Gabar yahay nin kaada Haduu sidan kugu sameyo arintan ku fakaraya soo cesho Qiimahaada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 211

  • @sharifoahmed9438
    @sharifoahmed9438 2 ปีที่แล้ว +8

    Sheikh Mahadsanid kalmad beena maadan sheegin anagaa soo aragney
    Jazzakallaahu kheyra jazzaa ducadana Aammin

  • @Lovely-qw4ov
    @Lovely-qw4ov 2 ปีที่แล้ว +32

    Sheikhan ugu jecelahy walhi niyadaa idhistaa marwalba xaqiiqda ka hadshaa jasaa allah khayra sheikh alllah jano tul fardows hakugeeyo, aduunkana dhib kuma tuso 🤲🥰

  • @misspamba1
    @misspamba1 2 ปีที่แล้ว +3

    We love you our Shekh
    Allah haku barakeeyo
    Mansha Allah

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 2 ปีที่แล้ว +3

    masha allah waxan o dhan waa run aniga so arkay wallahi ku dar naag kala hunguri ka galay maalin cunto siisay nagta kale waabo ku

  • @ijabomaxamed7913
    @ijabomaxamed7913 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheykhow bal wax uu sheyk in aay wax fahman 👍👍👌

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahoow wiil kaan janadii ka waraabi

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 ปีที่แล้ว +3

    nimankii wey waasheen qaaryar maahee

  • @gntlmn4
    @gntlmn4 2 ปีที่แล้ว

    Allah caadiini zoojii salixaan wa allah

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 ปีที่แล้ว

    Waa run taasu noocaas jaahiliintu sidee u ogaatey maandhow

  • @nabihaibrahim661
    @nabihaibrahim661 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh

  • @lovelyqalbidagan9843
    @lovelyqalbidagan9843 2 ปีที่แล้ว

    Allah ku dhowro

  • @fatoumadahir3217
    @fatoumadahir3217 2 ปีที่แล้ว +1

    SCW SHEEKH QALBIGAAGA OO LA .QOOMAY . LAGU BAHDILAY ADOO RABA WANAAG MAXAA WAAJIBA DACWADAAS HADII EEBE LAGU DACWOODO DIINTAYDU MAXAY KA QABTAA

  • @ramloahmed8001
    @ramloahmed8001 ปีที่แล้ว

    Alla runbadanaaa

  • @zamzambasay32
    @zamzambasay32 2 ปีที่แล้ว +2

    ❤👏👌

  • @maryanaxmed2852
    @maryanaxmed2852 2 ปีที่แล้ว

    Yaa shiikh waxaad ka hadleysi waa sax

  • @faadumomaxamed4491
    @faadumomaxamed4491 2 ปีที่แล้ว

    asc wll qali waxaan ku riyodey anigo ninkeyga lacag dhan bokolkun oo isinaayo kadibne diiga cadaan ah isinaayo ayaan ku riyodey maxaa waaye riyadas

  • @nabihaibrahim661
    @nabihaibrahim661 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @filsaninah5713
    @filsaninah5713 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤👍

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 ปีที่แล้ว +46

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💓💞

    • @ubahmuxidiin386
      @ubahmuxidiin386 2 ปีที่แล้ว

      waan ku sary wll

    • @ummumohamed3647
      @ummumohamed3647 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc sh badbaado aad baa umahadsantahay intee lagala soo xiriiri karaa suaal baan qabaa mahadsanid

  • @yaasminabbdi111
    @yaasminabbdi111 2 ปีที่แล้ว +14

    Sheekhoow ilbaa waniga kaga dhacday allah haku cafiyo wallo ilahy iisha xasiidka haka qabto walhy ducoyinkaga wanku libaan iinbadaan baa ciidhiidhi aanku jiraay u ilaahy igaga saray alhamdulillah

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 2 ปีที่แล้ว +13

    Runtii maxaan aragnaa nin asigoo qaldan umodayo inuu dulmanyahay waxan arkay nin aan ka kariwayay ibiilo adigaa iqabee oo ileh waad idhibtay aniga nolol degan ayaan rabaa naag saan ah marabin asigaba qaldan oo biil ii didee jawiga degan xaguu ka imanaa😂😂

