Si kale Ma u Taqaan Kabtan Luunge || Podcast season1 Episode 4

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 มิ.ย. 2024
  • #kobactv #KOBACTV #podcast
  • กีฬา

ความคิดเห็น • 84

  • @rashkabarre
    @rashkabarre 8 วันที่ผ่านมา +7

    Captain Luunge aad & aad

  • @mahaddaahir6366
    @mahaddaahir6366 8 วันที่ผ่านมา +13

    Wllhi wareysiigee igu qimaha badnaa aan dawado wakan

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 3 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah kabtan luunge waa qof qiima badan oo dadkiisa jecel ❤❤❤

  • @joker_lyrics
    @joker_lyrics 8 วันที่ผ่านมา +8

    لا إله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 9 วันที่ผ่านมา +11

    Manshallaah lunge asagoo masakin qudinaayo sonkii Ayan dawaday alle ha xifdiyo walalken cabdicasiis alla ha.ku dhowro

    • @AbdishakurMoumin
      @AbdishakurMoumin 9 วันที่ผ่านมา

      somalida waa iska sidaan video 40 daqeeqo sacdo oo 15m yaalo ayaa comment laga bixinaa maba daawanine sidee uga bixisay comment miseh maba yaqaanan micnaha comment

    • @user-lo7mv4ki1c
      @user-lo7mv4ki1c 9 วันที่ผ่านมา

      ​@@AbdishakurMouminqofkaan wanaag unbuu sheegay ee maxaad kuhaysataa inuu wanaag un kahadlayaa iyo wanaag un sameeyoh unbaan ognahay

    • @saidharedaden1424
      @saidharedaden1424 7 วันที่ผ่านมา

      ​@@user-lo7mv4ki1c😂😂😂 maxuyab isdaba yaal

    • @TruthNeverHurt462
      @TruthNeverHurt462 6 วันที่ผ่านมา

      @@AbdishakurMouminwaxa uu qofkan kasheegay maba kusaabsana videogan ee luunge ayuu horay udaawade asago cunta free ah sadaqeeysanaayo ee is daji

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 7 วันที่ผ่านมา +4

    Mashallah cuntada aduunka ugu fiican ayuu cuna luuge sonkor iyo dhiikar kuma dhacayo Mashallah waa nin dantiis garanayo oo ku qanacsan dalkiis Mashallah hore u soco waa gaaraysa dantaad inshallah

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 3 วันที่ผ่านมา +2

    Nin culus kentay oo daacad ah masha allah

  • @abdirashidali6946
    @abdirashidali6946 4 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaa allaah waa qof dhiira galin u baahan waxaa ka muuqda niyad wanaag ilaahay ha xafido

  • @mohamedabdullahi6418
    @mohamedabdullahi6418 3 วันที่ผ่านมา +1

    Cabtan lunge alaha kuu fududeeyo hamigaaga alaha kula koriyo ilmahaaga sxb horay usoco

  • @user-sl5jd3rx3g
    @user-sl5jd3rx3g 6 วันที่ผ่านมา +1

    Captain Luunge Masha Allah keep going brother you are the best

  • @XussenAbukar
    @XussenAbukar 2 วันที่ผ่านมา

    Kaptan luga mnshalh waa nin aad iyo aad uqalbi furan bathy mnshalh hormarkada allh Ku hagajiyo niyada waxa kujiro allh Ku rumeyyo

  • @mohamednor9926
    @mohamednor9926 6 วันที่ผ่านมา +2

    Allaha kugarsiyo waxad kuhamineysid walal ❤❤❤❤

  • @muxsin1753
    @muxsin1753 3 วันที่ผ่านมา +1

    Allah hayow urumeey hamigiisa sidu jecelyahay waa Daacad

  • @SacdiyoAxmed-ey1gx
    @SacdiyoAxmed-ey1gx 3 วันที่ผ่านมา +1

    Allah hako rumeeyo riyadaad

  • @suadmohamedhaji1044
    @suadmohamedhaji1044 3 วันที่ผ่านมา

    Masha allah❤❤❤

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 วันที่ผ่านมา

    Ma sha Allah captain luunge walaal qalbi wanaagsan guuleyso sxbky.

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 7 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah luuge intaa shaxaad ku nooshahay bahdil guuraye ayaa tahay waa runtiis waa nin noloshiis ku qanacsan Mashallah Allah wax ka xeyr badan Allah ku siiyo luuge

  • @Koyama548
    @Koyama548 8 วันที่ผ่านมา +1

    Kabtan lunga wa legend masha Allah sln sare keep going pro 🙏

  • @ifkajuun
    @ifkajuun 8 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah. Best Somalia. Talk show.. beautiful best man ❤❤❤

  • @MaxamedYarow-p1b
    @MaxamedYarow-p1b 2 วันที่ผ่านมา

    Axsanto jazakalaho qer

  • @AliBilal-yd5ct
    @AliBilal-yd5ct วันที่ผ่านมา

    Mâcha ahlla ❤❤

  • @BARROOFFICIAL
    @BARROOFFICIAL 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maashaa allaaah
    Wlhi waa nin Soo gubtay
    Addunkaaan waxaa wax ka noqdo qof Soo gudbtay

