T&F Waxaa ku sharaf badan Maxamed Faarax , maxaa isku keenay Abdi Bile iyo Mo Farah ? MO Farah waa 4 Times Olympic Gold medal + 6 Times World Championships Gold Medal . Arrintu maaha Somalia ama UK ayuu matalay ee waa labada Oradyahan yaa History ku leh track and field sports . Somalida Caadifad iyo Qabyaalad baa wareeraysay , Somalia waxay uu bahan tahay in runta la isku sheego !
Mo farah abaal marino bdn wuu ku guuleystey lkn asigoo xulkeena matalaayo ma uusan ku guuleysan sidaa daraadeda Abdi bile ayaa sharaf bdn asigaa ah kan xulkeena mataley tariiqdana in ay xusto mudan.
Abdi bile wuxu dalkena siiyey xiligaa sharaf IYO sumcad Insha Allah cabdi bile oo kale in an noqdo oo aan dalkyga bilado ukeenana waan rajyn hadii ALLE (SW) idmo❤
TH-cam randomly recommended me this video I'm so glad to see him my first time. The era of Great Somalia😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Viva our legend Abdi Bile Abdi💞
MashAllah Cabdi bile guul lama iloobaana if iyo akhiraba guulayiso guul baad wadankeena u soo hoysay Soomalida Allow u soo celi sharaftii iyo cisigii Aamiin
Absolutely it was huge mistake by the pace maker. I was feeling so good and the world record was going to happen. just one lap to go i kept yelling move out move out. then i tried to pass him outside then he moved . he blocked me and I stopped and end up the line 8. lost rhythm , got frustrated . amazing come back with all that. Somalia, Kenya and Italy 3 national records that race
Hortiis Dunidu way na taqiin. Ee Naga daay buunbuuniska. Siyaad asagaa Dalka liqay. Waxaadna ogaata. In Dunidu ka hor martay Nin in la buunbuuniya (Reeriste). Ah.
Anyone could see how somalia was before 1969 and 1991,dictators only realises when thier life in danger..supporting a dictator who killed thousands of civilians is disgraceful.because he is your tripe doesn’t make you right.
Sxb waxaad ku hadlaysid lama yaqaan cabdibile sharaftii soomaaliyeed ayuu meel sare geeyay mo farah laakiin wadan gaalaad buu tartamaa isagoo soomali sheeganaya qabyaalad baa ku qaaday laakiin adaa cirka roob ku og
The man is Dhulbahante Darood, not Isaaq. He was born in Las Anod, Somalia. He does not claim anything other than Somalia to this day. So let's not claim people that do not want you. It's just desperate.
D Californium duliyahaw adiga hooyo kuma dalin miyaa aniga hooyada ma caaynayo balsi waxaan ku shegayaa wax somaliland layirahdo in aay mapka calamka ku yaalin somalia gobolo badan ayaa ku yaalo somaliland kuwas ayaay ka mid tahay ee sakiin lag hado ceel ku haayo
🇬🇧 Mo farah 🇸🇴 abdi bile abdi Sax shaqo iskuma laha saa adigaagan hadda Mo farax kuma faani kartid biladahaana British People buu usoo hooyay ee African People uma soo qaadin Cabdi bile Cabdi na Adigaasaa kufaani kara saa waa soomaali Utartamay dalkiisii halka inankaa yaree Futada madow ee british ka ismooday uu african yahay dalkiisii na uu lacag ka doorbiday iskumana dhowa sharaf iyo karaamo waxaa leh ninka dalkiisii hooyo utartamay aaminayna
Asaga iyo mo farax yaa sharaf badan inta abdi bile igu racsan farta taaga
Abdi bile ba sharaf Badan
Mo Farah wa nin UK matala halka abdi bile uu qarnkena matalay
Wx isku dhigma mhn runtii
T&F Waxaa ku sharaf badan Maxamed Faarax , maxaa isku keenay Abdi Bile iyo Mo Farah ?
MO Farah waa 4 Times Olympic Gold medal + 6 Times World Championships Gold Medal .
Arrintu maaha Somalia ama UK ayuu matalay ee waa labada Oradyahan yaa History ku leh track and field sports .
