somalia

    • @abdihakimmfarole5750
      @abdihakimmfarole5750 3 ปีที่แล้ว +1

      xasuus.... 2009.... hada (06-12-2021) mon--09:02pm frm malaysia

  • @AbdiqaadirShaafici
    @AbdiqaadirShaafici หลายเดือนก่อน +2

    2025 waxaa ka dhiman 19 maal mood waqtiga tagayoow salaama 😢

  • @naimaflower6857
    @naimaflower6857 3 ปีที่แล้ว +71

    Old is gold ♥️
    New year 2022

  • @athnanmohyathinahmeth
    @athnanmohyathinahmeth 5 วันที่ผ่านมา +2

    Who still watching January 2025😂❤

  • @Mustaqbal-Tv
    @Mustaqbal-Tv ปีที่แล้ว +3

    Waxaan hubaa in aad heestaan xasuusta leh Dib uso booqan doonto 🤗 Hada iga danbayso Like Dhac ku sii 👍😁

  • @maxamedjeego4853
    @maxamedjeego4853 2 ปีที่แล้ว +4

    Heestan wxan ku bilabay musalki u horeyay en dawado berbara santana film ad u qali ah bu ahaa 2008 Ana wan dhamaystay inkastoon shekda aqoon yaraa hadana qalbi ban lahaa wayo wayo from Cyprus 🇨🇾

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 2 ปีที่แล้ว +27

    Childhood memories🤸‍♂️🥺❤
    Musalsalkii Barbara Santana📺🥰
    Waxaan dib u dhagaysanayaa caawa oo habeen Talaado ah taariikhduna tahay,
    Tue, 13/Sep/2022 12:13 AM habeenimo.
    13 Sanno ay channelka ku jirto,
    689K Views, 4.6K likes👍 bay mareysaa heestaan cajiibka ah xiligaan.

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 ปีที่แล้ว +8

    waxaan Joogay Qabridahar Soomaali Galbeed Waxay ahayd 2008 2009 waxaan Daawan Jiray Musal sal Barara Caan ahaa Xiligaa Habeenkaan Daawanin iima ahayn My childhood😢😮maanta se waa 26 /7/2023 iyo Nairobi 😲Cimri dheer caafimaad Iyo Cibaado suuban Ku waara

    • @AbdiraxiiAxmed
      @AbdiraxiiAxmed 2 หลายเดือนก่อน

      Anaa reer qabridahar zxp oo dhagaysanya

  • @khadure7926
    @khadure7926 3 ปีที่แล้ว +100

    Back to old days😢❤️🔥

  • @bahjacali7063
    @bahjacali7063 2 ปีที่แล้ว +10

    Hada dhageysanaya heesta heeso waa kuwii hore wlhie 🥰💗💗❤

  • @murtidhawr01
    @murtidhawr01 3 ปีที่แล้ว +74

    Reer musal sal heestaan aad bay u xasuustan filmkii Barbara santaana 😀 dib u celi xasuusta waayadaas soow ma wacnayn 😘 soow Kama roonayn waqtiga hadda waqti qurux badan buu ahaa

  • @najajunior3084
    @najajunior3084 10 หลายเดือนก่อน +2

    It is February 2024 let's see how many legends are still listening to this master peace ✌️

  • @ahmedkunciil1104
    @ahmedkunciil1104 หลายเดือนก่อน +5

    Who is in 2025 ✊️

  • @CabdiShakuur-oe9bx
    @CabdiShakuur-oe9bx 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aduunyo waa tana waa aduun macaankii ka soo laasanay la jooga waayo waayo LEGENDARY bes fahmaya heestan xasuus filimkii barbara santara 2009 dadka isku meel ku wada daawan jirny ku wada ciyari jirny ku wada shekesan jirny qaar dhinty alla ya raxma qaar nool oo dunida daafaheda ku nool qaar dalkii hooyo qaar saudi america europe kla galeen waxan leyahy zxiipaday waqti fiican soo wada qadany inta idiin harsan farxad raryrayn io nolol qurux badan idiin rajeena ana hada waxa idinka soo salaama wadanka maraykanka ee magaalada washintong nolosha ha idiin wacnaato❤

