raggi ragga ahaa way dhinteen waayo geesinnimo ayay muujinayeen lkn waxa soo hadhay waa Ku hoosnooshii....imisaa maanta iska dhigaya mo lkn wakhtigaas a an LA ogynba inay noolyihiin waxa jira inyar oo dhab ah sababtuna waa markii at dagaalka Ku jireenba was layaqaanay oo rag geesiyiinna ahbay ahaayeen....alle ha unaxariisto mujaahidiintii.......aaaaamiiiiin
Caqligi ciyalka ayad ku hadlaysa illahy ba wax dila wax na noleya muse bixi 3 jeer bu dhawacmay u dib ugu so noqday axmed mire wu dhawacmay axmed kahin wu dhawacmay inta hargeisa iyo burco iyo dhaman somaliland jooga ee luguhu goanyihin ama gamchu nacasnimda iyo negative ka kala dhex bax xafadina laga so sherkey nicdase uduce inti dhimatay inta nola u mahad naqa bees
Ilhan Mohamed Ahmed Walaale cidna ma af lagaadeyn waxaan keliya oo sheegay in cilmigaas faraha badan aan loo barin inuu buundooyinka ku jejebiyo ee loo baray inuu waddanka ku difaaco. Hadda ku darsoo cilmigaas xeryihii SNM kumuu baran. Midda labaad marka wiilkaaga oo dhankaas iyo Mingiste kasoo dhinac dagaalamayaa uu mujaajid noqdo, kan waddankiisii joogay ee lala dagaalamayeyna isna muxuu noqonayaa?? Caddaalada weligaa haka fogaan. Waadna ku mahadsan tahay sidaad inanta walaasheena oo Hodan Ciise u saxday. Mahadsanid
Im proud I was one of SNM fighters who liberated Somaliland !!!
Alle how naxaristo Muj.konayl Saajin godh godh madixii miinada ee SNM
ninka waraysanayaa waa aadan ingriis alle ha u naxariistee
Viva snm
Wllhy rag taariikhda galay bay ahaayeen aabayaashii somaliland
Anigu barigaa waxaan kadgaalamayey aaga Burco anigoo 19 jira oo dugsiga Sare dhigta markuu dagaalku kulaylaaday ee layaacay qoriga intaan qaatay faqashta waxaanu kudhignay waad yaabilahayd raga qaarbaa markaanu qabanay isku xaaray marka horana libaax ahaayoo dadka garaaci jiray horta ninkii Berbera dadka kugaraaci jiray mid kamida markaanu qabanay islaanbaa tiri intay barooratay Alla waa kii sida xun noogaraaci jiray ee inankaygii hortayda kutoogtay markay intaa tiri qori dabadii sidaan uu la dhacaayey ayaa markuu farqaadi Kari waayey xabad madaxa kaga dhuftay markuu dhintay islaantii intay iiducaysaybay tiri Alla Hooyo iminkaan nankaygii kasamrayaa lkin kamaan samrin inamadii leekaa ee lalaynayo laaya Hooyo cadawga
Axmed Sahal Cali Geesi Dhiig Leh mxaad ka eegataa maalintay xumaantee ragga aad is dirirtaan waranku waa macaanyahay , waad gudatey waajibkaagii anagana imika nagu halee difaacida qarankaad uso halganteen
@@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 magacaagu xaqiiq ayuu ku salaysanyhy
@@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 Nin raga fariid geesi
Legend si fiican ayaad samysay geesi sare
Waan isku noolnahay anagiyo somaliya ninkii damiir xun ayuunba ilaabi doona weligay wle inaan ilaabin qudhunka xun
Doqon iyo bilaa dhiig ayaa ilaaba wixii dadkeena loo gaystay
raggi ragga ahaa way dhinteen waayo geesinnimo ayay muujinayeen lkn waxa soo hadhay waa Ku hoosnooshii....imisaa maanta iska dhigaya mo lkn wakhtigaas a an LA ogynba inay noolyihiin waxa jira inyar oo dhab ah sababtuna waa markii at dagaalka Ku jireenba was layaqaanay oo rag geesiyiinna ahbay ahaayeen....alle ha unaxariisto mujaahidiintii.......aaaaamiiiiin
