Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka falastin iyo Lubnan Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc Nadaara Xaalku waa Xurguguf Israel Joog waa laga waayay Macalin ka weeyn iyo Xulufadiisa Meel aay wax ka bilaawaan waa weey san yihiin 400 oo Gantaal hadeey maanta maree bari waa 1000 Gantaal laakiin Qasaaraha iyo cid ku dhimatay kaama heeyno Yuhuuda Nadaara waa in aad keento waa la garaacay Yuhuuda Cabaad keeda ma yeerin war maahan Macalinka weeyn illaaheey ha u soo saaro Quwad isku taag to oo ka Joog tiraah do iinshaa Allah Cadaw ga Yahuuda, Macalin ka weeyn iyo Xulufadiisa Allaha Jabiyo Aamiin Aamiin Reer Falastiin iyo Xisbulaah Allaha Guuleeyo Aamiin Amiin iinshaa Allah Qeeyr
Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar
Aamiin aamiin yaarabi
اللهم انصر المسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات انك سميع قريب مجيب الدعوات
حسبنا الله ونعم الوكيل.
اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن و في لبنان 🇾🇪 🇱🇧 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi
IRAN, GAALA OO DHAN AYA JUQJUQEYNAYA, LAKIIN DOONIMEYNO IN AY DAGAALKA SOO GASHO, CARUURTEDA HA U SHAQEEYAN, ALLAHA BARAKEEYO.
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
ISRA'IL, DHIB WEY AYA GAARTAY, WEY QARSANEYSA,
Allaha guuleyo Muqawamada Amiin guul gasa guul Alxamdulillah
Allow Yahuud iyo wixii Tageeraba Hoog iyo ku Halaag Rabiyoow Raxmanow
MUSLIMIINTA CAALAMKA, SHIICA AYA U KACDAY OO XUQUUQDODA DAAFACEYSA, ALLAHA BARAKEEYO.....AAMIIN YAA RABBI
ALLAHOU AKBAR MASHAALLAH GUUL.BAGAA NAGTA LAGA SAAREY MARKABKA MAREIKAANKA
Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin ❤❤❤
Alle ha jabiyo yuhuud iyo maraykan
C/qaadir nadaara mjaahid if iyo aakharo allaah ha kuugu sharfo
Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda guul insha allhu
JazaakaAllahu kheyr
Ilaahow dadka awooda loosheeganayo Nasri usoodaji 😢😢😢😢😢😢
اللهم انصر الاسلام والمسلمين
Thanks for the update
Nadara Markabka Mareykanka waa mid muddo badan Bariga dhexe u jogaay in uu Xasuuqa Matida Falastine Halka sano.socday lagu taagulenaayay, Mareykanka waa Cadowga Calamka siiba kuwa Islamka,balse Awoodisa Rabiga ayaa kaweyn, Rabiga ayaana ah midka wax kasta xukmiya.
Mahadsanid
Alxamdulilaah marenan iyo xulufadiisa ilaah hajibiyo
Asc ustaad nadara.
Aad ayaan UGA hellaa eray bixintaada sida macalinka weyn.
Iyo sarbeebtas .thenkes
Wcsww kulan wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤
Mahad saniid zxb guleeyso Insh Allah ❤❤❤
Mahadsanid nadaara
ALLAAHU AKBAR
The legend nadara ❤❤
Ilaahow Rabiyow rer lubnan u gargar & palastiin🙏🙏🙏🙏🥺israiil&Rer galbed ka allow dhulka lajar
Victoire Victoire ✌️ Machalla Machalla 👍
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha alaah❤❤
Asc somali weyn ❤ guul xaq udirirka markabka waxa laga yaba yahuuda inee qarxisay
Inshaallaha wa guull
Maasha alaah usa haloqado hestii somaaliyed e aheyd erya erya erya bariga dhexe nabad helimaayo ilaalaga eryo mareykan dhamaan bariga shexe waayo usa waadagaal oogaha ugu weyn caalamka sahnuniyadu xitaa waauqebsanaheda bariga shexe guul falastiin iyo gudahan koxaha waxiska caabinta insha alaah
❤❤❤
Keep going nadara
WAXA DHICI KARTA, IN UU NATANYAHU MARKABKA KA ADEEGTAY, ISAGO MAREYKAN KA CAREYSIIN HAYA, U BADI SHIRQOOLKAAS.
Alle ha u gar.gaaro
Allaha ugar gaaro Muslimka melkas gar ahaan ahlu GAZA ahlu khuduz ahlu lubnaan ahlu yaman ahlu suriya ahlu Irish iyo intii kale oo gartaagay falastiin nasri iyo guul allaha siiyo yahuda iyo wixii lajiro Allaha khabto
Koleey aniga sifiican baan Kuula socdaa ustaad Nadaara Wariye rug cadaa ah legend Mahadsanid 🎉😊
ilaahayow adowga islaamka jibi
Wcs alaaha u garagor umad islaamaka ah aalah jabiyo yuhud iyo wax tagera aalao burburi inshala
Nadare waxan udawadaaba nagta laga galiyey waan ku salamay
Shiicadaas in illaaheey yuhuuda kusalido waa loobaahnaay
Gaalo jabkeeda wey qarsataa Allah idin kashifo xasbiyaAllah wa nicmal wakiil
Wcs ustad nadara qeyr sheg❤️🩹
A/Lillah Rabbul caalamiin daaimman calla kulli xaal.
Runti war liki faraxwih , weerirki liqaadi MARKABKI DEGAALKIH Ameerikaanki leyiin.
Rabbiyoow niin gergaartey gergaarka niin ziyaadi.
