Heesta Bal Ilaali Bal - Cabdiqani Kaarshe | Xusuustii Axmed Mooge

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Heesta: Bali Ilaali Bal
    Erayada: Cabdi-Qays
    Muusiga: Xasan Xiddig
    Luuqda: Cabdiqani Kaarshe
    Xusuustii: Axmed Mooge
    Soosaaristii: Cali Ileeye
    CONNECT WITH CALI ILEEYE
    Facebook Link: / ileeye58
    Website Link: ileeeye.com/
    Twitter Link: il...
    Instagram Link: / ileeeye
    Erayada
    (1)
    Ma ogtahay amaanada
    Cirkan aad arkaysiyo
    Dhulkanaa ka ooyoo
    U adkaysan waayee.
    Adiguna naf idil baad
    Oogada ku qaaddo
    Adhaxdaada saartee.
    Bal ilaali bal
    Bal ilaali ajashaa
    Aakhiro dhib weeyoo
    Kama eed baxayside.
    (2)
    Ma ogtahay aniyo adi
    Axdi baa u dhexeeyoo
    Ma ogtahay midkeennii
    Oofin waaya wacadkaa
    Ifkoo lagu kadeediyo
    Abaalkiisu waa naar
    Abu Jahal agtiisee.
    Bal ilaali bal
    Bal ilaali ajashaa
    Aakhiro dhib weeyoo
    Kama eed baxayside.
    (3)
    Ma ogtahay haweenkiyo
    Hablaha aynigaagiyo
    Asaagaaga oo badan
    Ayuun buu ayaan qudha
    Uurkayga gabadh yahay
    Rabbi kugu abuuroo
    Keli kuu ahaatee.
    Bal ilaali bal
    Bal ilaali ajashaa
    Aakhiro dhib weeyoo
    Kama eed baxayside.

ความคิดเห็น • 340

  • @Siciid_yare2024
    @Siciid_yare2024 9 หลายเดือนก่อน +101

    Heestan waa mrkii igu horysay e an dhagaysto wxaana kasoo tix raacay qiso uu ka sheekaynayey YAASIIN HALYEEY o ah wiil TH-camr ah oo ahayd qiso xnuun bdn 😢😢 runtii wa hees cajiipa
    Xiliga an dhagaysanayo waa 16/11/2023_3:35AM oo hbeenimo khamiis ay so glayso arbacona bxayso wxana joogaa LIIBIYA🇱🇾 MISRAATA meel la yiraahdo wll
    Isoo ducee hdii ad aragto qoraalkyga inuu alle ifududeeyo sfrka nlosha ee an ku jiro hmigaygana iirumeeyo ani io dhammaàn wlaalaha kle ee igula sugan liibiya somali io Muslims klepa 40 qf ducadooda waa la aqbalaa❤🙏💯🥺

    • @aishahasanabshir4034
      @aishahasanabshir4034 9 หลายเดือนก่อน +4

      Wl ilhy saa jeceshy hku fududeeyo

    • @Domikids134
      @Domikids134 9 หลายเดือนก่อน +3

      Ameen wallo wax walpo qalbiga kuruja Allah haku rumeyo 😢

    • @mabruukacabdi1737
      @mabruukacabdi1737 8 หลายเดือนก่อน

      Aamin wllo alle haku fududeyo adi iyo wixi muslinaha ba🥺🤲

    • @ikramali3433
      @ikramali3433 8 หลายเดือนก่อน

      Lkn hesta qof ki original kedi qady igu cawiye wlh qisadi marka dhageystey wa oyey 😢yasin

