ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Qaraaxo - boqorada stylka,Happy iyo susu Xalqada 10aad - Camera Qarsoon | Astaan TV 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 เม.ย. 2022

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +1205

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

    • @Deeqo-71
      @Deeqo-71 2 ปีที่แล้ว +1

      SCW SCW 🥰

    • @bilanhaji4470
      @bilanhaji4470 2 ปีที่แล้ว

      Salallaahu calayhi wasallam 🥰♥❤

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 2 ปีที่แล้ว +2

      Scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scw

    • @zakariyeofficial9369
      @zakariyeofficial9369 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw

    • @maryanguure5782
      @maryanguure5782 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +1238

    No twitter
    No Facebook
    No Instagram
    But over billions+followers
    That is our prophet MAXAMED ﷺ ❣❣

  • @bosslyrics252
    @bosslyrics252 2 ปีที่แล้ว +902

    Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 2 ปีที่แล้ว +2

      Scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scw

    • @munomuumin5133
      @munomuumin5133 2 ปีที่แล้ว +1

      Salallaahu caleyhi wasalam

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw

    • @kawtharomer7363
      @kawtharomer7363 2 ปีที่แล้ว

      salalahu calayhi wasalam

    • @drsxayaatimaxamed4779
      @drsxayaatimaxamed4779 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MA-oo4hj
    @MA-oo4hj 2 ปีที่แล้ว +1696

    *Qofkii ugu Wanaagsana uguna kheyrka badna, uguna xishoodka badna, uguna akhlaaqda fiicna, uguna ixtiraam ka badnaa inta uu Ebbe abuuray waa Nabi Muxammad SCW❤️

    • @idirisnuur4016
      @idirisnuur4016 2 ปีที่แล้ว +3

      صلي الله عليه وسلم

    • @kaamiloodowa5561
      @kaamiloodowa5561 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @somaliwadani3110
      @somaliwadani3110 2 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @bilanhaji4470
      @bilanhaji4470 2 ปีที่แล้ว +1

      Salallaahu calayhi wasallam 🥰♥❤

    • @munomuumin5133
      @munomuumin5133 2 ปีที่แล้ว

      Salallaahu caleyhi wasalam

  • @boqolgeelechannel2961
    @boqolgeelechannel2961 2 ปีที่แล้ว +99

    Sumayo susu absolutely waa qof dagan hadana aamusan mashallah 😍 intii gabar aqlaaq leh laga rabay waa haysa
    *ZUUZUU RESPECT* 🙏

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 2 ปีที่แล้ว +212

    Really Susu is so respectful person

  • @mrshabalaza8678
    @mrshabalaza8678 2 ปีที่แล้ว +202

    Boqorada wa qof xishmad badan oo cod kar ah wlh cadkeeda wa dhacsan kartaa 🥰💞

    • @salmacdy1873
      @salmacdy1873 2 ปีที่แล้ว +5

      M.a dheh he

    • @mrshabalaza8678
      @mrshabalaza8678 2 ปีที่แล้ว +8

      @@salmacdy1873 masha allah lkn qalbigan ka dhahay xaqiqdi 🥰

    • @liiasensio3047
      @liiasensio3047 2 ปีที่แล้ว

      Codkar iyo awoodaba ilmo hirab be utahay

  • @N_mamedov
    @N_mamedov 2 ปีที่แล้ว +160

    SUSU: xushmad💯
    Kalsooni💯
    Dulqaad💯
    Gobanimo💯
    A real QUEEN ❤💯

  • @Imraan53
    @Imraan53 2 ปีที่แล้ว +215

    Boqorada wow she’s legend. She actually knows how to defend her self.

  • @updallakinggamer7243
    @updallakinggamer7243 2 ปีที่แล้ว +229

    Zuzuu Waa wataa Gabar Aqlaaq leh m.a👏👏

    • @iknow_my_enemy9750
      @iknow_my_enemy9750 2 ปีที่แล้ว +4

      Aqlaaq way leedahay lkn qofka waa inuu isdifaaci karaa oo xaqiisa dhacsan karaa sida Boqorada stylka oo kale.

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 2 ปีที่แล้ว +341

    Yariista kooofiya xidhan👏👏👏👏👏👏👏✔️ wa qof dabeecad leh

  • @zaimaomar1098
    @zaimaomar1098 2 ปีที่แล้ว +241

    Mariyo (boqorada styleka) your reaction is absolutely great I salute you, you are a lady who knows her right definitely I liked the way you defend yourself 💪❣️ wow wonderful m.a💯am seeing some comments like "mariyo kibirley" there is nothing kibir here she defending her dignity. love you mcney

    • @najmamaxamed1099
      @najmamaxamed1099 2 ปีที่แล้ว +1

      Indeed 💯 sis🥰💯

    • @Bakar_macalin_mohamed
      @Bakar_macalin_mohamed 2 ปีที่แล้ว +3

      War wllhi habbi ka fcn 100/100 qoftaan ayadana kibir baaba ka dhex nuux nuuxsaayo maantoo dhan ayeeba waji saas u kuuskuusee ciil eeba igu dishay wllhi😡😡