Naddaroow, Hamiin feyllin.
I/Allah guuley siddayaanih. Asc. Meggin Allih.
Kulan wanaagsan ustaad
nadaara wararkaaga aad ayaaan udawada mahadsanid
ALLAHU AKBAR
Waraabe gaajaysan baa arkay daanyeer geed saaran. Markaasu yidhi aad i baratide yaa daanyeerow mar dhulka kaa hela., Xisbullah waxay taagan yihiin yuhuudee yaa dhulka ka hela…
Allah ha u gargaaro reer🇵🇸🤲🏼🇵🇸
Waa war farxad leh umada islaamka ahi wax hayska celiso mid haw hadho guusha ilahaybaa la jira qaranka dhiigeeyaan leeyay
Allaha u gargaaro muslamiinta .
Anaa ugu horeya caawa salaan sare nadaara
Allhaikbar 🤔🤔😁
Nadara shaw soo daa way bilaamatay allah ha u gargaaro muslimiinta meel kasta ay joogaan
Guul Iyo gobanimo muslimiinta dhamaan gaar ahaan falastiin xuuti xisbulaahba Rabbi haw hiiliyo muslimiinta dhamaan
Wcs nadaara show Guul shacabka falastin❤❤❤❤❤❤❤
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
Xibulah mahaysato miya like diyarada ha
Macalinka weyn iyo macalinka yar .
❤ xutiyinta + xisbulahi + xamas + ciraq + ruushka + eran = alahu akbar ❤❤❤❤❤
Wcs wrxm nadaara
Wawo
Masha AllAAAAAAAAAh 🎉🎉🎉🎉🎉🎉mahad sanid
Maraykan sow iminkaba Kuma jiro,
Dunidubu ha oloshee muslimiintay Soo gala dagaalada guul Iyo gobanimo 💚
Xaaladu waaladhimanaa xaqayna tageee
Ascm nadara khabiirka wararka warkaaga wanku onbaxaaye wad
Wcs--Wwb-- SHUGRAN AKHII NADAARA SHOW
Xisbulaahi ma’haystaaan miyaaa
Kantaalada lidka ku ah diyaaradaha ?
Asc kkkkk...sxb maanta inaad Gaza joogtid mamooda...Waaxid Aldaxduux miyaad boo badashey? Am Yussuf in Mandera Kenya
Xisbulah banka duqesa 400 talabib😂😢lama😂 garacin
Gantaalaha ma dhamaanayaan miyaa
YUHUUDDA, WAXAY DAYAARADAHA KU GARACAAN SHACABKA, WA LA MID SHEEKADI AY QAZA KA WADEEN, ILAA AY QAZA BURBURISAY MUJAHIDIINTUNA AY GODADKA KU JIRAAN.
Wcs wll w
Xasan cisman
Ulululululu 😂yaa nagta ka geliyey xuutiyiintaa😂
please Nadaara naga daa macalinka weyn oo dheh mareykanka
Kkkkkkk ma hubtid in aan ka boganay barnaamishyadaadii hore. Kan ayaa iigu horeysa
Ilaahow ugargaar.falastiin.iyo.xulufadeeda ilaahow.dhibaatada.kadulqaad.dadka.shacabka.ah.falastiin.waalagu.baabay
Falstiiniyiinta iyagaa kushirqoolay yuhuuda
❤❤❤
Erayga aad isticmaasho macalinka weyn wax kale ku badal. Ma cabsi baad u dhahaysaa
Waxay geesteen malahan iyagaa shacabkoodiivlaleeynayaa
Xisbulahi way gatalahii diyaradaha,
May soo Ridaan?
Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka falastin iyo Lubnan Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilahow anigo iskaabula ah dagaal 3aad yuusan dhicin😫🤲🤲
Asc nadaara xosbulah miyaanay haysan gantaalada diyaaradaha
Wa juus iya naqta qa galicey daab uluus ha laqa kiciyo macalinka weyne
Anigu wlhii si. Fican ban ulascda
Ustaad wxaan ku waydiin nimankii Xamas mxaa ku dhcy weerakii meeh
Wcs
Guul guul guul kusaliya.suubanaha.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw scw
laakiin mey ka shaqeystaan caasimada maxey xisbulaah xeerinaayaan. weliba xerada diyaarada ay ka soo kacayaan
Iyaga aya argagixisa isreal meelwalba balayo daran allha kaga keno o adunka haku cidhidhiyo
Markabka Marekanka Xuuti lee Waye 😂
Asc Nadaara Xaalku waa Xurguguf Israel Joog waa laga waayay Macalin ka weeyn iyo Xulufadiisa Meel aay wax ka bilaawaan waa weey san yihiin 400 oo Gantaal hadeey maanta maree bari waa 1000 Gantaal laakiin Qasaaraha iyo cid ku dhimatay kaama heeyno Yuhuuda Nadaara waa in aad keento waa la garaacay Yuhuuda Cabaad keeda ma yeerin war maahan Macalinka weeyn illaaheey ha u soo saaro Quwad isku taag to oo ka Joog tiraah do iinshaa Allah Cadaw ga Yahuuda, Macalin ka weeyn iyo Xulufadiisa Allaha Jabiyo Aamiin Aamiin Reer Falastiin iyo Xisbulaah Allaha Guuleeyo Aamiin Amiin iinshaa Allah Qeeyr
Yuhuud maraykan ingiriis iyo.imaaraadka ayaa argagixiso ah waa afarta tiir ee sharka alle adhaxda haka jabiyo
Wll nadara anaga waxaad noo soo gudbisaa kaliya waxa ay xusbilaah naagta ka galiso