    • @ikramali3433
      @ikramali3433 8 หลายเดือนก่อน

      Ilow hani fudeyo abowe 🤲🥹sorry

  • @wizmoha1391
    @wizmoha1391 6 หลายเดือนก่อน +39

    2024 hda dawaneyso is muji😢❤

  • @goldkey1451
    @goldkey1451 2 ปีที่แล้ว +19

    ma ogtahay adi iyo ani
    axdibaa u dhexeeyo
    ma ogtahay midkeeni
    oofin waaya wacadka
    ifka lagu kadeediyo
    aqalkiisu wa naar
    aba jahal agtiise
    bal ilaali bal
    bal ilaa bal bal bal
    aakhiro dhip weeyo
    kama eed baxayside
    wooooow hadaa tahay mid ilaaliya ❤
    taabo like commentkan👆

  • @mahidhelmi9442
    @mahidhelmi9442 2 ปีที่แล้ว +31

    Xasusti Ahmed Moge 1986 Aye Aheyd, Marki Ugu Horresay Hestan La qaado, Aroos Ba Laga Dhaxqaday, 35sano Ba Kaso waregtay Lamanahas Hadde Nol Yihin Cimriga & Cafimadka Alle Ha uu dhereyo.
    Yarkan Garan Mayo Balse Hesta inyar mahane inta Kale.Halkedi Bu Dhigay, Horre Uu Soco🙏
    Ma ogtahay Amanadda Cirkan aad arkeysido, Dhulkana Ka oyo Uu adkesan waye, Adna Naf idil Ba Ogada Ku Qaday Araxdada Sartay❤️

    • @amendaadaa1936
      @amendaadaa1936 2 ปีที่แล้ว +1

      heesta maxamed moogaa qaada

    • @aska805
      @aska805 2 ปีที่แล้ว

      fanaan Reer jabuuti Mohamed Ali Fursheed naa uu qaaday

  • @hamzahcarab1431
    @hamzahcarab1431 7 หลายเดือนก่อน +11

    South Africa ayn joga waxan dageysan haya malin sabti aah o tareqda tahy 20/01/24😢😢

    • @Fadumoiraq
      @Fadumoiraq 4 หลายเดือนก่อน

      Qalbii jab ma ku hya😢

  • @axmedmaxamed4957
    @axmedmaxamed4957 3 ปีที่แล้ว +14

    Ninkan inuu Raphael varane u ekyahay inta ila aragtay like dhac ku sii
    Ish calaa cod and music 🎵

  • @axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996
    @axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996 17 วันที่ผ่านมา +1

    Bal ilaali bal 😢balanta xasuustu Axmed mooge liiban💔😭

  • @liibaanliiburuuj
    @liibaanliiburuuj 3 ปีที่แล้ว +63

    Mulki xaskeyga xad dhaaf baan kuu jeclahay😘

    • @Nadiir522
      @Nadiir522 11 หลายเดือนก่อน

      Hada maad wada joogtaan

    • @aishahasanabshir4034
      @aishahasanabshir4034 9 หลายเดือนก่อน +1

      War jcyl iga dheh😅

  • @sundusabdisalan
    @sundusabdisalan 9 หลายเดือนก่อน +10

    27/11/2023
    Waxan ku dhagysan
    Ethopia
    Waxn rajyn sandkan kiise in aan muradkyga helo si dagdag ah😢😢

  • @abdirahmanazmar3639
    @abdirahmanazmar3639 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa hees mcn iyo cod mcn noo soo duceeya inigayo jacaylkayga inan iscalfano insha allah

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 3 ปีที่แล้ว +8

    Heestii adeekii sameeyey adeerkiina qaaday yaa ku haysta from xamar cidaan iyagaa iska leh fanka aan iska dhaafno qaraarka ceebwaaye💙🤍💙🤍 guul somaliy and somaliland 💚❤🤍💯💯💯

  • @sagalcabdirisaaq5861
    @sagalcabdirisaaq5861 2 ปีที่แล้ว +24

    Ax wllhi waxan xasuusta qofaan aduunka uguh jeclaa oo igah tagay ayaan heestan dhageysan jirey hadana weli xasuus ayaan la nooley 19/2/2022 saturday 😭😭😭

