Wow mnsha Allh swear hargeisa has the biggest somali population wether u hate or dislike thats the reality on the ground also hargeisa is the only Somali capital city the other four cities are all mixed with somalian which means there's those who're been somalised and also there's those who're foreign occupiers settle perminantly so hargeisa is the only city for the free Somalis , long life the Republic defacto state of Somaliland for life 💪💪💓💓 the future is bright for Somaliland-ers insha Allh
qorshaan uhayaa caasimada horta downtown cidhiidhi ayuu sii noqonayaa wadadan number 1 kuna laba haad na maaha weyka yartahay xitaa gawaadhi iska daaye dadkii ayeyna ku filneyn dadkuna wey sii badanayaan meel lakala maro ayaa la waayi doona, sidan kuma sii ahaan karayso downtown magaalada waxey ubaahan tahay in la badalo ee meel kale oo magaalada ka yara baxsan la plan gareeyo ama la qorsheeyo oo wadooyin waaweyn laga saaro kadibna wasaaradaha iyo golayaasha dawlada la dajiyo dadkuna ay soo dagaaan oo maherado laga furo insha Allah marka shidaalka la soo saaro dawladu ay dhisto magaalo weyn oo caasimada kamida Hargeisa oo se downtown casri ah , insha Allah saa saan ku rajeynayaa in ka mid noqdo dadka isbadalkaa la sameynayo hormood kanoqda. ( insha Allah )
Hargeysa sanakasta sanadka xiga hormarka waa usiyaadayaa
Masha allllah reeer hargaysa noooolaaada waligiin insha allllah❤
Manshallah
Wow mnsha Allh swear hargeisa has the biggest somali population wether u hate or dislike thats the reality on the ground also hargeisa is the only Somali capital city the other four cities are all mixed with somalian which means there's those who're been somalised and also there's those who're foreign occupiers settle perminantly so hargeisa is the only city for the free Somalis , long life the Republic defacto state of Somaliland for life 💪💪💓💓 the future is bright for Somaliland-ers insha Allh
Reer waqooyiga waa fadhiistaan miyaa dadkii xagee aadeen suuqa waaba eber maxaa kudhacay
Mobilka waa 10 dollar 😂😂😂waa kaftan walalahay 😁😁😁
qorshaan uhayaa caasimada horta downtown cidhiidhi ayuu sii noqonayaa wadadan number 1 kuna laba haad na maaha weyka yartahay xitaa gawaadhi iska daaye dadkii ayeyna ku filneyn dadkuna wey sii badanayaan meel lakala maro ayaa la waayi doona,
sidan kuma sii ahaan karayso downtown magaalada waxey ubaahan tahay in la badalo ee meel kale oo magaalada ka yara baxsan la plan gareeyo ama la qorsheeyo oo wadooyin waaweyn laga saaro kadibna wasaaradaha iyo golayaasha dawlada la dajiyo dadkuna ay soo dagaaan oo maherado laga furo insha Allah marka shidaalka la soo saaro dawladu ay dhisto magaalo weyn oo caasimada kamida Hargeisa oo se downtown casri ah , insha Allah saa saan ku rajeynayaa in ka mid noqdo dadka isbadalkaa la sameynayo hormood kanoqda. ( insha Allah )
Hada golahan cusub ayaa intan baneeyee markii hore siday ahayd miyaanay dhaamon hada
Sxb waa runtaa umdeenu wxy u baahantahay maamul mar uun soo mara oo dhab u jecel horumarinta dalka iyo dadka mrkaa imika wxa illhy (swt) inoo keeny maayir cbdikariim oo inoo bilaabay wxqbd fiican islmrkna ay tahay inynu aad ula shqyno waliba hdhwna dib u doorano isga uun kdibna sidaa inogu bilaabmo mustaqbal quruxbdn iyo mdx daacad u ah dalkooda iyo dadkooda siday u horumarin lahayeen insha Allh
Suuqii waaheen ma dib baa loo furey wllo?