Kusoo dhawoow Warshadda Caanaha | Sharaabka | Biyaha | Coca-Cola | Somaliland.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 153

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 4 ปีที่แล้ว +43

    bal eeg somaliland markaan midnimada la wadaagynay iyo maanta horumarka aad gaadhay haddaad 90kii iyo wixii ka dambeeya dhalatay weydii awoowgaa ama ayeydaa iska daa somaliland oo dhan bal hargeyse, berbera iyo burco siday u ekaayeen waadigaa xooreebee raaxada haystee ku xamdinaq rabbigaa

    • @hamdahamud5197
      @hamdahamud5197 4 ปีที่แล้ว +4

      One nation Somaliland guul sister

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว +6

      Ana joogey xataaa loma ogleyn waqooyi dhan inaad fooq dhisto xaraa boorme laascanood iyi dhulka isaaqaba warshadna ah sheeegin daar baan lo oogley

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 4 ปีที่แล้ว +3

      Hadalku waa kaas xaqiiq nin ragi waa ogyahay guul somaliland

    • @dalkaygahooyoorag5594
      @dalkaygahooyoorag5594 4 ปีที่แล้ว +3

      Run baad sheegtay... waan dhex taaganay ilaa intaad garaadsaday oo askari koofiyad cas berbera fiidkii bandoo na gesho... manta shaqaale dekeda ah baan ahay oo dhisme wada deked lagu farxi doono. Bacadka waan ku raaxaystaa walee waayo anoo xor ah baan dalkayga dhisanayaa.

    • @aishamuuse202
      @aishamuuse202 4 ปีที่แล้ว

      @@dalkaygahooyoorag5594 ilaahay haynoo barakeeyo dalkeena iyo dadkeenaba adna khayr ha ku siiyo Masha Allah

  • @ahmedabdallah107
    @ahmedabdallah107 3 ปีที่แล้ว +5

    Waxan kashayn jiray warshada kutala yurub oo caanaha Samaysa processka iyo thecnolojiyda ay hystan warshadani ayaa kahuramsan wlhi tan yurub ka shaqaynayay Run ahaantii aadbaan ugu farxay in ay hormarka gaadho wadankaygu

  • @advyser
    @advyser 4 ปีที่แล้ว +5

    More programs like this are needed in the Somali media - keep up the good work

  • @acacius9903
    @acacius9903 4 ปีที่แล้ว +3

    It looks like any other Western country factory. Well done Somalilanders.

  • @dekashire4577
    @dekashire4577 4 ปีที่แล้ว +5

    Walalayalow xegee eey kutalaa warshadan aan shaqo udoontee gaalaa gumeysi igu dilayee an xogeyga iyo xigmadeyda siistee qof iladhashay oo abaalna iiga haayo mansha Allah allow idinbarakee amiin 🤲🤲🤲🤲🤲👋👋

  • @kadra825
    @kadra825 4 ปีที่แล้ว +7

    ماشاء الله تبارك الله جزاكم الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم بارك الله فيكم

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah, waa wax lagu farxo horumarka shacabka Somaliland. Waxan siyaasiinta u kula dardaari lahaa inayna faragalin oo ayna burburin hantida shacabku dhisay. Wali ma hayno hal warshad ama mashruuc ballaadhan oo siyaasiintu dhistay.
    Shacab iyo dawladda wadanka way wada dhisaan. Waxa kale oo aan keehay hurdada ka kaca.

  • @KICK276
    @KICK276 4 ปีที่แล้ว +11

    Great pple with great nation somaliland ma sha alah

  • @yousbroido8359
    @yousbroido8359 4 ปีที่แล้ว +8

    GUUL SOMALILAND
    OSMAN GUELLEH ARAB IYO REER SOMALILAND

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 4 ปีที่แล้ว +10

    Well organize and professional done.

