DJIBOUTI AYLA GRAND HOTEL INAUGURATION

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 101

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 10 หลายเดือนก่อน +9

    Beautiful Djibouti, with beautiful people and amazing president. Guuleeysta from Mogadishu

  • @HoumedAli-p9m
    @HoumedAli-p9m 10 หลายเดือนก่อน +5

    ALHAMDOULILAH DIEUX MERCI MACHA-ALLAH POUR HÔTEL AYLA
    VIVE NOTRE PÈRE DE PAIX NOTRE PRÉSIDENT DE LA RÉPUBLIQUE DE DJIBOUTI SON EXCELLENCE ISMAÏL OMAR GUELLEH AINSI LA PREMIÈRE DAME MADAME MAMAN KHADRA MAHMOUD HAID VIVE NOTRE GOUVERNEMENT VIVE NOTRE FORCE ARMÉES DJIBOUTIENNE VIVE NOTRE PEUPLE DJIBOUTIENNE VIVE NOTRE UNITÉ ALWAHDA MIDNIMO ET INKIITINO ALHAMDOULILAH ❤❤❤❤
    RAMADAN MOUBARAK

  • @macrufhassan9476
    @macrufhassan9476 10 หลายเดือนก่อน +6

    #Djibouti , ma patrie ma terre nourricière horay u soco 🇩🇯

  • @KayseHanad
    @KayseHanad 2 หลายเดือนก่อน +3

    Djbouti my home😢🥺

  • @deeqasiciid7464
    @deeqasiciid7464 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah wada noloshuhu fiicana Horumar ayan u rajeynaya Djabouti mar hdey somali ka taliso Alx😊😅

  • @IltiredoualePort
    @IltiredoualePort 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah felicitation Notre president I.o.g pour l inauguration de l hotel .

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 10 หลายเดือนก่อน +6

    Odeygaasi Maalmihii u danbeeyey Noloshiisa ayuu Taagan ilaahay ummada ha dhaafiyo waa Mujrim Kabiir

  • @Fatma_zaharat
    @Fatma_zaharat 10 หลายเดือนก่อน +18

    D'abord si ns somme les Djiboutian normal cet hôtel n'appartient pas à ns 😅😅reer haramous aya loogu tala galay adeer 🇩🇯

    • @AbdiIsmael-n3w
      @AbdiIsmael-n3w 9 หลายเดือนก่อน +1

      Ce vrai wlhi hn

    • @Gedan927
      @Gedan927 9 หลายเดือนก่อน

      Trop d'inégalités lakin wa runn 😂😂

  • @AntoineD.9483
    @AntoineD.9483 10 หลายเดือนก่อน +4

    Mashallah un luxueux hôtel ❤

  • @moustaphaHackerman
    @moustaphaHackerman 10 หลายเดือนก่อน +4

    Mashallah reer djiboutie

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 หลายเดือนก่อน

    INA CUMAR GEELE WAA ASAASAQA DHARKA UU XIDHAN YAHAY AYAA LOO MAAMULAYAA..

  • @Mohamedadenabdi43
    @Mohamedadenabdi43 10 หลายเดือนก่อน +1

    Djibouti m'y Home ❤😢

  • @amranjama8496
    @amranjama8496 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤amazing

  • @JitendraSingh-qe7cw
    @JitendraSingh-qe7cw 10 หลายเดือนก่อน +3

    Nice🎉🎉🎉

  • @DrCige
    @DrCige 10 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah djibouti ha noo laato❤

  • @awalehabdiali678
    @awalehabdiali678 10 หลายเดือนก่อน +3

    Djibouti hôtel. Wonderful and peaceful

    • @amadousillah6466
      @amadousillah6466 10 หลายเดือนก่อน

      Hello how are you doing. Well dis place is which in country? I would like to know this country and this place

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 10 หลายเดือนก่อน +15

    Horumarku mukhbaarad khamriga lagu cabo,iyo fooq dheer maaha,it isnt devolop country big sky bilding ee samaysta wershado iyo waxsoosaar kale

    • @KalelaChannel
      @KalelaChannel 10 หลายเดือนก่อน +7

      Sax laakin even unnecessary hotels like this one will employ some and put money in their pockets to feed their families.

