Marka hore allaah ha ka furfuro gacanta cadowga aamiin haloo wada duceeyo walaalkeen soomaali hana laga dhiidhiyo dhiibista la dhiibey hadii kale midba maalin ayaa la dhiibaa inta wax tarka leh aqliga ha shaqeeyo ha la iska sooco dalaaleeyda nagu dhax jiro ee ayaan dowlada la burburin ayaan qabaa allaah umadaan soomaaliyeed inta wanaaga dhulkooda ka shaqeeynayo ha dhowro aamiin aamiin war yuu jiilka soo koreyso ha loo fakaro oo yuu dhulka faraha ka bixin soomaaliyey nabada ka shaqeeya oo magac isku yeelo ruufiyaanka iska qabta sharciga ilaaliya dal burburey ma sahlana ee is kaalmeesta wanaaga dhulkooda leeyahay aamina walaalayaal dadka cadowga loo gacangalinayo ha laga dhiidhiyo waa wax wanaagsan dowlada waa in ay ka jawaabtaa oo kuwii dhiibey sharciga la horkeenaa si kuwa danbe ugu quus qaataan
Adeer wadanka waa soomaaliya laakin dadka maamula Ma ahan dad isku xiran mana ahan dad daacad u ah dadka iyo dalka..... qofkasto lacagtisa oo wax ku yahay
hanoolato waa madasha ug fiican aan jaclahay waa tvga runta ka hadlo
Waaa halgamaa oo xoreeyey goldogop wa geesiga Somali qalbi dhagax magaciisah ayaan ka heley inuu gaaasi ayay
Dawlada guul iyo gobanima qaran qalbi dhagax geesi wadani waa loo gafay
Ilahow Somali midee amiin
Somaaliya oui somaalidu hanoolaato !!!
Kuwan madaax sheeganaaya haa is CASIILAAN GABIIGOODBA !!! Waayoo dad go ah ma ahaan karan...Resign ! Démission ! Nagaataga oo is casilaa !!
Allah somali ha isu keeno 😭😭😭
Marka hore allaah ha ka furfuro gacanta cadowga aamiin haloo wada duceeyo walaalkeen soomaali hana laga dhiidhiyo dhiibista la dhiibey hadii kale midba maalin ayaa la dhiibaa inta wax tarka leh aqliga ha shaqeeyo ha la iska sooco dalaaleeyda nagu dhax jiro ee ayaan dowlada la burburin ayaan qabaa allaah umadaan soomaaliyeed inta wanaaga dhulkooda ka shaqeeynayo ha dhowro aamiin aamiin war yuu jiilka soo koreyso ha loo fakaro oo yuu dhulka faraha ka bixin soomaaliyey nabada ka shaqeeya oo magac isku yeelo ruufiyaanka iska qabta sharciga ilaaliya dal burburey ma sahlana ee is kaalmeesta wanaaga dhulkooda leeyahay aamina walaalayaal dadka cadowga loo gacangalinayo ha laga dhiidhiyo waa wax wanaagsan dowlada waa in ay ka jawaabtaa oo kuwii dhiibey sharciga la horkeenaa si kuwa danbe ugu quus qaataan
kkkkkkkkkk farmaajo xaarbuudhaxfadhiyaa kulahaa sheikh sagal
FARMAAJO.WUXUU.GATAY.MUWAADIN.SOOMAALIYEED.WAA.GACAN.KU.DIIGLE.SHARCIGA.HALA.HORKEENO
Munafiq ogu weyn geska afrika shababka qarson
Wadaadka waa fahmay arinta maxaa ithopia gaarsiiyay shiqool cad waaye
Adeer wadanka waa soomaaliya laakin dadka maamula Ma ahan dad isku xiran mana ahan dad daacad u ah dadka iyo dalka..... qofkasto lacagtisa oo wax ku yahay
dadka somliyed ala u maqan
Haduu farmaajo naga tago yaad noo haysaa kuwa maalintii 10 dhiibaya ayaa jooga oo badalaya xitaa adigay ku dhiibayaan
War wadani haduu yahay maxay baroortu hada tareysaa idinku hada ninkaas wax ma tareysaane dhib sii badineysaan
rer goldogobow kakaca mesha hee gesigu idinku sigara idi tirsanayah
*Farmajo arintan waxba kama ogeyn wala qadsiyay isagana wuu ogoladay qalbi dhagax waxa gatay taliyaha sirdonka*
Miyuu hurdeey ninkaani ? Halkuu jireey dadyahow ????
dadka somliyed ala u maqan