sida loogu edit gareyo video mobile kaada full course bilow ilaa dhamaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • sida loogu edit gareyo video mobile kaada full course bilow ilaa dhamaad, sida loo edit gareyo video mobile, mobile sida loogu sameyo video qurux badan, sida loogu hagaajiyo video qurux badan mobile, best androide app video editor, vn video editor, sida muuqaal loogu sameyo mobile hab casri ah, sida loo helo free program video editing ah, sida loo sameyo color correction, muuqaal cajiib ah sida loogu sameyo telephone, hab ka ugu fudud ee loogu editi gareyo video mobile,adam nor hassan, muuqaal pro, video production afsomali,
    --------------------
    📌HALKAAN KA SO DEG APPLICATION KA
    ---VN Video Editor
    play.google.co...
    --------------------
    📌CASHARADA PREMIERE PRO
    ▶PART 1
    • Baro Video Editing Ado...
    ▶PART 2
    • Baro Video Editing Ado...
    ▶PART 3
    • Baro Video Editing Ado...
    ▶PART 4
    • Baro Video Editing Ado...
    ▶PART 5
    • Video
    📌KU BARO AFSOMALI
    ☆video Editing
    ☆androide apps
    ☆graphic designe
    --------------------
    --------------------
    📌ALAABTA AAN U ISTICMAALO TH-cam KA
    ●computer : Hb core i3
    ●software video editing : Camtasia 2020 / / Adobe Premiere pro 2021
    ●Codka waxaan ku hagajiyaa Adobe Audition Cc 2021
    -------------------
    -----------------
    #sida loogu edit gareyo video mobile kaada full course bilow ilaa dhamaad
    Original Sound From TH-cam
    Rubix Cube by Audionautix is licensed under a Creative Commons Attribution 4.0 licence. creativecommon...
    Artist: audionautix.com

ความคิดเห็น • 142

  • @MuuqaalPro
    @MuuqaalPro  3 ปีที่แล้ว +90

    RAMADAAN KAREEM SAXIBAYAAL
    📌HALKAAN KA SO DEG APPLICATION KA
    ---VN Video Editor
    play.google.com/store/apps/details?id=com.frontrow.vlog

    • @ogaalsaremedia
      @ogaalsaremedia 3 ปีที่แล้ว +4

      MID LA MID AH🙏🌙🌙💯

    • @mahadmj8262
      @mahadmj8262 3 ปีที่แล้ว +2

      Nnz

    • @abdirahmanmuhidin6526
      @abdirahmanmuhidin6526 3 ปีที่แล้ว +2

      Zxp vedio editing baan u bahnaa wadna iga haqab tirtay mahsanid zxp

    • @Maaliyow
      @Maaliyow 2 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid saxib

  • @mohailmi3591
    @mohailmi3591 3 ปีที่แล้ว +29

    Sxb mcn allaha ku sharfo wlhi waxbadan kaa faa idey intii akrisay qoraal kayga video ga hala si gud miyo

  • @abdulladhifabdulkadir2464
    @abdulladhifabdulkadir2464 2 ปีที่แล้ว +9

    Codsi klae ayaaan wataaa maamulow 🥰 een waxaan ubaahannahay sida loo sameeyo qoraalo markay laqoraayo oo ay dhawaq sameenayaaan mala helaa upp majiraaaa oo qoraalada dhawaq leh sameeya adoo raaali ah nosoo raadi

    • @cabdiqaniomar
      @cabdiqaniomar 10 หลายเดือนก่อน +1

      Cupcakes wye

  • @kamaaladin
    @kamaaladin 2 ปีที่แล้ว +1

    lacagta hoo baad nugu leedahay waxbadan ayaan kaa bar tay ooaan in short aan ka oqoon ooaan raadinayay ramadaan kariim saaxiib

  • @maxamediraahim4614
    @maxamediraahim4614 2 ปีที่แล้ว +2

    Runtii Waa bahi Aan horay U qabay
    Aad ayana kaga FaaiidaY
    Waxa Rajo weyn ka qabaa in had iyo jeer Aad muqal bulshadena Anfaca Aad nala wadaagi donto Gaar ahaan Dhalin yaradena So thank You so much
    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @macalinaden764
    @macalinaden764 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid bro, aad iyo aad ayn ogafaaidnay barnaamijkan

  • @queenasli5422
    @queenasli5422 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aaad u mahadsantahay waa heysan jiray wu iga lumay magacisa iloway sa u radinaaye Ada ka helay shukran aqiii🙏

