They did justice for aun Zahra axmed iyo Maxamed Yusuf naxariis waasaca labadaba cajuun maxamed yusuf aad baabu ugu cod eeg yahay Yurub sawtul raxma 👍👍👍👍👏👏👏👏👍👍👍👍
Originally a top song by late Sahara Ahmed (may Allah have mercy on her soul ),,,, and Mohd Yusuf .Excellent and powerful lovely voices from the these two 🎉
Marka hore waan ku salamay marka labaad ha ku dannaabi dad aanad garaney waxa dhex maraye adigu arbiitar ka maad ahaan han habaarin xaq kuma lihide.inanka
Xusuustii hore Maxamed Yuusuf Cabdi iyo Sahra Axmed Jama waxayna ka mid ahayd riwaayadii la odhan jiray Ninba Timo xamar oo hadana xiir, taasi uu curiyay Abwaan Axmed Saleban Bidde
Axmed gacayte alle ha u NAXARIISTEE ayaa lahaa laxamada heesaha ku kuligood ku jiray ruwaayadda ay wadda curiyeen labadii jilaa ee miicaad miigane ow maa calesh iyo boon xirsi bowdyo gaab ee magaceedu ahaa timo xamar oo hadanna xiir
yurubey si ay muqalada heesuhu ay views wacan uhelan channelkuna horey ukaco intuu cusub yahay channelku dadka kale youtubka soo gashanaya ee aygu ukacenka saar markiiba copyright strike ku qabo mar danbana maso gashan doonan iga talo marka channelku meel wacanbu gadhaya horumar wacam fananadena #sowturaxma😍🔥
Waliba marka runta laga hadlo iyadu waa islaan wayn Ilaahay baa runta jecel oo duurka nin u raacday markii danbena keeni wayday waraqdii qabniinka oo la cadayn Kari waayay
Yurub heesa Zahra Ahmed Dib haw qaadin please.khadra daahir heesaheeda you are okay with Zahra Ahmed Roda Kayf ayaa si fiscal u qaadi lahayd. Musica a waaba la kharibay
Fanaaniin taan taa geero waxa jira qamar mursal suldaan seeraar xariir axmed iwm laakiin ma taageero niic layaasha sida kuwan heesaya o kale hora lo yidhi of our best friends to the other states fahan waxaan idhi ama ha ha fahmin 🤟🏻🤟🏻🤟🏻🤟🏻🤟🏻🤟🏻🤟🤟🤟🤟🤟🤟🏻👆🏻
Ima Barane Ha I Nicine Kulaha Neefku 😳 5ta Qaradood Ee Dunida Laga Yaqana Inaad Dumarka Intaad Barido Hadana Ceebayso Yurubeeey Waa Kaa Hadalku Uma Barane Ha I Badin Dhe Neefka
Caleek Caleek Fanaaniin Kala Dhicin Baa Ishelay Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤ Iyo Abdi Cajuun Halkeedi Baad Dhigteen Xasuusti Sahra Axmed Jamac iyo Mohamed Yusuf Abdi Alle How Naxariisto Labadoodaba Allahuma Aamiin
Cabdi ciise cajuun
Yurub cabdi Mohamet
Laba fanaan oo cajiiba heesta halkeedi bay dhigeen
Allow cimriga iyo cafimadka u barakee🤲🏻💯🌟
Sotu raxma yurub genyo and fanan qima badan cabdi cajuun hoore uu socda ❤ 🎹
Waa heestii Aun sahra ahmed iyo maxamed Yusuf qaadi jireen
tres belle chanson ! ca c'est du haut niveau ! bravo ❤from saylac
7
@@JamiiloCusman-u2f😅😅😅😅😅
Cabdi ciise cajuun is back and lovely lady yurub geenyo hore u socda
Hadaa ma dib usodaad dhihi lahayd
@@barwaaqocabdi9607 kkkk barwaaqo hore u socdana miyaa laga soo jawaabayaa l like your commen
Wow! sweet geenyo Yurub iyo Abdi Cajun. Somaliland wa halku afja somaligu ku dhashay, ku korey ee ku badhaadhay.❤
Maasha Allah
Halkeedii ayey dhigeen
Abdi cajuun iyo
Yurub geenyo
Ma reerkiina ku yidhi
Boqoradii codka walaashay yurub geenyo iyo fariidkii cabdi ciise cajuun
Woooof Cajuun jecliyaa Codkiisa iyo raganimada ka muuqata with sawtul rahma Yurub geenyo
Been baad sheegtay ma ragbaa la waayey adeer rag waa kuwa dhib iyo dheefba soo maray
Been maxaya dee adna miyuu ku soo maray sidii eedadaa naa dhiidhiibso
woooow cabdi ciise iyo yuurub geenyo fanani qaliya barteda dhigten
Yurub geenyo qof aan aad u taageero
Just love it. I repeated the Song 3 times. Golden days for Somalia music. ♥
Somali* kala baro dhul Iyo af
@@KhalidAlirunsheeg Idiot
Ruux galay badweynee
Isagoon dabaal baran
Waanka bixi lahaayo
Birmad baan u noqo lahaa..
