WAXAAAN JOOOGAAA HARGAYSA SOMALIA 🇸🇴 WAAN SOO DHAWANAYAA INA LA XIDHO XA FIIS YADA BEENTAA EE CADOWGA ITOOBYA NO GU DHU BA NAA YOOO CADOWGA ITOOBYA CADOWGA WAA ITOOBYA
Kkkk iska hadloow ina higare kkk qunsuliyad maaha ee waa Safaarad Buuxda Ethiopian Embassy in Hargeisa Republic of Somaliland 🇪🇹 iska daa in aad xidhee soo hadalqaadkaasi ayaa wax kaa raacayaan failed state somalia ha ku waalanina Jamhuuriyadda Barakeysan ee Somaliland Guul marwaliba Maasha Allah ❤❤❤
Ethiopia ila laka saarayo safarada Ethiopia ku dhex ledahay madaxdoyada dhexdeda. Waxba maso kordhin karto dublamasi aan macno badan lahayn in wadanka laka saaro. Waa in albabada lolaba dhamaan safarada Ethiopia kuledahay gurika madaxtoyada ku dhex ledahay muqdisho.
Waa iga su aale ??? Say ku dhacdaa intaaso Dawladood ee siyaasadaha Iska hor imanaya leh waliba Cadawga isu ah inan la Galno heshiisyo amni kaso Wali cidna looso ban dhigin!!!
Une question ❓️ pourquoi les dirigeants somalien ils fermer pas la frontière avec l'Éthiopie,il faut rien faire avec ce pays ni le commerce, il faut faire comme Érythrée ,Éthiopie est un pays toujours catastrophique tout le temps ,il nous cherche nous occuper notre patri, il faut donner pour une fois leçon et fermer la porte 🚪 pour toujours, c'est pas nous perdons, c'est eux perdent
Waxa la og son yahay iney tahay bisha oktober gusha ay shegtan carabta waxana la og son yahay iney israiil neceb tahay gusha carabta bisha ogtober sida xamas ay ka gartey werarkii iyo maser dagalkodii israiil uu aha ogtober waxa laga yaba malmaha bishan ogtober
Ninkan xaguu ku maqnaan jirey miyaanu ogayn Safaarada Ethiopia ku leedahay Jamhuuriyadda Somaliland in la furay Ama ay furayd iyada Oo Soomalia Aan wax dawlad la yidhaahdo ba Aysan ka jirin Oo hogaamiye kooxeedyo ka jireen xitaa puntland aysan jirin
Maasha Allah
Guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴
Guul Dowlada Dhexe e Somaliya insha Allah
Allaah akbar guul insh Allaah falstiin ❤❤❤❤❤❤
Mnsha allah salaan sare dhamaantiin VOA LAANTA AF SOMALIA
Ku.Scw..scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤
Iraan Xzmas iyo xisbulahi iyo Xurdiyinta Yaman illahay ha guleyo insha Allah
MashaAllaah, Caasha Cuud
.masha.allah.caasha.cuud.waa.gabar.soomaaliyed.oo.daacad.ah.nooloow.ayaan.leeyahay.dalka.iyo.dadka.iyo.dis tabak.wax.uqabo.
