CARUURTIISA SABABTA U SIDAN UGU GALAY XAQIIQDA WAATAN😱

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 76

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan kariim Brother

  • @mahaddhinbil6103
    @mahaddhinbil6103 2 ปีที่แล้ว

    Asc cabdulaahi wn idin salaamy idiga iyo walaal sheey maryan iyo caruurta dhamaan wn idin jecelahy 1000

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Wax fudud.alxamdulilah.nabad iyo caaano.sacab badan.soooomaali islam

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiiiin Ya Allah

  • @hanaibrahim4721
    @hanaibrahim4721 2 ปีที่แล้ว +7

    Wallahi waa xanuun lakin waxaa ficneed in uu labadaba xambaro oo uu labta gashto lakin waan kaxanuun saday😓

    • @theheartsees8752
      @theheartsees8752 2 ปีที่แล้ว

      Inuu jilbaha dhigto o labto gashto❤️‍🩹

  • @umumaahir9022
    @umumaahir9022 2 ปีที่แล้ว +18

    Allahu Akbar 😂somalidu yaaab badanaa willkan aniga garanaya 2gabdhoodba isagaa dhalaay hooyadood ayanba saxibo nahay ilmo habreed ayanba nahay gabadha dhashaay willkana TikTok ayu isticmala wu iska dubay Lee xuman kama ahaan khasatan reer Kenya weyaan gar ahaan dhinaca wajir wanba isku dhownhy qaraabo ayanba nahay xitaa wiilka marka somaliyey wanaga dhankiisa ubataa🙏🙏🙏

    • @aminamohamed6870
      @aminamohamed6870 2 ปีที่แล้ว +1

      Abyo Turkeyda xataa sidaan tiktok ayey soo dhigaan kamana aha xumaan

    • @siradm
      @siradm 2 ปีที่แล้ว +3

      Waa ku mahadsan tahay macluumaadka laakiin ilmaha qalbigooda waa la ilaaliyaa korriinshaha maskaxdooda iyo garaadkooda hadal macaan iyo ficil macaan iyo cadaalad waqti in la galiyo bay u baahan yihiin way ku cuqdadoobaan saan wayna isku nacaan adna waa kugu nacaan marka halis waaye

    • @umumaahir9022
      @umumaahir9022 2 ปีที่แล้ว +1

      @@siradm haaa wll wan oghy aniga xitaa wanka xumaday lkn waa dhalinyaro ineysidan noqoneyso munan maleneyn

    • @zainabdulla1131
      @zainabdulla1131 2 ปีที่แล้ว

      umu mahir wajir wan uxisay dadkan usheeg dadkeena isma furaan dheh dhif ayey nagu tahay furiinka

    • @umaamina1885
      @umaamina1885 2 ปีที่แล้ว +2

      Adigu hadad garaneyso waa yeelkada kumana qasbanin in sida adiga aad rabto u hadalno qof kasta aragtidisa ayu cabirayaa aabahaas ilmihiisa ha u cadalad sameeyo ilaahey ha uga baqo haduu sida dhaqankiisa yahay yusan duubin anagu qaracankas ma daawan karno hoyoyin aya nahay sidan uga damqanay ayan ugu farxi lahen hadu sida si ka wanagsan ula dhaqmi lahaa carurtiisa alaha u danbi dhaafo koley waa aabo waxan rajeynayaa inu sixi doono qaladkas

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 2 ปีที่แล้ว

    intu faristo mu laabta galiyo labadaba mida kale wuba ka lexday mida horeysay ilen mid weyn ma dhihi kare labadaba wa yaryahiin wa muqal xanun badan runti

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว

    insha Allah

  • @somaliwillmartv5730
    @somaliwillmartv5730 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxa ay aheed in uu fadhi ku salaamo oo uu labadaba hug siiyo

    • @Faay371
      @Faay371 2 ปีที่แล้ว

      Sax Masha Masha

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว

    Subxaaaana Allah

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 2 ปีที่แล้ว +2

    Aniga waxan qaladka saray qofkii duway ee ilaahey halaga cabsado wax walbo socail media yan lala iman

