Allah qabto yahuda waa saxiriin waa nooc dagaal aan horey la arag allow yahuda iyo mareykan iyo intii la jirto allow guulee muqawamada meel kasta ey joogaan kuwa falastiin kuwa yaman iyo xisbulah
Asc Nadaara Xisbulaah iyo iiraan waan Aar goosan doonaa waa sheekadoodii Israel waxa aay wadaa Xasuuq Aar goosi war maahee Hadeey wax haayaan ha iska Celsheen Dagaal ku wuu socdaa ama ha is dhiibeen Maalin waliba waa Aar goosa heey naa Dadkuna Xili waliba ayaa la Dilayaa War hadaad ba Noolaanery ku dhimo Shahiid Cadaw ga Yahuuda, Macalin ka weeyn iyo Xulufadiisa Allaha Jabiyo Aamiin Amiin Shacab ka Reer Falastiin Allaha guuleeyo Aamiin Aamin iinshaa Allah Qeeyr
Magaciisa waa bikjar waa laga soo wici karaa number ka ku soo wacay ayaa ka arki kartaa laakiin kuma hadli kartid waa in telefon raad sato oo aad ka wacdo number ka kusoo wacay
War haday markay laynayeen madaxda xizbulah ay jawaab kulul siiso way kacabsanlahaayeen lakin waxay kubarteen booto iyo duur cidlo ah ay duqeeyaan ama kubaan anaaba layan reerkan bootadooda
Yaa Allah Yaa Rahmaan Yaa Qawiyu Allow u gargaar Lubnaan iyo Palestine Amiin yaa Allah🤲🤲🤲
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi
اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن و في لبنان 🇾🇪 🇱🇧 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸
🇵🇸🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🇵🇸
Allaoow ugargar muslimintas insha allah
Yaaaa allah
Yaaaa allah
Yaaaa allah
Gurmadkaaga
Waxan reer galbeed. Ayaa wada. Maraykan. Ingiriis. Faransiis iuo jarmal ayaa meesha ku illaashanaya nacdasha. Dhul anay lahayn. Dawlad macmala uga sameeyay. .. dhulka falastiin. . .
Waxa la gaadhay xiligii deganada falastiin. Nacdasha laga sifayn lahaa.
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
Qofkii ugu horeeyay ayaan ahay nadaara adeer horay u soco❤
Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo Allaha u naxaristo Mujaahidita Xissbolla iyo shacabka Lubnaan guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Allah qabto yahuda waa saxiriin waa nooc dagaal aan horey la arag allow yahuda iyo mareykan iyo intii la jirto allow guulee muqawamada meel kasta ey joogaan kuwa falastiin kuwa yaman iyo xisbulah
❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤
😂😂 Madaxda Israa’iil maxaa god hoostiis ku shiriyey sow iyagii awoodii aduunka sheegtay xaa godka gadhay waquu ku dumaaye aamiin 🤔
Aya kale o adunka shar ujoogo isreal mahe masibo daran allha kukeno nolosha allha ku ciqabo
Xayeysiis buu waqtiga nooga qaadey nadaara
Warkaaguba xiiso maleh hayeysiis baalagaaga waashey nadaah
nadaara fadlan xayaysiiska soo koob
Wasaas
Nadaaraw xayeeysiinta nugu waashey naga yareey dacaayada balaayada
Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg ❤❤❤❤
♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️
Wcsww Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤
WANAAGN ASXAABTA AALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
يا.ا.لله.سا.عد.المسلمون.في.كل.مكان
Curud kii iran 🇮🇷 Yemen 🇾🇪 🎉❤
𝐗𝐢𝐬𝐛𝐮𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐬𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐚𝐫 𝐠𝐮𝐝𝐚𝐧𝐚𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚 𝐦𝐚 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐚𝐲𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐚𝐡 𝐥𝐞𝐡
WANAAGN ASXAABTA AALLAH CAFIYO AAMIIN
Allow guulsii islaamka gaaladu wey isbaheysteen in èy wadamada islaamka burburiyaan ayey 'rabaan lkn ilaahey ma dhihin
xisbullah way argudandoota oo way so sawiirandoonta saldhigyada yuhuudda.
Asc Sxb Nadaara Allaha ku Xafido InshaAllah
ومكرو ومكرالله والله الخير الماكرين
Waa aduun foorara subxaana.laah
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
Guul
I/Lillahi wa inna ILEEHI raajicuun.