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 10 หลายเดือนก่อน +3

      Adigu aqalka hoyada albaab uu saame iyo daaqad inta kaso dhex caay tamaysid telka horemaar kuma ahayn ee. kaan ismaciil ha eegine

    • @MoudEmma
      @MoudEmma 10 หลายเดือนก่อน +1

      Qamri hôtel ayla wa ka mamnuuc walal

    • @hassanmohamoud-t7p
      @hassanmohamoud-t7p 10 หลายเดือนก่อน +1

      @@MoudEmma ma hubtaa walaalkayow haday sidaasi run tahay waa sax

  • @foziaahmed-ti5pp
    @foziaahmed-ti5pp 10 หลายเดือนก่อน

    c'est une excellente création d'emploi j'espere que les cadres sont des djiboutiens

    • @Laboratoire35
      @Laboratoire35 8 หลายเดือนก่อน

      Je ne pense pas. A part les femmes les ménages et les agents de sécurité. Comme dans toutes les entreprises étrangères les cadres sont des étrangers 😏😏

    • @m4aus445
      @m4aus445 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@Laboratoire35 Je suis somalien et je vis en Europe, mais Djibouti n'a fait aucun progrès ou développement significatif, si ce n'est créer de la pauvreté et de mauvaises conditions de vie pour de nombreux citoyens djiboutiens. Je suis allé à Djibouti l'année dernière et j'ai pu le constater de mes propres yeux, et c'est vraiment dégoûtant. La vie est très chère et les gens ont du mal à joindre les deux bouts..... Malheureusement, le pays est dirigé par un dictateur !

  • @amraldhbli
    @amraldhbli 10 หลายเดือนก่อน +3

    الامارات لا تعمل شي الا لاجل مصلحه فقط. لو. كانت فيها خيرر كانت نظرة الى البلاد والفقر والمعيشة وما يحتاجونه الناس اهم من هذاا

  • @SahalSosa
    @SahalSosa 10 หลายเดือนก่อน +7

    Et devant l'hôtel il y a la misère qui te guette😔

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah
    Djibouti 🇩🇯
    Fastest Development Country

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 10 หลายเดือนก่อน +9

    Dawlad cadaalada alla hanna siiyo

  • @ayoupabdourah428
    @ayoupabdourah428 10 หลายเดือนก่อน

    amazing❤❤

  • @hurdaaye21
    @hurdaaye21 10 หลายเดือนก่อน +8

    Madaxweyne cumar fie kuli ixtiram,, nolol inteeddii macaanayd soo qaadatay, bahasha dhaldhalaalka aduunka lagama dhergo ee waa laga god galaa,,, go, aan geesi nimo qaado oo intay dad iyo dal dhisan yahay yaryarkaaga mid ku wareeji,, ama umaddii lahayd gursiga dhex dhig oo qofkay doonayaan ha doorteen.. Waa duriyaddii

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 10 หลายเดือนก่อน

      Naya anaga jecel ismaciil amuus 🤫 kursiga waxad moday magac yaa sida réer habar iyo hbaar uus ismaciil waxba Haka sheegiin

    • @JamalNoor-x2f
      @JamalNoor-x2f 10 หลายเดือนก่อน

      Orod muuse lahadal duriyada wixi baalaha kayaacay usheeg

    • @hurdaaye21
      @hurdaaye21 10 หลายเดือนก่อน

      @@JamalNoor-x2f muuse hadda,, arinka aan uga digayo, cumar geelle ayaa ku dhacday,, waxba baalaha yaacay,, muuse taladdiina wuu qaatay, Somaliland rajo ayaa u baxday insha Allah... Taladaa walalnimo hadaad diideen, sunaha nolosha qofna ma bedeli karayo, siduu wakhtigu isu bedelayo ayaa madaxdu isu bedelaysaa,, madaxdu haday madax adeegtona ayado dulaysan ayey qasab ugaga tagaan.. Mee ye,, xusni mubaarik, khadaaafi siyaad bare, sadaam Xusein iyo Rag ka loo badan... Cumar geelle caruurtiisa mid ha ku wareejiyo,, ayaduba weji cusub iyo waayo cusub ayey noqon