  • @MohamedAhmed-rd2tb
    @MohamedAhmed-rd2tb 4 ปีที่แล้ว +11

    Macha allh dhulkeena Nimcaa Fadhida♥️🌷

  • @madiinojeylaani5232
    @madiinojeylaani5232 4 ปีที่แล้ว +8

    mashalah horey usocda, allaah ha idin garab galo. hargaisa magaalooyinka an ujeclahay ayey ka mid tahay inkastoo aan weligay waqooyi tagin. greetings from 🇸🇴

    • @aaminaahmed218
      @aaminaahmed218 4 ปีที่แล้ว +2

      Kaalaxadee somaliland dheh makhruuqadyahay.googarada blue meesha kaqaad sidii waxay leeyihiin iska dhigay nayaa America Texas baa leh oo qolo shayaadiinta caabudo leh waxaad leedahay lakaalay

    • @madiinojeylaani5232
      @madiinojeylaani5232 4 ปีที่แล้ว +1

      @@aaminaahmed218, subxaanalah ma cabsantahay adiga!

    • @aaminaahmed218
      @aaminaahmed218 4 ปีที่แล้ว +1

      @@madiinojeylaani5232 adigu hooyo daabaa cabaa

    • @landerslanders1624
      @landerslanders1624 3 ปีที่แล้ว +1

      Meelahaas la tag calacalka iyo marada buluuga.
      1991 baanu aasney qashinkaas buluuga

    • @kohilooge1509
      @kohilooge1509 2 ปีที่แล้ว

      Waan kaa gudoonay walal so dhawow labadan qof wa bukaan

  • @NSalah2006
    @NSalah2006 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa sidaa aad u sheetay kookakooladu waa kemical iyo sonkor uun ee dadka ma daysaanoo usamaysaan caanahaa iyo biyaha uun. Sida kalna Maasha ALLAH wershadu way isku dhacaysaa.

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha-ALLAAH
    ILAAHAW Dalka iyo dhalinyarada noo barakee

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 4 ปีที่แล้ว +14

    somaliland guul guul ilaahow u siyaadi il iyo cawriba la"

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail22 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah thanks Khalid Foodhaadhi please make more programs like this.

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 3 ปีที่แล้ว

    Introduction and orientation waa top

  • @ahmedumuur1854
    @ahmedumuur1854 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa ku faraxsanahay dalkeyga Hooyo horumarkiis midnimo Iyo wadajir

    • @deenahspace7754
      @deenahspace7754 4 ปีที่แล้ว +1

      @Tooshka Siyaasada 🤣🤣🤣🤣

    • @madiinojeylaani5232
      @madiinojeylaani5232 4 ปีที่แล้ว

      hadaad rabtid diid ama no ogolow waqooyi waa dhulkeena hoooyo. inshalah waana uso soconaa. maalinkastana waan uso guurnaa. mustaqbalka qorshaheena waa inaa degno Somaliland 80% from south. wax naga tarxiilikarana ma jirto 😊😊

    • @madiinojeylaani5232
      @madiinojeylaani5232 4 ปีที่แล้ว

      @Tooshka Siyaasada adiga ciyaal yuutuubar ayad tahay sidaan qiyasayo. ilmaha 1990 wixii ka dambeeyey dhashay ayad u egtahay. saaxib wax fasahaadsan meelkasta ayey joogaan lakin koofurta waxa ku nool dadkii xaafidul quraanka ahaayey alxamdullilaahi. anagana idinkaa idin baqnaa oo ragiina qaatka ayey aad ugu mashquuleen. marka malahan niikada aad shegeyso yuutubkaa ka daawatay koley hadad koofurta tegi laheyd dadka waad so arki laheyd sidey u dhaqmaan. Marka Allaah qeyr ka hana waafajiyo 🤲

