MAXAY KUSAMAYSAY??NAAGTII NINKEEDA UGA SHAKIN JIRTAY EE AY SHAQAALADA U, AHAYD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #caalamka #

ความคิดเห็น • 172

  • @zaabirinaalpichannel166
    @zaabirinaalpichannel166 11 หลายเดือนก่อน +8

    Asc abaayo ayan wllhi shekadan qalbiga ayaa i xanuunay wana sax qofka ku shaqena Dan baa ugeysay shaqada e qofna raaxo iyo nolol qurux badan wuu jecel yahay allh haku xifdiyo shekoyinkada wllhi shaqada ku qabsadaa inta dhego gashto lkiin waxan aad ugu qoslaa abaay indho wen laabo e like 👍 isaar aniga kowba Wan ku saraa intad hadlin aad ayan kaga mahad celinaa sida quruxda badan aad nogu soo ban dhigto ❤❤❤❤❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 11 หลายเดือนก่อน +5

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 11 หลายเดือนก่อน +6

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @maryamamohammed5048
    @maryamamohammed5048 11 หลายเดือนก่อน +1

    Alla ii soo duceeya inuu naxariis Alle igaliyo dulmiga iska dhaafo gabadha ii shaqeeso

    • @sadiafarah5021
      @sadiafarah5021 11 หลายเดือนก่อน

      Alla naxariiskugeliyo

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 11 หลายเดือนก่อน

    Wa qiso xanuun badan gabadha way ishay taladilay , sidaa lomadilo . Subxana laah subxana laah

  • @simansenyora1998
    @simansenyora1998 11 หลายเดือนก่อน +5

    Aad ayaaan ugu heelay qiisadada quruxda badan ❤

  • @najmoclaahiimaan3324
    @najmoclaahiimaan3324 11 หลายเดือนก่อน +1

    Xpptti waa fikrad fiican qisooyin ka cabsida neh ku soo dar aduunka ugu jeclahay ❤😊

    • @NajmaAbdi-uc7zb
      @NajmaAbdi-uc7zb 11 หลายเดือนก่อน

      Aniga hataa qisoyinka Candida jeclahy

  • @UbaxDheemaN-pl1hd
    @UbaxDheemaN-pl1hd 11 หลายเดือนก่อน

    😮masha allh ad pan uladhcnay qisoyinkga alle haku sharfo habo alle

  • @AKAz369
    @AKAz369 11 หลายเดือนก่อน

    Asc ayan idhaweyney qeeyr shek masafartay mase xaa ku amusiyay cafimad isha allah❤❤❤

  • @user-eh6fs3lq9y
    @user-eh6fs3lq9y 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waakuslamay abaayo ❤janalka yar sidiisa ayuu ku quruxbadanyahay ❤eekuwad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤mahadsanid ❤❤❤❤

  • @user-ym4tz8kl5v
    @user-ym4tz8kl5v 11 หลายเดือนก่อน +1

    Qofkii ugu horeyaan ahay caawa ayaan allah haku xafido😍😍😍😍😍😍

  • @HiBa_mahamett
    @HiBa_mahamett 11 หลายเดือนก่อน +4

    Indhoos saas fcn inta qisoyinka caalamka kadhig Kan klena kuwa soomalida 😊

  • @kamalali79
    @kamalali79 11 หลายเดือนก่อน +6

    السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا

  • @hooyo994
    @hooyo994 11 หลายเดือนก่อน

    Abaayo Masha Allah
    ❤❤❤❤❤❤

  • @fatxi-abdinasir
    @fatxi-abdinasir 11 หลายเดือนก่อน +5

    Waba fikrad fican abayo sidaa ku soco❤

  • @user-rf6th8ov1y
    @user-rf6th8ov1y 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn

  • @NafiisaApdulkaadir
    @NafiisaApdulkaadir 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaney aniga io caruurtah walalhyga ah sidii masalal cml bn u sugn Qisooyinkga One love abyo❤

  • @muhuboyusufnur1991
    @muhuboyusufnur1991 11 หลายเดือนก่อน

    Ayaan qLiyay xbti anaga somaliga iyo carabtaba wan rabna isku jirka fican sideda nogu wad Qali ❤❤❤

  • @kaafiyocismaan5337
    @kaafiyocismaan5337 11 หลายเดือนก่อน

    Aayaney ku away mcaney waku tabay wlhi wax walbo o culesa alha ku fududeyo hadu xanun jiro allha ka cafiyo

  • @Asienor
    @Asienor 11 หลายเดือนก่อน

    Wcs hapo ayaaney si arxan daran ayey udishay lkn qisadaan waxbadan kala baxay waku mahadsntahay sidaa noogula wadagesid qisooyinka shukran ❤❤❤❤