Guul Dowlada Somaliya iyo Masar
Alle hawu naxaristo aamiin aamiin aamiin
very professional cali balcad
wasiirdowluhu sharci aduu hayo eeri borkii gedo yaa jooga sahray walaashayeey balintaa fadlan ii waydii wasiirka ninka sheeganaya ee leh qusuliyada itobia ee hargeysa ayaan xirayaa baltaa hala gaadhaba e koontfur galbeed iyo gedo ayay itobiya degantahaye markuu kuwaa raro anigana ha isoo gaadho laakii hadalkiisu waa iga maqla sahraay aadbaan kuu salamayaa walashay
VIVA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL SHACABKA SOOMALIYEED HA guladtaan CADOWGA ITOOBYA 1960 1977 2O24 CADOWGA AXMAARO AXMAARO ITOOBYA
Maasha allaah ilaahey haku xafido labis qiima iyo quruxbadan leh ayaad xidhatay
Cadowga Islaamka iyo Somalida waxay damacsanaayeen way heleen Ethiopiana markeedii horeba way ogeed inaynan dhul Somali si fudud ku qaadanayn laakiin waxii loosocday waxuu ahaa MASAR 🇪🇬 lakeeno uu Hassan keeno sida uu Ethiopia 🇪🇹 dalka u soo galiyay Ethiopiana imika MOU wayka noqon oo hal’dhagax ayay cadowgu laba’shimbir ku dileen oo Ethiopiana way joogi Masarna hubbkoodii way soo hor’marsadeen oo saldhig yada ayaa loogu gurayaa l. Ciidanka Somalidana waxba lagu’qalabaymaayo ahicibow taa marka hore ogaada🙏🏼
Hassanna wuu ku guulaystay oo waxaa gadaal kawata waa Yuhuuda iyo Reergalbeedka walahi Somaliya imikay sirdoonkii Yuhuuda soo aqal gashatay si cad oo aan qarsoonayn oo waliba luqaddayda carabiga ku hadlaya quraanna lasoo baray oo culumo iyo Macalimiin iska dhigaya walahi oo waxan oo idil marmarsiyo ayuu ahaa oo waa la’isla wada ogaa horayna waan idiin kaga dignay si qaylo dheer waliba walahi waa mashruuc dhib xoogan Somaliya u soo sida subhannallah Alshabaabna imikaa qaraxyada lagu odhan badiya iyo dagaal qabiileedka kuwa loosoo diray si shicibka ay dalka u’nacaan iyo waxyaalo aan sheegi karayn laakiin ilaahay ayaan leenahay oo marwalba sharkooda naga badbaadiya kanna rabbi ayaan kaashanaynaa inuu naga badbaadiyo oon annguna diyaar garowno Jihaadka xaqqa ah walahi inshaAllah guushuna rabbi ayaa nagu hibayn bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Eebow u gar gaar musliminta amin
Ethiopia 🇪🇹 is history 🙌
Ilaahay ha u gar gaaro walaalaheen falastiin, ilaahay ha jebiyo israel iyo maraykanka iyo reer galbeedka iyo kuwa raacsan insha allah
Cadowga Islaamka iyo Somalida waxay damacsanaayeen way heleen Ethiopiana markeedii horeba way ogeed inaynan dhul Somali si fudud ku qaadanayn laakiin waxii loosocday waxuu ahaa MASAR 🇪🇬 lakeeno uu Hassan keeno sida uu Ethiopia 🇪🇹 dalka u soo galiyay Ethiopiana imika MOU wayka noqon oo hal’dhagax ayay cadowgu laba’shimbir ku dileen oo Ethiopiana way joogi Masarna hubbkoodii way soo hor’marsadeen oo saldhig yada ayaa loogu gurayaa l. Ciidanka Somalidana waxba lagu’qalabaymaayo ahicibow taa marka hore ogaada🙏🏼
