ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Sheekoyinka dhaqan aad ban u jeclaahay❤ malaha waxa u sabab ah inaan yaranteydi miyi soo joogayMahadsanid walalo
Haa Aniga Sidaas Ah
Masha Allah waa sheeko lajecelyahay noo soo badi jogto ah
❤❤❤sheekoyin qimo leh iyo cod aad u qurux badan masha Allah, abowe Allah ku barakeyo
MAHADSANID
Masuul hadaad awoodid sheekooyinka noo soo badii aniguu sheekooyinkii aan ka helay waxaa kamid ahaa Gabadhii ninka kasoo baxsatay iyo jacaylkii rafaaday ee jabuuti la isla tagay walahi cajiib bay ahaayeen🎉
Insha Allah Midan So Wada hada
Saxiip waxaa kuu rajeenayaa inaa noqoto mid kamida jannalada loogu jecelyahay soomalida 🎉🎉🎉
Mahasanid sxb
M.a pro hamplyo
M.a sxb nosoo badi
SHb Ayamahaan ChaneLkaaGa Aad Ba UjecladaY Noso Badi
M.a
Geeaiga maba raago so lama dhihi jirin maakin😢 Mahadsanid ugaas waqtiga qaaliga eh aad noso kalisay
Walal wadmahad santahay
New Story After jeel ogaaden Salaam sxb
Jeel ogadeen xabaashii dadka nool ma dhamaatay
Haa
Haa Masuul
Waa kula socdaa bro
❤❤❤😢😢
Sxp sheekadii Doob gaamuray miyay dhamaatay maad noo soo dhamaystirtid sxp
Guuleyso my brother 🙏🏻
War niyhow nin 🇨🇺 cuban ka ahaaa xageey ku danbeysay dheekadiisa mise intaas wala dhaafin jiray
Imisa Qeyb Aya Dawatay
Soomalidii hore xaga diinta way ku adkaayeeno sixirka way ka xanaaqi jireen hadana hilibka libaaxa way cuni iireen 😮 halkaasa isku kay qaban wayday
Waa Sheeko Uun Sxb
Hilibka libaaxu waa xaaraan sxb waa sidee
@@axmedeid3406 Ha Lkn Qoraga Armuu Markas Heyn Iyada
War sxb aaway youtube kii 60k ga maraaye waa maxey kani 31k ga maraaya🤔🤔🤔
Waa 2
Waan kahelay soo badi sheekooyinka noocaanookale
Wiyil iyo marooda yaa qaadi kara
Hilibka Wixii Laga Qaadan Karo Sxb Laga Yaabe In Loo Noqdo
Mahadsanid wll soo badi sheekooyinka
Gaar Ahaan kuwa dhaqanka
Maashaa allaah walaal 😊
Www❤
🎉🎉😊
❤
Wlalo omiyaa hilibka libaxa lacuni jiray😂😂
Ma Fahmin Qoraaga Wax Qalday
Hilibka libaxa mala cuni jiray🤣
Sxb mahadsanid
Libaaha xalal miya walaliyalo
Maya
Sxb triikhda dhinaca siyasada iyo buugta xoogasaara
Scb qaybaha sirdoonka noogu soo dar waa iga codsi sxb waxaad leedahay hibo soo gudbineed sxb go forword
Insha Allah Waa Qorshaheyga
Sxb naxwaha soomali bilow barnamijyo taxan kasamee
Insha Allah
Walhi habeeenkii waaan Ku seexdaaa sxb horay.usoco
Libaaxu sowtuu xaaraan ahaa Goormaa soomaalidu cuni jirtay?
Hilibka libaxa mabanana see loocunaa
Sheekoyinka dhaqan aad ban u jeclaahay❤ malaha waxa u sabab ah inaan yaranteydi miyi soo joogay
Mahadsanid walalo