Somalida Caadifad iyo Qabyaalad baa wareeraysay ,
Somalia waxay uu bahan tahay in runta la isku sheego !
the lion I don’t care 🤷♂️ that lkn kee imatalay adu inaad caqliga dameeraha leedahay mxa isku keenay qabyaalad iyo taageero neefow hdadan adu bukin
Mo farah abaal marino bdn wuu ku guuleystey lkn asigoo xulkeena matalaayo ma uusan ku guuleysan sidaa daraadeda Abdi bile ayaa sharaf bdn asigaa ah kan xulkeena mataley tariiqdana in ay xusto mudan.
haddey sharaftu tahay ciddaad mataleyso bilad orod laga soo hooyay aniga waxaa sharafiyo karaamaba agtayda ku leh mo farah alle ha daaye aamiin.
Abdi bile Somalia 🇸🇴💪
Somalia sucks
Abdi Vlogs go wash ur ass
Abdi bile wuxu dalkena siiyey xiligaa sharaf IYO sumcad
Insha Allah cabdi bile oo kale in an noqdo oo aan dalkyga bilado ukeenana waan rajyn hadii ALLE (SW) idmo❤
TH-cam randomly recommended me this video I'm so glad to see him my first time. The era of Great Somalia😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Viva our legend Abdi Bile Abdi💞
Came to my recommendation as well! I wonder why don't we have a new hero since then!
@@seekfactsnotfiction9056 a new hero will come inshaAllaah.
Insha allaah hore usoco wll waad noqonkartaaa
One of the Unforgettable moments of Somalis world record✊weynu kuso laaban doonaa maalin🗣insha allah
Insha Allah ❤❤❤
You made us proud Abdi Bile. 🇸🇴
Abdi-bile from Somalia 🇸🇴 I love my Somali people❤🇸🇴
Abdi bile Somali legend🇸🇴💪
Why commentator never mentioned somalia in the video????
Djibouti Djibouti cuz they thought Somalia was communist country back then
Because they don't like us.
I was thinking the Same.
Because he was famous at that time and everybody knows his name country and continent Africa
Exactly I was thinking the same
I use to heard a car named abdi bile now I know where that name came from ...
That was great wish again my country to be great country 🇸🇴🇸🇴❤
This is why somalians are different from other people 👌🙏
For example
@@diwayudiwayu4946 1,abdi bile 2, mo farah
What do you mean mister 🤔
Somali ayaa tahay walaal not somalian
Abdi Bile Is Our Hero 🏃♂️
I hv always heard of him. Today I know him
Wallaahi me to
Waaw waa cabdi bile libaaxeynii noolow guulbaad noo soo hoysay magaca hajiro
What a legend abdi bile abdi ❤❤❤ 🐐
The “Phenomenal 🐐 back then🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somalia is this close to shine again Inshallah
Mo Farah was qashin somalidiid ah gaalna u orda...abdi bile is our hero
Shut up
Waa runta sxp
Golden days well done Abdi Bile
Abdi Bile magac buu noo yeeelay wlhi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
We will lead the world again somalia
That not suitable
Every thing is possible bro
He didn't lead the world he lead the race
@@diwayudiwayu4946 😂😂😂😂
Mo Farah is, and is running for UK but born in Mogadishu
Abdi Bille 🇸🇴💙
👍
After 40 years abdi bille still looking young i wonder why
He runs!
@@LifeIsAdventurousJourney masha Allah
That was amazing run well done bile
World champions in 1987 Abdi bile 🇸🇴🙏💝
MashAllah Cabdi bile guul lama iloobaana if iyo akhiraba guulayiso guul baad wadankeena u soo hoysay Soomalida Allow u soo celi sharaftii iyo cisigii Aamiin
Abdi Bile Abdi, Somali 🇸🇴 legend.
Cabdi bile dad aan somali aqoon ayaad bartay markii aan arko waxan ilah ka baryaa in mar ku soo noqono sidii aan aheyn 1987dii
Legent Abdi Bile from Somalia 1987 in Italia❤👍✔
Pacemaker disaster for Bile with 300M to go. Cost Bile at least 1 second. Great run.