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 ปีที่แล้ว

    Subaxanallh Subaxanallh Subaxanallh waa dulamya

  • @qertowarsame4996
    @qertowarsame4996 2 ปีที่แล้ว

    Cabdulaahiwuu dhalay iyo ma dhalin ma dhahaayo lkn tanyar hormari ma diidani lkn tankalena waa in markeedu uu xambaaraa waayo waxay usoo ordayaannba waa xambaarkaas

  • @cuntomacaan9962
    @cuntomacaan9962 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaqa allaha nafahamsiiyo Waxan ka codsanaya inad iso booqato ilaahay dartiisa

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 2 ปีที่แล้ว

    Hor aniga uma malaynaayo isaga dhalay ilmaha

  • @ashaibrahim3312
    @ashaibrahim3312 2 ปีที่แล้ว

    Subxan alalh yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sali9079
    @sali9079 2 ปีที่แล้ว

    Runtii aniga aad ayaan uga ooyay walaahi waan calool jilicsanahay

  • @sahrobintu.haashim1203
    @sahrobintu.haashim1203 2 ปีที่แล้ว

    Ani xitaa waxaan uqaatay inuu labadaba dhalay Waayo ilmaha yarbaa hdba latixgaliyaa

  • @hodanmohamedahmed6068
    @hodanmohamedahmed6068 2 ปีที่แล้ว

    Asc marka dhaqankaa iska gooya oo is dhaafa

  • @Tanaadeasytrading1
    @Tanaadeasytrading1 2 ปีที่แล้ว +9

    Walaalaheyga aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 10k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲plsi

  • @xaalicaajib9780
    @xaalicaajib9780 2 ปีที่แล้ว +1

    way dhacda wanu ragney

  • @hoodocaynashe4614
    @hoodocaynashe4614 2 ปีที่แล้ว +2

    Inader hadalkaa badan intaa iska dhaafto miyaa mihiimada ka hadashid inta badan kiliibyada aad soo duubto inta hadal ee muhim ahi way ku yaryihiin anyway si viewgaagu u bato hadalka soo koob mahadsanid

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 ปีที่แล้ว

    C/ Dulaahi iyo Aayat. Nin ku ha dhalo, deris ha haato waa inuu wada Xambaaraa. Waalid ka haduuna Xaqa Caruurta baran waa jaahilnimo

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxu rabo ha u ahaado lakin xaqiiqdu waxa waaye inu niyad jabiyay ilmahaas kowad markan arko qalbigaa i xanuuna waxu awooday intu fariisto labada garab kala saaro mac mac siiyo gacmahana qabto labadoodaba waxba ha u ceeb asturin ninkaas waa sabibixday hadii ay weynaato cunugtaas oy aragto waxa xaqiiq ah in ay nici doonto aragiisa waa taa runta

    • @sahraluul5339
      @sahraluul5339 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa wallaal somalida waxay taqanas wax dug dugo wuuba u soo gooyey markasuu tii yareyd u yimi wuxuu awoodey inuu tan weyn qaado tan yarna qaado wuu awoodey qalad weyn ayuu galay ujeedo kasta ha ka lahaado ilmaha yar qalbigooda ha la ilaaliyo

  • @zamzamjama5769
    @zamzamjama5769 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalido dhaan baa saas aah walibaa abayashaa somaliyed iyagaa madaxaa buu uslaxay lakin kuwa dilaa jiraa wilkaa kaa haraa

  • @ambaroahmed282
    @ambaroahmed282 2 ปีที่แล้ว

    Amiin yarabiy🥰💖❤️✅👍🏽🙏🙏🏾

  • @saabirayusuf2066
    @saabirayusuf2066 2 ปีที่แล้ว

    aniguba waxan moodayey inuu tayar dhalay inuu ta weyna markeeda qaado ayay a hayd