    • @madiinojeylaani5232
      @madiinojeylaani5232 4 ปีที่แล้ว

      @Isaaq La'aantii Waqooyi iyo koonfur Midoobi MaayanMaya anaka siyaasadiin ma faro gashaneyno. mararka qaar waaba ka faaidnaa markaad dhehdaan waan go,nay ileen kufaarta dhibaatada ku haysa koofurta aya idinku faraxsan markaa dhibaatadooda waad ka badbaadeysaan anagana nabadiina ayaan ku raaxeysaneynaa. mashalah allah nabada Allaah ha idin saaidiyo. Lakin anaga ictiraaf idima siineyno. aduunyadana idinma siin karto. Marka qolyahaa kulmiye oo ingariiska u adeega wadankeena kalama gooyn karaan. Dhalinyarada isaaqa kuwa xaasaska leh koofurtaa dejineynaa fursado ay shaqeystaan oo ay lacag ku sameystaan ayan siineynaa inshalah. qolyaha koofurta degena magaaloyinka xaduuda ku teedsan aya ayagana dejineynaa oo aan maalgalin ugu sameyneynaa inshalah. marka isaaqa gudaha soomaaliya aya loo celinayaa inshalah. marka dadka ay qaajada ka baxaan yaa doqon ah oo go,itaan u cataawaya. waxa qayli doono kaliya kuwa dawa dhilif ka shisheeyaha ah. Yaa Allaah dadkeyga isku so dhaweey. 🤲

    • @madiinojeylaani5232
      @madiinojeylaani5232 4 ปีที่แล้ว

      @Tooshka Siyaasada ha igu qaldamin aniga naag abgaal cusmaan ayan ahay. Afweyne intuu anaga naga dilay walahi idinka idinkama dilin ee aan runta isku sheegno. ee siday kulmiye ugu dawarsadaan anaga uguma dawsrsano. mida kale somaliland maahin jasiirad banaanka ku taala ee waqtiga yuu idinka lumin ictiraaf arkimeysaan ee taariikhda wadanka soo barta yaan maalin kasta xumaan oo dad dawa dhilif ah wata yaan maskaxda la idinkaga daalinin.

  • @ahmedeeqnur4047
    @ahmedeeqnur4047 4 ปีที่แล้ว +8

    Amazing mashallah from Mogadishu guul Somaliweyn

    • @landerslanders1624
      @landerslanders1624 3 ปีที่แล้ว +2

      It doesn't exist anymore somaliweyn
      Fix your home
      Somaliland halkani la yahay

  • @landerslanders1624
    @landerslanders1624 3 ปีที่แล้ว +1

    SOMALILANDER baan ahay
    Dhulkana💞💞💞💞

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah muhiimadu waa hubsashada ay sameynayaan waa sida aduunka shirkadahooda looga dhaqmo horumaray- inaguna alxamdulilaah somaliland hadaan nahay waxa loo baahanyahay in aynu iska diidno ka iibsiga ninka wax dhacay inoo keenaya oo aan ka iibsano Dadka waankeena dhaqaalaha gelinaya ee shaqada u abuuraya shicibkeena.

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 4 ปีที่แล้ว +1

    I Took A Pill In Ibiza - Mike Posner 🤴 One Of my all time fav songs

  • @dalkaygahooyoorag5594
    @dalkaygahooyoorag5594 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waan gaadhay wershadan waa caalam. Shaqaalaha waad yaabaysaa nidaamkooda. Ninka leh waa kii uu eryanayey ina geellaha jabuuti. Waxuu ogaa inuu caalam dhisayo oo muu rabin inuu halkan dego... Allow ku xifdi Axmed Geelle Arab... sidaad noo qaabishayna waa ku mahadsantay

  • @abdirahimabdirahman4337
    @abdirahimabdirahman4337 4 ปีที่แล้ว +6

    Macha allah maan filayn in ay warshadu sidaa heer calami u tahay runti waxaad noo soi bandhigteen wax ka duwan fikirkaanu ka haysanay
    Somaliland guuul

    • @suhurrabi5803
      @suhurrabi5803 4 ปีที่แล้ว

      Manshallah wa fikrad aad u fiican runti wana wax lagu farxo warshad baxada leh inay wadanka kutaalo lakiin hakay chemicals u isticmalayan sharabka inay khudrada badsadan hakay ka beeren zaytunka kaligi inay khadrado kala duwan beeran si ay uga maarman chemicalka 👍👍

  • @rooblemohamed1781
    @rooblemohamed1781 4 ปีที่แล้ว +2

    Mancha Allah Waa Guul Dhashi Hargeisa from Germany Aadban ugu faraxsanahay Horumarka ay Shacabkaygu Gaadheen Hambalyo mArwalba Cidi U dhididay una Tacabtay Horumarka Dadkooda Horena u socda Oo Barnaamijyada sii Badiya Incha Allah