  • @Kinglamzo21
    @Kinglamzo21 29 วันที่ผ่านมา +3

    Who is watching 2025 😂

    • @mustearab2233
      @mustearab2233 23 วันที่ผ่านมา +1

      Today 30/12/2024

  • @QaasimCakood
    @QaasimCakood วันที่ผ่านมา

    Waayo waayo xasuus alla maxa aduunyo mcn soo maranay allow Somalia nabad noga dhiig aamiin musalsalki barbara xasuus mcn leh😢😢

  • @maymuuncabdahi147
    @maymuuncabdahi147 2 ปีที่แล้ว +17

    Ahmed biif codkiisa waan kuraaxaystaa 🥺🌹
    Habeen khamiis so galayso saacadduna tahay 2:8 baan dhar ku feeraynaya wallahi macan way dhaaftay.✌️❤️
    Is muuji hadaad iga dambayso😊❤️

    • @اللهاكبر-ب6ص7ك
      @اللهاكبر-ب6ص7ك 2 ปีที่แล้ว

      Xaas maa tahay mise waad madax banaantahay

    • @luqmanali8584
      @luqmanali8584 2 ปีที่แล้ว

      18 /7/202 anoo rootii iyo isleys jiis cunaayo ayaan qoraalkaan soo qoray kuna raaxeysanaayo heesta oo sameecad weyn iika daaran cajiip🤔

    • @yaxyeshiiq5070
      @yaxyeshiiq5070 ปีที่แล้ว

      @@luqmanali8584 ana 2023 ayan ku arkay

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana หลายเดือนก่อน +2

    15 sano kadib hadaad daawanaysid waad Legend dhaaftaye Like isku muuji👍😂
    Team Ber bera santana aaway😂7 December 2024😢15:50❤ 2025😅👍

  • @dahirabiib2886
    @dahirabiib2886 3 ปีที่แล้ว +32

    Hees xasuusmudan iyo filimkii berbera santaan iyo Andaras kostimaanti iyo koobiyoos santanaas toomaasiito ❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭2021 /8 /12

    • @MohamedAhmed-ps2gd
      @MohamedAhmed-ps2gd 3 ปีที่แล้ว +2

      Xuuus 🤣🤣barbara santaana

    • @nimcoheegoofficial8846
      @nimcoheegoofficial8846 3 ปีที่แล้ว +1

      Mikiyeela kkkkkk wlhii filin cajiibu ahaa yaraanti ayaa lay bixiyay mikiyeela oo laygaga xarabaysan jiray maba ilaawo filinkaa

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 3 ปีที่แล้ว +1

      kkkkk wlhi xusus lafihi hore tahay

    • @ilyasmohamed5899
      @ilyasmohamed5899 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi Xasuus wax badan wad Daawatay Filmka Tomasiito hda shegtay

  • @farxaandaahircali5806
    @farxaandaahircali5806 3 ปีที่แล้ว +25

    Kaliya lagend lee fahmo heesta wlhi waqti bey ahayd

    • @mariaabduqadirmaxamed434
      @mariaabduqadirmaxamed434 3 ปีที่แล้ว +3

      Hal maalin kadib waan kusalamaya zxb kk

    • @sharuulafole5216
      @sharuulafole5216 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mariaabduqadirmaxamed434 5 maalin kadib waan ku saLaamayaa wll adigana🙏😂

    • @mariaabduqadirmaxamed434
      @mariaabduqadirmaxamed434 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sharuulafole5216 jawi aad uqurux bdn aniga kujira ayaa kaaqaaday wll qli 🌹♥️💕✨

    • @sharuulafole5216
      @sharuulafole5216 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mariaabduqadirmaxamed434 wll allaha ku Barakeeyo aduun io aakhiraba

    • @farxaandaahircali5806
      @farxaandaahircali5806 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mariaabduqadirmaxamed434 mariA 2week kadib waan kaa qade queen