    • @mohamoudhersi2346
      @mohamoudhersi2346 2 ปีที่แล้ว

      Wad ka bixi mar uun wll insha allh

    • @qalbisaliim1971
      @qalbisaliim1971 2 ปีที่แล้ว +4

      Wll wiil markasta iiqadijirey aan aad iskujeclayn Lkn ana ka dheradey imigana xaasban ahey 😰😭Lkn markliya qalpiga kama baxo 2017 ila imiga 2022 qalpigeyga sidi ayu ugu dhexnolyahey mnta a bishu wa 14/4/2022

    • @samiradhaye7621
      @samiradhaye7621 ปีที่แล้ว

      Isku sanad ayaay nu waynay kaliya arooskisaan araky wakhtigana qalbigygu su al ayu I waydiya 😢😢😢lkn malin unbu garan khaladku galay waxba maha

    • @Haaaajiracabdle0249
      @Haaaajiracabdle0249 7 หลายเดือนก่อน

      Allla qalbiga hydin qaboojiyo

  • @Neyrus123
    @Neyrus123 10 หลายเดือนก่อน +5

    Still yaa dageysanayo 2023😢😢❤❤❤❤

  • @raymadayib6333
    @raymadayib6333 7 หลายเดือนก่อน +13

    10-02-2024 😢 HIJ🎭

  • @mohamedfarah2210
    @mohamedfarah2210 3 ปีที่แล้ว +9

    Wlh fanaankan cod hibo sare leh ayuu leeyahay
    Waxaa i cajab galiyey sida uu u tumayo absolutely 💯%
    Waan taagersanahay wlh

    • @Farhan-dekk
      @Farhan-dekk 4 หลายเดือนก่อน

      muuqaal buu ku duubayaa maahane music asaga maleh nin kalaa u tumay

  • @inaayeeyocibaado2028
    @inaayeeyocibaado2028 2 ปีที่แล้ว +12

    Reer wadaaamo,go wan idin SaLamay ShOdhaYaL✋

    • @ibraahinhadhuudh3620
      @ibraahinhadhuudh3620 2 ปีที่แล้ว

      Ma caano ayey walalo yihiin fanankan

    • @cawlaxmed6380
      @cawlaxmed6380 2 ปีที่แล้ว

      Habane maxamed reer wadaamagoo wayilaashadaan fanankooda

  • @user-iy4sf9rv5t
    @user-iy4sf9rv5t 5 หลายเดือนก่อน +2

    wakhtigu WA Ramadan mobilka layga xaday afar cisho ka hor hadan ogaday natiijadda saxda ah lamana degdego asxp qaliya ayaa safar naga galay manta lkn hadan Soo gudanaya wajibadkayga🖇️

  • @libaaxeryade1799
    @libaaxeryade1799 ปีที่แล้ว +3

    Cabdiqani maxamed kaarshe, mulaxxan musician jilaa iyo weliba hoobal cod luxdan, ereyga hibo ama talent oo qof ah.❤🎉
    Waa dheemanka reer burco, soomaali oo dhan ayaanu u hibeynay luulkan❤.

  • @abdinaasiraliahmed2371
    @abdinaasiraliahmed2371 3 ปีที่แล้ว +8

    Xasuustii Ahmed Mooge Libaan 💔😓

  • @billowabdi6346
    @billowabdi6346 2 ปีที่แล้ว +21

    This renewal is the best I have seen so far. Kudos to the young Musician

  • @ABDIBWALi
    @ABDIBWALi 9 หลายเดือนก่อน +2

    25/11/2023 habeen sabti ah xasuus sanadkaan sanadkiisa kale ilaahay wxn ka baryay farxad iyo wanag ani iyo mucashaqinta halkan soo daawanaysa

  • @cabdiwahaabcusmaanmalaas3744
    @cabdiwahaabcusmaanmalaas3744 16 วันที่ผ่านมา