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahey ha u barakeeyo ilma osman geele horumarka balaadhan ee ay dalka ka wadaan waa rag lagu daydo maanshalaah

  • @ahmedsamale8356
    @ahmedsamale8356 3 ปีที่แล้ว +1

    Mshalaaaah horumarka somaliland guul buu ku socdaaaaa

  • @Husseineid143
    @Husseineid143 4 ปีที่แล้ว +3

    mansha allah waa maalgalin aqoon iyo aduun ku baxay runtii

  • @abdis70
    @abdis70 4 ปีที่แล้ว +7

    Cajiib- waaw Mansha Allah- Hanti badani way gashay, waxase iga yaabiyay Aqoonta mashruuca lagu wado. Mansha Allah. Laakiin sonkortaa - sucrose, high fructose corn syrup in laga tashaday weeye- not healthy. Xaga sharaabka dunnida dhib jirta weeye.

  • @ahmedsamale8356
    @ahmedsamale8356 4 ปีที่แล้ว +5

    Waaa hore umar la gaaadhay inta dhimana alaah ayaa inoo siyaadin
    Nacabbku darbiyada ha jiidho 😂😂😂😂😂😂

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 3 ปีที่แล้ว +1

    Warshadu madama u bahantahay biyo badan meesha ugu badan ay jiraan biyaha keydka Hargeysa waa halkaas lkn laguma khasarin oo mashruuc waxtar leh ayaa laga sameyey

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 4 ปีที่แล้ว +4

    Manshallah tabrakallah waa nimco allaha idin siyaadiyo amiin

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว +1

      Muna cidna kama xigto abaayo somali kala dal haa aato lakin qofksta somaliya waxuu dgi karaa dhulka somalida meel kastu ku yaalo

  • @happyjj8891
    @happyjj8891 4 ปีที่แล้ว +1

    maanshaalah alxamdulilaahi ilaahay hanoo barakeeyo wadankeena horumar fiican viva somaliland❤

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha alah farxad dalkeeno hore usocda

  • @cabdinuurmaxamuud6942
    @cabdinuurmaxamuud6942 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allh waa Waxlagu farxaa hormarka soomlida Eeygaartay

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 4 ปีที่แล้ว +3

    waw somaliland kuwa yurub ku yaalay ka horumarsantahay

  • @ahmedsamale8356
    @ahmedsamale8356 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaaah ilohow nabada iyo barwaaqada noo siyaaadi msha alaaaaah

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah Guul iyo Gobanimo Somaliland

  • @yaxyenuurcabdi4726
    @yaxyenuurcabdi4726 2 ปีที่แล้ว

    msha allah

  • @mahamedyusuf9972
    @mahamedyusuf9972 4 ปีที่แล้ว

    Heesta ugu horaysa II soo sheega abwaanka qaada fadlan

  • @yajsomali6865
    @yajsomali6865 4 ปีที่แล้ว

    Mcha allah waa qof kudayso mudan mulkilaha warshadu mcha allah

  • @saidabdirahman6025
    @saidabdirahman6025 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah alle haw barakeyio

  • @abdikadirfarahalsomali57
    @abdikadirfarahalsomali57 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waxa shaqala maraban

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabarakalah.

  • @samiyacumarsamiya9583
    @samiyacumarsamiya9583 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah shirkad saaxib nogu noqo natus kalunka masha allah

  • @jamalhusen9600
    @jamalhusen9600 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah arab waa maal galiyay wdanka

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 4 ปีที่แล้ว +1

    Abtigey Saleebaan Qaasim Cilmi Aya Halkaas Iiga Muuqda ❤

  • @naimaosman9925
    @naimaosman9925 4 ปีที่แล้ว +4

    Run ahaanti ma jogo wadankayga hadana marwalipa on arko dhalin waxaoosaar wuxuu doona hanoqde qalbigan ka farxa sababto ah ninwalba dhulkisu wa ulama huraan

    • @ahmedsamale8356
      @ahmedsamale8356 3 ปีที่แล้ว

      Aaad iyo aaad waa waxlagu farxo wllo oo ku dayasho mudan

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxa loo baahanyahay warshado waxtar leh sida warshadda daqiiqda iyo baastada iyo warshada jiingada.