  • @hal-abuurdhajacjimcaale5590
    @hal-abuurdhajacjimcaale5590 3 ปีที่แล้ว +72

    Heeskaan markay soo baxday hadaad maqli jirtay, walina aad single tahay sideyda oo kale, go'day oo ilaahay baad leedahay wacadalla.😂😂

    • @deeqaluula2958
      @deeqaluula2958 3 ปีที่แล้ว +2

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @jaabirbtc5735
      @jaabirbtc5735 3 ปีที่แล้ว +1

      Adinkey idiin taala ani wax yara iidhiman 😀😀

    • @deeqaluula2958
      @deeqaluula2958 3 ปีที่แล้ว +1

      @@jaabirbtc5735 😁😁 illahy haku fududeyo🥰

    • @xuseenmohamed9227
      @xuseenmohamed9227 3 ปีที่แล้ว +1

      In lagu raaago mawanaagsano single nimado waayo guurku waa macaan yahay

    • @yahyehussein
      @yahyehussein 3 ปีที่แล้ว +1

      Isku mid ayaynu nahay ee ilahay hayno sahlo oo luwi no dheertay siigo kkkkk

  • @apdulzalamomar850
    @apdulzalamomar850 2 ปีที่แล้ว +7

    Waxan so xasusty wakhti quruxda badna ey so bxdey heestan waqtigas on fasalka afrad dugsiga sare ka baxayay isla hda ayay iga so horbaxdey oy i daran tahy old is gold from USA❤
    Like ha ila dhafin hda so boqotidba heestan

    • @zeytuun3275
      @zeytuun3275 10 หลายเดือนก่อน

      Ila qeebso caashaqa from somalia 😅

  • @CabdiraxmaanMaxamed-q5z
    @CabdiraxmaanMaxamed-q5z 2 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan aadka u macaan Waxan dhagaysanayaa 13 /11/2024 arbaca 1:10 xili habeen ah anoo yar ayaan maqli jiray waxan ku bartay musasalkii berbera santana old is gold 🥹

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed biif wuxui ka mid ahaa Fananintii aan ugu jeclaa Kuwii dhexe Heesihiisa dhaman waan dhagaysty Inyar Mooye Heestan wxay ka Mid ahyd kuwii aan Ugu Hor barty Siiba filimlii hctv kasoo Geli jiry ku barty
    Imika fanka waa iska dhaafay Alle Ha u gargaare

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 2 ปีที่แล้ว +18

    "One and only presious song ever Berbera Santaana!📻❤️

  • @abdifatahahmed5569
    @abdifatahahmed5569 3 ปีที่แล้ว +11

    Ninka raggA waa Kii Soo Mara Jab Legendary Hore 🔥 ❣️✨

  • @Fadumooy
    @Fadumooy 3 ปีที่แล้ว +37

    Heestan tiktok baan ku arkayey hadana TH-cam recommended it to me yaab😂

  • @abdiwelishafii6995
    @abdiwelishafii6995 2 ปีที่แล้ว +53

    This masterpiece reminds me back in 2009 when it was an intro for a series called Maria Kalara. I used to watch it at night along with my friends, in Gaalkacyo, Galmudug.

    • @abdullahisheikh1096
      @abdullahisheikh1096 2 ปีที่แล้ว +3

      Me in mandera just after my high school studies. Memories

    • @salmanwarsame2701
      @salmanwarsame2701 2 ปีที่แล้ว +10

      It was a series called Love of dessert not Maria kalara.
      Barbara and anders was actor and actress

    • @adanibrahim1737
      @adanibrahim1737 2 ปีที่แล้ว

      Yes brada correct 💯

    • @adanibrahim1737
      @adanibrahim1737 2 ปีที่แล้ว

      Barbara

    • @bahjom658
      @bahjom658 ปีที่แล้ว

      Omg same what great memories

  • @ubaxsheno
    @ubaxsheno หลายเดือนก่อน +3

    Heestan marwalpo wan dhagaystaa jacaylba kasiiqada😭😭😭

  • @AxmedDhucul
    @AxmedDhucul หลายเดือนก่อน +1

    17/12/2024 waa 6:26pm jooga Mogadishu l.a ilaa 2050 hadan noolahay waa usoo laaban doonaa 😢❤