    • @thegoat04962
      @thegoat04962 2 ปีที่แล้ว +2

      how joojin abaayo adiga isku tasho kana amus wlhy waxasokale wey kubaten adunka noloshada dhiso niyadada ba kasar naftada kafakar

    • @bintuosman4359
      @bintuosman4359 2 ปีที่แล้ว

      🤫🤫🤫

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 2 ปีที่แล้ว

      @@fadumaabdille731 bisinka asiga miyaba block kusaray waaba dhib kale alle hakuu saqiro waad kala figtihiin miyaa

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 2 ปีที่แล้ว

      @@thegoat04962 mahadsanid wll marhore ayaan katashay oon iska furay kaas cml ilmo inuu kugu badiyo ma ahan hal cunug ayaan udhalay waan heestaa alle ha ii dayo waan korsadaa

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 ปีที่แล้ว +7

    Illahay dambigaga hadhafo plz 😭 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏 😂 😢

  • @maryanadin5405
    @maryanadin5405 2 ปีที่แล้ว +4

    Sheboy aniga ayigudhacdi yurub Markowadi Wanajary xataciyalkisa Waxkamaogo unailabey alxamdulilah alah baarzaqda bixiyo alxamduilah💔

  • @haliimoali1043
    @haliimoali1043 2 ปีที่แล้ว +10

    Aniga aya ku arkay ninkeyga inu iila yimaado dhaqankan oo kale isla bishii ugu horaysay waxan ka garay go.aan deg deg ah waxana kasaray qalbigeyga is maskaxdeyda marku ogaday inan nacay oo an dan kalahayn ayuu wuxuu bilaabay inuu is badalo uu iimuujiyo jacayl iyo naxariis iyo daryeel farabadan meel walba an joogo inuu iiga daba iimaado wlh manta lugahayga hoostooda ayuu u oynayaa anigana wax Dan ah an kaleyahay majirto markii an ka qalbi fogaday ayuu sidan udhaqmayaa aniga oo an ubahneyn .caruurta uu ka carari jiray manta isagaa dhabarka kusida wuxuna ka bixi wayay fakir iyo inuu dhoho xaas iika matali karto aduunkan majoogto.walalayaal maxa igula talin lahaydeen madama an nacay ninkaygi oo an wax niyad ah uhaaynin

    • @anfacmc5871
      @anfacmc5871 2 ปีที่แล้ว +10

      Abayo mcn maadaama u qaladkiisa qaatay iska cafi ayan kula talin lahaa marba hadey ciyaal mesha jogaan samir lee ku fari lahaa wayo ilmo aabahod lee ku fcn pls ilaahey dartiis candhuftada dib ulaq abyo wad ka guuleysatay madaama aad iska indha tirtay wuna ku arkay inad ka maarmi karto mardanbe asagan ulaawan donine

    • @salmomacalin3877
      @salmomacalin3877 2 ปีที่แล้ว +3

      Xbbt aduunko wa gedka labadisa har maqaldamane wa ilaahey wanadi an nafteeyda siin lahaay ayaan kusiin madamo ad tahay gabar walashey eh hadu qaldamay balsa uu kasoo laabtay maxad usameysay shalay hadhihin mel laga jecelyahay hadad katagto mel laga necebyahay tagta ladhahay kaga darane ilma hadad udhashay farxadaada hadad weyso ilmahaga farxadoda la ilaaliya a abahood wax udhaamo ma arkeysid udulqaado una samir carurtada mcni

    • @ilwaadsan3242
      @ilwaadsan3242 2 ปีที่แล้ว +4

      Waxan fahmi waayay nimanka qaar Markey xaaskoda dhibaan eey yadana Dan ka gali weydo ama nacdo waxey u Dabo ordaan 🤔
      Wllo waxaan ku odhan laha iska cafi lakiin ha aaminin oo ha Isa siin digtonow oo ka taxadar✌️