    Caku jacela wlh qalbiyan Aya udareemay markaad sidagan udhgey sato dumarow Rabi weyne kacab sado ee balanta ilaa liya😢😢😢😢😢2024/8/22

  • @garaadyusuv8545
    @garaadyusuv8545 3 ปีที่แล้ว +24

    Ma ogtahay amaanada cirkan aad arkaysiyo dhulkana ka ooyoo u adkaysan wayee adiguna naf idil baad oogada kuqaadoo adhax daada saartee 🤔 wlhi when Ever I hear this song I just remember someone who hasn't any mercy 😭

    • @mohamedmohamud173
      @mohamedmohamud173 2 ปีที่แล้ว

      Kulamid ayaan ahay sxp heestan xasuus xanuun badnayd ayey igelisaa it was a time 😔

    • @miskesbakery5258
      @miskesbakery5258 2 ปีที่แล้ว +2

      Being broken is painful if u fall for them she/he
      Qof jcly xun so maray un dareemi karo 💔💔

    • @ameenmohamed2058
      @ameenmohamed2058 2 ปีที่แล้ว

      Way xanuun badan tahay marka qof aad jeceshahy ku fahmi wayo lkn ogow marwalba jacaylku in uu yimaado baxana marka uu kugu yimaado soo dhawee marka uu ka tagana waxba ha sii daba oyin ee u adkayso. Mid kle ayaa ku soo mari doone insha allah

  • @cadniqurux6673
    @cadniqurux6673 2 ปีที่แล้ว +4

    💔😭😭Hesstaan aad ayey ii taabata 🥲markaan dhagesto wan ciishoda 😭💔 Naf wax jaceyl wa doqon wlh waxaan barty hestan 2 jan 2020 🥲xili ciil iyo murugadiisa wato hadana waa 1jun 2022🥲Hestan qof walba oo an asxab nahy markii laga shekeyo jaceyl iyo afarahas hestan ayaa igu soo dhacdo asxabta ii dhow dhow waxan irahdaa hestan dhagesta xasuusaha qaar kuwa tirma maahn 🥲🙆‍♀️💔😭😭

  • @user-nk7yr6dh3h
    @user-nk7yr6dh3h 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan jooga magalda addis ababa cawa oo ay tahy 25/05/2024 1: 23 waa hees xazuuz gar ah igu leh cmmz
    Bal ilaali ajasha kama eed baxayzide

  • @nouradinmahad1276
    @nouradinmahad1276 3 ปีที่แล้ว +9

    Cood macaan iyo music macaan machaallah horeey uu socoo

  • @salmansadka7942
    @salmansadka7942 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadaanba fanaan noqonayo ninkan oo kalan noqon lahay legend horay kuma arag hase ahaata intanaba iga ka deeqday

  • @Xamuudi03
    @Xamuudi03 3 ปีที่แล้ว +5

    Heesaha aan ugu jeclahy aye ka mid tahay abdiqani halakeedii ayu dhigay.

  • @goldkey1451
    @goldkey1451 2 ปีที่แล้ว +2

    ma ogtahay haweenkiyo
    hablaha aynigaagiyo
    asaagaga oo badan
    ayuunbu ayaan qudha×2
    uurkayga gabadhyahay
    rabbi kugu abuuro
    kali ku ahaade×2
    bal ilaali bal
    bal ilaali bal bal bal
    bal ilaali bal
    aakhiro dhip weeyo kama eed baxayside ❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹

  • @aragsanhassan9711
    @aragsanhassan9711 3 ปีที่แล้ว +8

    "Ma Og Tahay Ammaanada
    Cirkaan Aad Arkaysiyo
    Dhulkana Ka Ooyo U Adkaysan Waaye
    Adiguna Naf Idil Baad
    Oogada Ku Qaade
    Adhaxdaada Saartee.
    Ball Ilaali Ball🙏😓
    Xasuustii Aun Axmed Mooge Liibaan💔😰

  • @hargeisabigboy4775
    @hargeisabigboy4775 2 ปีที่แล้ว +2

    Fan iyo Suugaan Somaliland u daa!! Wallawayntuna ha iska dhagaysato uun ilayn wax kale mahayaanee!!!