  • @somfilmandmusalsal1202
    @somfilmandmusalsal1202 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a sxb noo so badi muqalada EDITOR mobile

  • @mohamedmoalim6013
    @mohamedmoalim6013 ปีที่แล้ว +1

    Waad mhd san tahy pro wax badan Ayaan kaa faaiday

  • @HayanStudio763
    @HayanStudio763 3 ปีที่แล้ว +3

    waaw wuuw i anfanaa wllhi

  • @KHAALIDALIMAXAMUDKHAALIDALIMAX
    @KHAALIDALIMAXAMUDKHAALIDALIMAX 3 หลายเดือนก่อน

    I am watching 👀 this vedio 2024
    After 3 years thank you alot bro you helped me the best app

  • @jamaaldaus8777
    @jamaaldaus8777 3 ปีที่แล้ว +2

    Saxib wax badan ayan caawa ka faiday thnks

  • @ziimikhanofficial6451
    @ziimikhanofficial6451 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sxb waan kaa faa,iday waxbadan ayan ubahnaa inaa barto mhsanid

  • @FIKRADAHADUNIDA11
    @FIKRADAHADUNIDA11 3 ปีที่แล้ว +8

    Saxib waa mawduuc fican mahadsanid

  • @abdiboodhle1
    @abdiboodhle1 3 ปีที่แล้ว +5

    LEGEND THANK YOU WLL
    WTHSPKGA RBA LPH
    FADLAN IREEB REPLY🙏

  • @Ciiiiltire
    @Ciiiiltire 2 ปีที่แล้ว +1

    m.a thanks wllhi aaad ayyaaa u baahi qabay mhdsanid👊👊

  • @motivation8223
    @motivation8223 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wll aad ayaad umahdsan aad iyo aad 🥰❤️

  • @jamaacatulkhayr150
    @jamaacatulkhayr150 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah shugran walaalkay aad ayuu ii anfacay aniga

  • @ismailabukar3529
    @ismailabukar3529 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahdsnthy wll aadan nin rageed wan ku aaminsanhy pro🙏

  • @mohamedaamin296
    @mohamedaamin296 2 ปีที่แล้ว

    Barakalah macalin alaha ku abaal mariyo

  • @farxiyobulshoofficial7159
    @farxiyobulshoofficial7159 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid bro

  • @ismaaciil.7275
    @ismaaciil.7275 3 ปีที่แล้ว +4

    Sxp heeso lyrics ah malagu sameeyn karaa

  • @suhaybyare9611
    @suhaybyare9611 2 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا أ خي بارك الله فيك.

  • @ahmedlidchannel5394
    @ahmedlidchannel5394 2 ปีที่แล้ว +1

    Shugran Sxib wax badan ayaan ka faaiidey

    • @HaybeCabdulaahi
      @HaybeCabdulaahi ปีที่แล้ว

      Xaalimo soomli ah O Romactik.garnysa ma th

  • @MaxamedCabdisallaan
    @MaxamedCabdisallaan หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @SuaadMahamed
    @SuaadMahamed 9 หลายเดือนก่อน

    Alle haku barakeyo shukran wll❤

  • @ramlahusseinali7646
    @ramlahusseinali7646 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks pro👏

  • @suhaybyare9611
    @suhaybyare9611 2 ปีที่แล้ว +1

    mahad sanid walal qaali. 👏👏👏👏

  • @ZakovicMoha
    @ZakovicMoha 5 หลายเดือนก่อน +1

    After 3 year ka faaideystay mahdsanid zxb

  • @warsanalichannel9543
    @warsanalichannel9543 7 หลายเดือนก่อน

    thks waan kaa faaiday

  • @reyskiiriyadavlogs1259
    @reyskiiriyadavlogs1259 2 ปีที่แล้ว

    Mnshaa Allah wlkly waxbadan ban Ka faaiday

  • @dahirabdi2758
    @dahirabdi2758 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah well prepared

  • @caseyryare4298
    @caseyryare4298 2 ปีที่แล้ว

    Aad baan ugu mahadsantahy msl wax bdn kaa faa iideey

  • @abrahampojo7282
    @abrahampojo7282 3 ปีที่แล้ว +4

    Wll waxaan rabaa casharo hacking ah adigoo mahadsan lpx waan kaafileyaa

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 ปีที่แล้ว +5

    RAMADAAN WANAAGSAN.
    SXB SARE KEEP GOING🌙🌙🌙🙏🙏

  • @qancisokukis2496
    @qancisokukis2496 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll inbadan ban ka faa iiday

  • @apdishakourahmed3121
    @apdishakourahmed3121 ปีที่แล้ว

    Thankz lph

  • @abdesaid4167
    @abdesaid4167 2 ปีที่แล้ว

    zxp wn ka faiiday
    I appreciate

  • @suhaybyare9611
    @suhaybyare9611 2 ปีที่แล้ว

    masha Allah tabaarakal llaaah.