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@JamalNoor-x2fdueiyadu maha bakhtiga 25 sano nin hor tagnan karo wxy cunen wad ogtahy afwayne o watay hubki iyo awoodi somali odhan lahyd duriyada aya xoreyn donta masakinta rer djbouti ee ninkani mesha ku baabiyey adna hadad tahy maatida xarood wa lagu cawin doona kolay gaajada ka muuqata lagugu dhaafi maayo

    • @JamalNoor-x2f
      @JamalNoor-x2f 9 หลายเดือนก่อน

      @@karimhasan8967 afwayne alle ha unaxatiste Somali oodhan aya ladagalntay caydiid ayana jabiyey ee bal orod oo reer lascoonood beş iska celi bakhtinimada iskadhaaf djabouti wa wadan dhisan ee hargysa burco iyo berbera hanoga dhigin dawlad iyo isaaqan fulayda ah

  • @AsmaAhmed-v4r
    @AsmaAhmed-v4r 10 หลายเดือนก่อน

    Macha Allah ❤

  • @hamseart5789
    @hamseart5789 8 หลายเดือนก่อน

    ❤viva jabouti

  • @worksource3409
    @worksource3409 10 หลายเดือนก่อน +29

    The country is expensive 40 percent is poverty and half the streets are dirty smh Djibouti please do better

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 10 หลายเดือนก่อน +1

      Fuck you wara réer balballa sanitation is part of people oky those are people doesn't Care thé street who wet it thé water and than you Saïd it is gouvernement

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 10 หลายเดือนก่อน +5

      Well what do you expect when a dictator runs more than 40 years. They need change.

    • @kenzaosman377
      @kenzaosman377 10 หลายเดือนก่อน

      Nobody cares about the people, they build these hotels with our money to attract foreigners and make money. The Government is a big corporation now who is only interested in making profit who cares about the roads or the hungry jobless people or the future of this country, forget the Government even the people don’t want to do anything to change their futures so it’s a whole “why do I care” issue from top to bottom. This Land has so much potential wallahi

    • @kenzaosman377
      @kenzaosman377 10 หลายเดือนก่อน +1

      @@Cici_mimi That’s just not correct, it has been 25 years not 40

    • @missymbh2428
      @missymbh2428 10 หลายเดือนก่อน +1

      @worksource3409 check ur facts before making any speculation... we might have our flows but guess what no country is perfect.... so stop hating and please spare us ur negativity.

  • @OmaHooyoo
    @OmaHooyoo 10 หลายเดือนก่อน +1

    Machal Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @drlegendpaddington48
    @drlegendpaddington48 9 หลายเดือนก่อน

    from mugadisho guulaysta dalak iyo dadkaba ha dhargaan insha allah anagana qaraxa allaha naga qabto

  • @abdirashidhassan5027
    @abdirashidhassan5027 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah horomarka jabouti Allah ha usiyadiyo

  • @abassaliyoussouf
    @abassaliyoussouf 10 หลายเดือนก่อน +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wa yabe 🙁

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud6653 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maskiin: Odayga wey ka taal e mu guriga iska joogo.

  • @amadousillah6466
    @amadousillah6466 10 หลายเดือนก่อน +1

    Which country is??