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 3 ปีที่แล้ว +23

    Top voice ninkan wuxu leeyahay tallent aan laga indha qarsankarin
    Keep going samiii🥰

  • @awaalehhassan7305
    @awaalehhassan7305 3 ปีที่แล้ว +1

    Miyuusigii; Xasan Xidig
    Iyo sawir ku gal miyuusig; Abdiqani Kaarshe.
    Waayahay!

  • @cabdiqayschannel
    @cabdiqayschannel ปีที่แล้ว

    Adeer heesta waxa iska leh midhaha iyo laxankaba Abwaan Cabdi Adan Qays Alle yaa raxma Codkana waxa kuluuqayn jiray Alfaaan Axmed mooge liibaan

  • @mohammedalsomali2726
    @mohammedalsomali2726 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxa uu seegay sidii loo odhan laha (hablaha aynigaaga ah). Wuxuu yidh (hablaha aynigaagiyo). Waa inan aad u cod macaan, horena heesu duug ah ayuu si wacan ugu luuqeeyay. Hambalyo, hambalyo, sidaa ku wad.

  • @adoontiiilaahayeedaciifkaa5059
    @adoontiiilaahayeedaciifkaa5059 ปีที่แล้ว +3

    Qofkaan waan la ilmaynayaa xaaladaan kujiro darteed😢😢😢😢

  • @canadahoussein1888
    @canadahoussein1888 2 ปีที่แล้ว +3

    Ruunti waa hess qimo leh fanan dagan kuu luqeinayo keep going

  • @user-wt6jl9ow8j
    @user-wt6jl9ow8j 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤ sii .tan sii mcn ayuu uqaday😊

  • @abdeeqmahdi7133
    @abdeeqmahdi7133 3 ปีที่แล้ว +5

    Cod haybadiisa wata Abdiqani Kaash keep it up😍.

  • @rahmahabiib6891
    @rahmahabiib6891 ปีที่แล้ว +1

    Wow masha allah sxb qaali waad la keentay heestani runtii

  • @housseinahmed5075
    @housseinahmed5075 3 ปีที่แล้ว +2

    macha allah sxb waan kuu salama ila iyo djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @cabdiqanimaxamed6551
    @cabdiqanimaxamed6551 18 วันที่ผ่านมา

    Waa habeen arbacaa 11:50 pm
    Waxaan jooga Gondar Ethiopia waxan diyaarinayaa project experimental study, master class. 😽

    • @caliileeye
      @caliileeye  18 วันที่ผ่านมา

      @@cabdiqanimaxamed6551 Alle ha kuu fududeeyo sxb.

  • @khaalidkhadarcabdi768
    @khaalidkhadarcabdi768 2 หลายเดือนก่อน +1

    28jun /2024hadaad dhagaysanaysoo
    Liketa haila dhaafin

  • @mohamedmohamud173
    @mohamedmohamud173 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestani aad ayey ii taabataa waqti murugadiisa wata ayey ahayd

  • @Phaisal.shareef.
    @Phaisal.shareef. 9 หลายเดือนก่อน +1

    7/12/2023😢😭
    Gabdhaha somalida balanta mxey ugu bxaan talow 😢😢

    • @BarwaaqoIsmail
      @BarwaaqoIsmail 8 หลายเดือนก่อน

      Dumar io ragba wax balanta ku wanagsan mavjiro😢

  • @mohaosmanov
    @mohaosmanov 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestan dhowr jeer waan dhageestay dhabtii halkeeda dhigtay, axsan cod.

