Walaal hadii aanad xeerinaynin caruur badan ood is lahay haka fogaynaabahood ha isu jebin nin aan ku jeclay ilaahay hakuusoo jeediyo hadii aanad ka tashan karaynin
Bro waxa ku haya jacel maha e waa nabsi talo walalnimo cafis waydiso gabdha maskinta aad 12 sano aad qiimaheda ogan wayday ben mlha qofka samirka badan hal mar bu goan qaata mana soo laabto
Ku sali nabi maxamed 😊
Scw scw scw
Wllhi in ayay ehesataa arintaan ninkayga iima jedo naago kale ayuu iskala faraxsanyahay ane kaligay ayaa murgodaa plz ii soo duceya inuu Allh qalbigay ii qabojiyo❤❤❤❤❤❤
Sorry abayo
Sorry abayo alla haku soo jeediyo qapbigiisa ninmaka qaar uma qalmaan in nolosha lala wadaago 😢
Alaha kuusoo jeediyo qalbi giisa abyo
Walaal hadii aanad xeerinaynin caruur badan ood is lahay haka fogaynaabahood ha isu jebin nin aan ku jeclay ilaahay hakuusoo jeediyo hadii aanad ka tashan karaynin
Illahey xaqa hatuso ee saliva nabiga scw iyo istaqfaarta badi naftadana hormari oo racing haka noqon haduu xumaansameynayo
Wallaahi was qiso aan Ka naxay nimankuna naagta samirka badan malaha doqonbey u yaqaanaane illaahw umadaada isu sakhir from somalilnd❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hargeisa wajeclahy from Kenya
😢😢😢😢😢 ax ax ax 12 sano subxana allah walhi qof samar badan oo maskiin ah runtiiiii hadey xanaaqan waaaaaa bes walhi 😊😊😊😊😊
🤭 😭😭😭😭
Jazakaallah kheiran akhi Mcn ❤❤❤❤
Wad madsanthy super carab 🎉❤❤
😢Runtii markii nibanka 😢aad ciseysid dhulka ayey 😢kugu jiidayaan 😢markii aad iska celeysid oo aad meel iska saardid 😢kadib ayey😢 kuu soo calalcalayaan😢 intuu 12sano ku soo dhelay miyuu rajo ka sii leyahy nin waa cadow runtii😢kuma oglo in aad farxad sameysadid 😢markii aay 12sano gurig ujoogtay muxuu jeclkas usiin wayey markii aay had farxd sameysday😢ayuu rabaa in uu dib usooclsho doqon waye runtii illahow qofkss oo kale calfa ha iku darin😢 doqon dheh hada markii uu leyhay hada ayaan kudhayaa muxu udhayi wayey markii aay la noleed 12sano 😢 marks maxuu ufahmi waye in aay dheyman aheeyd😢
Waa sax balse rago isku mid ma ahn
😢😢😢 raga soomaliyeed ma wada xuma lkn kan camal ayaa naceebeynaayo oo dumarka nagu diraayo
Ankusalino,rasuulka,csw,❤❤❤
Ax waad mahadsantahay noo soo badi wll
Kan waa xaasid oo u ogalen farxad gawadha ee cafis warso gawadha.midakale farxad iyo jaceyl 12 sano siweysay ma hada sinee waaba gawar wanagsan oo dulqaad badan wlh xata xasnimo waxe kagartay hadi aad farxad sii weysay xata ubadkii farxad ka heli laheed ayaad udiday aad sawab unoqoray. Bisinka naftada latasho kadibne cafis warso gawadhaas 😢😢
Wilka waxan leyahay gabartas Iska day oo aman haka hesho 12 sano ciyar mahan gabartane waxan leyahay abayo mcne horay u soco ninkas hadi oo adunka kaso hara ha gursanin
Ax wlhi qisadani qalbigay ii xanuujisay wll😢😢😢😢
Mida kowaad ninkan qalbigiisa allah uqabojiyo mida klena gabadhan sawirka badan guurkeda allah ubarakeyo.
