Somalia Gormee Toosee || Muxaadaro Cusub || Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2023
  • Bakar Show : Home of Somali Videos | Funny Stories | Religious Stories| Entertainment
    *Waxaan Kanalkan Idin Kusoo Gudbini Donna Sheekoyin Qosol Badan,Qisooyin Diini,Dhacdoyinka Caalamka Iyo Kuwakale OO Badan
    FADLAN Subscribe | Share | Like
    *Waxaa Nagala Soo Xiriiri Kartaan Ciwaanada Hoos Idinkaga Muuqdo*
    *Gmail : Abwbkrb692@gmail.com
    *Facebook Account : Abubakar Abdalla Ibrahim
    *Sidoo Kale Wixii Talooyiin Ah Waad Nalawadaagi Kartaan.
    *Instagram:https: / bakarshow1
    *Facebook page: / bakarshow1
    *TH-cam: / @bakarshow

ความคิดเห็น • 26

  • @user-jj9hl4xu8h
    @user-jj9hl4xu8h 9 หลายเดือนก่อน +2

    jazaa kallaahu khayrak,ilaahay ummadda soomaaliyed ha garnsiiyo diintooda,dadkooda,iyo dalkooda,waxaanse garan waayay han yaridan nagu habsabsatay

  • @adamcade4698
    @adamcade4698 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah sheikh mustafe xaaji ismaacil jazza ka allah

  • @user-du8si7bf6h
    @user-du8si7bf6h หลายเดือนก่อน

    Machala

  • @user-op2ki7wl1i
    @user-op2ki7wl1i 6 หลายเดือนก่อน +4

    Kuwa Sh cayaya waa qar dhiman

  • @CumarkingKingcumar-vi1ge
    @CumarkingKingcumar-vi1ge 8 หลายเดือนก่อน

    M. Allh allh karim allh karim sheq Mustafa allh kubarakeyo

  • @xuseen3980
    @xuseen3980 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @Ci___se
    @Ci___se 9 หลายเดือนก่อน +3

    1:37 33sano kadib wali waxaan kahadlaynaa مل مخرخ 😮 soomaalay ilaa gaarma saan sii ahaa naynaa wll 😔 😟

  • @user-vs2ku8mi1f
    @user-vs2ku8mi1f 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Shiikhuna .

  • @yusufceegag3224
    @yusufceegag3224 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh alaamahadlee waxaan Kaa codsanayaa siay ufahmaan soomaali iyo carabi kuturjum maxaadarooyin kasiya caalamu islaamkoo dhani ufahmaan mahad sanid

  • @cabdiqolee8192
    @cabdiqolee8192 9 หลายเดือนก่อน +1

    Baarakalaahu sh saas uwad ajar &xasanaad allehakaasiiyo

  • @abdulahimuhumed308
    @abdulahimuhumed308 9 หลายเดือนก่อน

    masha allah

  • @xogbaar
    @xogbaar 9 หลายเดือนก่อน +2

    Khariiradda aad samayseen ayaaba qayb ka ah edeb darrada iyo kala qaybinta iyo isku dirka

    • @zamaahtv
      @zamaahtv 9 หลายเดือนก่อน +1

      Xaqiiq da Sidaas Ah walaal

    • @zamaahtv
      @zamaahtv 9 หลายเดือนก่อน

      Somalida sida Ay hada wadanka ukala jareen ayaa sidaas ah wax qalad ah Uma arki qariirada walaal