Yaa Rabbih Yaa Qahaaru limman dhaqa wa cassa, Yaa Caliimu, Yaa Shahiidu, Israiil QOOQDIH garddori weddi oo colaad dhalli yaasih oo caalimki saameyaasi eyeedo iski halleyaasih makhluuq " Amerikaan ii reer galbeedki " Awood baddinoow Rabbiyoow ISRAIIL II WALLI LIJIRIBIH QOBOOY. Amiin. Asc. Meggin Allih.
Qofki ubahan ama og qof rabo in carurtisa O jogan America 🇺🇸 ama UK 🇬🇧 in quranka karimka & sirada hab online ah lugu baro sodawaw
Haday sida xuuti ay karo sheegaa dhaartooda maanta may ciilqabeen Viva xuuti waa geesiyo
وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته
Shiicadu asalkooda waa munaafaqeen run mayaqaaniin tankale xisbulaah iyo IRAN inlagaraaco waa fiicantahay waayo iyagaa booto iyo been kabadiwaayey .
Nadaara show wana kusalamaya sxb
Jyuhuudii Godgalow meey bilaabeen 🤣😅😂🤣😅😂🤣😅😂
Asc sxb xayisiinta waad nagubafisay dad badana yara dhibsaday please managa yareenkartaa
Aniga waxaan Aaminsanahay weerarkaan iligtarooniga mareykanka iyo ingariiska kama marno isra'il kaligeed howshaan ma fulinin shiicaadan waxaay ku liitaan aargoosi isra'il xanuunjiya inaay sameeyaana lagama sugaayo
Yaa Allah alow umadaan dulmiga badan naga qabo bal arak inta qof dhib u geysten haduu muslim sameyn lahaa maxaa dhici lahaa arintan manta iyaga sameyen ? حسبنا الله ونعم آلوكيل ☝️
Asc somaliweyn ❤waka xumahay wixii kudhacay xisbulah
Wcs nadaaro allaaha ku xifdiyo allaahu akbar waa fatax nasri fii falsatiin
Ustaad
Wcs sxb Nadaara show habeen wanagsan
Wcs wrxm nadaara
Wcs sxb Nadaara show
Asc Nadaara Xisbulaah iyo iiraan waan Aar goosan doonaa waa sheekadoodii Israel waxa aay wadaa Xasuuq Aar goosi war maahee Hadeey wax haayaan ha iska Celsheen Dagaal ku wuu socdaa ama ha is dhiibeen Maalin waliba waa Aar goosa heey naa Dadkuna Xili waliba ayaa la Dilayaa War hadaad ba Noolaanery ku dhimo Shahiid Cadaw ga Yahuuda, Macalin ka weeyn iyo Xulufadiisa Allaha Jabiyo Aamiin Amiin Shacab ka Reer Falastiin Allaha guuleeyo Aamiin Aamin iinshaa Allah Qeeyr
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
Qoralkada af English ubadal ee firi
Sheekada talafoonka laysku qarxinaayo waxaa kufiirsaday filim ajenti ah 30 sano kahor.
Filimka oodhan telefon iskuqarxis ayuu ahaa
Shacabe beegsaden hasbuna Allah
Asc waxan La yabana hay xisbulah howsha lagu sameyo lama shego ayaga 24 wan argudena ku hayan mağaran botadaas
Iran mesha wax kuma heysa aan aheyn booto dhaciif ah
Xisbulaah may kusii dayso waxay ahayso ilayn isreal waxba maahan cafisee😢😂
Kkkk hizbullah ayaa kadambeyso waxas oo idil inta filistin tagersan Israel ayaa loadegsanaa
Murursade ka guurso wareer waaye, minaa tiraah guursanmaa
Waaba lagu dilaa yaahuu !!
Caafimaad ma jiraa sheikh? Maxaa qabiil keenay meesha!