Waa qiso xanuun badan wllahi 12 Sano wllahi waa cajiib ah
12sano subxanallah waysamirbadneyd wllhi duligaasomidhan baa ragakujiro ax ineylahadasho ma aheen runt
Dadka markii ay dheyman helan ayey dhiiqo u moodan markii ay tuuran ayey ogaanayan iney dheyman ay tuuren😢😢
Keep forward my lovely super carab
Asallamualeykum walal mcn qiso yinkag wanjeclahay❤❤❤❤❤
haguleysto jaceylka haguleysto jaceylka,wll super carab
Mashalha wll Alle maskaxada haku barakeyo
Mahadsanid suber carab madama noodheereysay qisada❤❤
Dayuuskan cilada leh oo 12sano miskiin nolosha ku cadabey, diidey inu caruur ey udhasho mu wali daba socdaaa….sheydaan dayuus ah
Niinow gabadhas amaan sii 12 sano ciyaar mahan waa qof dumar ah noloshiis plz gabadhas nolasheda uga bax wllo sii miid ka mayraah iyo awlaad bari ah❤❤
❤Ha guuleysto jeclka❤
Zxb super carab waa ii farxad anaa ugu horeeya Videoka
Alahkusiyo amin amin😢😢😢😢😢😢
Mahadsnd wllky carab qiso dhamys tiran
Ax wlhi waa qiso xanuun badan 😢 qofkii dawaday oo dhamestay oo ilmeyn wayay ilama mid ahan ani calool jilceyn 😢 ilaahow inti murugeysan murugada ka dulqad😢
Legend waan jeclahay sheekooyinkaa
Noosoo badi
Abowe mcny qisoyinkàga wanjeclay probation anikuliwanfirsade❤❤❤❤ 😅
Jazakaallah Khairan,super carab!
M.a super carab nosobadi qisada 😊
Apoe sidaas wax dhmestiran usogli sbto ah mrrka qaar wixi ango rabny ngu kla goda dibna janis uguma helno apoe hal soowada daa sida tno kle😢mhdsnidna❤
Caqli xumaaa ninku wlhi wan gubtay magabar uu saas usilcin jiray ayuu saacaan ku calaa calaayaa
Subxanallah Subxanallah nabsigi ukagalay aya haya waqti badan ayu kalumiyay waxad kuoran laha haistaline dantada raco iska ilow wallo ilahey ulaabo ilahey isku xer adkarta iyo saliga nabiga badi scw dhaqankagana badal
Abowe mcny qisoyinkàga wanjeclay probation anikuliwanfirsade❤❤❤❤
Jacayel mataqaanide nafataada
Meeley Xilagube xaasid
Dadkani ma somalibaa wllo 💚🤍❤️
Haah
thanks libaax video dhamaystiran fiican
😭wllhi xanuun waye🥺
Ax 😢maskin 😢sidu ugaley maskinta rago dumarka hadat gu ciyarten mit gu ciyarto ayat helesa walahi
😭💔🥺
Walalkena waxu ku shegay waa sax wll tas nh qado yacni taladas qado 😢
Subxannallah maqaldame wa Allah bil adam wuqaldamikara cafis weydiso gabadaha 😢 12 toban sano kanin cabtay udiday carur tokale qheir iskuqabtaan allaha kusahlo cil abaa igudishe😏 wwaqti lumis waye magacada😏
Exactly. if you don’t want why not just leave. I don’t think he will ever have children of his own. May Allah punish people like that.
