Alle ha u naxariisto intiini dhimatay o godka haw nuuro Intina noolna Cizi iyo sharaf igu noolada Waaan idin jecelnahay markasta wan idiin ducayna SNM❤❤
Mujahid Ibrahim dhegawayne ilahay cimriga iyo cafimad ha udayo wale wa geesi geesi dhalay nolow oo anaan filayn isaga iyo kuwa laa mid aha inanay dib uga dhalaynin isaaq
Adeerky ibraahim dhaga weyne
Maashallah. Ilaa how mujaahidiintii shihiiday jano firdowsa ka waraabiyo kuwaa buka caafimaadsan kuwa noo cisi iyo caafimaad sharaf ku nool aada inshallah.
Ilaahay ha karaameeyo jabhadii xaq u dirirka ahayd ee SNM, iyo dhamaan mujaahidiinteedii. Aamiin.
Mujhidiinti snm inti dhimatay alle how naxariisto inta nool cimri dheer iyo cafimaad suban alle howgu deeqo aamiin
SNM Abal ayaan idin haynaa inti dhimatayna allah ha unaxaristo inta nolna nolada bobe yusuf ducale abo nolow
Mujaahaid ibraahim dhagawayne ilaahay Haku zharfo rabbi cimriga Hakuu barakeeyo waxad Tahay geesi qaran
Dharaarihii gobanimada
Alle ha u naxariisto intiini dhimatay o godka haw nuuro
Intina noolna Cizi iyo sharaf igu noolada
Waaan idin jecelnahay markasta wan idiin ducayna
SNM❤❤
Aamiin ilaahay Cimriga Ha U barakeeyo
Maasha Allh geesiyaasha jamhuriada Somaliland soo xoreeyay
Waa nin kii sumeeyay ceelasha mudug ee siyaad bare u shaqeenayay goormu mujaahid noqday
Mujahid Ibrahim dhegawayne ilahay cimriga iyo cafimad ha udayo wale wa geesi geesi dhalay nolow oo anaan filayn isaga iyo kuwa laa mid aha inanay dib uga dhalaynin isaaq
(The beast) Ibrahim abdilahi hussein Dhagaweyne🙌
Ibrahim cabdilahi xuseen waa ragii la mahadiyay noolow adeer
Mansha alah Ibrahim dhagawayne adeer nolow
❤❤❤❤❤❤❤❤
Xiniinyihii snm dhagaweyne
waa sidaa uu sheegay General Dhagaweyne Halsano kadib dalkeenii somaliland wuu xoroobay . maanta jamuhuriyada somaliland waa dowlad calanle casiisoow waa mahadaa guul iyo gobonimo
Geesiyaasha....BIRTA...Ah
SNM....
Guuul
Mahadsanid Boobe , mujahidinti kale waxad ka hayso , so daa
khalid binu walidki somaliland
Astaantii snm dhagaweyne
Tollaay ciltire maxa dhab losomaray
Waa kuwaa ragii dhulkan ilaahay kasakow xorooystay wixii kale waa bogi iyo ina hadhjoog
Ibraahin Dhagaweyne iyo Muuse Biixii Geelu miyuu isugu jiraa 🤔
Waa may
.Taarikhdu iyada isqorta.
Muji Taarikhdu iyada isqorta.
Waa xaqiiqa sida aad sheegeysa.
Wakhtigan waxa la doonayaa in laga shaqeyo horuumarka dalka.