Absolutely it was huge mistake by the pace maker. I was feeling so good and the world record was going to happen. just one lap to go i kept yelling move out move out. then i tried to pass him outside then he moved . he blocked me and I stopped and end up the line 8. lost rhythm , got frustrated . amazing come back with all that. Somalia, Kenya and Italy 3 national records that race
cabdi bile iyo no farax waxa sharaf badan cabdi bile guul waligaa
Ninba nabaray calamka siyaad bare ALLAHU yarxam
Saa
Lipaxa orodka abdi bille
Iyo rag kaluu sosaare
Hortiis Dunidu way na taqiin. Ee Naga daay buunbuuniska. Siyaad asagaa Dalka liqay. Waxaadna ogaata. In Dunidu ka hor martay Nin in la buunbuuniya (Reeriste). Ah.
Muxuu nagu Baray dunida, qax, burbur, gaajo, al Shabaab, baaba' iyo ceeb, kaasi ayaad ammaanaysaa, muxuu ku dambeeyey, fashil iyo inuu gaajo Neyjeriya ugu dhinto, soomali qabiil baa indha tiray, adiga ayuu god ka soo saaray
@D Californium Hooyadaa baa gaalaa iyo oromadii kudhashay aamus khaniis Yahow Dabada laga Maro wicilkaa todobada Gaalo Iska dhashay
@D Californium
Muuse biixi haduu muslim yahay
Dawlad fiican hakuu yagleelo iminka
Qof madaxoo muslim ah oo guul ku gaadhsiiya maantay soo hel
Siyaad bare wuxuu ahaaba ilaahayba oof saday faysal cali waraabe oo dumarka isaaqa ah raga u keeni jiray baa madax kuu ah kuwasbaa muslim u taqaanaa
HALLOW MUSLIMS siyad Bare Illah janada haka warabiyo
Ninkasta tariqda aya xusi donta
Excellence halyey cabdi bile xusuus aad u qurxoon oo marna aan laga dhergeyn daawashadeeda ✊🏽✊🏽✊🏽✊🏽
Abdi bile abdi Our superlegend 🇸🇴💪live long life👌
Fantastic man Mr bile
He made us proud wlhii 😢❤❤
Anyone can see the differences our leaders 1987 and 2023 that’s too sad for Somalia Nation.Soomaaliya Ha Noolaato 🇸🇴
Anyone could see how somalia was before 1969 and 1991,dictators only realises when thier life in danger..supporting a dictator who killed thousands of civilians is disgraceful.because he is your tripe doesn’t make you right.
Mansha allh bile the king of Africa from Somalia good job
"Bile left them all for dead" 😎
My Uncle abdi bile Abdi
1987 1500 Metres World Championship commentator Said bile From somalia the Great African Bile Wins For Africa
Abdi bile 💙 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💪
Big legend abdi bile 👑👑👑👑👑👑
Abdi bile🇸🇿🇸🇿🇸🇿
I remember like yesterday 1987 rome Italy
Mo farah aya dhamaama qadadwaynta💪💪long life mo farah
Fans are different.
mp0ficial somalisch war shutup nacas qadadwaynta waas idoor bastard yahuudyahow bitch
Sxb waxaad ku hadlaysid lama yaqaan cabdibile sharaftii soomaaliyeed ayuu meel sare geeyay mo farah laakiin wadan gaalaad buu tartamaa isagoo soomali sheeganaya qabyaalad baa ku qaaday laakiin adaa cirka roob ku og
Maxamed Cabdi mo farah somali ma ahan waa ajnabi 🤮
Ciilqabow cadaabta gal
Abdi bile hlyeygeene❤❤❤❤❤❤❤
ManshaAllah gulwade Cabdi bilee
Wow Abdi bile 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Whos here after the video of nasra abubakar ali finishing last in hilarious fashion 😂
Cabdi Bile 🌹
Thats my uncle!!
Abdi bile🇸🇴💙🇸🇴
He dont even mention one time in somalia and her player
He mentions him more than any other athlete, from 0.11, they are refering him Bille.....
More than any athlete, Bille......
He does not do
Go back to school
Bile u r not good listener
Sadiq Abdi you serious need Englishe classes if you don’t know how many times he referred him as bille
abdi bile is somalian citizen
kkkk walleee Ninkan baa Wiil ahaa
Bale is the goat
Abdi Bile 🇸🇴❤️❤️💯💯
Snapchat?
Abdi bile iyo mo farah ya maqaam sare ku leh somalia
👇👇
Abdi Bile Abdi A Hero
Cabdi Bile iyo maxmed farax waa somalilander
The man is Dhulbahante Darood, not Isaaq. He was born in Las Anod, Somalia. He does not claim anything other than Somalia to this day. So let's not claim people that do not want you. It's just desperate.