  • @mohamedmohamud4034
    @mohamedmohamud4034 7 วันที่ผ่านมา

    Masha allah ❤️ ❤️

  • @user-sl5jd3rx3g
    @user-sl5jd3rx3g 8 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah tabarakallah

  • @ST4RCOOKIE
    @ST4RCOOKIE 8 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤️❤️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @user-vf1cg2vz2b
    @user-vf1cg2vz2b 6 วันที่ผ่านมา

    Masha allah

  • @user-mr8Talasan3dz
    @user-mr8Talasan3dz 8 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkaan waa nin Himad sare leh runtii ❤

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql 4 วันที่ผ่านมา

    Maashaa Allah waad gaari doontaa waxaad hiigsanayso (dadaal gaari doontidee)inshaa Allah Tankale intaad Alle ku xiran tahay masuulyaduu ku saarayna aad ku dadaaleyso aadna ugudaneyso wuxuu Alle ku farey sidey tahay intaad awoodo gungoobi meysid Inshaa Allah

  • @ayaanyasiin1775
    @ayaanyasiin1775 6 วันที่ผ่านมา

    Mash allha wa abo wanagsan wilkan

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 9 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaah ❤ walaalkeen haloo cimaamado geesi hadaa maqasho waa kabtan luunge

  • @muuseshiikhmuxidiin7684
    @muuseshiikhmuxidiin7684 9 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaaah
    C/caziiz culumada maagshid

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 6 วันที่ผ่านมา

    عليه افضل الصلاة والسلام

  • @user-ql4yi8dj7o
    @user-ql4yi8dj7o 8 วันที่ผ่านมา +1

    Kaptan alaah ku xafido wll mcn ❤❤

  • @MaxamedYarow-p1b
    @MaxamedYarow-p1b 2 วันที่ผ่านมา

    Wabilahi towfiq

  • @munaabdirahman1823
    @munaabdirahman1823 8 วันที่ผ่านมา

    Lunge Mashaallh ❤❤❤❤

  • @XasanCisxaaq
    @XasanCisxaaq 5 วันที่ผ่านมา

    الله يحفظك❤❤❤❤❤

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 วันที่ผ่านมา

    waa nin mas'uul ah ninkaan

  • @user-fe5co4gf9t
    @user-fe5co4gf9t 8 วันที่ผ่านมา

    ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله
    Ilahey noolasha haa kuu fududeyo

  • @user-wp3cf2fq5n
    @user-wp3cf2fq5n 6 วันที่ผ่านมา

    ما شاءالله تبارك الله

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 7 วันที่ผ่านมา

    Mashallah luuga

  • @saidmuktar
    @saidmuktar 5 วันที่ผ่านมา

    Mashaalh ilahay mehrada haa kubarakeeyo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 วันที่ผ่านมา

    dabeecayda 95%yo waaan masayraa isma laha salamaad maysyr wa wax aad u xun gabdha sideed ku dhashay hada ka masayrayso wa wareertay

  • @user-dd9lr8qy8c
    @user-dd9lr8qy8c 4 วันที่ผ่านมา

    Mansh alla waa Abe fcn

  • @FarahGaab-uv9gs
    @FarahGaab-uv9gs 9 วันที่ผ่านมา

    Humapal waaye shikadas aadabay Xiisa uledahay waxan leyahay Riyonakaga Allaha Kuu Yeelo 🥰

  • @AbdirahmanAbdullahiQanyarey
    @AbdirahmanAbdullahiQanyarey 7 วันที่ผ่านมา

    Wallaahi waa xaqiiq warkiisa

  • @abdisalamfarah1361
    @abdisalamfarah1361 6 วันที่ผ่านมา

    Captan lunga waa nin adag noloshiisa iyo hardanka nolosha uu soo gallayna in wax laga barta mudan.
    Laakin yarkan wareysanayo su'aalo dhalinyarnimo iyo waxan loojoogin ayuu lagalay sida gabadhee kulla qurux badda 😅😅😅

  • @muuseshiikhmuxidiin7684
    @muuseshiikhmuxidiin7684 9 วันที่ผ่านมา +2

    Waxaa noo qabataaa Salman maadow

  • @user-ml7gf7eg2q
    @user-ml7gf7eg2q 7 วันที่ผ่านมา +1

    captan baara soqabo

  • @aaminoliibaanali4024
    @aaminoliibaanali4024 9 วันที่ผ่านมา +1

    Adiga maanosofariistiah sidah dalkaan can kawrn asxbtah

  • @Mohamedali-em1nj
    @Mohamedali-em1nj 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @futureboss608
    @futureboss608 4 วันที่ผ่านมา

    cabdicasis real gormaa adi lagu soqabanaa xogtada rabnaa

  • @purhaanaweysmohamutt-ot2fv
    @purhaanaweysmohamutt-ot2fv 4 วันที่ผ่านมา

    ILLAHAYOW ADOONKAGA WANAGA UU KU FIKIRAYO AGTAADA WAXBA KAMA AHEE ALLOW KA DHIG KAAD MURAAD KIISA OO DHAMAYS TIRAN U SAHASHID ❤