  • @abdirashiidismaaciil3834
    @abdirashiidismaaciil3834 18 วันที่ผ่านมา

    Aad baad u mahadsan santahay

  • @ogolchanel2628
    @ogolchanel2628 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @mahadvelpoofficial7975
    @mahadvelpoofficial7975 2 ปีที่แล้ว

    Tnx zxp

  • @maankacade8903
    @maankacade8903 3 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsanid ustaad

  • @maxamedBashir-eg6pd
    @maxamedBashir-eg6pd ปีที่แล้ว

    Zxp sobadi

  • @user-vq6ml7kg8e
    @user-vq6ml7kg8e 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran

  • @rahmasheikhdon1153
    @rahmasheikhdon1153 2 ปีที่แล้ว

    Jazaaka allah qeyr wll

  • @Bafta777-tt5es
    @Bafta777-tt5es ปีที่แล้ว +1

    Somali baa ahay ee somaali way isgarab qabataa pleas subscrip you tub kayga dheh ALLE HAKU SHARFEE😢😢

  • @kastaro4485
    @kastaro4485 3 ปีที่แล้ว +1

    Bro su’aalo ayan jeclaan lahaa inan kasii weydiiyo videogan xagee kala soo xiriiri kara bro

  • @Kenyamelody
    @Kenyamelody ปีที่แล้ว

    THANKS WALAL WAA KA FAIDEY

  • @ansku428
    @ansku428 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll igumaso dagayo IPhoneka sidee ayaan uguso dajiya?

  • @maxamedcaaqilka1432
    @maxamedcaaqilka1432 2 ปีที่แล้ว

    M.a muuqaal Pro

  • @nasteha8049
    @nasteha8049 2 ปีที่แล้ว

    Wcs Mahadsanid wll

  • @abdesaid4167
    @abdesaid4167 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsaniid zxp

  • @somaliastar9512
    @somaliastar9512 3 ปีที่แล้ว

    Somalia xaasid nimada Iska daya muuqaal pro hala kalab istaago

  • @ZakaariyaApaz
    @ZakaariyaApaz ปีที่แล้ว

    Zakariya

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid 2 ปีที่แล้ว

    masha allah walaal mahadsanid walaal

  • @abdllefaarta3103
    @abdllefaarta3103 ปีที่แล้ว

    Wlahy waxan ogu mahad ciliyo malaha zxp anigo wax mafahmi jirin lkn adiga caea ka fadiyastay dadkale fahnsiin saxa kumasiinayaan ale haga amaal Mariyo xogtaada nosoogodbinaysid

  • @faaraxxaayow264
    @faaraxxaayow264 2 ปีที่แล้ว

    M. a libaax inoo soobadi

  • @AxmadMustafe
    @AxmadMustafe 4 หลายเดือนก่อน

    lajan👍🤦🙋🇸🇴

  • @Hodananwar58
    @Hodananwar58 3 ปีที่แล้ว +1

    Thnk u very much pro👏

  • @SOMProduction
    @SOMProduction 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp muuqaal kan appka aad kusamaysay ila wadaag

  • @maxamadasadawle1777
    @maxamadasadawle1777 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @junedmoha1978
    @junedmoha1978 2 ปีที่แล้ว

    m.a wan kahelay firi waxarabaa inaa nabarto habda lokajo

  • @sumayosiman8746
    @sumayosiman8746 2 ปีที่แล้ว

    Thank you for helping our 🙏🙏🙏

  • @somajeeste8252
    @somajeeste8252 2 ปีที่แล้ว

    Thanks pro

  • @garasalcadaalachanel1642
    @garasalcadaalachanel1642 2 ปีที่แล้ว

    sxbow 2 sano waxaan raadinaayey sidaa u helo application noo caan oo kale ah kala kacsan waad mahadsantahay sxbow

  • @deganguray48
    @deganguray48 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll❤

  • @mohamednurhaarunabdi7600
    @mohamednurhaarunabdi7600 2 ปีที่แล้ว

    Thank you very much 👍👍👍👍

  • @sheikh_abdiaziz1153
    @sheikh_abdiaziz1153 2 ปีที่แล้ว

    Zxp aad ayad umahad san tahay

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 ปีที่แล้ว

    Wcs 👌🆗️

  • @usaame_bakayle3793
    @usaame_bakayle3793 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll❤️🙏