    • @haliimoali1043
      @haliimoali1043 2 ปีที่แล้ว +4

      @@anfacmc5871 mahadsanid walal wan cafiyay waliba illah dartiis lkn sidi hore lagama yaabo inan unoqdo oo an si fudud ku aamino

    • @haliimoali1043
      @haliimoali1043 2 ปีที่แล้ว +1

      @@salmomacalin3877 thanks walashey

  • @rikimoh3296
    @rikimoh3296 ปีที่แล้ว +3

    Sax that’s very true it happened to me now Allahamduliah I’m fine since I Badbaado Chanel my life change thanks allah an sheik ❤❤❤❤❤❤❤❤peace

  • @fadumaahmed6212
    @fadumaahmed6212 2 ปีที่แล้ว +16

    Yaa rab اعطني زوج صالح يا رب

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 2 ปีที่แล้ว +3

    Wallhi waxaad shegtay oo dhan Asoo ku dhaqmaya oon ugu sabraye sidaas ,xun Ayuu ila sii guursaday

  • @misspamba1
    @misspamba1 2 ปีที่แล้ว +3

    Wale beentisa maha Allah hanoka daayo

  • @umumazaakiiinzbarud6247
    @umumazaakiiinzbarud6247 2 ปีที่แล้ว +4

    qof kuleeh wanaag waan rabaa lkn ku dhaqmimaayo ayaaa na haysata 2 sano caruurtiisa ma arkin ila 3 waxaan ka wada hadleyney dhaqankiisa markasta waan is bedelayaa, waan joojinayaa, xidhiidhka dhexdeena waan wanaajinayaaa,waxaan ka dalbaday furintaan wuu diiday markaa aan talo ku gaaadhay inaan caruurtayda korsado isagana farah ka qaado

    • @fardosodiriye3074
      @fardosodiriye3074 2 ปีที่แล้ว

      Abaaayo maqnasha dan inuuu kumaqanyahay baa lagayabaaaa marka marwalba qof inta fcn oo uu kuusameeyo balafiiriyaaaa

    • @sashawwefans6394
      @sashawwefans6394 2 ปีที่แล้ว +2

      @@fardosodiriye3074 wadaadka intuu ka hadlayo baad tahay ee la adoonsanayo gabadha dhibka ay sheegatay oodhana waad iska indha tirtay waxay ku tidhi laba sano caruurtiisa ma arkin ma laba sana caruur iyo reer laga maqnaadaa taladaada aan micnaha ku joogin iska hayso

    • @sashawwefans6394
      @sashawwefans6394 2 ปีที่แล้ว

      @@fardosodiriye3074 sidaadoo kale hostage ma ihi sxb

    • @sashawwefans6394
      @sashawwefans6394 2 ปีที่แล้ว

      @@fardosodiriye3074 dadka low life lama shekeysto sxb ama cagaha ka shumi ama iskadaa shaqo ii taala maaha

    • @sashawwefans6394
      @sashawwefans6394 2 ปีที่แล้ว

      @@fardosodiriye3074 alxmdulilaah nolol ta ugu wanaagsan baan haysta Guri baan haysta gaadhi baan haysta nolol fiican baan haysta lacag baan haysta shaqan haysta waxan ahay naag business woman ah caruur baan haysta alxmdulilaah lkn sidaada dadka masaakinta kuma digto hada gabadha ayaad ku digan gurigaa kaa burburi walalkaga ka dhibaateyey laguma digto Gabadha waxay tidhi laba sano caruurtisa ma arkin nooma jawaabo nalama hadlo khaladkiisa ma soxo marka xagaad ka hadlaysa adigu shut the hel up bitch