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @daaniyahali6295
    @daaniyahali6295 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah saas baa loo baahanyahay

  • @AxmedAlpha2024
    @AxmedAlpha2024 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaa wali kuma arkin hal nin oo ajnabi ah waa cajiib!!!

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 3 ปีที่แล้ว +1

    1 liter caano xoolaad ah ayaa loo bedelelay
    1 liter caano xoolaad =1000 liter caano lis ah..!!!!

  • @ishaakismail8874
    @ishaakismail8874 3 ปีที่แล้ว

    mashalaah guul somaliland

  • @kadra825
    @kadra825 4 ปีที่แล้ว

    الحمد الله على نعمة وكفى بالله وكيل الله يحفظكم جميعان إنشاءلله امين يارب العالمين امين امين

  • @qasaaye8622
    @qasaaye8622 3 ปีที่แล้ว

    hablaha iyaga gacmahoodu ma wasakhooban miyaa 14:16

  • @abdikadiralli
    @abdikadiralli 3 ปีที่แล้ว

    Laakiin Caanaha maxa laga maala mise waa samays yaguna

  • @apollo-rn2mu
    @apollo-rn2mu 3 ปีที่แล้ว +1

    somaliland waa dowlad Qaran ah inay go'dana xaq u leedahay

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 4 ปีที่แล้ว

    Hore u socda SBI

  • @khaledjr9140
    @khaledjr9140 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Axl 😘

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaha, ina Geelle Arab Allaha kuu barakeeyo. Muwaadin ummaddiisa shaqo iyo wax soo saar u abuuray ayaad tahay. Duco iyo hiil ayaan kuula garab taagannahay.
    Gobol kasta oo wadanka ka Midda waxa jira mashaariic ah warshado yar yar, hotello, jaamacado, iskuulo, dhakhtarro, wadooyin laamiyo ah iyo kuwo kale, intaas oo dhan waxaa sameeyey shacabka wadanka oo aanay dawladdii la doortay ee wadanka awoodiisa, dhaqaalihii, xoogii loo dhiibay aanay waxba ku darsan ama ku taageerin.
    Waa wax laga xumaado. Weli ma hayno dawlad Somaliland ah oo mahruuc yar fulisay, qabyaalad, eex, isku dirka ummaada iyo xatooyo hantida ummadda mooyaane.
    Somaliland waxa deggan shacab xalaal ah oo jecel inay nabad iyo nolol ku noolaadaan, oo dhaqan, dhalasho iyo isfaham leh oo wadankooda hormarinaaya. Hase ahaatee waxaa nasiib darro ah shacabkaas wanaagsan waxa madax u ah kudlad maafiya ah oo Alle xaalkooda ogyahay, xumaan mooyaane aan wanaag ka shaqaynin.
    Ummaddu ma hayso dakhligii dekedda wayn ee Berbera ka soo galj jiray tan iyo dawladdii Axmad Siilaanyo. Dekedda Berbera oo miisaaniyadda dawladda ee sanadlaha ah ku bixin jirtay 2da bilood ee u horreysa.
    Ma hayno deeqihii waddanka la siiyey oo gaadhaya balaayiin doolar wax lagu qabtay ee meel la mariyey.
    Sidoo kale cashuurtii wadanka 80% waa la lunsadaa, oo xisaab xil ma leh ma jirto iyo qaab kale oo loo xisaabiyo.
    Shaqaalaha dawladdu waa kuwa ugu nolol liita, oo mushahar ku filan lama siiyo.
    Xafiisyada dawladdu waa kuwa ugu liita
    Dhakhtarada dawladdu waa kuwa ugu liita.
    Ciidanka qaranka ee waddanka difaacaya, macaluusha iyo daranyada ku habsatay waad ka naxaysaa. Waxaa lagu maamulaa eex iyo qabyaalad.
    Waxa kaaga daran qorshe wadanka loogu tala galay in lagu hormariyo oo waxgaradka iyo Aqoonyahan ka wadanka lagala tashaday ma jiro.
    Waxa ka sii daran cadowga ummadda iyo diinta islaamka ayey saaxiibo la yihiin madax ku sheegu.
    Waxan u sheegayna inay is badalaan oo ay wadanka sidan u dhammaan, ducona waan la garab taagannahay oo habaarimayno waayo wali rajo ayaan ka qabnaa waana dadkii wadanka u dhashay oo nasiibka u helay in masiirka wadanka loo dhiibo.
    Waxan shacabka Somalilaand ee sharafta badan ka codsanayaan in loo duceeyo oo masaajidada looga duceeyo madaxda qaranka. Aamiin.