  • @xamsesiciid8116
    @xamsesiciid8116 3 ปีที่แล้ว

    I will test it insha allaah

  • @yuusufmohamed4357
    @yuusufmohamed4357 2 ปีที่แล้ว

    Ok bro mahd sanid

  • @ahmedguhad7250
    @ahmedguhad7250 2 ปีที่แล้ว

    Walaal alah kubra keeya

  • @abshirbaari5412
    @abshirbaari5412 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustad vn kaliye waxaa lagu edit gareynaa muuqaalada yar yar oo kooban sida kuwo tiktok aa lagu tala galay mise muuqaal dheer oo ilaa 5 daqiiqo soconaayo aa lagu habeyn karaa ila jaahil bixi ustad
    Mahadsanid

    • @MuuqaalPro
      @MuuqaalPro  3 ปีที่แล้ว

      muuqaal walba waa ku edit gareyn kartaa waxkhti kooban mlhn

  • @abdikanadi6831
    @abdikanadi6831 ปีที่แล้ว

    Macalin fican

  • @iprahimkhalil6434
    @iprahimkhalil6434 2 ปีที่แล้ว

    Wad mahassntay sxp

  • @dryusufyamani3520
    @dryusufyamani3520 2 ปีที่แล้ว

    Sxb suaal sidee videoga codka saaran intaan uga tiro mid cusub oo an markaas duubayo usaaraa

  • @khalilkaarshe922
    @khalilkaarshe922 2 ปีที่แล้ว

    Thank you bro

  • @shidanekaraama681
    @shidanekaraama681 3 ปีที่แล้ว

    Thanks wax badan ayaan kaa faaiiday

  • @ismailali7223
    @ismailali7223 2 ปีที่แล้ว

    Qeebta codka markan ku dunayo hoos ayuu iga yahay sxb maxaa sameyaa

  • @akhuunaaAly
    @akhuunaaAly 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb

  • @IsraHani-jw3wz
    @IsraHani-jw3wz 10 หลายเดือนก่อน

    Waxa aad ii soo sheegta codka sida loo saaro cod daciif ah oo laba jeermaya

  • @jaallemoha9724
    @jaallemoha9724 3 ปีที่แล้ว

    Thanks bro.

  • @ahmeddaakir9989
    @ahmeddaakir9989 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @شهابالمتحمس-غ4ع
    @شهابالمتحمس-غ4ع 3 ปีที่แล้ว +1

    SIdee lola dagaa vedio aan ku sameeyay viva cut

  • @Ashiiqatube
    @Ashiiqatube 2 ปีที่แล้ว

    Mahasanid

  • @googleMOh6372
    @googleMOh6372 3 ปีที่แล้ว

    Thnkz zhp

  • @sakariyenuur1180
    @sakariyenuur1180 2 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid sxp

  • @fadxiapdyrahman4217
    @fadxiapdyrahman4217 2 ปีที่แล้ว

    Tnx

  • @CamaarsheikhAli-wf4tx
    @CamaarsheikhAli-wf4tx ปีที่แล้ว

    Zxp mobile ka uu is gadinaaa

  • @raqiyaali2579
    @raqiyaali2579 2 ปีที่แล้ว

    Wll waxa upahahey hada igu cawin karto sida lowka tiro vedio youtupkaga ado mahadsan manoi so galin garta🙏

  • @wlljeey..7604
    @wlljeey..7604 2 ปีที่แล้ว

    sxb waxan raba sawirada sida lokala geyo blz

  • @Hikma251
    @Hikma251 3 ปีที่แล้ว

    Guuleyso

  • @khisooyinkaaduunka1855
    @khisooyinkaaduunka1855 2 ปีที่แล้ว

    Add music inaa soo sameysid fiicneed

  • @sitaarsaidyare1936
    @sitaarsaidyare1936 10 หลายเดือนก่อน

    War macalinow wan kuwareeray

  • @kngdaasbay
    @kngdaasbay 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @halimoibrahim3208
    @halimoibrahim3208 2 ปีที่แล้ว

    Side hesta magaca loga badala

  • @tasuurohappy566
    @tasuurohappy566 2 ปีที่แล้ว

    Maxan kugu duceeya mantan kugu so biiray wan ka faiiday

  • @caaliyaabdi6374
    @caaliyaabdi6374 3 ปีที่แล้ว

    Abwe waxan ku waydiinaya see cod u sara