  • @khadradheeman3756
    @khadradheeman3756 3 ปีที่แล้ว +4

    Wllo ana hees i qaad codkaga waan ka helay c qani kaarshe bilils 🥰🥰

  • @HappyAnglerfish-jj8ts
    @HappyAnglerfish-jj8ts 8 หลายเดือนก่อน

    Sidan filayo ❤ waata I haysta maanta m.alhh cod Iga dheh❤❤❤❤❤

  • @samiradhaye7621
    @samiradhaye7621 ปีที่แล้ว +4

    Somalidu wayba ku raaxaystaan balan kabaxa😢

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 ปีที่แล้ว +1

    Film Qaadaha Gacan Ayaan U Taagay Waxaan Leeyahay Well-done!!...thanks.

  • @mohamedali551
    @mohamedali551 ปีที่แล้ว

    Aarshe fanaan iyo badh banaadir jooga ❤aad baan kuu salaamayaa inaadeer

  • @khadrofuaadcabdi1671
    @khadrofuaadcabdi1671 7 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan wax an dhagesan naa anigo shaaqo ku jiiro 21 /1 / 2024 1:43 😊

  • @duucsamlizo3772
    @duucsamlizo3772 3 ปีที่แล้ว

    Bal ilaali ajasha akhira dhibweeyo kama eed baxeeside
    Legend Axmed Mooge allha unaxariisto

  • @AhlaamAbdiraxmaan
    @AhlaamAbdiraxmaan 7 หลายเดือนก่อน

    Xasuus wayn igu leedahey heestan😢😢
    23/12/2023 😢😢😢

  • @b-mb-m4247
    @b-mb-m4247 8 หลายเดือนก่อน

    Ma ogtahy ani adi ax old is gold 😢 2024

  • @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
    @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh 5 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxan dhagaysan Galab ciida ah 4:36 10/4/2024 galabnimo qiso so yaro Aanka soo helay tiktok baa i keentay meesha Ciid wanagsan umada muslimiinta ah gaar ahaan somali maxamed❤

  • @yaasinmuniir1643
    @yaasinmuniir1643 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma ogthy amanada
    Cirkaan aaad arkaysiyo
    Dhulkaaa ka ooyoo
    U ad kaysan wayee
    Aduna naf idilbaad
    Oogada ku qaadee
    Adhaxdada sartee
    Bal ilaali ball
    Xasuus hore un ahmett moge 36 sano ka hor
    Hdna waxa dhagysanya 2021/11/20

  • @yaziinhaashi7344
    @yaziinhaashi7344 2 ปีที่แล้ว +1

    Wooow waa lakeenay
    Codka ninka waa fanaan buuxa

  • @noahD1636
    @noahD1636 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa heer dare. Top of the list among the young singers.

  • @sayittalaabo8547
    @sayittalaabo8547 6 หลายเดือนก่อน

    Monday 26 February 2024 Hargeisa qolkayga hurada ,saacada 23:15 , Insha-Allah waa san❤

  • @cwahaabdaud5924
    @cwahaabdaud5924 ปีที่แล้ว

    Heesaha waa heestan ugu jecelahay halkeedada dhiga alfanan camera man abdiqani kaarshe musicka ayuu guux ku yara jiraa

  • @KhadarMuxumed-d6s
    @KhadarMuxumed-d6s 22 วันที่ผ่านมา

    Waayo waayo iyo.tariikh aan la helayn

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 3 หลายเดือนก่อน

    Made duriyadii eraydii cabdi ❤ qays

  • @xananmediaproductions6795
    @xananmediaproductions6795 2 ปีที่แล้ว

    Heesta wuu ku ciyaaray xaqiiq. Teembada iyo toonkeedii hore in laga dhaqaajiyo ma ahayn. Muusigana qaabkeedii hore wax baa laga baddalay. Legend Axmed Mooge marnaba uma dhawa

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 2 ปีที่แล้ว

      Xaasid Baad Tahay Ogoow!!!.