  • @najmaraage2760
    @najmaraage2760 2 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi wu jso maray ilaheyna wa iga fur furay waxan xususta isago iga qaldan ina dacweynayay inu wuxu dono ku hadli jiray balse 6 bilod markan maray mashakilkina an xal uwayay ayan habenki dambe kaligey go an garay inan dalqadeyda moye inan waxkale kuqancin waliba ano ur 3biloda leh gabar 1 bar jirtana heysta qurbana joga wanahaqeystay wana gadhaly alhamdulilah mantana Isagiba la igarebi layahay wanqaba wanagteydi marka ragu mamodan in laantot la noolankaro marka iska dida dulmiga cad adiga waxhadulmin hadi In lagu dulmiyo dhacdana iska did o difac didnimadada udhiman meysid ninkan shalaybad baratay ilahey xaqeyna madugin adi ha iska dugin badbado Channel halala socdo aniga wa mesha an ku garadsady wayo qurban kugursaday ehelkeygina ilama jogin bad bado aya ibad baduyay

    • @laylaabdiqadir7565
      @laylaabdiqadir7565 2 ปีที่แล้ว

      Mash allah ilaahay hainaxifdyo xbbti adi iyo caruurtaadaba

    • @haajiranda9086
      @haajiranda9086 2 ปีที่แล้ว

      Isku mid baa nahy lkn aniga wali leyma furin qurbaha wnku cusbahay 7 bil baanhy abyo wadankiisa wn iskag soo tagay wadan cusub baan imaaday kaligey baan ahay habeenki ma seexdo ciil awadiis inoo i furo waa diiday wuxu yiri naag uur leh ma furan
      Isoo jwb intaa kala soo xariira wllo

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 4 หลายเดือนก่อน

    Hadu ka tago dhiba mahe ja waran hadusan tegeyn una joogeyn u ku dilaa baqeyn kugu yahay ku cayaaya waxas adunkan jooge

  • @xafsacabdi2056
    @xafsacabdi2056 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh badbado ilahay khayr idaylki haku kulmiyo ilahay darti ban ku jeclahay duco aad infacday 4sano kahor 2018 ban ka arkay chanalkaga waxay ahayd ducada zawjka waraq banku qortay sanad ka oo dhan wan akhrisan jiray waraqdi way iga luntay wakhtiga ilahaDa aniga iyo ninkayga wanag ba nadhexyala ilahay khayr haka siyo ducadi nogu soceli fidyowgi

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 ปีที่แล้ว +3

    Illahay dambigaga hadhafo plz 😢 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏 😂 😢

  • @fatoumadahir3217
    @fatoumadahir3217 2 ปีที่แล้ว +2

    QOF SANAWAAD KULA NOOLA NIYAD KUU MA HAYO YIDHI ISAGOON XAGII HAWEENAY DIISI KA SOO .WADA BIXIN MUBIID IYO LA FADHI XAAFADABA MARKII DANBANA SI LAMA .FILAANA QALBIGA KAA .JABSAY

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 2 ปีที่แล้ว +9

    *💚بسم الله الرحمن الرحيم*
    *NOOLE SUNNAD NABIGA C.S.W 📿IXasuusi Aan ku Xasusiisay☝️Allah Drtis Khyr Jcl*
    *👉 Isbuucaan uga Faaiideeso Soonka Suna Ah*
    *👉BARI WAA* *ISNIIN*
    *Ha Hilmaamin* *Inaad Soonta👈*
    *👉🏼 WAXAANA BILAABANAYO SOONKA LA SOOMI JIRAY BIL WALBA OO ISLAMKA*
    *👉13 /14 / 15*
    *🌹Arbaca 16 /03/22*
    *🌹Khamiis 17/03/22*
    *🌹Jimca 18/03 /22 Cfis Barakallahfikum*
    🖋🎁

  • @zalma1437
    @zalma1437 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi sheikhow waa runtaaa sifoyin bdn ayaan arkaa

  • @alikhalif6111
    @alikhalif6111 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheikh.way ficantaxy max maxdas waan kaheli. Ninka weyn tag lama daxa ee waxas kutaga aya latusa (A wise man is not openly sent a way but is shown a reason for it.

