Ilaahaye Jin ka magangala naga wuu nala noolaa Jin mana arki jirin laakiin hadalkiisa waxa kasto oo aan aheen aragiisa waan arki jirne hadan ilaahaye baa naga kaxeeye quraankan wuu ka badiyaa sheeq sudeese. Hada waxaan dhahaa hadii ilaahaye iga raali noqdo oo Jano I geeyo aaqiro in aan dhaho ilaahayoow I tuse. Jinkii na la noolaa. Waxaalo lala yaabo buu ka sameen jire gurigeeda
Horta waxaa la yaabey jimanka carabta bes maa arkan anagu jin ma aragno jinka dad wuu isku soo ekeysiiya lkn dad dhintey iney isku soo ekeysiiyan ma arag cali aabihii iney jin wateen iyo inuu la shaqeysan jirey ma naqaano alle hana dhaafiyo sharta jimanka aamiin
Xazbunallahu wa nicmal wakiil allow na xafid asxabta ana ku dadaalno adkaarul sabaxa wal masaa isha allah xusku allah bas le lagu badbada markan baxaynoo an ku baxno wesa qab iyo xijaab xidh awlada an barno isha allaah
Acuudu bi llaah sowdo wanaxay riyoyinkii markan yaraa arkijiray riyada qofka fosha xun heer aan meshaan jifa meelaan ahayn jiifa ugudambayn quraan aa la isaaray
Odaygu wiilka mar kasta wxu ku dhaha hay iman illahy baa ku badbaadiyeye marka waxan ufahmay illahy baa kaa badbaadiyey jinkaan sharkiisa marka mar danbe ha iman buurtan say ani ii qaaten yeysan kuu qaadane❤
Asaxaabey adinka qisoyinka kuwee ugu jeceshihiin aniga dambi baarista waliba 1saac iyo kabdn soconaayo ilhy hanodayo sowdo qurux ❤
Sido kle dambi barista waliba kuwa ka dhaca turkiga
Aamiin wllhi alle ha inoo daayo sidoo kale waxaan jeclahay dambi baadhista dheer
Aniga xitaa
Jacaylka iyo dan i baarisata❤
Yaa😅
Sawdaay qiso cabsida ah soo badi abayo ❤❤❤❤❤❤
Wallaahi illaahey adoomadiisa markuu kujecleysiyano waa sidaan ii kale waan ku jeclahay dar illaahey❤❤❤
Sawda gabadha wa lagug xisaamta masha Allah hore usoco from soomaaliland ❤🎉😊
No so badi abayo kuwa cabsida🥰
gurigeena shekoyinkaaga waaba lagu seexdaa❤❤ sidaa ujclnhy
Scw scw scw scw scw walal sawda wan ka helah runti from maman djiboutian
Sowdo waad igacabsiisay❤❤❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤️🕋☝️
Asc
Asc❤
qisoyinka cabsida wan jeclahay mahadsanid sawda❤❤
Qado karis sheeko scw sawda qaalib masha alaah alaha ku barakeeyo adiga iyo qoskaaga❤❤❤❤
Sowdaay illahay haku barakeeyo sidan ugu seexdo sheekadaada anigo wiilkyga adunka ayuu kuugu jecelyay hadu cashar qorayo iyo hadii uu wax cunayo iyo hadii useexanayaba hooyo sowda iishid ayuu dhahaa walhi
CHanelka sawdo inTaan ku wareegayy baan waayey qiso aanan dhagaysan wxa mood a dan io camal aan sawdo aHaYn inaana lahayn AlaH ha ku xaFidoH HpoH❤
Hhhhh anba mar mar bay sidaas igu dhacdaa
Waan jeclhay qisoyinka cabsi cabsida😂❤
Ala habeenkii waa cabsi walahy😢😢
Waaw wllo sawda soòbadi qisadano kale wllhi kuwa cabsidaa waa xiso midhan iyo kuwa saxarga ka dhaca soo badi sowda qaliyeey❤❤❤
Iskumid nahay wanjeclahay qisoyinkas lakin fuleyniman balaya kudhige,hawen madhageysan kari 😂😂
@@Halima.130kawaran habeen ayan dawaday waliba guri ayan kaligay kunolahay sow gesiyad ma ihi 😂
Sowdaay dambi baadhista ku haysta ani sirdoon qarsoon bn noqonrabaa😭🤌
Sawda Wlhii waay nala dadaleysa aaan la dadalnow asaxabey waad mahasantahay walachey sawdaa Aad baan Ku jecenahay