Hassanna wuu ku guulaystay oo waxaa gadaal kawata waa Yuhuuda iyo Reergalbeedka walahi Somaliya imikay sirdoonkii Yuhuuda soo aqal gashatay si cad oo aan qarsoonayn oo waliba luqaddayda carabiga ku hadlaya quraanna lasoo baray oo culumo iyo Macalimiin iska dhigaya walahi oo waxan oo idil marmarsiyo ayuu ahaa oo waa la’isla wada ogaa horayna waan idiin kaga dignay si qaylo dheer waliba walahi waa mashruuc dhib xoogan Somaliya u soo sida subhannallah Alshabaabna imikaa qaraxyada lagu odhan badiya iyo dagaal qabiileedka kuwa loosoo diray si shicibka ay dalka u’nacaan iyo waxyaalo aan sheegi karayn laakiin ilaahay ayaan leenahay oo marwalba sharkooda naga badbaadiya kanna rabbi ayaan kaashanaynaa inuu naga badbaadiyo oon annguna diyaar garowno Jihaadka xaqqa ah walahi inshaAllah guushuna rabbi ayaa nagu hibayn bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Caasha cuud wa saxafyada ugu cod macaan geska. Africa
Watching from you lafey
Geesi somaliyeed alle hamideeyo islamka
Subscribed VOA Somali Radio
GUUSHA IYO GACANTA MARWALIBA WAXA SAREYSO MUJAAHIDIINTA WEYNA GUULEYSAN TOONAAN ALLAH AYA LAJIRO DAQIIQAD KASTO DUCADA AN BADINNO 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Cadowga Islaamka iyo Somalida waxay damacsanaayeen way heleen Ethiopiana markeedii horeba way ogeed inaynan dhul Somali si fudud ku qaadanayn laakiin waxii loosocday waxuu ahaa MASAR 🇪🇬 lakeeno uu Hassan keeno sida uu Ethiopia 🇪🇹 dalka u soo galiyay Ethiopiana imika MOU wayka noqon oo hal’dhagax ayay cadowgu laba’shimbir ku dileen oo Ethiopiana way joogi Masarna hubbkoodii way soo hor’marsadeen oo saldhig yada ayaa loogu gurayaa l. Ciidanka Somalidana waxba lagu’qalabaymaayo ahicibow taa marka hore ogaada🙏🏼
Hassanna wuu ku guulaystay oo waxaa gadaal kawata waa Yuhuuda iyo Reergalbeedka walahi Somaliya imikay sirdoonkii Yuhuuda soo aqal gashatay si cad oo aan qarsoonayn oo waliba luqaddayda carabiga ku hadlaya quraanna lasoo baray oo culumo iyo Macalimiin iska dhigaya walahi oo waxan oo idil marmarsiyo ayuu ahaa oo waa la’isla wada ogaa horayna waan idiin kaga dignay si qaylo dheer waliba walahi waa mashruuc dhib xoogan Somaliya u soo sida subhannallah Alshabaabna imikaa qaraxyada lagu odhan badiya iyo dagaal qabiileedka kuwa loosoo diray si shicibka ay dalka u’nacaan iyo waxyaalo aan sheegi karayn laakiin ilaahay ayaan leenahay oo marwalba sharkooda naga badbaadiya kanna rabbi ayaan kaashanaynaa inuu naga badbaadiyo oon annguna diyaar garowno Jihaadka xaqqa ah walahi inshaAllah guushuna rabbi ayaa nagu hibayn bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
👋 Weriye Iimaan.
Voa Somali News Asha and Other US 🇺🇸
Thanksgiving A Good News From The World 🌎
Marka hore Balcad shabaabka ka saar
Waaba laka saaraa idinka xitaa aya ka mid ah Shabab
Allaha. Iskudiro. Itobiyaanka. Xaqdara. Somaliya. Baddeda kudamacisay. Baa. Kasobaxay. Waxan. Rajaynayaa. In. Uu. Ayskumashqusho. Dhaxdeda. Inshallah
Maansha Allah.
Alle ha jabiyo Israel
👋 Weriye Caasha Ibraahim Aden (Cuud).