Inshallah wnkabadaleyna hadu Allah idmo abw mcn
Wll wan ku gu rac sanahay fikiratada 😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭
qiso xanuun band.wllhi
Legend of the Legend
Ax run ahantii samiirkuu waa qab kamida nolosha 😫😭😭
😢😢 waxa dareemi kara qof qalbiga xanuunka dareemaya samraa sadkiibuu helaa 😭😭
waqisa. Yable❤❤❤❤
Super carab 200k I.a❤
Runtii qisadaan cml waan soo maray wana daremi karaa qofkii aad noloshada u hibaysay markii uu kasoo qaado wax aan jirin cml
Noloshada egnore gareyo
Samirka badan sibir waa ka qaraar yhy sida gabadhaas cml ayaan go.aan cad ka qaatey
Noloshiisana waan ka dheeratey
😢
12 xnun wey argty wlhia 😢😢
My Brother keep going ❤❤❤🎉
Illaahay bari in uu qalbigeeda kuusoo jeediyo
horoy.usoco
Subar carab adiga kofida iskamadhigtidmiya😊😊
Wlhi wamurugo😢😢
Ha guulaysto jacaylka
Nacas nacas dhalay😂😂😂😂
Nooow😢😢😢
Thanks Thanks Thanks ❤❤❤❤❤😊😊😊❤❤❤❤❤😢😢😢❤❤❤
Shaley markey xaskiisa eheed ma umuuqal manta miyey umyqaneysaa war adigaa cadiwey ee hore usoco nolasha cusub miyaa uquruladahay
Nag dabecadiisa xun heysano ayu wayay wasaqa 😂😂😂 nin dhana sas ah marku qabay qimaheeda ma aqaan hada nag lamid Ah marku so wayay so calacala
Wllhi waaa xanuun 😢
Ax ax ax ax afiwaswydiiso Ayaan leeyy
Ax ax ax ax alle kaasokale nomageeyo alle angamdhigo..qaardad kudheela 40:47
ماشاء لله جزاك الله خير الجزاء واحسن الله إليك يا اخي
Bro waxa ku haya jacel maha e waa nabsi talo walalnimo cafis waydiso gabdha maskinta aad 12 sano aad qiimaheda ogan wayday ben mlha qofka samirka badan hal mar bu goan qaata mana soo laabto
Saxip no sobathi❤
Mahelsi dhe nin xunu wax losbra maha 12 sano yay usmrasay tag warayaa dhe😊
really walh 😭😭😭
Gabdhaha somaliyed dhiibataheysato walhi qof kaa aan sodha weysano Ayaa. Dhabarka nagatogta marboo
Subxan Allah gabdha aad xumaysay miyad hada ogatay markay talo fara ka haday qalbiyada dacada lama dhibo 😢😢 sorry
😂❤❤❤❤❤❤
Warsanadkaaba aaminila ahay12😢😢😢😢
Wiilka gabadha haka dhamaado isagaa xumeeyay noalashiisa hasiiwato
😢😢😢😢😢🎉🎉🎉
Ax ax ax ax alle kaasokale nomageeyo alle angamdhigo..qaardad kudheela 40:47 41:06 41:16
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Raga waxa roga wa samirka markad qofkan isku garanwaydo iskaga tag nolol raadso qofna naftada ha u dhibin😢
Ax ax ax ax alle kaasokale nomageeyo alle angamdhigo..qaardad kudheela
😢😢😢
wllhi waxanunu😭😭😭😭
Absolutely
Please don’t put the background noise
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Mahadsanid zubar carab❤❤❤❤
Allah hakaa cawilo waxii aad kaydsatay ayaad heshay ee caloolnugaylka iska daa.
😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😅
Music aad sarto xoga codka kor u dhere su shegada nogu socoto ❤
Adiga aya nabsiga galay ee allhe haka saaro taaz kuma so noqonyseh
Scw
qiso xanuun band
Walalkeyow calol adheg waa cidhan Ilahay ee cudhon way tagtaye ilow sabar
True.
😭😭😢😢😭
❤❤❤❤❤
Abowe mcny qisoyinkàga wanjeclay probation anikuliwanfirsade
Sxb shekadan waa macantahay lkn waqtigaa dher inaad laba uqabiso ka fikir argtideda
Wllkei super crab aniga fkirkga ayan kgu racsanhy wlhi