    • @xogbaar
      @xogbaar 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@zamaahtv
      Xaqiiq maaha mana jiro gobol somalia ka mid ah oo hal qabiil sooc ku yahay oo aan dad kale laga helin iska daa gobole ma jirto degmo weyn oo hal qabiil dagan yahay haddii aadan adigu waxa jira war ka hayn ee aad sheeko suiqqa aad ka maqashay aad wax ku dhistay waa arin kale
      Tusaale haddii aan ku siiyo
      Degmooyinka gaalkacyo iyo garoowe imisa dad ah oo digil iyo mirifle ah ayaa ku nool ma ii sheegi kartaa?
      Taasi waa qodob tan kale waxaa jira qabiillo aan ahayn inta aad magacooda sheegtay somalia daga ayagu ma waxay ka dhigan yihiin wax aan jirin ?
      Waxaad dhihi doontaa waa laga badan yahay
      Marka tee dhibaato badan adoo iga badan inaan kugu dhex jiro wax kula yeesho aadan i faquuqin waxa naga wada dhexeeyana aadan kaligaa sheegan ee aan wada sheeganno
      Iyo inaad i faquuqdo oo i fogayso anna markaas waxii aan xumayn karo xumeeyo adigoon aniga ii naxayn teebaa adiga kuu dhibyar xattaa haddii aad in aan wax kula yeesho dhib u aragto
      Ka jiwaab kuna dabaq sawirka aad samaysay ee haygu oran anigu somali ma qaybin ee tan adigu aad samaysay ku dabaq ama aad u doodaysay ee qariiraddan meesha saaran
      Sabab too ah qofka waxan sameeyay waxuu awooday inuu soo sawiro qariirad isku eg ee aan wax kala sooc ah ki jirin
      Ogsoonoow wax kastaa waxay nooga hallaabaan fududaysiga iyo waa yihiin been ah

    • @halimali8389
      @halimali8389 9 หลายเดือนก่อน

      Siyaad Barre ayaa saxeexay xuduudaas markuu Mingustu iyo USA heshiish kula saxeexay ciidan dib u gurasho

  • @GanacsadeCabdi-sf4cx
    @GanacsadeCabdi-sf4cx 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wad saxantahay aniga aragtideyda.isku sodubo cilmigu wanagu yar yahay qiyadana maheyno mantey rag rabta calamul islamiya wa la camul kufri sidi logu nola lahay calamka ka shaqey islamku wa nastexo lkn waxa jira sawir xuma laga bixinaya aragti saxa o dinta ku saleysan kabixi wa dor sharifa

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 8 หลายเดือนก่อน

    Qabyaaladda iyo tuugannimada waxa innagu ababiyey madaxdeenna.
    Madaxdeena seddex arimood ayaa laga kari la’yahay.
    1) Xatooyo Xoollo dadweyne
    2) Qabyaalad aad u foolxun oo ummaddii qaybisay
    3) Aqoon darro ka haysata cadowga ummadda iyo diinta.
    Seddexdaasi arimood ayaa sabab u ahaa burburka qarankii Soomaaliyeed. Walina dhibkaasi innagama hadhin.

  • @maxameddaqare126
    @maxameddaqare126 7 หลายเดือนก่อน

    Jassaa.allaahhu.khaayrru.jassaa.amiinehellukhaayr.❤😂🎉😢😮😅
    Scwscwscw

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 9 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaali waxay heshiinaysaa marka SNM ka tanaasusho gooni isutaagga, shabaab-na ay waalida iska daayaan.

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 9 หลายเดือนก่อน

      Why? Shrarax dheeri ka bixi oo dadka la wadaag.

    • @xogbaar
      @xogbaar 9 หลายเดือนก่อน

      Intaasi caqabad waa yihiin lakin iska badalmi maayaan fekerku marka uu qaldamo waxuu isku badalaa fidno qofka wadaana waxuu noqdaa fidno wade
      Fidno wadena iskama suulo ee ummad iska qabata ayuu u baahan yahay

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 9 หลายเดือนก่อน

    Tuug tuug dhalay, ina ghelleha Djibouti ayu u shaqeeya ninkani

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud 9 หลายเดือนก่อน +2

      Xaanunbad tahay e kada sheekha afkaga bila akhlaqda alahu kusiyay wu awooda inu kudabole mala diinta islamka magaranayside

    • @xogbaar
      @xogbaar 9 หลายเดือนก่อน +1

      Muslimku hakaa nabad galo