Luuqdii Aun sahro ahmed
Music gii Sun jimmy
Beautiful song and lovely voice
They did justice for aun Zahra axmed iyo Maxamed Yusuf naxariis waasaca labadaba cajuun maxamed yusuf aad baabu ugu cod eeg yahay Yurub sawtul raxma 👍👍👍👍👏👏👏👏👍👍👍👍
Viva yurub geenyo
yurub geenyo waa boqorada codka qarniga
Sahra axmed jamac illahayoow ku naxariso adiga iyo kinsi xaji adan baa walhi wan ka naxay geridina illahayoow idin naxariso idinka iyo dhaman muslimintaba waligay hees kasto qadeen wan idinku so xasuusan 😢 😭
Yurub waad isbah dishay eesh calaa sawtu raxma
@@suldankacabdirashiid3997
Waayo maxay isku bah dishay?
Originally a top song by late Sahara Ahmed (may Allah have mercy on her soul ),,,, and Mohd Yusuf .Excellent and powerful lovely voices from the these two 🎉
Yurub Geenyo looks amazing MashaAllah
Asc wal qali please isoo booqo
Wow Beautiful Song Yurub Geenyo Salaan Sare Inadr
yurub waan ubaqayaa iyada iyo baacwayneheda bah
Wlhi waa wax loo boqo ninkan ma sahlana waa chance day day .
Adke
To honest they did better than original ones masha Allah ilaahy ha idin xafido beautiful king and queen
Noo😢
waw masha Allah. laba fanaan oo cod dahabiya leh
Waxan kasoo salamayaa dalka Germany 🇩🇪 caruurteyda habartooda nolow inta ee nolal jorto
Alla Yurubey inadero kan maxad ka dontay habar qabahaa 😮
What a joy to listen to these duo who are absolutely marvellous love them and their tremendous voices
Ppppp😊ploeg pppp
@@khalifnoorabdulahi6944 aaqqaà1aa1
111111
Laba legend ba is helay song of the year
Fanaaniinta waxaan unecbahay cabdi cajuun uff waxaas ma fanaanba gabadha walaashii ah xumeeyay oo sharafteeda dhaawacay caro udhimo from puntland
Siilkaaga qadhmuun qarso cadho iyo cuqdadba u dhimo
Marka hore waan ku salamay marka labaad ha ku dannaabi dad aanad garaney waxa dhex maraye adigu arbiitar ka maad ahaan han habaarin xaq kuma lihide.inanka
Laba fanan oo ankaladhicin yurub geenyo abdi cajuun
Laba fanaan aan jeclahay caadi maaha😍
Taageeredu waa yurub geenyo only
Asc Aad Baan kusalame yurub geenyo Italy 🇮🇹 yaan kasosalami si dhow na Kala socdaa waqti weliba Ay kutahy ba Wanaaksn
Yurub way gacan gashay
YurUb GeenYo Vs Cabdi CaJuun ⚘❤
Xusuustii hore Maxamed Yuusuf Cabdi iyo Sahra Axmed Jama waxayna ka mid ahayd riwaayadii la odhan jiray Ninba Timo xamar oo hadana xiir, taasi uu curiyay Abwaan Axmed Saleban Bidde
To be honest I love Yurup Geenyo. You're my favourite woman Queen. Sowtu Raaxma ❤
Labada fanan ba waad ku mahad santhin heestina halkeedad dhigteen
Yurub ha la caymiyo god ay ku socotaaye
Wawa suwto raxma yurub geenyo 🥰🥰🥰❤❤💋💋💋