  • @daacadpro7813
    @daacadpro7813 2 ปีที่แล้ว +3

    Walhi waa arin xanuun badan

  • @umuahmedumukhalid412
    @umuahmedumukhalid412 2 ปีที่แล้ว

    Dhaqankii hore ceebmala hee idinka dhaqan fiican sameeysta usii daa wan kusoo Monday iskudhaganaada sabarka ayaan kubaranay cèebta ha qarinina waxwalbo sheega ceebtaadoow cow ogahay kunlama ogaysiiyo yaahuuu

  • @roodanuurmaxamedcaliharuun141
    @roodanuurmaxamedcaliharuun141 2 ปีที่แล้ว

    Amiin yarabi wlky

  • @qm689
    @qm689 2 ปีที่แล้ว

    Asalama caleykum walaalkeey waa runtaa oo dhaqansomaligu sidaan ayuu ubadan yahay Subxaanallaah 😨this is awful 🇨🇦

  • @asmaali2289
    @asmaali2289 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll miyaad ciresatay wll cilaan iska mari mala fahmayo hadhow qurux bad noqonesaa m.a
    Naa maryaney odayga hadhibin waka cirestee
    Wankusalamay maryan cader
    From Baraawe❤

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 2 ปีที่แล้ว

      ciradu da' iyo dhibka ka qofka heysta kaa tarjumeyseee waaa dhaxal

  • @Queen-official
    @Queen-official 2 ปีที่แล้ว +1

    Sax maha saas wayo cunugta kale ba wey yartahay muu isla xambaaro labadooda ama iyadaa koow kusoo oroday xambaaro ilmaha ha cuqdadeena ee ha sinaadan waxba kala ma weyna qof walba arko wuu ka xumanaya haduu dhalay iyo haduusan dhalinba sidaa maha in uu sameeyo

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Mashaaaaaaaaaaaaaaaaaalah

  • @theheartsees8752
    @theheartsees8752 2 ปีที่แล้ว +2

    Walid ka waxay dhahan “ilmaha iyagaa iskaa kala jeclieysiiya ee ma kala jeclid” runtii waa khalad fadlan ixtiraama ubadka kala duwina

  • @rawdahadam4278
    @rawdahadam4278 2 ปีที่แล้ว

    Haduu 2 dhalay iyo haduu wax kala uyahayba wax fiican muusamayn

  • @umuahmed306
    @umuahmed306 2 ปีที่แล้ว

    🤔🤔🤔

  • @naftauron2400
    @naftauron2400 2 ปีที่แล้ว

    Pro diinta dhaqanka eyna fartay aan qaada neynaa ee maahan inaan dhaqan kooni eh sameysano 💯💯💯👈👍👍👍💯💯💯👍👈

  • @ahmedwabari9029
    @ahmedwabari9029 2 ปีที่แล้ว +1

    War ninkan Anaaa Aqno labada caruur asagaa dhalay marka ksexda Asxaapeey

    • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
      @qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 ปีที่แล้ว

      Muhiim ma aha inaad taqaanid ee waxaa muhiim ah inuu 2bada caruur ah inuu wada xambaaro naxariis ahaan iyo in uu Qalbigooda wada Illaaliyo.

  • @leylomohamed205
    @leylomohamed205 2 ปีที่แล้ว

    Aniga ahaantey ilamahan inow Kala jecel yahay waxaan ufahmay gabadha yar ayow niyada udhisaye somalaay iska daya dhibka

  • @kalatuuraaye.7106
    @kalatuuraaye.7106 2 ปีที่แล้ว

    War kir waryaa òoyinta beenta ah nakala tag balaaya kuu ooysay saasaa rabtaa in ey dad kugu daawadaan aniga waaba ku necbahay

  • @aqoonbadan3931
    @aqoonbadan3931 2 ปีที่แล้ว

    Horta waaxaba qaladka leeh qofka muqlaka kaa dubaay kadibna Meel bulsho ah soo dheex dhigay ilen Somalida marba hadalo kala duwan oo xuuman u badan inaay dhahaan waa iska dabecadada mida kale aniga rayigaayga waaxn dhihii lahaa marki aay labada ilmo kusoo ordeen abahood inuu jilbaha u dhigo sii aay labaduba hab u siyaan ayaa ficneen sii anaay ilmaha kale cuqdaad u galin ilen ilamaa yar adiga weyn iyo adiga kaa yar maa kasayoe🥺