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
GUUL DOWLADA SOMALIA GOB IYO GOBANIMO CADOWKANE ALLAH JABIYO DUCADA AN BADINNO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
WAXAAAN JOOOGAAA HARGAYSA SOMALIA 🇸🇴 WAAN SOO DHAWANAYAA INA LA XIDHO XA FIIS YADA BEENTAA EE CADOWGA ITOOBYA NO GU DHU BA NAA YOOO CADOWGA ITOOBYA CADOWGA WAA ITOOBYA
Adeer liintaad cabiye
Iska daaq
Nabaddu yaanay
kaaga darrin
Voa waa basaasiin waxay
Gudbinayaan afkaarta
Reer galbeed
Caqligooga waxay
ina leeyihiin
Israaiil waanu
taageeraynaa gar iyo
Gardarro
Islaamna isma raaci karro
Subxanalaa subxanalaa kkkkkkkk indho adkaa 😂😂qalbiga Allah ha idinka rebo Jamuriyada Somalilaan
Baqyar filinka snm waa damaad waye
😂😂😂😂😂😂😂 uffff dhamatay filimki oromada 😂😂😂😂
Uf uf ufu oromo faqash snm filinka waa damad
@@AbuukarMohamed-v4t adiga aya eh Oromo u reyso kabax dalka hadii kale hilib kayak aya lashiilaa ogow
Adiga ama tahay oromo aniga nin dalad somaliay ayan ahay xolo tahay
👋 Weriye Shirwac.
Kkkk iska hadloow ina higare kkk qunsuliyad maaha ee waa Safaarad Buuxda Ethiopian Embassy in Hargeisa Republic of Somaliland 🇪🇹 iska daa in aad xidhee soo hadalqaadkaasi ayaa wax kaa raacayaan failed state somalia ha ku waalanina Jamhuuriyadda Barakeysan ee Somaliland Guul marwaliba Maasha Allah ❤❤❤
How to get somalia checking in Itoopien empacy Of Somaliland,not possible.
Itobiya download Miya kajirta
Dadka yiraah maxaa Masar xariir Loo la yeeshay sax ma,aha.Ku waas waa labo kaarle.
Waxay dhahanayaan SOMALIALAND lama rabo oo babalku maaha 🇸🇴
Waa cadaw Ayuu leeyahay hadana Waxuu sheegey in ay heshiis milatari lagaleen Ethiopia
Sideed cadaw dalku leeyahay Aad heshiis military ula gali kartaa
War kuwani ma fahamsana dawlad nimada ummada somaliyed
Walee Waligey in Aana Arkin kuwan Maanta jooga madaxtooyada Kuwa kaliita
Israil iyo kuwa la socda illahay ha jabiyo insha Allah
Asc biyo
Guuul walhayaga ethiopia 🇪🇹 iyo somalilnad
Mama casha iyo voa salaan sare
masar wax ha u qabato QAZA dad ka lagu xasuuqaayo
It,s my idea
Ethiopia ila laka saarayo safarada Ethiopia ku dhex ledahay madaxdoyada dhexdeda. Waxba maso kordhin karto dublamasi aan macno badan lahayn in wadanka laka saaro. Waa in albabada lolaba dhamaan safarada Ethiopia kuledahay gurika madaxtoyada ku dhex ledahay muqdisho.
😢
Mahadsant walaashey caasha ibraahin casha cuut VOA qeer sheeg ❤❤❤❤❤
Carabta kuwooga xidha diracda dhadheer waa kuwa
Ugu daran ee dhanka ah
Qadiyada caalamka islaamka
Iyo tan reer falastiinba???
itoobiya iyo koxda Abiy way u dhamatay dalka inti badnayd wa laga qabsaday galka xun
Waa iga su aale ???
Say ku dhacdaa intaaso
Dawladood ee siyaasadaha
Iska hor imanaya leh waliba
Cadawga isu ah inan la
Galno heshiisyo amni kaso
Wali cidna looso ban dhigin!!!
Xududada somaliya waxey aheyd in la dejiyo dad geesiyal ah kala yaqan cadow iyo saxiib nasiib darro dabadhilif iyo rag qoraha cadowga ugu salaxo masul ka ah kursiga igu haay darted sow mucjiso mahan
central goverment of somalia is failed
Waar ma ada xidhi kara safaarada Ethiopia ee Somaliland 😂😂😂😂
Hargaysa iyo garoowe dheh naagtu may cabsantahy,
Puntland mustaqbalkeeda Xamar masuul kama aha. Balcad iyo Xasan dhiiqo waxba kama khuseeyaan cidda puntland joogta waddankay doonaan ha ahaadeene.