  • @Najmanalka208
    @Najmanalka208 2 ปีที่แล้ว +9

    Sheikh waligey magursan ardayad jamacad dhigta ahey xarir ayan leyhey Nolosheyda maqiyamin ruuxa an xarirka laleyahey xarir kaliya ma ahn mustqabal ayan Isla Mel dhignay arin an ku qancin ayuu Ila imadey waxan kudhahey taas waxa kaxiga in xarirkena meshan kudhamado wuu IGA diidey adigane Kama samri Karo waxasne ma deyn dono idhahey warkiza madhagesane xarirka ujaray lanbarada kabadashtey ugu danben wuu iso radiyay hadane wasidii go,ankeyga adigane Kama marmo sheikh waxasne Kuma samri Karo asigane siwalba yeelo wuu IGA diiday inuu idhaafo Anne ma awoodo. Inan lahadlo asigo arintas wali wado mida kale aad ayan ujeclhy 😢 sas eythy hadu IGA ogalan Lahey wan kafogan Lahey xarir kale Ina yesho isku dayay nin kale maba ii cuntamayo oo marabi nin kale inan lahasawo asigane saa rabo I noqon mayo Mana idhaafayo sheikh plz qoralkeyga hada aragtid talo isii aniga mar wlbo adiga wax kafaida

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 2 ปีที่แล้ว +2

      Plz ilasoo xidhidh gabdh wllshayaa tahay anigaa kusiin talo wllnimo inshallh

    • @yartainadaahir797
      @yartainadaahir797 2 ปีที่แล้ว +8

      Wllshey qaali horta talada sheikha ayaad waydiisatay lkn waxan jeclaystay aniguna inan talo yar ku siiyo talo Allah hayee horta Alxamdulilah hadii aanad meel xun ku dhicin oo aanad ka yeelin sidii uu rabay waxad tahay gabadh dhalin yaro ah oo wax baratay qoyskeedii na la joogta hadii uu ninkasi mustaqbal kaa rabo wax aanad raali ka ahayn kuu lamuu yimaadeen raali kama ihi dheh hadii uu dib ka saxo khaladkiisa nin mustaqbal nadiifa diyaar u ahna uu noqdo waa sax hadii kale xidhiidhka u jar qalbiqa iyo niyadana ka saar talo walaaltinimo

    • @Najmanalka208
      @Najmanalka208 2 ปีที่แล้ว

      @@riyaadofficial9978 halke kala so xarira aby

    • @Najmanalka208
      @Najmanalka208 2 ปีที่แล้ว +1

      @@yartainadaahir797 m.a jazaka Allah aby taas wax walbo dhaco maba kayelayo lkn inuu idhaafo ayuu diidey Anne marabo asigo arintas wado inan lahadlo

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 2 ปีที่แล้ว

      @@Najmanalka208 xbbti numbarkaygaa somali ahan ban kuguu soo qorayaa

  • @maryandayib1030
    @maryandayib1030 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc khayr badan allaha ku siiyo shiikh badbaado.

  • @fadumoabdi133
    @fadumoabdi133 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh badbaado aad ayaad u mahadsantahay gabdho badan ayaa ku jira dhibatadan in badan waxad cadeysay xaqa waana loo baahnaa in uu xaqu cadado ku soco

  • @HaniMahamed-s1t
    @HaniMahamed-s1t 21 วันที่ผ่านมา

    Shikh ilaah hagudesto❤❤❤❤

  • @Amima275
    @Amima275 4 หลายเดือนก่อน

    The English is called narcissist

  • @saharasiman8324
    @saharasiman8324 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninkeyga saas ahaa SubxanaAllah

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay haku xifdiyo sheakheena wax yaalo jiro aad ka hadashay

  • @MuadYussuf-j5f
    @MuadYussuf-j5f ปีที่แล้ว

    🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪👺👺👺👺

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 2 ปีที่แล้ว +2

    Amiin amiin yaa allah
    Mashallah waa run Ilahey hanaga haayo dhiibatada

  • @ubaxclaahi7830
    @ubaxclaahi7830 ปีที่แล้ว +1

    Isoo duceeya in Alle iga farxiyo nin aan isoo wacan setahay na aan iidhahay shib tuu iixulay Islamana joogno in aan waca maahe ima soo Waco bilka waaa xasuusiyaah qalbijab buu igu riday maxaan sameyah 😔

    • @AaminoQaali-i8x
      @AaminoQaali-i8x 8 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay bari iska ducayso bisha 1deeda kaliya wac markale haa wicin.