  • @apdullali9846
    @apdullali9846 3 ปีที่แล้ว +6

    Heestan mxn dageystay ....masterpiece ...song ...alway legend ...hasuus jeceyl

  • @mustafemahad2375
    @mustafemahad2375 ปีที่แล้ว +1

    Caawa ayay iga soo horbaxday heestii aan aadka u jeclaa ee filmkii berbera 🎉❤ waa la ii diidi jiray inaan daawado lkn heesta meelahaa ka dhagdhagayn jiray old is gold😂 22/9/2023 like saara

  • @Abdizalan
    @Abdizalan 8 หลายเดือนก่อน +5

    Waxaa hada la maraya tariikhsa 16 May 2024 Maalin khamiis ah 5 tii bilood ba mar ayaa heestan comment ka dhiibta bal san u dib ugu so laabto lkn wuuba iga fakadaa e markan like saar hadad heesta xiisayso ❤️

  • @siciidmaxamedxaashixaash-yb2si
    @siciidmaxamedxaashixaash-yb2si ปีที่แล้ว +1

    Waxaan dib udhagaysanaya maalin isniin ah taariikhdu tahay 25/12/2023 saacadu 3:22 galabnimo waa xasuus waxaa kujira ubixii qardho❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mubarigcaska25
    @mubarigcaska25 2 ปีที่แล้ว +16

    It's 2022 October let's see how many legends are listening to this master piece 🇺🇲🇺🇸

    • @HafsaHafsaAxmaTt
      @HafsaHafsaAxmaTt 3 หลายเดือนก่อน

      Ayyy 2024 dhagesna kwrn❤😂

  • @HafsoAbdiweli
    @HafsoAbdiweli ปีที่แล้ว +2

    Childhood memories musalsakii barbara Santana waxaan dib u dhageysanayaa habeen islina tarikhda tahay 24 December sacada 10:28 xasuusaha qaar waa wax loo xiiso wlhi 😢❤

  • @learnsomething9019
    @learnsomething9019 3 ปีที่แล้ว +40

    crying.................
    i cant stop listening this song and i dont know what cause it
    still listening 2022

  • @SakiSiciid-tz7nx
    @SakiSiciid-tz7nx 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi mala 3years waa dhagaysanayey heestan
    Ilahy dadka xasusa la nool qalbiga ha u qaboojiyo ❤💔👀

  • @almaahmed7417
    @almaahmed7417 7 ปีที่แล้ว +28

    hhhh heestan film ban Ku xasuusta wlhi😂alla mxn jecla berbera santna

    • @ahmedkaafi8504
      @ahmedkaafi8504 5 ปีที่แล้ว

      Filkmkaa magaciisa lamiis sow ma eheyn😂😂😂

  • @XuseenJacfar
    @XuseenJacfar 16 วันที่ผ่านมา +1

    Who still watching January 2025

  • @mizki02
    @mizki02 5 หลายเดือนก่อน +3

    maalin axada addis ababa 4/8/2024
    heestan wakhti hore ayaa iigudanbeysay maanta ayaan sooradiyey stress iyo buufis iyo wakhtigoo adag balse waxwalba waxaan rajeyn inay hagaagi doonam🥺intii igadanbeysay like ha ila dhaafina🫡

    • @MaxamuudCaliabdulqadir
      @MaxamuudCaliabdulqadir 5 หลายเดือนก่อน

      Legend waan kula s9cdaa😂😂❤

    • @mohafarmajo473
      @mohafarmajo473 5 หลายเดือนก่อน

      7/8/2024 haben khamisa wakula dawanaya wllo
      Dhibkana rabi hakaa kor qaado

    • @mizki02
      @mizki02 5 หลายเดือนก่อน

      @@MaxamuudCaliabdulqadir wllo yaad igu khaldi

    • @mizki02
      @mizki02 5 หลายเดือนก่อน

      @@mohafarmajo473 amiin wllo thanks

  • @CkhaaliqCmahad
    @CkhaaliqCmahad 17 วันที่ผ่านมา +1

    Anuu hal waxbaa idinku darsanaya wana old is gold ❤

  • @Abdiwahab_abshir
    @Abdiwahab_abshir 8 หลายเดือนก่อน +6

    ma jiraa qof xasuusta filim musasal ahaa ee heestaani saarnaan jirty 2009 ayaan daawaday al xub fil saxara ama barbara santanatas xusuus cajiib ah runtii