Qunsuliyaada Ethiopia danaha shacabka Puntland bay ka shaqaysaa Xamarna duminta iyo hagardaamada Puntland bay ka shaqaysaa.
Cadowga Puntland waa Xamar not Addisaba
Une question ❓️ pourquoi les dirigeants somalien ils fermer pas la frontière avec l'Éthiopie,il faut rien faire avec ce pays ni le commerce, il faut faire comme Érythrée ,Éthiopie est un pays toujours catastrophique tout le temps ,il nous cherche nous occuper notre patri, il faut donner pour une fois leçon et fermer la porte 🚪 pour toujours, c'est pas nous perdons, c'est eux perdent
Ash
0:23
Siyaasada xasan hurguurte waa Qawda maqashii wxna haw qaban
Ballad yaa xukuma?
Hadii Itoopiya lala heshiiyo maxaa laga yeelayaa Masar? Hadana ma xidhiidhkaa loo jari? Dawlada dhexe tuulo iyo xaafad ma xukunto warkeedu waa ila meerayso beerka jecli xaydha jecli ,go'aan la'aan.
Why weriye kasto oo Somalia Marku Dowlada wareysanaayo uu ugu hadlaa inuu Ethiopian yahay uu arinta Ethiopia marka hore ka hor marinaayo tii wadanka
Itoobiya way guban haysa xaad xun aya ka jirta
Gaal illeyen waa gaal wey is kashadeyen xunbooy haa haabo
Argagixisada somaliya iyodad heeryo gumeysi ka kor qaadaya miyu is barbar dhigaya
Dastuurka yaa ifin la qortay horta dastuur somaliya ma jiree beent dhaafa saw in dafkoo dhan isku raacsan yshay dawlads spmaliya shabaab ha iska celiso
Somaliland iyo ethiopia 🇪🇹 xidhidh doblamaasi waxay yesheen 1998 xilaga xaarmajo muu ahaayn madxweyne xamar hogamiye koxeedba ku dgalamayay ,beenta waan kug hayna ciyaalka u sheeke 😂😂 19:35
Afhayeenka beesha hawiye
😂
Voa bucuuc bacaac
Beenta nagadaa voa dagaalkan maraykan ayaa wada
Waxa la og son yahay iney tahay bisha oktober gusha ay shegtan carabta waxana la og son yahay iney israiil neceb tahay gusha carabta bisha ogtober sida xamas ay ka gartey werarkii iyo maser dagalkodii israiil uu aha ogtober waxa laga yaba malmaha bishan ogtober
cali xaare cali beentaada caruurtii ayaa warkaaga ku qoslaysa adigu wax qabso masar maxay kuu qaban webigeedii niilkii mee cali indhoole markad xamar timaado shaqaa lagaa qabanaad baa warkaaga aadbaa laguu maqlaa
Israil jooji dagaalka
Ninkan xaguu ku maqnaan jirey miyaanu ogayn Safaarada Ethiopia ku leedahay Jamhuuriyadda Somaliland in la furay Ama ay furayd iyada Oo Soomalia Aan wax dawlad la yidhaahdo ba Aysan ka jirin Oo hogaamiye kooxeedyo ka jireen xitaa puntland aysan jirin
iska hadlow ina igirje xaalwaa ayaadtahay
Futada ayaad ka tidhi safaaradda itoobiya ee hargeysa ku taalaa madaa iman kara maxaa kaa galay doofaarad yahay hus akh ❤xamar iyo wixii lasocda bulaacad qudhuntay uf
Admaa wasiiru Dawle eh ar waa yaab somaliland ayaan ethobiyo u diidahaa aar isku shiix shacfir barakada balad xaawo lagaa geeye
Cali Ben cad fagyu
Guul Dowlada Dhexe e Somaliya insha ALLAH