    • @Haniqali-z9i
      @Haniqali-z9i 6 วันที่ผ่านมา

      m
      ​@@AaminoQaali-i8x😂😂😂😂😂🎉talo fican siisay

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 6 หลายเดือนก่อน

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @TIGISTTemasgen
    @TIGISTTemasgen ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay hooyo hakaa badbaadiyo xaasidka waayo waxaad ogaatey hooyada xaqeeda

  • @nimcohusein9365
    @nimcohusein9365 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @hanisharaf9503
    @hanisharaf9503 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku barakeeyo wllhi waa runtaa sheikh

  • @shukrishacni5266
    @shukrishacni5266 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid shikh in kasto single ahy o nin I qabiin ❤️😘😘

    • @allaaweynninkiiaaminaaawoo8782
      @allaaweynninkiiaaminaaawoo8782 2 ปีที่แล้ว +1

      Gabadhu markay iyadu ninka.nacdo.kawaran.shiikh

    • @amalabdi3561
      @amalabdi3561 2 ปีที่แล้ว +1

      Manshallah sh Allah haku xifdiyo waxad ka hadlaysana wa wax jira inay gabdhuhu ogadana ay wanagsan tahay

  • @Munmun-v3c
    @Munmun-v3c 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla xaqa kugu jecliya

  • @muxaadharochannel1741
    @muxaadharochannel1741 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah qof nocas .majira

  • @dheemanqurux5714
    @dheemanqurux5714 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC walaalayaal iiduceeya kurbo iheysa deyna la igu leeyahee in Alah iga bixiyo

    • @Zamzam-lk8wf
      @Zamzam-lk8wf 2 ปีที่แล้ว +1

      Illahay faraj kheyr ha ku furo

    • @raxmacabdi1291
      @raxmacabdi1291 2 ปีที่แล้ว +1

      Alleh haka dulqado wll murugada

  • @sahrakulane8710
    @sahrakulane8710 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheeq badbado waxbadan ayaakuradiyey

  • @safiyaxalane7309
    @safiyaxalane7309 2 ปีที่แล้ว +1

    guuleyso shiiikh badbaado

  • @ubaxosman8593
    @ubaxosman8593 2 ปีที่แล้ว

    Asc xaqiiqda anigey igu dhacdey wuu idhibey Haduu guriga imado gabangabo caruurta qeylo inuusanba dhalin ayaa moodaa alah maxaan ooyay😭😭😭😭😭😭😭

  • @FartunabdullahiAbdi-m4d
    @FartunabdullahiAbdi-m4d ปีที่แล้ว

    Sheq adga magaca waxad ela igtahy mclin dugsi edhgy jwb ❤

  • @muminakelifa9576
    @muminakelifa9576 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamiin Aamiin Yaa rabi Yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @maymuundaen9932
    @maymuundaen9932 2 ปีที่แล้ว

    Sheikhow dulqaad aan bahtilaad ku qaato malihi walhi Wanagii Laysku bartay hadii Layska waayo maxaa laysu sheegi dhulku waa baladhan yahay waligaa qof. Qimahaga garanynin Layskuma xoq adeer albabku waa ku furan yahay sii soco

  • @sahraaden5262
    @sahraaden5262 2 ปีที่แล้ว

    Sheekhoow marka hore aad baad u mhdsnthy,teeda kale sheekheeniyoow sheekh badbaado wxn ahay qof talo u baahan hadda kahorna waan ku weydiiyay ma ogi qoraalkayga inaad aragtay iyo in kale maantase mar kle ayaan taladaada u baahanahay ma jiraa instagram ama meel un adga lagaala soo xariiro si aan talo kuugu weydiisto talo waa tii rabiye.
    Wllhayga igu caawiya idinkana hadaa igu dhaantaan plz