    • @KalelaChannel
      @KalelaChannel 10 หลายเดือนก่อน +3

      Djibouti

    • @MALIKAMOHAMEDOMAR
      @MALIKAMOHAMEDOMAR 10 หลายเดือนก่อน +1

      Djibouti east Africa

    • @amadousillah6466
      @amadousillah6466 10 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks you bro. I hope to visit your country. I like the place! Indeed thanks so much! Pleasure!🙏🏾

    • @Abdi1253
      @Abdi1253 10 หลายเดือนก่อน +1

      Djibouti

    • @peterbenito492
      @peterbenito492 10 หลายเดือนก่อน +1

      @@amadousillah6466 the country is expensive 40 percent is poverty and summer the temperature is 50 degree celsius

  • @KaderAwaleh-n2h
    @KaderAwaleh-n2h 10 หลายเดือนก่อน

    Ki sont les employés des cette hôtel ftv

  • @boulalehcadekamil5998
    @boulalehcadekamil5998 10 หลายเดือนก่อน +2

    DJIBOUTI AYLA GRAND HOTEL

  • @rageyosof4061
    @rageyosof4061 10 หลายเดือนก่อน +4

    Mooryaankii saadiq juun ayaan arkaa

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 10 หลายเดือนก่อน +1

      Laangaab ciile la dhahaa hhh 😂😂

    • @rageyosof4061
      @rageyosof4061 10 หลายเดือนก่อน +1

      Muxuu wax ciilaa aduun cadaado ayuu kaga dhashay hadana aduun ayuu waxa u yahay mooryaankii ismaaciil cumae gele gabadhiisa

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 10 หลายเดือนก่อน

      @@rageyosof4061 Ismaaciil Geelle Iyo Saadaq John Isma Dhaamaan.

  • @KaderAwaleh-n2h
    @KaderAwaleh-n2h 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hôtels hayrane 😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdidjmal1131
    @abdidjmal1131 10 หลายเดือนก่อน +2

    🫡🫡🫡🫡👍👍👍

  • @Mrhilaac
    @Mrhilaac 6 หลายเดือนก่อน

    Kani nin uu og yahay inuu dhimanayo ayuu ilaalinayaa

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 10 หลายเดือนก่อน +4

    Biyo macaan ma haystaan basasha Iyo baradhadana ethiopia looga kewna Iyo korontada 000

    • @Naima-q8j
      @Naima-q8j 10 หลายเดือนก่อน

      Quudhiwaaa ayd thy wxnd sheegayso qof xnuunsan uunbd ka maqashay dbded iska odhnysa un mida kle ma dhul.somali degto oo isku filnansho ka gadhay dhnksta ayd kasoojeday adigu cid aan dibad wxkala soo degin 😢

    • @charkokhadar2558
      @charkokhadar2558 10 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂 kalay eeg ina biyo Macan la caabo iyo in kaleh 🇩🇯 ala muxu dad cilay ciltireh haassii

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 10 หลายเดือนก่อน

      Merci ha ubixin dadkan ayaga aya dalaya horomarka ayey kaxunyihin​@@charkokhadar2558

  • @adimeter
    @adimeter 9 หลายเดือนก่อน

    Very boring. The music volume too uneven.

  • @hddoollp1000
    @hddoollp1000 10 หลายเดือนก่อน

    Wer is somaliland on this 🔥🔥🔥🔥🔥🔥

    • @zubeirwaran-bari8730
      @zubeirwaran-bari8730 10 หลายเดือนก่อน +1

      Wait and you will see

    • @parkhadmahamed4086
      @parkhadmahamed4086 10 หลายเดือนก่อน

      In sky

    • @makadorhr6156
      @makadorhr6156 10 หลายเดือนก่อน +1

      Somaliland is a region of greater Somalia

    • @zubeirwaran-bari8730
      @zubeirwaran-bari8730 10 หลายเดือนก่อน +2

      @makadorhr6156 you don't even know the real meaning region. Former Somalia used to have 18 regions, five of which these regions are now under Somaliland's rule. Being ignorant is bliss.

    • @JamalNoor-x2f
      @JamalNoor-x2f 10 หลายเดือนก่อน

      @@zubeirwaran-bari8730which five 😢😢 I m sorry men I just see only 2, burco and Hargeys, sool is gone with bravery and force Awdal is prepared or they don’t need u. So stop pretending like you have something,. Even isaq is hatin each other.

  • @missymbh2428
    @missymbh2428 10 หลายเดือนก่อน +1

    @Fatma_zaharat personne n'est exclu très chère... c'est ouvert à tout le monde...😊