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 2 ปีที่แล้ว

    Waa niman diciif ah labadaba wuu isku xambaarsan lahaa maxaa midna u dhaafin mid na u xambaarsan

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +1

    sax

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 2 ปีที่แล้ว +2

    In uu labadaba hal mar wadaqaado ayey ahayd sas ayey cadaladah

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 2 ปีที่แล้ว

    Dadku way waasheen balaayo ayay radinayan alle ha laga baqdo inankuna waxay ahayd intuu jilibka dhigo dhulka labadaba bidix iyo midig kala geliyo o sidasi hab kusiiy hablaha yaryar

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 2 ปีที่แล้ว

    NINKA SOMALIYEED LABA CARUURBA WUU ISKU QAADI KAREY LKN ISAGA DOORTEY
    XATA MAR LABAAD BEY GACANTA U TAAGTEY MUU DA JIYO TIIHORE
    UU QAADO MIDA KALE.
    WAR SOMALI DHIB KA DHAMAATO WAX MACNO LEH MA INU DHALEY AMA ABTI U YAHAY ANA UUSAN AQOON. WEYKA HOOS BAXDEY .

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 2 ปีที่แล้ว

    Wuu qaldanyahay waxay eheed inoo dhigi tan yar hadana uu xambaaro tan weyn bey,eheed tusaale qof weyn baan ahay laakiin markaan yaraa aabahay oo u usoo orodno midba marbuu xambaari jiray laakiin wuxuu sameeyay waa qalad sidaan uu sameeyay kawaran gabadhaan markey weynaato maxay dareemee

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 ปีที่แล้ว

    Subxallah

  • @AliAhmed-pj4po
    @AliAhmed-pj4po 2 ปีที่แล้ว +3

    Thumbnail naagta ooyeysa maxa usaartay. Xaaraan haiska gelin xoogaaga iyo been wa iga Talo

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 2 ปีที่แล้ว

    Lambada.gabdhood.mid.wuu.qaadey.midna.mada.uu.usalaaxey.waa.caadi.tan.weyn.muuqaadi.lahaaa.mise.tanyar.somali.waxlee.lasheega.waaisku.mid

  • @hooyadasuheyb6920
    @hooyadasuheyb6920 2 ปีที่แล้ว

    Ana kamid aha dadka fecbook iyo tik tok Ku arkay dadka kafelcelshay kamid aha lkn aniga cidna macaayin waayo maogi sidaas darded cidna ma aflagaden galiga waxaan dhahay ino labadaba abti uyahay lagayaba sidaas darded mida yar uxinbaray

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 ปีที่แล้ว

    Labadaba mu wada hug gareeyo lkn khalad wu dhaca

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว

    🤭🤭

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Bes.asww

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Nunseseses, waatan marwa yar dumar lay qadariyaayoo qiimobadan leeyahoo wax isku darsanay shuraako.bahyartan yartan khadraaaaaaycaday yarey qurux dumar cadceed shamsaay qiimobadan qaayo badan tii kujurtay dumaaaaar nisaaaa.lajecel tilmaamahayga daraadood ugu wato dhigey tu ii dhigmato maleh.naaaaago badnaaaa xaqiiq.waa un in taaan.

  • @hafsahayat9391
    @hafsahayat9391 2 ปีที่แล้ว

    Alaa maxadbunbunisan waxajirin

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว

    Hhhh sax

  • @user-vc9rt3ym1f
    @user-vc9rt3ym1f 2 ปีที่แล้ว

    Xaqa sheeg ruux daacad ah ayaan kumooday lkn soomaali ayaad u tahay

  • @user-vc9rt3ym1f
    @user-vc9rt3ym1f 2 ปีที่แล้ว

    Dulmi ayaad heysaa waa qalad sidaan waa dhaqan xun ay soomaalida leedahay waa in ay badalaan

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว

    sax