Asc walal please isoo booqo
I8kujyr2113pp8
Erayadii Abwaaniinta Meecaad miigane iyo boon xirisi boodya gaab
Riwaayadii ninba Tima XAMAR xasuustii maxamed yuusuf cabdi iyo Sahra Axmed jaamac 1979
waaw amezing cajuun gany😘😘😘😘o
RAG BADAN OO FANIIN ISKU QABA AYUU KA COD WEYN YAHAY WALAHI CABDI CIISE CAJUUN LEGEND LEGEND DHALAY 👏 🙌 FULL RESPECT 🙏 🫡 👏 👌 🙌 SAWTU RAXMA YURUB MOHAMED GEENYO ❤ CIIDAGALE VS ARAB = CIIDAGALE WEYNE ♥️ ❤️ 👌
Cabdi ciise cajuun 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🤙🏽💯💯🤙🏽💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Yurub geenyo. Iyo libax. Abdi cajuun
Balse inan rag weeyoo beryo lamaleeyee
Wa runtii walee
Laxanka Heesta Top Talow Yaa Laxankaa Sameeyey ❤
cajiib weye laxanka xestani laxanadi hore i daaaaa
Axmed gacayte alle ha u NAXARIISTEE ayaa lahaa laxamada heesaha ku kuligood ku jiray ruwaayadda ay wadda curiyeen labadii jilaa ee miicaad miigane ow maa calesh iyo boon xirsi bowdyo gaab ee magaceedu ahaa timo xamar oo hadanna xiir
laxanka ismacil cabdi geri, somali waqooyi 1979
Waa kuwo Fankii & taariikhda Ceebaynaya
yurubey si ay muqalada heesuhu ay views wacan uhelan channelkuna horey ukaco intuu cusub yahay channelku dadka kale youtubka soo gashanaya ee aygu ukacenka saar markiiba copyright strike ku qabo mar danbana maso gashan doonan iga talo marka channelku meel wacanbu gadhaya horumar wacam fananadena #sowturaxma😍🔥
Yurubay inder qali cod kaagu meel dheer buu tabtaa. Esshcalaa wan kuwata walee ❤️❤️❤️❤️❤️
Wxy kmid ahayd heesaha ugu laxanka mcn riwaayadii meecad iyo bon ee ninba timo xamar halkan heeso ka dhinayd wax lha X.ganay oo ku dhego hdlaya lbaa nin ee riwaayad aanay samaym jirin isku qaaday
Heestan Waxaa Xiijiyey Saaxiibkay Siciid Gaagaale
24-ka Saac Waa Ubaxaysaa Qaadkuba Uma Baxo Hadaanu Dhagaysan
Jiida Sanaaag
Ciidamada Daraawiishta SSCD
Boqorad Yurub geenyo
Wewe yurub iyo cabdi cise ❤️❤️
Keede🧑🏻🦲🧑🏻🦲🧑🏻🦲
MAGIC VOICE FOR YURUB AND CABDI
CAJUUN
Cabdi cajuun taariiq madow ayuu soomaalida kudhex leeyahay
Cabdi ciise cajuun fanan dhamaystiran
Yaa ku yidhi
Oo muxuu ogyahaay cabdi cise heso usaan lahaayn buu qadaa uuf sidaa gabdhahaa loxumeyo umbuu yaqana
Safiya tusmaa barasho ugu filan .yurubna waxaan lee ahay hada ayaad badwEyn gashay maxaa xiga
Waxa jooga x factor for to
Masha allah yurub inaadeo ccc❤️❤️❤️💋💋💋
Asc walal please isoo booqo
Congraculation to u all
Markaad tusmo Ku caayaysaan Cajun tusmo ma dhagax bilaa danbi ah baa miyaanad labadan qif xunaan isku samayn oo aanay cidla isula bixin ee Cajun tusmo inooma Kala sokeeyaan waa dad faasiqiin ah ee yaan Cajun la maagin kaligii naagta Ka tumabaysay iyada ha kadhina bilaa danbi waa tii ramadanta ayda u raacaysa ee xaaranta layku wa Tay tusmo. Cajun waa isku kiis