  • @Sacdiyoaxmed-nt1vt
    @Sacdiyoaxmed-nt1vt 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allh xabiibti hada sida iskugu dhaxwadid waa masha Allh laakiin haday noqoto midkaan udaa qisooyinka soomalida

  • @Sacdiyoaxmed-nt1vt
    @Sacdiyoaxmed-nt1vt 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maya Ayaaneey qisooyinka soomalida inta udaa midka kale udaa qisooyinka carabta

  • @ubaxxubi9368
    @ubaxxubi9368 11 หลายเดือนก่อน

    Lo leey an maqlijirey ayan mashalah wa qiso kala xiran shukran abyo❤️❤️

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 11 หลายเดือนก่อน +1

    Xbbti waxaad adi inoo doorto ayaan qaadanaynaa ayaaney❤❤❤❤

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp 11 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahey ha caafiyo abaayo wallahi waa ka nahay dambi dhaaf alla ha oga dhigo❤❤❤❤

  • @asiyaasiya3628
    @asiyaasiya3628 11 หลายเดือนก่อน

    Naaa wan ku xisay wlhi Xabiib Ayaan gobdoon ❤❤😊

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah mahadsanid

  • @HafsaCqadir-xq2df
    @HafsaCqadir-xq2df 11 หลายเดือนก่อน

    Aniga wa racsanahy in aa ku so gudbisid somalida qisaska kane carabta nagu so gudbi insha Allah ❤❤❤

  • @rahmaadan6518
    @rahmaadan6518 11 หลายเดือนก่อน

    Subxana Allah gabadha mseer ayaa hayee 😢 shaqaaladu waa horar

  • @user-rl7vg3ol6k
    @user-rl7vg3ol6k 11 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo mcn Masha allaah raligaaga

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 11 หลายเดือนก่อน

    Ayaan walaal wan ku salamay . Channel qisaas Somali soo gali.❤❤❤❤❤ Qiso yin fican baad noso diyarisa , Thanks sister sida Café ga bay iiqabtan , keep going sister 👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏🏼🙏🏼🙏🏼👑👑🇩🇯🇺🇸

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 11 หลายเดือนก่อน

    Ada mudan abyo mcn ❤❤❤❤❤

  • @caliyacbqadir2732
    @caliyacbqadir2732 11 หลายเดือนก่อน

    Haa waa raji fiican

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 11 หลายเดือนก่อน

    Maya wan kubaryaaa kasomali kan u daaaa ❤❤❤

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 11 หลายเดือนก่อน

    Waa qiso waaliya

  • @hibonoor4805
    @hibonoor4805 11 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney Alla ku jecliyaa 😢

  • @Xaawo6405
    @Xaawo6405 11 หลายเดือนก่อน

    Ok waye ayaaney kugu racsany

  • @maidoisxaaq
    @maidoisxaaq 11 หลายเดือนก่อน

    M.a qisada waka hele❤

  • @HiboAadan-vh2cf
    @HiboAadan-vh2cf 11 หลายเดือนก่อน

    Sida saxa ayaaneey❤❤

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abyo mcney❤❤❤❤

  • @shukriahassan4243
    @shukriahassan4243 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaan malmhn lama arkin 😢😢😢😢😢😢tolow yaaa ka warhaayo

    • @ayaancr
      @ayaancr 11 หลายเดือนก่อน

      Her nephew was killed in Mogadishu maskinta tacsi aya u taasho. Her sister's son waaye 😢😢 Ilahay qalbiga ha u qaboojiyo ameen 🤲🏽🤲🏽

    • @shukriahassan4243
      @shukriahassan4243 11 หลายเดือนก่อน +1

      Haa abyo mar dhow arkay ilaahy ha unaxaristo ayadana ehelkana qabiga ha u qaboojiyo

    • @ayaancr
      @ayaancr 11 หลายเดือนก่อน

      @shukriahassan4243 ameen, sis 🤲🏽

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 11 หลายเดือนก่อน +1

    Subxana allah wa qiso xanun badan

  • @Nasro283
    @Nasro283 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs adiga mudan Ayaan Caday allah ha ku xafido😂😂😂

  • @maryamamohamed6104
    @maryamamohamed6104 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ayeeeney ani been kuma shegayi qisoyinka minyarada io minweynta is bur bursada aad ugu hela special marke somali thy😂😂

