Dhulka Mudug ee Puntland meel lagu muransayahay ma ahan” Siciid Deni Puntland 26 October 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 7

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxuu rabaa in uu ka faidaysto marna daarood qaarkii marna digit iyo miririf qaarkii si uu u kororosado kursiga sidaa darteed xasan ha isu kaadhadeen waa qalad ma u EK’s mafaxwayne dal ee waa in ay xasan mooshin ka keenan si dhaqso ah oo laga badbaadsho dalka koofur galbeed iyo puntland iyaga leh powerka somalia ha is raaceen bay federal baa dani ugu jirtaa waaa in ay si adag taas u difaacdo lana shaqayso kuwa taas difaacaya laftagareenn card buu ka dhigan inta uu gaari dantisa shacabow is ilaaliya yaan xasan lala shaqayn inta uu qaldan yagay kusoo joqon dariiqa laftagareen ha raaca statatyada goaankooda yusan u adeeg in xasan
    Shacabku digit iyo mirif runta ha u sheegeen lafta gaareen xasan wuu ku meel gaarin hawiye buu waxba ugu ook ma af uu kii jiidin beri meel fican waa Maya markuu bay dacifiyo baraawe iyo shabelada hoose huuvqafan laftagareen waa in uu lasafto Dani ahmed mafoobe dan baa ugu jirta taas iyo power ha fahmi siyaasada xasan hal saan o baa u hartey laftagareen haduu raaco state hada waa badbaadi shave laad hoise taas ha qaato shacabka ha raaco adan u sheega shacab bay in ay lafta gareen uu u adeero sida ay rabaan

  • @XaliimoSacdiyo-n5z
    @XaliimoSacdiyo-n5z 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa run soomaali way islendoontàa gadaal xun4 ayaa dhaacaayaa

  • @Umm_HN
    @Umm_HN 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaana llah war Allah kabaq waxaad kuhadleyso maxaa ku ogeysiiyay maxaad og tahay wax quubta Mw xasan kujira iyo wuxuu damacbsan yahay ma ogin wixii imaanaya Allah mooyaane allow xaq nafa hansii qof walba ha is ilaaliya dunidan waa balagtagiyee Qabiil waxaba kuma tarayo iyo qabyaaladi wabilaahi towfiiq

  • @SomaliPeaceAssociation
    @SomaliPeaceAssociation 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa idin weydiiyay Soomaali oo intaan ka Nabadsan Shiidaal looma soo saarin maanta oo labo wada socon micnaheyd Shidaal lasoo saari! Kow Soomaali waa iney Islaamnimada ka Run sheegaan oo Xariga ALLe wada Qabsadaan isjeclaadaan Colaaddana joojiyaan khaasatan kuwa Cuqdadda dilootay iyo Naceybka. Shukran.

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adan adi xasan waa fahamtay ujeefku waa shabelada dhexe waxuu rabaa in uu dagaal meelkastavabaanulo si aan loo fahmin waxuu u socdo xasana ugu dambayn waa shabelada waxa uu ku fushan taas hadusan is bedelin waa lafta gareen lafta gareen shacabka bay Ha isku tadhadeen inta dowladu si inay so halka samo u haray adin u ar uur in kartin yuu aan taas ku gumaysan laftagareen Ha ka haro xasan isagu hadii kake shave lads shexe ku qabsan xoog iyo sagal buu ku qabsan askarya uu tabsbaro oo halka reer ah ujeedku waa kaas inteedii koonfur buu iskala dhigin in uu u roon yahay ama saxiib la yagay hafhowna runtu u sheegi agaadavtaas lafta gareen ha raaco statyada diidan xasan waxba Hada xasan uma harin haday safexdoodu istaacaan waa u dhamaatay xasana taas ha fahmo laftagareen dani iyo ahmed waxay u heshay een maaha runtii dano gaara waase dalka in uu kgatar galay hada ha ka qayb galo badbaada dalka haday bahasho xusbo yeelay oo awalba sedexdaan gobol waa federal doon iyo ilaalintiisa taas baa ugu wayn
    Ogaada oo ilasliyo federalka

  • @miiganchannel6061
    @miiganchannel6061 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    𝐶𝑎𝑎𝑙𝑘𝑖𝑖 𝑏𝑎𝑟𝑎𝑎𝑤𝑒 𝑤𝑎𝑎 𝑙𝑎𝑦𝑑𝑖𝑛𝑘𝑎 𝑑ℎ𝑎𝑐𝑎𝑦 𝑤𝑎𝑎 𝑐𝑒𝑒𝑙𝑘𝑎 𝑢𝑔𝑢 𝑤𝑒𝑦𝑛 𝑒𝑒 𝑠ℎ𝑖𝑑𝑎𝑎𝑙