Wa macalinka Wayne waxa sameeyay
Nolashoda dhan yahuda yaa gacanta kuheyso halayaabin mareykana banan ayad akheysataa mobeyladoda waxyar kahor intey mosad sofurfurtay waxyalaha qarxa sogalisay ayaa lagaibiyay yaa qaldan
Well done ❤❤❤
Guul.shacabka.falastiin
Asc
Madaxweynaha cusub ee Iran
Shaqo fiican ayu qabtay
Waxa dhacay
Asaga fududeyey 😅😅😂😂
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan
Cabaari yeykart dharxaaya catuuredka may kadayan nimanka oo sida waayeelka ula hadalan
Shicadani ayagaa is jajusayo dad ayaa kudhaxjiro xisbullahi oo arintooda ugudbinayo cadowga
Casriga yahuda casri kafican anaga ayas ALLAH nasi wa quraanka
War amariac ayaa kadabeeya midkale qalabkan waxa laka Taiwan intaa lageenin gahor ayeey gurideen wax weeyn maahan laakin waxaa larabay ineey kadiktoonadan
Ustaad warkaaga waxan kujeclahay markaad dhaheeyso natan yahu waxaa looneceb yahay inladhaho dowladaada wee dhacee
Wcs.nadaara. isra iil.kamadabeso.waxaa.kadabeya.madaxwenaha.eraan.ayaa.khayanada.wada...
Halkaas waxaa kaaga cad dhalinyarada Isrl Ga,,za kuhor tagan iney heliwaayen isgarsiinta gaarka ah ee ay kuwada xariiran
Yuhuuda sannadan waa faraaciniyinta qarnigan ummada allaha ka qabto
Wadamadkod wlh
nadara nagtow iga raali ahaaw walaalow anigu caawa share waa waaye ee makaa bakhiilin ogow
# free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤❤ inchallah 🙏
❤🎉
Asc lubnaan faransiis ayaa gumeystey saaxibka yaxuuda
Asctaatikadaas waatii lagudillay madaxweeynihii iiraan
Asc intaa Kardib Horta Telefoonada Qarxay waa nuuca Hol-Halwda ee ladhaho POGER Waxaana istimaala Xisbula waxayna soo gashadeen xili laga logo dhawur bilood kahor walaw ayjiree kowo lamid ah kuwan oo hoorayba loo isticmaalaayay sida hosbitaalada Iwm Balse kuwa Qaraxa Kenya ay ahaayeen kiwi aydhawaan Xisbula aykeensatay kaliya markaa wax telefoon kale oo qarxay Waxba kama kiran waa been halkaasi ayay sheekadu kajirtaa Asc W.W
Ama taarka kacanka ❤
rushka iyo shinaha u kenaa talefonada cidanka taaz wa sahal ugaas
Aniga ilaa iyo hada mobilkayga ayan ka cabsanoya😢
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo
Hizbullah ayaa masul kaah inta filistin uhiliso walaga taqalusi
Asc mafiican tahaya sxb nadaara showa wana kusalamaya
Magaciisa waa bikjar waa laga soo wici karaa number ka ku soo wacay ayaa ka arki kartaa laakiin kuma hadli kartid waa in telefon raad sato oo aad ka wacdo number ka kusoo wacay
Sxb weli ma aadan asiibin qalabkaan ma aha mid lagu wadahadlo ee fariimo keliyaa laysaga diraa
❤❤❤
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran inshallah
Wcs wll w
Waligeed maay sheeganin waxaay disho ooy ogtahay inuu dhibaato ka imaanaayo ismacil haniye, iyo kuwa kaloo fara badan
Waa beentood wax ay aargoosan karaan ama suubin doonan lama arko ee bootadii awalba lagu yiqiin ayeey khajilka iyo ceebta isaga dhiqi rabaan.
sidii doofaarka ayey godadkagalaan doofaarta
Xitaa haday aargutaan car hadhaawacaan 100 yuhood ah
Isreal wax cabsanaayo ayey iska dhigee 😂hadane ayadaa dadka weerareyso 😂 yaab may iskugu tagaan 😂halmar carabtaan
aloow reer falastiin ugar gaar
Wixii helan layaabay xisbullaah marka lacunayo walalahood rer gaza inlososocdo umalenmen.cadow sas uunbow hal hal idinku cuni
Waxmadhintay
Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Alow rajo
Xayeeysiintaan waa nagu badateya caruurtii yaryareed xitaa waa xifdiyeen israel dhiig kar ka qaadney warka noosoo dadaji
Gormay aar goosanayan fatabaq bay haysa
War haday markay laynayeen madaxda xizbulah ay jawaab kulul siiso way kacabsanlahaayeen lakin waxay kubarteen booto iyo duur cidlo ah ay duqeeyaan ama kubaan anaaba layan reerkan bootadooda
Booto ayeey haayan 😂😂😂