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe 11 หลายเดือนก่อน

    Wku salaamay wllshy mcn

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 11 หลายเดือนก่อน

    Wcs my dear abaayo ayaan sharafeey aadbaan kuu salaamay inbadan allaha kuxifdiyo

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 11 หลายเดือนก่อน +2

    ayaaney sheeko aad soogaliso oo aanan kal iyo laab udhagysn mabajirto

  • @ruuneymo5375
    @ruuneymo5375 11 หลายเดือนก่อน +2

    Mnte ana uhoreyo

  • @user-gs5kl1lp9s
    @user-gs5kl1lp9s 11 หลายเดือนก่อน

    Waaku xiisay ayaneyyy ❤❤

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 11 หลายเดือนก่อน

    Channel kn waxa u deysaa Kuwa ajaanibta kan kle somali inoga dhig ❤😊

  • @user-bc8yn1fz8d
    @user-bc8yn1fz8d 8 หลายเดือนก่อน

    Kasoo dhig wllo kala sooc ❤ waa fikrad wacan

  • @zapnaqueen3939
    @zapnaqueen3939 11 หลายเดือนก่อน

    Ayaneey abayo waan ku salamy adi io famligaga salad kadip qaali ani waan ku taageera mar wlpana waan ku daawadaa m.a alle Haku xifdiye abayo Murad ayaan leeyhy adi io asxbtda iigu soo duceeya inuu alle ii fudeydiyo iina fur furo I.a

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs Abaayao mcn ayaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😮😮😮

  • @RayaanHonasti
    @RayaanHonasti 11 หลายเดือนก่อน

    Wsc ayaan cdey mya saaaaaan nee noogu wad sas jeclahey lkn hadiiii laga marmiwaaayo ok waaa diyaaaaar😊😊😊😊

  • @FarxiyaIsmacil-hh7uv
    @FarxiyaIsmacil-hh7uv 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaney qisas channel noo soo gali qisadi somali kanaa carbta❤

  • @user-nl2wu9lq1v
    @user-nl2wu9lq1v 11 หลายเดือนก่อน

    Ayan macnto waxnraba inaan ku zheg qiso

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 11 หลายเดือนก่อน

    ayan wan ku salame aniga qisada. carabta ayaba ku hestaaa

  • @Farhia-
    @Farhia- 11 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney abaayo kan sidiisa hano ahaado kaasne carabta lee nogu wad saas fiicne❤

  • @raxmiishchenal
    @raxmiishchenal 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaney waku salaamay qaali ❤❤❤ gabadhiii sowda la dhihi jiray xldeda kwrn mida kle chanalada adigaa og sheekadii ku fcn haba ee saa jeceshay noogu wad ❤❤❤

    • @nadiifoabdullahi3266
      @nadiifoabdullahi3266 11 หลายเดือนก่อน

      Haa wlhi hada su aali rabey berigii ey isbitaalka kasoo baxdey oo sidii dayaxii lagu bararugey iigu war dembesey tolow wiilkii dhaqtarka geyey ma is calfaden mise dar allle udaweyey war ka keen ina xirsi gobdoney

  • @LeyloXusen-qg2rg
    @LeyloXusen-qg2rg 11 หลายเดือนก่อน +1

    Aynny janalka kle kdhig qisoyinka somliga kas kufcn becous kan wekbty kuwa somlida janalks qisoyin somli sodhig wliba wxa xiseyna minwynta iyo minyrda iyo gbdhha nimanka kagulesty mrka labahdliy wxbdne wakfidy ani

  • @xaawoluulxaawoluul4247
    @xaawoluulxaawoluul4247 11 หลายเดือนก่อน

    Wsc Abayo qali ❤❤😊😊

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 11 หลายเดือนก่อน

    Qasida ugu jcl dahabakii minayaradu xaday

  • @maimuunabdulaahimohamed-ir5lq
    @maimuunabdulaahimohamed-ir5lq 11 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo ayaaney qisooyinka somalida wey isku wada egyihiin marka channelka Qisas noo soodhig

  • @falishassan528
    @falishassan528 11 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney abayo manabad qabtaa

  • @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
    @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy 11 หลายเดือนก่อน

    M. A

  • @ifraaxxasanmaxamud3246
    @ifraaxxasanmaxamud3246 11 หลายเดือนก่อน

    Hpo mcn wallhi Qisoginakana noo soo badi Plz waa ka helay Runti 🥺😘

  • @user-xq7il8en7v
    @user-xq7il8en7v 11 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaaney hadan sogalay cawa wanka dahay wan u xiisay hadlkaga iyo codkagii iyo qisooyinka quruxdabadn manshalh tabarakalh❤❤❤abyo qisoyinka carabta channelka weynku wad❤❤

  • @roodamohamed4570
    @roodamohamed4570 11 หลายเดือนก่อน

    Halkan u daa qisooyinka somaalida

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 11 หลายเดือนก่อน

    Wcs abyo

  • @amiiramuhyadin8206
    @amiiramuhyadin8206 11 หลายเดือนก่อน

    Maalmahan shekoyinka waa cajiib ayaaney

  • @fahiimaapdirizak3552
    @fahiimaapdirizak3552 11 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah

  • @nasroxassancali1516
    @nasroxassancali1516 11 หลายเดือนก่อน

    Hanblayo abaayo

  • @XARAGO704
    @XARAGO704 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @farxiyomaxamuud6830
    @farxiyomaxamuud6830 11 หลายเดือนก่อน

    M.a👸🏻

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 11 หลายเดือนก่อน

    Wcs Ayaan qurxy

  • @ramla-kf49db3h
    @ramla-kf49db3h 11 หลายเดือนก่อน

    Ayaaneey abyo ku aaway😢

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir8381 11 หลายเดือนก่อน

    Asc ayaaney gabartii sanadkiyo barka uurka lehayd ma soomaayey ka dhacday

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 11 หลายเดือนก่อน

    Kugu racsanahy mcney inta carabka sma kuwo calam kan so gali

  • @XARAGO704
    @XARAGO704 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaaney wllhi is ma faa ninaaye 4 sano lii qaba mar kiilee aroosayay na 17 jiray gurigay gana malin tii lii aan todabada kabaxy ilaa hada sidii aan utaagi jiray ilaahda utaa xitaa jikadey da xitaa habiin kii anoo tir tirin kuukar kaan wax ku kariyayna nadiifin maseen 1 ii joogo inkatoo uur keygii guriga hooyo joogay kuna dhalay mar hada is dha hay amaa sha qaalo qabsataa in kastoo aan kaba qo amee cunugta kaa di shaa adoo war kanheen Mar ka hii aad qofka dhibto wllhi wasta kasuu rooba

  • @user-bo9sp7fk2r
    @user-bo9sp7fk2r 11 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah😢

  • @shuceebxasan2537
    @shuceebxasan2537 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs❤❤❤

  • @xamdaapdy6514
    @xamdaapdy6514 11 หลายเดือนก่อน

    Wcs ayaan waa Ray fcn ❤❤❤

  • @HafsaAbdi-fg6ho
    @HafsaAbdi-fg6ho 11 หลายเดือนก่อน

    Ayan indho weyny wan ku slmy hbo

  • @Dooseyy3
    @Dooseyy3 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ayaanna❤❤

  • @shukricabdullahi
    @shukricabdullahi 11 หลายเดือนก่อน

    allaah naaag aa ogahay aa saas ku dhici doontaa haduusan allaah soo hanuunin😢

  • @falishassan528
    @falishassan528 11 หลายเดือนก่อน

    All qisooyinkada way icajabiyaan wlhi marwalbo next part aan raadiyaa wanba sugi waaya

  • @user-ue1nd8nk1f
    @user-ue1nd8nk1f 11 หลายเดือนก่อน

    Ayaan indho weyneey 180k aangaarnay hambalyo

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. 11 หลายเดือนก่อน

    Jah ayaney cawa daahu shidanaa manshallh😂

  • @user-wz1dh2eg5b
    @user-wz1dh2eg5b 11 หลายเดือนก่อน

    Abyo qisooyin soomaalida aan channelkaan kujeclahay xppti marka kuwa carabta qisas noogudaa ❤❤❤❤❤❤

  • @ladanyusuf5211
    @ladanyusuf5211 11 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah

  • @UbaxDheemaN-pl1hd
    @UbaxDheemaN-pl1hd 11 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney ana rabo inin midkudhiipo caycni qiso

  • @aliyaupdila564
    @aliyaupdila564 11 หลายเดือนก่อน +2

    Maya maya ayaaneey channaalkan dad waawayn baa ku daawada oo aan fahmayn chanaalkaa kale kolkaas plss plse ha haw badalin qisooyonka soomaalida kan ku soo daa walshay waa iga talo waayo waxan ogahay inta qof ee waawayn ku daawata

  • @Xamdimustafe-
    @Xamdimustafe- 11 หลายเดือนก่อน

    Abaayo ayaaneey kadaa qisooyinka somalidu kuma qurux badno qisas chanel ee chanelkani kale noogasoo daa qisooyinka somalida❤😊

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 11 หลายเดือนก่อน

    waa fikir fican waye abaayo 😘

  • @kiinnuur3724
    @kiinnuur3724 11 หลายเดือนก่อน

    Haaa mudkas udaa somalida abayo mcn❤❤

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte2441 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ayann gabdonn ❤❤

  • @Khadan-nv6bk
    @Khadan-nv6bk 11 หลายเดือนก่อน

    Naa ayaaney qisooyinka soomalida waxyku quruxobadan yiniha kan eehanaga badalin plz❤❤❤

  • @user-ue1nd8nk1f
    @user-ue1nd8nk1f 11 หลายเดือนก่อน

    Ayaanay abayo maxaakugu dhacay xldada maxanuusantahay mise waad mashquushay