Abdi Bile Abdi great man
Wlee waagii hdkii joogy o dwlada hysty mxy farxd so qaateen anagana wey no aqoonsadeen kuwo nakala qayn qybiyey😥
The great Somalia 🇸🇴 which I never got to experience♥️
We will one day Insha Allah.
Peace begins with a smile. In Sha Allah!
If you picture it and think about it one day you will inshaAllah..and it will be awesome
m Hassan rajada maxuma Walaal inkastay dabadheeraatay, ilaahay waxba kuma aha
Cabdi bile 🇸🇴👌
Mnshalh waan ku faana ano reer somliland waa markaynubahayn dadka
Baw sheeko
Somaliland maaha waa Somalia
Warsame Khadari question where is Somaliland it’s not on the map ?
Exactly
D Californium duliyahaw adiga hooyo kuma dalin miyaa aniga hooyada ma caaynayo balsi waxaan ku shegayaa wax somaliland layirahdo in aay mapka calamka ku yaalin somalia gobolo badan ayaa ku yaalo somaliland kuwas ayaay ka mid tahay ee sakiin lag hado ceel ku haayo
Ti amo Somali 😘😘😘😘
Abdi Bile Abdi haduu Ucayaari lahaa caalamka sida mo farah run Ahanti heer ayuu gaari lahaa lkn
Waxuu matalaayay Somali oo tariiqdeeda gadato taloyiinka halgamayashii cuneen
Adi soomali matihid heerka uu gaary mxy tahy moh farah Englisch wayy lkn cabdi bile waa somali biladna wuu heesta
Drawishtibu kaso jeda wlahu nazabyhy mocha allah wa halyey somaliyed
Darwiish kibray weeye walee
Afkii waad dishay
Abdi bile🇸🇴
Ana daba baray abdi bile lkn waxan dhashay 1992
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Abdi bile is Somali man
Abdi bille Guul
mo faarax cid gadhaysa majirto wa somliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 viva mo faarax cawrida kadaya qadaqwayney yaahuu
xamda xamda Mo Farah isagaa yidhaahda waxaa ku dayda Abdi bile
Maxaad ka hadlaysa, Cuqdad miiran baad tahay eeyaahee
Guulsomali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Somali legend
waaw cabdi bele cabdi wamarkan aduunka katirsanen hada wan daba jiitameyna adunka
Might've broken Aouita's WR if not for getting tangled up with the last pacemaker at 300m
Why this is on My recommendation😂
Abday biley 😂😂
Abdi bile ali
R I p bile 🇸🇴🤝🔥🔥💋❤
He is alive!
Why??? He's alive
@@zahrahassan9627 but he's gonna die
@@isma9636 even you
isma 96 Lol what 😂😂 I swear fobs man 💀
Guul wayn
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Remember he represented Africa during those errors.
I didn’t even know abt this guy
Now u do.
Mo farah 🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇
Abdi Bille 🥇
Shaqo iskuma laha😂
🇬🇧 Mo farah
🇸🇴 abdi bile abdi
Sax shaqo iskuma laha saa adigaagan hadda Mo farax kuma faani kartid biladahaana British People buu usoo hooyay ee African People uma soo qaadin
Cabdi bile Cabdi na Adigaasaa kufaani kara saa waa soomaali Utartamay dalkiisii halka inankaa yaree Futada madow ee british ka ismooday uu african yahay dalkiisii na uu lacag ka doorbiday iskumana dhowa sharaf iyo karaamo waxaa leh ninka dalkiisii hooyo utartamay aaminayna
Si qeyru caadi ah ayuu ku badiyay
Ileen anaaba ah 30 jir aan aqoon taariikhdiisa
Abdi bile
Cabdi bile
😭😭😭😭😭😭
🇸🇴💙
👍
🇸🇴🇸🇴
🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Nin Caano Geel Ka Dhargay
La baratamayaan
Nm 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
ABDI BILE ABDI CALANKA SOMALIYA AYUU U ORDAYEY
LKN MO FARAX WADAN XUM
Somalia ha noolaato cadawgeeduna ha jabo.
Bidoodkii bahjin wagaashle ma quusteen