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 2 ปีที่แล้ว

      Waxaad leedahay Maskax aan wax Qiimeyn Karin dhabtii...Wallahi Cunuga heesaaya inaananAqoon lkn waxaan mar 2aad kuu Sheegaa in Xaasidnimo ay lafahaaga ka buuxdo!!!.

  • @siciidmaxamuud4569
    @siciidmaxamuud4569 6 หลายเดือนก่อน

    Ilahoyyyy wixi is JecL calaf isugu dar❤😢

  • @FarhanAli-ph2cm
    @FarhanAli-ph2cm ปีที่แล้ว

    Meesheedii buu dhigay allaah yacizak

  • @AbdaleAhmed-jx3yx
    @AbdaleAhmed-jx3yx ปีที่แล้ว

    Asaagaaga oo padan aYuunpuu aYaan qudha uurkayga gabadhyaY rabbi kugu abuuroo kali kuu ahaatE bal ilaali bal ilaali ajasha

  • @Maazim12
    @Maazim12 2 ปีที่แล้ว

    Fanaan cod halaasi ah leh. Halkeedi ayaad dhigtay Sxb 🙏🙏

  • @fatxiyamukhtermaxamed-fo1ix
    @fatxiyamukhtermaxamed-fo1ix ปีที่แล้ว

    Wow waa fanaankii Ahmed Mooge oo Halla Taiwan Inaba Canadian ma ahan

  • @yasinabdi1467
    @yasinabdi1467 3 ปีที่แล้ว +1

    Ifka lagu kadedyoo Aabal kiisu waa naar Abuu jahal aKtiise bal ilaali baal

  • @mahdikhamsiine8649
    @mahdikhamsiine8649 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma og tahay ani iyo adi
    Axdi baa inoo dhexeya
    Ma og tahay midki oofin
    Waaya wacadke ifka lagu
    Kadeedsho abaalkisu wa nar

  • @sadiaabdullahi4153
    @sadiaabdullahi4153 2 ปีที่แล้ว

    Heestaan markaa dhagaysty qofkii ay ushidneeyd baan JCL uqaadi ❤️

  • @cjumer7431
    @cjumer7431 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a Pro best cod Allaha ku dayo

  • @hodanosman7917
    @hodanosman7917 2 ปีที่แล้ว +1

    Woooooow 💔💔❤️👏🏻👏🏻👏🏻Masha Alaah keep going

  • @mohameda.abdullahi5482
    @mohameda.abdullahi5482 ปีที่แล้ว +1

    Adeer, si kasta waan ugu helay heestaada, waan kugu dhiiri gelinaya inaad ka faaiidatsato fankii hore.
    Midhaha la yaabka leh muusugaaga macaan ugu hees. Heestan midhaha maad khalkhaldin ila midh mooyaane waa "keli igu ahaate". Uurkayga gabadhyahay rabi kugu abburo keli igu ahaate. She is the only one in his immagination of women.

  • @ahmeddool719
    @ahmeddool719 2 ปีที่แล้ว +1

    My queen aday kugu socotaa

  • @khadarahmed8321
    @khadarahmed8321 2 ปีที่แล้ว +2

    Pour moi , vous etez parfait genial wow . Keep going bro

  • @shiinedalmar
    @shiinedalmar 2 ปีที่แล้ว

    Bal ilaali ajashoo aakhira dhib weeyee balanka iyo axdiga hala ilaaliyo fadlan

  • @AsmaaXuseen-en9xc
    @AsmaaXuseen-en9xc 2 หลายเดือนก่อน

    Adiguna naf idilpaaa😭💔

  • @mohamedsaleeban2814
    @mohamedsaleeban2814 2 ปีที่แล้ว

    masha allah hore usoco wll cabdi qani jamac karashe

  • @SultanAbdalla45
    @SultanAbdalla45 3 ปีที่แล้ว

    Si ka wacan sidii Qamar Suugaani u galay heestii Cismaan Gacanlaw ayuu isaguna u galay heestan Axmed Mooge Liibaan.