  • @axmedcali3951
    @axmedcali3951 4 ปีที่แล้ว +2

    sir culus, inanku si fiican ayuu wax u sharxay, waxa uu yidhi " 1. kani waa kiimikal iyo haddii ay jidhkaaga ku daadato nooca dhibaato ee ay ku gaadhsiinayso ........." ok ma sharaabka la cabo ayaa kiimiko ka samaysan oo walxo ku dhaawacaya ayaa ka mid ah? sidee waxa u jiraan bal halkaa ku noqda. waa yaab.

    • @maxamedaxmed9762
      @maxamedaxmed9762 4 ปีที่แล้ว +1

      Axmed Cali qalad hakafahmin ogow waxkasto la warshadeya marka hore waa kimikal sida dawoyinka sharabka iwm balse marka lawarshadeyo waxa laga saraa wax kasto wax yelikara bin aadanka

    • @axmedcali3951
      @axmedcali3951 4 ปีที่แล้ว

      @@maxamedaxmed9762 aad ayaad u mahadsantahay Maxamed Mursal, waa sax ee ma i soo diri kartaa links aan ka sii tixraaco xogta hadalkaaga, fadlan.

    • @abdifattahibrahimisse422
      @abdifattahibrahimisse422 4 ปีที่แล้ว +5

      Hhhhh Marka aan ku leeyahay waa kiimikal anigaa mar labaad kuugu celinaya oo ku leh waa kiimikal... lkn si aan si fudud kuu fahamsiiyo ii ogolow inad ii sheegto ilaa heerka aqoontaada wax barasho.
      Kani waa Abdifattah Ibrahim ahna Kormeeraha qaybta waxsoosaarka ee warshadahan...
      Dhib uma arko inan wax badan oo aqoon ku dhisan aan kula wadaago maxaa yeelay Jaahilnimada ayaa noloshaba ugu cadawsan, mahadsanid.

    • @kohilooge1509
      @kohilooge1509 2 ปีที่แล้ว

      Acid kokaloada ku jirta qayaas yar ayaa lagu daraa

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef54 4 ปีที่แล้ว +1

    O canahaaaaa Iyo sharabka Iyo biyaha Iyo cocola Ma somaliand ba lagu sameeenaya?

    • @jonasmk8231
      @jonasmk8231 4 ปีที่แล้ว +3

      Haa SBI somaliland beverage industry

  • @zeynabissa4835
    @zeynabissa4835 3 ปีที่แล้ว

    Sunkurtasi waa sun ku jirta biibsiga iyo sharbka soodho ku jiro ilkaha kalyaha way oo drantahay

  • @Abdirahiim
    @Abdirahiim 4 ปีที่แล้ว +3

    Wadada malin aan marayay wax kasocod macaan

  • @MohamedAhmed-ln9db
    @MohamedAhmed-ln9db 4 ปีที่แล้ว +1

    Top top man

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaw heestii carwo

    • @dalkaygahooyoorag5594
      @dalkaygahooyoorag5594 4 ปีที่แล้ว

      Yaa ku luuqaynaya? Cod buu hayaa ninkaasi masha Allah

    • @abdihayehashi769
      @abdihayehashi769 4 ปีที่แล้ว

      @@dalkaygahooyoorag5594 wllaahi inanka heesta qaadayey xataa wuu ka wanaag sanaa fanaaniin tii heesta carwo ku luuqayn jiray sida yaa koobi kara dee
      1 maxamed saleebaan
      2cumar dhuulle
      3 maxamed axmed
      Iyo more dee