Wllhi daacad bey iga tahay adigu maxamud matahy mise xaaskiisa
Oo gannelkan rag xita madawadan m.a
Ilaahaye Jin ka magangala naga wuu nala noolaa Jin mana arki jirin laakiin hadalkiisa waxa kasto oo aan aheen aragiisa waan arki jirne hadan ilaahaye baa naga kaxeeye quraankan wuu ka badiyaa sheeq sudeese. Hada waxaan dhahaa hadii ilaahaye iga raali noqdo oo Jano I geeyo aaqiro in aan dhaho ilaahayoow I tuse. Jinkii na la noolaa. Waxaalo lala yaabo buu ka sameen jire gurigeeda
jin ma guriga ku nool
Horta waxaa la yaabey jimanka carabta bes maa arkan anagu jin ma aragno jinka dad wuu isku soo ekeysiiya lkn dad dhintey iney isku soo ekeysiiyan ma arag cali aabihii iney jin wateen iyo inuu la shaqeysan jirey ma naqaano alle hana dhaafiyo sharta jimanka aamiin
Scw sheekadaniy way iygu socota sawday no so badiy ❤❤❤❤❤
Sowda quruxey illahey cimriga haku dhereyo abyo ayantaan saaid noga farxinosaa wlhi jah 😭🥰
Duhur nimowanagsan azxabta sawda bilan sawda qaali qalpi wanaag wakusalamay❤❤
Duhur lamid ah wll
M.a ❤ wankusalami sowday. Shaqada haku wacnato bye 👋
I love you sowda allha hako xafido wllshey mcn
Me too😊😊😊
Xazbunallahu wa nicmal wakiil allow na xafid asxabta ana ku dadaalno adkaarul sabaxa wal masaa isha allah xusku allah bas le lagu badbada markan baxaynoo an ku baxno wesa qab iyo xijaab xidh awlada an barno isha allaah
salalaahu calyhi wasalam alle ha ku barakeeyo wll mar walba saad saliga nabiga saad dadka u xasuusiso❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sowda cadey qisooyinka cabsida noo soo badi jzk Allahu kheyran Allaha ku barakeeyo ❤
Scw scw scw scw scw scw scw 🎉🎉❤❤❤❤❤
Abayo Alle haku xafidee Kuwaan cml nosoo bedi❤❤❤❤
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤maanta wey noo fadhisa waa mahadsantahay sowda qurux😍😍😍😍😍😍
Scw Scw Scw ❤❤❤
Sawdaay Gacalo maalinta jimcaha eed iga maqantahay waa layga dareema vedio yadii iga horeeyay dhan waan dhagaystay midh ma reebin
Wsc suldamadi Ina maxamudey barqo wanagsan ❤❤❤❤😊😊
Scw scw scw sawda sharafsan Allah kuu jeclaado sidan ku jeclnhy ❤️👸😍
Mahadsanid Sawda I like 👍 your Stories❤❤❤
Scw scw ❤ barqosan sawda qaali❤ noo soo badi noocan oo kale
Yeeeees anaaaa ugu horeyayo maanta 😅
Awesome story @sawda
Acuudu bi llaah sowdo wanaxay riyoyinkii markan yaraa arkijiray riyada qofka fosha xun heer aan meshaan jifa meelaan ahayn jiifa ugudambayn quraan aa la isaaray
Alle Ha Abaal mariyo Habibti ♥️👸🏼
Allh waxn jecliya thanks sowda qalbi wanagey❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Wcs sawda ale hakuxafido ilaashalay waadlasoodhokhsatay mahadsanid
subax wagsan sowda quruxeey❤❤❤❤❤❤ wa ku salamay abyo❤
Habo. Sheekooyinkaan camal noo soo badi❤❤
Masha allh sawda qli illhy hakubarakeyo ❤
Masha Allah sawda qaali allaha ku xafido balwad baad ii noqote
Asc sawda waa ku salaamay qisooyinka cabsida ha naga yaree anugu fulayaan ahay allaha ku xifdyo🎉
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Jeclia qisadaan cml ❤ Wcs wr wb Habo asturaneyy Ilaahey haku barakeeyo 🧕🙌
Sallalaahu calleyhi wasallam ❤
Scw scw scw❤❤❤❤❤ waan ku slamay sawda
Walahi sowdo marka arko video cusub sidi qof ila joga aya shashda ka shumiya because waxnku sheqeya video da 🎉❤