    • @MaxamedMaame-zu4dl
      @MaxamedMaame-zu4dl 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ha wlhi walipa agtarada oo faras wadata ayuu markuu leeyahay quruxdaadu gacaloy ii sawirmatey ❤😂

    • @Abdiwahab_abshir
      @Abdiwahab_abshir 7 หลายเดือนก่อน

      @@MaxamedMaame-zu4dl haa wlhi xasuus ciyaalnimo ayaan dib ugu laabty

  • @MohamedAhmedhussein-t1c
    @MohamedAhmedhussein-t1c 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka 2024 dhageysan doono wan idin salamay😂

  • @HAMZEABDULAHI-i6v
    @HAMZEABDULAHI-i6v 11 หลายเดือนก่อน +3

    2024 still listening 🎉😂

  • @Jecelowstudio
    @Jecelowstudio ปีที่แล้ว +1

    2023 9/ 1 ayaan daawanayaa wllhi cajiib barina markaan maqlo heestaas film caan ahaa soo xasuustaa oo aan saf u gali jirnay daawashadiisa😢😢😢

  • @abdilahihusseinofficial2458
    @abdilahihusseinofficial2458 11 หลายเดือนก่อน +4

    2024 only legends🤞

  • @muniiraar3407
    @muniiraar3407 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxaan ku xasuusta filin aanbka daawan jiray H.C.T.V 2:00 pm markay tahay ayu noso gali jiray
    Wllhi xasuus jeelki farayoone iyo kornayl santaana iyo mikiyela sido kale barbara santaana iyo andarays bestman iyo burumo salagel iyo
    Tooma siito wayo wllhi ❤❤❤❤
    Wan ka yaabay wllhi xasuusta wakhtiga❤❤❤❤

  • @sadiiqa.hillow771
    @sadiiqa.hillow771 3 ปีที่แล้ว +13

    Santana iyo Maria Kalara 2008/09 Berbera Andres Hada So Dawatay oo Aa wali Single Tahay Mucjisa Tahay Ani Camal😬😂😂🤌❤️

    • @naimamohamudahmed3376
      @naimamohamudahmed3376 3 ปีที่แล้ว

      Wanba yabanahy hhh

    • @sadiiqa.hillow771
      @sadiiqa.hillow771 3 ปีที่แล้ว

      @@naimamohamudahmed3376 😂😂😂Anaga Dhana Yabaan

    • @Dhoof.24
      @Dhoof.24 3 ปีที่แล้ว

      Mucjiso cadiim ayaan nahay wali wasoo taganahay 2009 ayaan dawajirnay ayadoo naloo diidaa😂😂

  • @youngmoha5759
    @youngmoha5759 26 วันที่ผ่านมา +1

    This song remind me alot😩

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 ปีที่แล้ว +5

    Childhood memories
    Musalsalkii barbara santaana
    Koombiyoos
    Mikiyele
    Buruuno saalo geel
    Jeelkii farayoon intaa ka xuzuuzta
    Waxana dib u dhagaysanaya 2/5/2023 1:05 duhurnimo salaasa ah intii iga danbaysay is muujiya❤

    • @Nuurto_hassan
      @Nuurto_hassan ปีที่แล้ว

      Magacyadiii xitaa waa xasuusataa masha allah 😂

    • @yaxyeym3766
      @yaxyeym3766 ปีที่แล้ว +1

      @@Nuurto_hassanxalqad xalqad u dawan jirey😂😂

  • @farduusali-dg4mn
    @farduusali-dg4mn ปีที่แล้ว +2

    Yaa xazuuzta heestan filim kaykuso gali jirty oo mar mar aLbabka laga xidhan jiray oo dalolada kadawan jiraY ciyaaLnimo😂😂 hdan ani soradiyey waxan dhagaysanaya 2/10/2023/ kampaLa kudhagaysanaya inta iga danbesa like ❤❤