    • @dalkaygahooyoorag5594
      @dalkaygahooyoorag5594 4 ปีที่แล้ว

      @@abdihayehashi769 waan ka daba tagey waana soo helay kkkk... waa fanaan da' yar oo la dhaho Farxaan Qaboojiye... halkan ka daawo
      th-cam.com/video/gIC37aRHCBM/w-d-xo.html

    • @abdihayehashi769
      @abdihayehashi769 4 ปีที่แล้ว

      @@dalkaygahooyoorag5594 saaxiib sdigaaba cajiiba runtii waad ku mahad santahay sidaad u da daashay walaahi waxaad tahay wax garad maadaama oo aad I hor keentay fanaanka dada a yar ee qaadaya qarniga 21 aad ee hee hadana ka cod wanaagsan awoowgii qaadi jiray 1958

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 4 ปีที่แล้ว +3

    Maha Allah somaliland gull iyo gobanimoo lojojinmayo ciid kasta o kasohorjeda qadiyada iyo qarannimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamatabtan somaliland waxay ledahay haal cadowuu wayo wa somalikushega konfured somaliland waxay la wallotahay kinaya iyo immarat carabta iyo itobiya iyo intaa samaha jeceel cidankaa qaranka somaliland habalyoo habalyoo habalyoo hadanunahay shacabka rer somaliland waxanu sodhaweyneynaa cidkaste oo somaliland sodhawaysa

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 4 ปีที่แล้ว +1

    Sugar is bad for your health

  • @NeverthelessJJ
    @NeverthelessJJ 4 ปีที่แล้ว

    We can’t hear because the music on the background

  • @maxamedjaamac4418
    @maxamedjaamac4418 4 ปีที่แล้ว +4

    Somaliland beverage industry

  • @heyfaiyohelan9865
    @heyfaiyohelan9865 4 ปีที่แล้ว

    Alh adeer keey lah shiirkad coka col 190 buur buurtay isgin dhiintay ilh ha uu naxaristo fato iyado siidi fito kale adeg nol keni jiiray qasan jiir nay soomali ku hii say

  • @carqosol9808
    @carqosol9808 4 ปีที่แล้ว

    Arabku ddka kuma jiraan mrkan indrky ku idha bu yidha ahlu qabyaalad .
    Wax wanaagsan bu ino bilaabe trtnka reera kalow yan loga hdhin tana khyrki qabyalda ahe xga kleba hubka madhgtane.

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 4 ปีที่แล้ว +1

    YUhuud baa leh kookakoole ma magac yuhuud bban kusomdhawana waar iska Bedell magaca

    • @mohamethnazri5044
      @mohamethnazri5044 3 ปีที่แล้ว

      Caaac ooydee somalilnd nacayb baa ku hye😏 wx kle kaamay hadline nCabkayagu badaana Guuuul dadkeyga iy0 dalkaygaba💚🤍❤💯💯💯💯😘😘😘✊🏻✊🏻✊🏻

    • @ashaabdullahi4659
      @ashaabdullahi4659 3 ปีที่แล้ว

      Walal waad bugtaye ale haku daweeyo meel kasto oo koogkakoole ku yaal Israel baa leh waxyabah laga sameeyo markaa slnd sheegayso ma cudurkudhaca dadka

  • @abdisalanhussein872
    @abdisalanhussein872 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going but cover ur beard garkaada dabool thanks!.%$%

  • @mahadahmed8546
    @mahadahmed8546 4 ปีที่แล้ว +1

    Somaalidu waa laangaab balninkaadi wuxu wax ku sharaxayo eeg English baa ka buuxa afkaaga hooyo ku hadal