  • @haliizacadeychannel2593
    @haliizacadeychannel2593 2 ปีที่แล้ว +5

    Asaxabey iso duceya murada leyahay

  • @nawaalmuse-vn7dr
    @nawaalmuse-vn7dr 4 หลายเดือนก่อน

    Ilahay khayr ka ku siiyo sheekh badbaado ❤

  • @marwodagan2271
    @marwodagan2271 2 ปีที่แล้ว

    Sheekoe islnata prnka ku samee oo dhe nagaa aroosaa an eegnaa ficilkeedda hhhh sory

  • @Dahabosheikhhasan
    @Dahabosheikhhasan ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk nin kaa tashaday weeye TAG AMA JOOG

  • @rahmahassan2530
    @rahmahassan2530 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Masha Allah sheikhqoow illaahey ha ku xifdiyo ❤❤❤❤

  • @adontiallah6637
    @adontiallah6637 2 ปีที่แล้ว

    ku ilobaya inta sano casoshisa wax ku gureysay waabo ilobaya ku dar so mabo ku yaqaano subxanallah illahay hanaga qabto

  • @nabihaibrahim661
    @nabihaibrahim661 2 ปีที่แล้ว

    Salaan ka dib hadaan intaanba aan anigu kula dhaqmo ka waran

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 ปีที่แล้ว

    QURAAN IYO XADIITH KEEN ANKU AAMINEE SHEEKO BARALEY MAYA

  • @umumuseybo6192
    @umumuseybo6192 2 ปีที่แล้ว

    Wllhy wa xaqiiq jirta shekh allaha ku sharfo

  • @hanisharaf9503
    @hanisharaf9503 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh xagee kaala sooxiriiRA please

  • @zahrodhemanxasan2881
    @zahrodhemanxasan2881 2 ปีที่แล้ว

    shiqow nolosha turkiga iga so shekey

  • @hawaabdi8862
    @hawaabdi8862 ปีที่แล้ว

    Waarunta warunta walahi

  • @halimomohumud5311
    @halimomohumud5311 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi sisax ah. Ayaa uga hadashay.

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 2 ปีที่แล้ว +4

    Wallhi intaa shegtay wuu leeyhay untu ila guursan xataa wuu lahaa markuu ila guursdayne wuuba ka daray wada hadalna maba rabyo

    • @هنادي-12
      @هنادي-12 2 ปีที่แล้ว +4

      Abayo adiga naftada waqti si ilmahada ku mashqul in te ka imatay ha dhihin hadu so daho ha weydin in cuntada u kari hadu rabo ha cuno adiga cuntada. Mad cuntid ha dhihin habenki hadu so daho ha sugin is ka seexo adiga naftada Iyo is qurxintada ku dadal walhi is badal ayad arki don tada talephonka ha wicin hadu ku so waco lahadl hadu ku so wicina shib ka dheh Dan hadad ka rabtid le wac markasto adigo qos layo ha ku arko is lahadl aya ku dhacayo asiga danahada ku mashqul

    • @naimaabduqadir9906
      @naimaabduqadir9906 2 ปีที่แล้ว +2

      @@هنادي-12 abyo Marku ila guursady Ayaba nacay ,Yacni Qalbiga Waka saray ilma heyga we yaryaryihin gurigeygina wan dhaqa noya nacas uu shekha shekay oo naag2bad waliba kaa weyn kula gursdy kwrn minyar daradedna u dumi maayo Aqalkeyka bal haso Arakto ninka ee guyrsaty macnkisa Ama qararkisa koleyba 3sano kuma dhamesan dono kii aan aqinay dhaqankisa ,somaha orod baan iri waxad kaso hesho aan kuu fadhiyaa