Caqligi ciyalka ayad ku hadlaysa illahy ba wax dila wax na noleya muse bixi 3 jeer bu dhawacmay u dib ugu so noqday axmed mire wu dhawacmay axmed kahin wu dhawacmay inta hargeisa iyo burco iyo dhaman somaliland jooga ee luguhu goanyihin ama gamchu nacasnimda iyo negative ka kala dhex bax xafadina laga so sherkey nicdase uduce inti dhimatay inta nola u mahad naqa bees
ilaahy hawnaxariisto Mo bixi iyo ragii kale ee shafeecay
Shahiidey dheh Aaamiiin dhamantodba indr
Allah haw naxriisto mujahaid cabdi dhado ayaaan halkaa ka arkaaaaa
Allah ha u naxariisto
ha caayina waa geesiye hortiisa kamaad hadasheenne
Ninkan duubaya wa aadam ingiriis wa ninki duubay hawlgaladii gaaski 3aad aagaga hawdka salaxley toon sharmarke xadhigxadhig cadaadley ilaa masalaha
walaahay ninkaasi khabiir ayuuu ahaa
Haa walhi
aaaad base uga xumay ragaa wixi ka nolaa maaaanty waaaay ka qatanyin hantidi qaranka ,lixle hooyadi hargaysa ayey ku dacdaraysanty
cabdijibaaar adbaa caawiii hooyaadii maxad sidaa u odhnaysaa
Nimankan nin ka mida hadda ayaanu wada joogna mujaahid sanyare waa ninkaa timaha waynleh ellhi taariikhda uu hayo ilaah baa yab kuu keenaya
waar shaw snm miidii militryga ayaa ku kulantey waa teeda kale miinooyinka miyaaney C4 ku jirin.
C4 waa miino reer galbeed ah. Badanaa waxaynu isticmaali jirnay hub iyo qalab midowga Soofiyati kasoo jeeda.
@@mikejoness2041 qarac xaasidka la fadhiso
Republic of somaliland
Geesiyadii qaranka soomaliland
manshalah muj snm
Maansha Allah guul
Rag wuxuu usoo maray iyo kuwan maanta iskaga raaxaysanaya
Waa miinooyinkii faqashtu ku gureen dalka
Snm tuugbaa ka hadhay sheeganaysa
Cilmigaas uu ka hadlayo ninkaas miina yaqaanka ahi waa cilmigii loo baray inuu dalka ku difaaco isna wuxuu ku leeyahay intaas oo buundo ayaan qarxinay inta kalana haddaanu qarxinaynaa kulahaa. Caqli foorara iga dheh. Bal waxa cilmi la baray ee uu qarankiisii kula soo gurya nowday eega.
osman abdi hooyada qarnku was faqash dabo ku xaar
Hodan Ciise
Wasmada iyo waxaas maad inaga deysid belada, inana waaba tahaye, weynowe!!!
Hodan Ciise waxaas ha ku hadlin walal miyanad si kale isaga celin karin wax
osman abdi aflegaadada nooga daa mujaahidiinta
Ilhan Mohamed Ahmed
Walaale cidna ma af lagaadeyn waxaan keliya oo sheegay in cilmigaas faraha badan aan loo barin inuu buundooyinka ku jejebiyo ee loo baray inuu waddanka ku difaaco. Hadda ku darsoo cilmigaas xeryihii SNM kumuu baran. Midda labaad marka wiilkaaga oo dhankaas iyo Mingiste kasoo dhinac dagaalamayaa uu mujaajid noqdo, kan waddankiisii joogay ee lala dagaalamayeyna isna muxuu noqonayaa?? Caddaalada weligaa haka fogaan.
Waadna ku mahadsan tahay sidaad inanta walaasheena oo Hodan Ciise u saxday. Mahadsanid
walaahay ninkaasi khabiir ayuuu ahaa
Waan ku faraxsanay inuu qoyskayga ahaa. Thanks
Khabiir buu ahaa xaguu kubarty dawladii saomaliyed Ayaa bartay
Waxaana lobaray inuu dalka kudifaaco
Aakhiro waa laweydiin walecwuxuu udagalamayey dawladina uriday
Qofki kahiryimada dawlad qaran ama dumiya waa Ahlu naar
Naarta maadaa qaybiya naarta maydaan kugalayn maatida aad leynayseen ay kadhiidhiyeen geesiyaashaasi
Dowlad saxa ma ahaaba marla hore aayada quraanka ninka diiday teebuu haystaa
Saraakiishii ugu fiicnaa cidamadii somaliya reer somaliland bay ahaayeen dadka Aqoonta lahaa ee merlaha muhiimka ah joogay reer somalilandbay ahaayeen sida Maxamuud Axmed cali oo loogu yeedhi jiray AABIHII TACLIINTA