Waliba marka runta laga hadlo iyadu waa islaan wayn Ilaahay baa runta jecel oo duurka nin u raacday markii danbena keeni wayday waraqdii qabniinka oo la cadayn Kari waayay
J aime❤❤❤❤
WAAW HALKEDII BAY DHIGEEN
Maxamuud.cabdi
Geenyo nolow
Legen 😎😎❤️❤️
waw ech cala hees
M.allah hees iyo badh
Great duo
Yurub heesa Zahra Ahmed Dib haw qaadin please.khadra daahir heesaheeda you are okay with Zahra Ahmed Roda Kayf ayaa si fiscal u qaadi lahayd. Musica a waaba la kharibay
Woooooow
cajuuni habraha maxaa daba dhigay waar oridoo facaa raadsoa
Yurub geenyo bqorda codka nollow
hees macaan
Legends ❤
Maansha Allah
Fanaaniin taan taa geero waxa jira qamar mursal suldaan seeraar xariir axmed iwm laakiin ma taageero niic layaasha sida kuwan heesaya o kale hora lo yidhi of our best friends to the other states fahan waxaan idhi ama ha ha fahmin 🤟🏻🤟🏻🤟🏻🤟🏻🤟🏻🤟🏻🤟🤟🤟🤟🤟🤟🏻👆🏻
Jah 😎
Yaa ku baranayo horta barsho beel
cajuun iyo yurub taageero buuxdo
Car idhaf😂🙌
Heeskaas maxakamada faadumo ibrahim masoo maray hadii kale majiro
Sidaasan kugu wataa
Asc.qaali
Sawtu raxma gèenyo 👸🥰❣ iyo khaniiskii cajuun ahaa
Khaniis nimadiisa maxa kutusay markii la fuushana adna maxad qabanaysay
@@mabsuudabdilaahi8996 adiga maxaa kuhaya xagaad kagubnaysaa waliba fataal waaye caadi iskdhig nyaa waxaan qoraayo anaa xor uha 😡😡
Nin khanis nimadisa waxa sheegi kara naag u fulay period are you one of them?
Tuugi habalaha isataga ku kufaadaa nijas unform waxan ahyn ma xidho
Iska ilaali yaanu adiga kaa dhanaansane
Dhilo kasde wala cunaya
@@maxamedcabdiqanichanell3860 😂😂😂😂😂😂😂u sheeg
Weewee rugcadaagi soorogaal celi
Haku kufsado midkani yurubeey!!
@Zaki ben xaji wazir kumee, Nikki waa soo labtay😁
Heesaha mirahoda iska sax yurubey waa ceeb ins wax beena noo qaado
Kaaa bogan maayo Kaaa bogan maayo Kaaa bogan maayo Kaaa bogan maayo Kaaa bogan maayo
Maxaa ku xiijiyay maduu kuu heesayaa kkkkk war bal qofkan yar eega dadka Miyuu kaa yaqaan
Habro buquujiye
Islanta ka leexo😅😅😅
Hayeey
Waxaa ku wanagsana Zahra iyo maxamed yusuf maraa waxid ilaa sowtu raxma ayan ku wngzaneyn inanka hadalkisa daa 👎
Waaaw gaaridii yurub iyo geesigii cabdi ciiise ilove you walloyaal
Cajuunkayga hhhhhh libaaaax
Alaa cisag caadi maaha
badaw gukula sogalin faraha
Ima Barane Ha I Nicine Kulaha Neefku 😳 5ta Qaradood Ee Dunida Laga Yaqana Inaad Dumarka Intaad Barido Hadana Ceebayso
Yurubeeey Waa Kaa Hadalku Uma Barane Ha I Badin Dhe Neefka