    • @najmasaid9321
      @najmasaid9321 2 ปีที่แล้ว +1

      Naima isku xlad ba daremena halke kala so xarira

    • @naimaabduqadir9906
      @naimaabduqadir9906 2 ปีที่แล้ว

      @@najmasaid9321 Abyo Ani kenya bA joga gaar ahaan nairobi fecbok ma ledhay

    • @najmasaid9321
      @najmasaid9321 2 ปีที่แล้ว

      Haa xabibti fb whatup maxa kugu qoron magacan miya kugu qoron naima

  • @Dahabosheikhhasan
    @Dahabosheikhhasan ปีที่แล้ว

    Jazaakumulaah kheyr sheikh

  • @anabsaleebaan4081
    @anabsaleebaan4081 ปีที่แล้ว

    Masha allh wllo warun

  • @marwodagan2271
    @marwodagan2271 2 ปีที่แล้ว

    Ninkayga waligay hadalkyga ma dhagaysto.indhahana ima siinkaraayo uu iga jeesjeesta marskta indha kor buu u qaddaa

    • @shukrimohamed2499
      @shukrimohamed2499 2 ปีที่แล้ว +1

      Sorry abayo, isagaa ku dhib qaba adiga kalsoonidaada kor u qaad, ilaahayna ka magan gal shartiisa.

  • @sahrakulane8710
    @sahrakulane8710 2 ปีที่แล้ว

    waxankuriyooda wax anficneen waxan rabey

  • @naimaabduqadir9906
    @naimaabduqadir9906 2 ปีที่แล้ว

    Cool kuus nooga hii waba na dhibayba

  • @alikhalif6111
    @alikhalif6111 2 ปีที่แล้ว

    From mombasa tagera ayan kuahy

  • @marwaanyare7277
    @marwaanyare7277 2 ปีที่แล้ว

    Walhi waarun taasi ben maha

  • @dheemancadey6071
    @dheemancadey6071 2 ปีที่แล้ว

    xaqiq hada ku jira xalada shekh

  • @dekaahmed6738
    @dekaahmed6738 ปีที่แล้ว

    That is true

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 ปีที่แล้ว

    HADUU FURO MAXAA HELAAYA

  • @laylaabdiqadir7565
    @laylaabdiqadir7565 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalaah khayrn

  • @halimamahamud5840
    @halimamahamud5840 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh badbaado shukran

  • @naciimomohamad3155
    @naciimomohamad3155 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah ilahey haku xafdiyo

  • @xaawaluulaa4299
    @xaawaluulaa4299 2 ปีที่แล้ว

    Jasaa kallahu kheyr sheikh

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว

    Wcs sheikh badbaado

  • @fatumaabdi8062
    @fatumaabdi8062 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah mashallah aamiin aamiin 👍🌼🌼🌟🏆🌹🌺🌻🌷

  • @ifrahabdi885
    @ifrahabdi885 2 ปีที่แล้ว

    Illhay haku sharfo sheeq

  • @musenugaal1349
    @musenugaal1349 2 ปีที่แล้ว +2

    Hello,
    Maad ka hadashid kheeyraadka bisha Ramadan iyo fadaa isheeda.
    Waxyaalaha saa'imka laga doonayo ee camaashiisa dhoowra
    Nin iyo naagtiis iyo waxa ku haboon gabadha laqabo udaa xaaskaada elfis iyada gabdhaha ha hasiiso talada haboon adigana ragga wacyigelin sii, laakiin jooji sdan isku dirka ah subxaana laah.

    • @kamela775
      @kamela775 2 ปีที่แล้ว

      Niyow nimankii barbaa dumarka dhibay ee daa wax ha noo sheegee

    • @qertowarsame4996
      @qertowarsame4996 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk

  • @Saadia-dk1up
    @Saadia-dk1up 10 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah❤️

  • @hooyomacanto8342
    @hooyomacanto8342 2 ปีที่แล้ว

    سبحان الله

  • @maryanaxmed2852
    @maryanaxmed2852 2 ปีที่แล้ว

    Waa mid larakey

  • @qamarbintmaxamedchannel5557
    @qamarbintmaxamedchannel5557 2 ปีที่แล้ว

    Mahatsanit sheekh

  • @ikraamcabdi6728
    @ikraamcabdi6728 2 ปีที่แล้ว

    shukran