  • @Haaaajiracabdle0249
    @Haaaajiracabdle0249 7 หลายเดือนก่อน

    Ma ogathy aniyo adi axdi baw dhexeeyo 😢😢21/11/2022

  • @kaltunyusuf4468
    @kaltunyusuf4468 7 หลายเดือนก่อน

    ❤ way idhax qaday hesani eshca erayo❤❤❤

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 2 ปีที่แล้ว +1

    BEST MUSIC DHAWANAHAY AN ARKAY IYO COD

  • @user-ej6bm8ob1f
    @user-ej6bm8ob1f 3 หลายเดือนก่อน

    Habeynki iigu horeysey anigoo qof si dhaba u jeclaadey iyada drteed dumr u dhaafey idhawacdey ku seexanayo anigoo heesahaan dhageysanaya 28/5/2024___1:44AM

  • @zayddmohomed4787
    @zayddmohomed4787 2 ปีที่แล้ว

    Axyaaaaa alll fanaannñnnnnnnnnnn

  • @dhuunkaaretible1111
    @dhuunkaaretible1111 3 ปีที่แล้ว +1

    Zxb qllli haaa baaan ku hayaah abdi qani kaarshow

  • @ilhaamibraahim1166
    @ilhaamibraahim1166 3 ปีที่แล้ว +4

    War ninku cod qurxoona ♥️👌🏾👌🏾🏅

    • @adnanibrahim9923
      @adnanibrahim9923 2 ปีที่แล้ว

      Indaari quruxeey sow wax ilamaa aragtiid waa manshalah wlahy

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 2 ปีที่แล้ว

      Sow Somalilander Maaha Hoyg Fanka & Suugaanta Soomaalida!!!....scww.

  • @automobilesom2223
    @automobilesom2223 2 ปีที่แล้ว +3

    Adiguna naf idil baad
    Oogada ku qaaddo
    Adhaxdaada saartee.
    Bal ilaali bal
    Bal ilaali ajashaa
    Aakhiro dhib weeyoo
    Kama eed baxayside.

  • @osmanyare6480
    @osmanyare6480 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay codka haku barakeeyiyo

  • @user-mv6ut5uh2j
    @user-mv6ut5uh2j หลายเดือนก่อน

    2024 ayan dawanayaa

  • @user-uy3qr6bi8g
    @user-uy3qr6bi8g 8 หลายเดือนก่อน

    Manshallah waa hees macan

  • @najahchannel1817
    @najahchannel1817 2 ปีที่แล้ว

    My brother Alle ha Ka daayo hore usoco walaky

  • @MaxamuudCabdi-qu4dt
    @MaxamuudCabdi-qu4dt 10 หลายเดือนก่อน

    M.alhh wlahy waa rumaysanlahy❤❤❤❤❤ my love

  • @hafsoapdiali9840
    @hafsoapdiali9840 9 หลายเดือนก่อน

    3/12/2023 hesti markan macnaheeda fahmey❤😮

  • @ladiifalkhaliifa7415
    @ladiifalkhaliifa7415 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaaa KaaarShe. AhBaaaBi

  • @Najiib143
    @Najiib143 8 หลายเดือนก่อน

    19/12/2023
    Marar qaar Waxa dhacdaa wac Aadam fileynin 😢🥲🫵🏼

  • @sarwadofficialchannel7505
    @sarwadofficialchannel7505 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdiqani JAMA kaarshe fanaanka qarniga

  • @user-gf1ue1on4m
    @user-gf1ue1on4m 16 วันที่ผ่านมา

    22/8/2024 wixii iga danbeeya like ii saara

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 ปีที่แล้ว

    Good Boy...And Good Voice...thanks.