  • @abdiqanisandheere7270
    @abdiqanisandheere7270 3 ปีที่แล้ว +24

    barbara 2009 xasus wlhi 😢😢😢😢

  • @kozhinbazhir
    @kozhinbazhir 3 ปีที่แล้ว +1

    wxaan ku xazuuuzsta filmkii berbara santaana alla waqtigu mcanaa uu xiizo badanaa wxaan xazuuzta marrar qaar intuu filmka zocdo dadka inta zoo bataan wxii ciyaal ah habaxaano anina ciyaalka number 1 aaba ka ahaa zidaaz oo ee tahay waqtigaaz ciilka leh waaan u xiiizay

  • @AY-zb9qn
    @AY-zb9qn 2 ปีที่แล้ว +5

    Still 2023 old is gold
    Musasalkii berbera santana heestan kusoo gali jireY💔🥺

  • @YOWMAN-pb4md
    @YOWMAN-pb4md หลายเดือนก่อน

    Heestan 20014 ban ku dhagaystay meel baq baq la dhaho wiliba Tv bay soo gali jirtay iyado maqzuud aha xayaysiin imikana waxn jooga sawizerland🇨🇭 waqtigu waa xili habeen ah halka africa u tahay maalin specialy familygayga ban la hadlayay ❤

  • @hapeepahmedpuuh9614
    @hapeepahmedpuuh9614 3 ปีที่แล้ว +11

    Berbera santaana muxu flim ahaa😀
    Berigisi heesaha xata heso iyo filiman maan aqoon hadana tan marna xusustayda kama bixin

    • @Somaliairdrop1
      @Somaliairdrop1 3 ปีที่แล้ว

      2010. Qiyasti. Filmkas ayan ku dawaday
      Atore andaras pasta moda
      Karlos.
      Iyo midka nacas nacaska ahaa
      Santaana

    • @hapeepahmedpuuh9614
      @hapeepahmedpuuh9614 3 ปีที่แล้ว

      @@Somaliairdrop1 aad iyo aad

  • @ayanabdulahihalane7809
    @ayanabdulahihalane7809 ปีที่แล้ว +2

    Xasus filimki barbara santana 2008 filimkii ugu horeyay aan daawado

  • @Abdullahidhaqane
    @Abdullahidhaqane 3 ปีที่แล้ว +9

    2021 hada ayaan soo boqdey heestan inta iga dambeyso Like isaar

  • @sacimamanka8481
    @sacimamanka8481 ปีที่แล้ว +1

    2023 /12/13 habeen khamiis soo galayso saacaduna 7:36 hasuus ahaan ayaan ureebanaya😢

  • @apdikanisweden8571
    @apdikanisweden8571 ปีที่แล้ว +3

    Old is Gold 19/4/2023 Waa Haben Arbaca 28 Ramadan bal aan aragno inta Legend ee weli dhegaysanaysa heestan🎻😎🙏😘😘

  • @cadnan23
    @cadnan23 ปีที่แล้ว +1

    Heestan🎉inta bilowga ah Lee iska jeclhy 😂best song 🎵 ♥️ ever😮

  • @godey9145
    @godey9145 2 ปีที่แล้ว +4

    Reeer Musalsal Barbara manooshihiin weli🤩😂🤩

    • @crizaqmohamed4936
      @crizaqmohamed4936 2 ปีที่แล้ว

      WalaahiwaxbadanaadarEymayooqLibigakujirheyskaaxmabiif filimkiibarbara2009waxaajiray10hadanwaxaajiraa24sanömaxaataariiqslmaray barbaradaankalgacalkiyo qimahaankuuqabo

    • @zunduznor6133
      @zunduznor6133 2 ปีที่แล้ว

      Haaa

  • @abdullahiwarsame4182
    @abdullahiwarsame4182 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaba heesta keliya aan showgeeda tkt u goostay weliba showgeedii kowaad msh allh xasuus @Ahmed abdikariim