Waaaw sowday qiyonka okle nosobadi abayo❤
جزاك الله خيرا اختي❤❤❤
Sowda quruxey chanalki Sowda bilan malmahan wax soma dhigin yusan wada xirmine mar mar wax so dhig abayo ❤
Ana uu horeyaa mantaa sawda
Illshay haku xifdiyo carabka iyo caqligaba hskuu barakeeyo
M.a Allah bless you sister ❤❤
Wajigaaga waan uxiisay sawdaay😂❤
Maanta waa qisooyin kaa jeclaa❤
Scw abayo sowday hadan qada kugu karsani markan sotosay ela hada wan kusugaye shukran mashaallah🎉❤
Ko ok wlshyn qurux waad mahadsan tahay adi iyo inta kula nool...kk
عليه افضل الصلاة والسلام
MaashaAllaah Tabaarakallaah maanta anigaa ugu horeeya baarakallaahu fiikum dhamaan ❤
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉
Salallahu calayhi wa salam ❤🎉
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما إلي يوم الدين
صلى الله عليه وسلم...
Cabsi cabsida jeclahy walayi❤❤❤❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم
Caruurta ka ilaaliya musqusha agagaarkeedq in eey ku cayaaraan hadalkiisa iyo waxa yaalo uu sqmaynaayo arki jirne iyo hooskiisq ilaahaye kaas nuguma soo celiyo
Wks warahmatoullahi wabarakatouh ❤
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Odaygu wiilka mar kasta wxu ku dhaha hay iman illahy baa ku badbaadiyeye marka waxan ufahmay illahy baa kaa badbaadiyey jinkaan sharkiisa marka mar danbe ha iman buurtan say ani ii qaaten yeysan kuu qaadane❤
Wcs habo allaha kuxifdiyo hormar wacan ku rajeynaa aad baad umahadsan tahay sidaad nola dadaaleyso oo aad qisooyinka nogu so gudbineyso ❤👸🏼🫶🏻💗
Wcs scw ❤❤❤❤ sowda qurux ❤❤❤❤❤
mahad sanid sawdaay Alle haku sharfo ❤
Wallahi wa qiso cajiiba😢
Wcs wllashy qaali ❤❤
Salalaahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi
Sowda wll dara allah ayn ku jeclahay
Allah masali wasalim wabarek calee❤❤❤
Alle haku xafido xppti mcnto ❤❤❤
صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
Salalahu calayhi wasalam ❤
Qlbi to qlbi 😊❤
Sawdaay qisoyinkan oo kale nosoo badi ❤
Subxanallah waa qiiso naxdiin leh
Waxaan in badan la yaabaa dadka sheekooyinka jinka ama sixirka qabsadaan kuma arag qof dhahaayo adkaar ama quraan baan aqristay oo wixii waa iga tageen aniga wax yar oo si ah hadaan arko intaan adkaar xasuusto iyo quraan baan aqriyaa ilahay baase waafajinta leh الحمد لله
عليكم السلام ورحمه الله وبركاته
Walaahi maintain anaa uhoreeyo❤❤
Walaasheey sowda dambi baarista maxiiseeyo qisoyinka cabsida iyo kuwa saxaraaha iyo kuwa cibrada kusugan❤❤ pls noo soo badi dambi baaris waxba ka faidi mayno
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته مساء الخير كيفك يا أختي
أللهم مصلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى ال وأصحاب أجمعين ❤❤❤❤❤
ﷺ❤
Scw❤
Sawdaay kalmadahaga qar ma fahmo wayo rer hargeisa ahay😂😂😂
Scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Sawda qalbi ❤❤❤
Subxaanalaah qisadaan waan baka cabsaday
Sallahu calayhi waslm Sallahu calayhi waslm Sallahu calayhi waslm Sallahu calayhi waslm Sallahu calayhi waslm ❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم
Waa qiso caajib ah
Sowda baryahan waad noo dadaalaysaa m.a alle ha ku barakeeyo anaguna like iyo Shera waad nagu ogtahy ❤😊
Sowda❤
Scw scw Scw scw Scw scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