Cabdi naasir waan ku salaamaya soo qabo mujaahid cadaawe waa nin wax badan oge oday cabdi dhul qiyaas isagana qayb labaad kso samee aad baad u mahadsnthy
Dee malaha caqligaa meel liidata kaaga jira. Oo ma iyagaa gaalo la dagaalamayay ku wanba mayna muslimiin ahayn, intaanad hadalka na odhan caqliga naga soo mari waxa..
Been buu sheegayaa dadka uu leeyahay reer Borama oo snm la shaqeynayey. Dadka uu ka hadlayo waxay noqon karaan dadka Ethiopian somalida ah oo waliba ciidanka Ethiopia la shaqeynayey inay ahaayeen. SNM cid gaar ah ayey ahayd mana jirin kalsooni ay reero kale la dagaal galaan. Reeraha kale dagaal baa ka dhexeeyey...
Masha Allah Waxaan la yaabay Raga wadankaa Intaas oo halgana usoo galay waxay Abaalkoodi ku waayeen 😢😢
Ninkani snm ugu sheekada xumaa
"Dhalaankii hooyadii dhalmada baray" ayuunbaanu maqlijirney,
Sidaad u rabtey ee sidan ka xogogaalsan ee ka wacan bal noo sheeg nio.
Muxsin waan salaamayaa mujaahidka
Muxsin sxb wan ku salaamayaa
AHUN intii dhimatay
Ninkan miinada uu dhigay waxa dad ku dhintay ilah ma dhafaya.
Cabdi naasir waan ku salaamaya soo qabo mujaahid cadaawe waa nin wax badan oge oday cabdi dhul qiyaas isagana qayb labaad kso samee aad baad u mahadsnthy
Perez Lisa Jackson Steven Robinson Angela
Guskii ay Sahra meedhay ha inooga sheekeeyo 😂
@@faisaljama4208 kkkkkk garxajis ku tuugooda iyo sakhraan kooda ayay wali ilaahay kaaga dhigayaan sidii maxamad mooge iyo axmed mooge kkkkkkk iyo BAABULAAHI garxajis tuug tuug dhashay
@@hajiabdi5927ilaahay taariikh waydiiso muuse Aya snm kugu jiray isna sabaayada ayu dubi jiray
Horta Ninkii Sahra axmed la odhan jiray miyuu dhinty?bal mujaahidiin kale inoo raadi isha allah
Haa uu dhintay zhp
@@cabdicasiisbarkhad8923 alle haw Naxariisto sxp
Aniga fikirkayga ilama fiicnayn inla cafiyo
Weligeedba cid SNM qabatay dib looma arag been buu isaguba sheegayaa
Muxsin waa nin Oday ah oo Somaliland-na nabadaynteedii qayb weyn ka soo qaatay.
Dad islaam ah oo soomali ah nin laayey ayaa sheeganaya mujaahid jaahilnimo iyo diin la'aan weeye taasi
Dee malaha caqligaa meel liidata kaaga jira. Oo ma iyagaa gaalo la dagaalamayay ku wanba mayna muslimiin ahayn, intaanad hadalka na odhan caqliga naga soo mari waxa..
Asc wan ku salamay cabdi nasra waxaba badan ayaani teeban
Waar qoladiina uun haka waramin ee ku muu ahaa ninkii burco duuray 4 ta beebee meel ku wada gubay
Huuno nin garxajisa ahaa caydiid cahajar la odhan jiray IHUN,
@@crisaaqaxmed2074 Ma isaguu ahaa ninkaasi Ahun.
Been buu sheegayaa dadka uu leeyahay reer Borama oo snm la shaqeynayey. Dadka uu ka hadlayo waxay noqon karaan dadka Ethiopian somalida ah oo waliba ciidanka Ethiopia la shaqeynayey inay ahaayeen. SNM cid gaar ah ayey ahayd mana jirin kalsooni ay reero kale la dagaal galaan. Reeraha kale dagaal baa ka dhexeeyey...
Adigu ma faqashtii baad ahayd
@@Between-earth-and-sky Anagu Qudhmis baan u naqaanay,waayo Xabashida ayey wax la cuni jireen. Dhageyso khudbadii Muuse bixi ka jeediyey Camuud 2022 in masaajid ay galeen looga dareeray Araabi kkkk
@@abdirahmandahirabtidon7702 Aday kuu taalaa Anaa Qudhmistaad sheegayso ahaa cidii gus la geliyay ee Somaliland laga eryay baa qudhuntay
@@Between-earth-and-sky Haa, Mr "Waxbaa- baalaha iga yaacay" hhhhh
@@abdirahmandahirabtidon7702adeer nin weeyn oo naxli ka buuxa baad tahay isla yaab
Waa beenale sheeko ayuu ku malayi
Cuqdad baad bes tahay!
@@Between-earth-and-sky🤣🤣