  • @Edenmaha
    @Edenmaha ปีที่แล้ว +5

    This masterpiece reminds me back in 2009 what a legend he is Ahmed biif can’t stop listening this song 🎵 and still listening in 2023

  • @Sahel.
    @Sahel. 20 วันที่ผ่านมา +1

    Damn this song feels like forever ago

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 3 ปีที่แล้ว +5

    Hestan magaceda waxa la dhaha Ubixi🍂Qardho Legend Ahmed Biif ✌️

  • @caesar2671
    @caesar2671 หลายเดือนก่อน +1

    Musalsalkii BARBARA ee 2008/2009 aan ka daawan jiray HCTV ayay ku soo gali jirtay heestani. Xasuus hore

  • @laylohassan9552
    @laylohassan9552 2 ปีที่แล้ว +3

    16 /10 /2022 aad baan u xiseya heestan mana aqan sababta 🥺😩lkn waxa daremay dadka qalbiyada wanagsan un baa dhageysto ama ku jecelesan 💐waxa jira 16 iyo hal biil in sha allah ano weyn inaa dib uguso labto rajena adn waan ku salamay 👋🤍

    • @supeiraxmedmaxamed241
      @supeiraxmedmaxamed241 2 ปีที่แล้ว

      Markii aan bilabay dhagysiga heestan waan ka yaraa runtii da' da aad imika jirto wakhti qurxonban kuqatay dhegysiga hestan

  • @azizahassan9308
    @azizahassan9308 ปีที่แล้ว +1

    Nostalgia at its best, omg!! Berigaaa filimkii Maria Clara ku dawanjirnay xattaa anaga TV malahayn lol ❤

    • @yacnick
      @yacnick ปีที่แล้ว

      Berbera santaana dheh

  • @Jmax-q6b
    @Jmax-q6b ปีที่แล้ว +6

    It reminds me of my time in high school when few could afford smart phone, we use to assemble behind domitary to have a glimpse of the song and its hard to get over it upto date. Memories for ever.

  • @Zakariye-abdirahman-a
    @Zakariye-abdirahman-a 5 หลายเดือนก่อน

    Xususu waxan heestan ku dawana jira musalsalka barbar caaw ban u imanaday ina aan jawi ku qaado waa habeen isniin soo galayso tariiqada tahy 12/8/2024 qofka iga dambeya asxaabe like ii saare faraxada ku noolda ❤❤❤

  • @abdiqaadir3698
    @abdiqaadir3698 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan waxaan dhagaysanayaa maalin khamiisa oo ay saacadu tahay 11:59 am maalinimo wlhi heestaan waxay kahadlaysaa
    Aniga dareenkeyga because waxaan ahay qof kusugan heestaan marxaladay kahadlayso markaatahay ehel jacayl wlhi waad iska qiiroonaysaa heestaan waxaan dhagaystaa marka ay jacaylkaygu iga xanaaqdo markaas ayaan jacayl saayida usiiqaadaa poqoradayda waxaan rajaynayaa in aan soo booqan doono heestaan iga iyo gacalisadayda anagoo is guursanay kuna faraxsan noloshayada if Allah say jacaylow guulayso marwalba I.n waxaan ilaahay halkaan uga baryayaa inta sidaydoo kale ah in ay farxad sii dhexmarto iyo kalsooni buuxda inta kala dheex ee qalbiyadoodu istabayaan alle haysku sooceliyo
    Oo xalwaara alle hagaarsiiyo intii qalbiyada kadhaawacanna alle how qaboojiyo ❤️🙏🏻

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 20 วันที่ผ่านมา

    Wlhi wakhtigu waa ordayaa waa 1 da bisha 1aad 2025 caaw heeskaan ba iga soo baxay wakhtiyo hore aan soo noqonayn bay dib iigu celisay habeen tagay sooma laabto caawa baan ku dhagaysanayaa nairobi kenya xafadda somalida eastleight haddaan iga danbayso i xusuuso oo is muuuji gacalka gacalle ❤