  • @Caanimo_marabi
    @Caanimo_marabi 8 วันที่ผ่านมา

    Kabtan lunga nin weyn

  • @qeysrashiid4598
    @qeysrashiid4598 8 วันที่ผ่านมา +1

    Plz shaadiyo soo qabo

  • @Aden-Chemistry-54_
    @Aden-Chemistry-54_ 9 วันที่ผ่านมา +1

    Abdiasis

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 9 วันที่ผ่านมา +2

    Bina Adam alle naba bado waruntii kuwiishalay xoray mantel raban

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 3 วันที่ผ่านมา

    Reall waxa no kentaa jeeri ama xogtiisa meshow ku dambeyay aktarkii jeeri

  • @luungeibraahim1739
    @luungeibraahim1739 4 วันที่ผ่านมา

    Magacaas waa lagula wadaagaa

  • @SaciidCismaam
    @SaciidCismaam 2 วันที่ผ่านมา

    Captan lengan waye

  • @mohamedabdullahi6418
    @mohamedabdullahi6418 3 วันที่ผ่านมา

    Cabtan lunge waa taybkayga

  • @IbraahimXusen-nn5to
    @IbraahimXusen-nn5to 8 วันที่ผ่านมา +2

    farsaka madow so qabo

  • @miiganchannel6061
    @miiganchannel6061 5 วันที่ผ่านมา

    Kuwada waa xaaran

  • @user-om5cx4bm5h
    @user-om5cx4bm5h 8 วันที่ผ่านมา +1

    Wax badan ka fa idnay

  • @mahadxamuudyacquub7081
    @mahadxamuudyacquub7081 6 วันที่ผ่านมา

    M.a nin wax lago qore leh ljn

  • @AR-cx5yf
    @AR-cx5yf 3 วันที่ผ่านมา

    Nasoo sii loonfa talefnkiisa

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 9 วันที่ผ่านมา +1

    Shukran cabdicasiis noo soo qabo muhanad

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 7 วันที่ผ่านมา

    Luunga waxyabaha aan ku arkay waxa ka mid maalin ayaa wiil yar su,aal weydiiyay su,ashaso aheyd gabar kubada balejeysa ama ciyaarta tiriska hadba sida aad utaqaano gabadhaas ayuu weydiiyay inuu kabadiyo luunge luunge wuxu ku jawaabay gabadhaas wey dadaleysaa waxan ula jeedaa luunge waa wiil is ilaaliya inyar inuu dad dhibateyo ama asaga la dhibateyo ma jecla waa wiil.fahamsan magalada muqdisho xaalkeda

  • @mohamedhassnaden2678
    @mohamedhassnaden2678 7 วันที่ผ่านมา

    captan Luunga Iyo qurux ku dhiigle inay walaalo ma maqshen

  • @user-ng6id6di6i
    @user-ng6id6di6i 6 วันที่ผ่านมา

    Sxb c/casiis waxa kudhiman shamuurey

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 วันที่ผ่านมา

    Ilin tir waxaad u baahan in aad habka wareysiga saxaafada ku laabato. Maxay tahay suaasha “ ma jirtaa qof aad ka maseerto iyo Waliba xanuunkii ugu weynaa ee kusoo marey ? “
    Suaashu waxay ahayd in aad tiraahdo “ ma jirtaa cid aad ku dayato in aad isaga oo kale noqoto oo Aad leedahay wuu ku dayasho mudan Yahay ? “
    Suaasha labaadi waxay in aad tiraahdo “ Aniga iyo dadweynaha ma noo sheegi kartaa dhacdaddii kuugu xanuunka badnaa ee kusoo martey”

  • @allyyusufapdirahman6446
    @allyyusufapdirahman6446 8 วันที่ผ่านมา

    Kaptan lungo offside le kujirta 90ka susha lagu weydiyo si toos uga jawaab...

  • @AbdirahmanAbdullahiQanyarey
    @AbdirahmanAbdullahiQanyarey 7 วันที่ผ่านมา

    Wallaahi waa xaqiiq warkiisa

  • @XasanCisxaaq
    @XasanCisxaaq 5 วันที่ผ่านมา

    الله يحفظك❤❤❤❤❤

  • @IbraahimXusen-nn5to
    @IbraahimXusen-nn5to 8 วันที่ผ่านมา +1

    farsaka madow so qabo

  • @IbraahimXusen-nn5to
    @IbraahimXusen-nn5to 8 วันที่ผ่านมา +1

    farsaka madow so qabo

    • @umuayman6814
      @umuayman6814 5 วันที่ผ่านมา

      Faraska kenya ma jogo