IbrahI'm
Omer
wlle ayada isqori been Maha Lkn Wxa masiibaa in Laga Qashaf0 Ragiii taliska hayay magacooda ama Awoodooda
SNM numer 1 maxamed xashi diriye lixle
2: cabdiqadir kawsaar
3: cabdiraxman axmed Cali
4: Maxamed cali
5: Axmed mirre maxamed nuux
markay Taariikhdu Qorto Haloo imado ciidanka Dagalamayay
1: Dhagawayne
2: muuse biixi
4:Maxamed kaahin
5: salebaan
6: adan shiine iy0 qaar badan
@@suldaansaleebaan1896 intaasi aad sheegtay ma isku reer baadtihiin
Waa qolama dhaga weyne
Mujaahid ibraahin cabdilaahi xuseen ( dhegawayne ) body gaadhka daba taagani waa ina mataan Haare
Ninkaa yar ee ag taagan yaa garanaya malawadaaga
Walaahi geesi isaaqi inaanu qiimo lahayn waayo way qiimotirayaa markay cadawga kaga baxsadaan mana karaamaynayaan
maalmihii qadhaadha eeinasoomarey1988kii. maalmahaasi waamaalmoxusuusigureebey marna a aanilaaweyen qofkiigaranayaayuunbaa garanaayaintiikudhimateynailaaheyhaunaxariisto waxaanselayaabaa dadkamaantailaaheykusimey xoriyada ee hadana kuciyaaraayanabadaa iyo jaaniskaailaaheysiiyey. eekukibraaya. aduunyo you ou xaalkaabe
Illahow adeeraday iidaa oo uu naxariiso kuwii dhintay ana waa balan inaan raaco dariiqa ay jeexen waa balan inaan ilashado dhaxalka tolkay ixoreeyey illahow tolkay barakay oo isu sakhir oo ururi cadow inakala soo cimayo isaaq waa isaaq maxaa laybaday oon kanoolahy
SNM Miiskii Aaraakiiisha...
1:maxamed xaashi diiriye Lixle
2: Cabdiqadir kawsaar
3: C. raxman axmed cali tuur
4: maxamed cali
5: Axmed mirre maxamed nuux
6: Axmed siilanyo
Halakala saaro Taliye Guuud iy0 guuto ama ciidan
Kkkkkk jaar iska xoor
Siilaanyo iyo tuurba ciidan may ahayne maxaad is dhex waddaa?
Wax aanad aqoon lagama sheekeeyo
sowdiga intii garaxajis uun tirsaday 🤣🤣
Garxajis iyo faan maxa kala haysta kkkkkkkkk
Nin amxaar ka hoos dagalamayo aya mujaahid kushegeysan
Cadaabti ku fogow insha Allah مجرم فوق المجرم
Munaafaqiin jawaasiis u shaqeeynayeey cadawga Soomaaliyeed Siyaad Barre khald weeyn buu sameeyay in uu chemical idinku buufiyo beey ahaayd
Haa sxb waliba waxay kusheegayan mujaahid
Waraaq ku qor oohintaada 😂😂 nimankana waa nimankii SIYAAD BARRE cunay 😂
🥰😍
Kuwani waa Jareer weyne lasoo hubeeyey
Maha jareer ee dagalka cuunto huurdo iyo nasasho laa an cadceed kuluul ..qofku wuu isbadalaya
Kuwani waa kuwii ku wasi jirey ee ka carar meesha
2daa mujaahid ee daba taagan cidna ma garanaysaa
Wa 2 gangsters 😁😁 lama qoslayo
Ninka sigaarka cabaya waa Mujaahid Uraaga, ninkii jiibka ridi jirey. Wuu nool.yahay
@@Haamud maxamf uraaga sowmaha ninka kada dakadA ka shaqeeya
@@saidabdi73 haa. Waa isagii
WA waardiyasji ibrahim
Waar ninka sigaarka cabayaa miyaanu aheyn cabdi mataan haare
Niyow wu u eegyahag lkn waxa jiray nin LA odhan jiray uraaga oo ciise muse aha
Waa. Abdi mataan walaal. Aniga ayaa lafihiisa cad garanaya
@@abdiibrahim7370 maaha uraaga walaal. Waa cabdi mataan. Waa mujaahid reer gadiid . Ciyaalo xawaadle. Hadda wuu nool yahay