    • @maxamedyare9960
      @maxamedyare9960 4 ปีที่แล้ว

      Miyaad fahmi wayday reer miyi. Hooyada wase

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 4 ปีที่แล้ว

    Caanaha xoolihi lagalisay aawe misa dhir yaa laga sameya

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 4 ปีที่แล้ว

    Maxaay heesta kaagaa duubayaan dadkaan meesha hees umaanuu Soo gaalin ee barnaamjaka in laadawo dawado U Soo gaaleen y lkn hees baay raaxadaa kaagaa qadeeden qofkii hees Rabaa U yaqanaa haalka uuu ka raadsanaayo lkn miiyadan xiishoonyn wax kasta ma hees baad Ku duubaysaan dadku hees mawada raabo illaahy hees kugu caadab siidan isuu dhaafinayay waaxbaa kama dawaan

  • @gulgal5125
    @gulgal5125 3 ปีที่แล้ว

    Qof aan aqoon u lahayn duubitaanka video ga ayaa duubay. Kamarada ayuu aad u wareejinayaa daawadayaashuna way ku wareerayaan.
    in qaabka wax loo duubo la barto ayaa ka horaysa in wax laduubo

    • @gulgal5125
      @gulgal5125 3 ปีที่แล้ว

      Khasaare weeyaan muuqaalka aad duubtay

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 4 ปีที่แล้ว +3

    Maxaa dadka sun loo walaaqayaa waar iska caba biyaa cad ee ilaahay idiinku deeqay ee bilaashka ah dhibna aan kuu gaysanayn.

  • @mosamater7882
    @mosamater7882 4 ปีที่แล้ว

    🎃🎃🎃

  • @salahabdulahihossen5728
    @salahabdulahihossen5728 4 ปีที่แล้ว

    Warshada waxaa jogtaa 10000 Dollar mafahte waxaan wax hormar ma aha

  • @fahiims
    @fahiims 4 ปีที่แล้ว +1

    tollow maxaa lugu darra cocaColaha somaliland? Kama dargoh! Wu ka duwanyahay cocoColaha qurbaha

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 ปีที่แล้ว

    Waxaa la yiri dameer ayaa wuxuu arkay dammeer, markaas ayuu dameerkii ku yiri damneertii haddii aanan baquuq baquuq kaaga siinin, markaas ayey dammeertii ugu jawaabtay: beentaa, beentaa, beentaa, markaas ayaa dameer yar oo dammeerta ag joogay intuu ku booday ayuu baquuq uga siiyey oo inta ka dagay yeen: laa; laa; laa oo macnaheedu yahay: waa been ayaad sheegaysa dmammeereey. Marka wariyaha arabsiinyow waxaad warisaa waa wada been aan raad lahayn oo ku salaysan waxaa dhici kara waxaas iyo waxaas amase cidaas ayaa aaminsan in sidaasi dhici karto oo maalin mustaqalka ku qarsoon ayaashacabka somaliya dhaqash ibnu firaasheedka falaashasomali eeyle inan gumeed iidoor somalidiid adoon ingiriis ilmo bucurbacayr subsomali baquuq baquuq baquuq ay uga siin doonaan oo waxaa ugu horayn doona garxajis iyo daaroodka waqooyi iyo daaroodka galbeed iyo gedibursi iyo ciisaha somaliya iyo reer makane iyo beelaha kale ee ku nool waqooyi galbeed somaliya iyo culimaa-udiinka xalaasha ah iyo somalidoonka waqooyi galbeed somaliya ee somalidiidku tirsanayo oo armaa somali koofurtu waydaa ciday baquuq baquuq baquub uga siiso iyo muuse biixi cabdi iyo haaweeyda uu hor boodo iyo dhuusada cajuuso edna aadan ee hargaysa wadaniga somaliya ka harsan waayey

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 3 ปีที่แล้ว +1

      U dhimo xanunkaaga siday ugu dhintee kuwii ka horeyey ree wada dhalateen,

  • @wadania932
    @wadania932 3 ปีที่แล้ว

    No such thing as Somali-land, it's a small region amounted to 🚫 in 30+ years who chant amongst themselves their weird victimization mindset. We are all 🇸🇴

  • @abukarabukar4750
    @abukarabukar4750 4 ปีที่แล้ว

    Mashaaa allah tabaraka allah.

  • @othmanabdiladiif5263
    @othmanabdiladiif5263 4 ปีที่แล้ว

    masha allaH