    • @zaimaomar1098
      @zaimaomar1098 2 ปีที่แล้ว +7

      @@Bakar_macalin_mohamed learn to respect others views or opinions bro. If you don't know how to comment positively keep it to yourself

    • @Bakar_macalin_mohamed
      @Bakar_macalin_mohamed 2 ปีที่แล้ว

      @@zaimaomar1098 adiga laftirkaaga aad baad u edeb daran tahay
      Coz somaliga oo afkaaga ah baad ka faaneysaa😡

    • @najmamaxamed1099
      @najmamaxamed1099 2 ปีที่แล้ว +2

      @@zaimaomar1098 you had told him as respect 💯🥰

  • @omarabdi8298
    @omarabdi8298 2 ปีที่แล้ว +32

    Boqorada walle in ay reer Xamar tahay waa muuqataa, Xamar joogisey rabtaa, Boqorada geesi❤️

  • @chuchugirl8218
    @chuchugirl8218 2 ปีที่แล้ว +39

    Susu cml wa qof hadu shaqo radsado ku guuleysan karo sbbto ah waxay muujise all tips o qofka laga rabo marki interview laga qaadayo daganan xushmad kla dambeyn wish you the best baby girl❤❤❤❤❤

  • @aweysgacalofficial3738
    @aweysgacalofficial3738 2 ปีที่แล้ว +16

    Sadaxdooda waa dad sharaf leh oo degen oo aqlaaq badan mansha Allah gabdhaheena qurux badan 😍😍😍

  • @ramlaali9265
    @ramlaali9265 2 ปีที่แล้ว +94

    Boqorada stylka she is the legend really
    The way ee su aalaha u waydiineyso
    Kibir lama dhaho lkn waa in qofka xaqiisa dhacsankaraa
    Xamar sidaas qof an isaga celin karin maheyn karto.

  • @cadewaaye23
    @cadewaaye23 2 ปีที่แล้ว +49

    Sumayo susu alaha ku sharfo abaayo respect waligaa qof kaa weyn haku fogaanin ♥👏

  • @zeynabadam6173
    @zeynabadam6173 2 ปีที่แล้ว +37

    Boqorda maria gabr adag garti io awoow
    Guuleyso Boqorda stylka 🥰🥰💯💯

  • @mulkiibrahim3670
    @mulkiibrahim3670 2 ปีที่แล้ว +73

    Boqorada Gabar Fiiro Dheer.Cod kara Wey iska Celisey Naag Nool wey ka baxsatey 💕💕💕

  • @muniishpea9830
    @muniishpea9830 2 ปีที่แล้ว +34

    Boqorada waa cod kar mana jwp bdno 💪🥰 masha allah 😇

  • @Ladanabdullahi3845
    @Ladanabdullahi3845 2 ปีที่แล้ว +58

    Boqorada naag nool 🥰 m.a saasaa laga rabaa waa taqaan xuquqdada logumana gaadi karo well done Hadal yaqaan batahy waan kahelay sidaad wariyaha xta usaxeysay gabdhaha kle susu wa maskiin lkn happy ayada xta waa naag nool dadka dhahayo boqorada wey kibir badantahy maaha sidaas kibir ee wa garted 👏👏

  • @herropoi7017
    @herropoi7017 2 ปีที่แล้ว +51

    Boqorada haba xanaqde wlh xushmad be taqan waxe dhahday abti m.a❤❤

  • @najiibalfa3030
    @najiibalfa3030 2 ปีที่แล้ว +50

    Happy kulaha adi iyo najiib maba aqaano 💪dumarka nocooda adag weye happy queen

    • @hoodomaxamed1327
      @hoodomaxamed1327 2 ปีที่แล้ว +1

      May adag

    • @muniishpea9830
      @muniishpea9830 2 ปีที่แล้ว +5

      Nagta adag waaa boqorada 💪😂

    • @najiibalfa3030
      @najiibalfa3030 2 ปีที่แล้ว +2

      hablaha su'aal ayuu Nafta kaga qaadey🤣baakaay

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 ปีที่แล้ว +1

      @@muniishpea9830 inaa ka xuntay waa macquul happy waa laandheere adayg ma baryeyso 💪

  • @xafsaahmedxafsaahmed6670
    @xafsaahmedxafsaahmed6670 2 ปีที่แล้ว +65

    Thank u astaan Tv madma aad noo tix galizay codZigena aad noo Soo qabaty happy io boqorda stylka

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 2 ปีที่แล้ว +12

      😂codsigee lagu tixgaliyay barbaamijkan ramadan Ka hor aa la duubay wuuna diyaarsanyahay maalinwalba cajal duubnaa aa la soo galiyaa ee

    • @freemeditation4577
      @freemeditation4577 2 ปีที่แล้ว +2

      Codsi maashe 🤣🤣🤣 ramadanka kohor ahy barnamajkan hhhh

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 2 ปีที่แล้ว +1

      @@freemeditation4577 dadka qaar TH-cam iyo media ayaa isaga cusub massakiin waaye 😂

    • @rahma11115
      @rahma11115 2 ปีที่แล้ว +1

      😂astaan ma dhohoza codzi iitixgaliseen 😂 madhawid sistarey

    • @akhyaar11
      @akhyaar11 2 ปีที่แล้ว

      @@rahma11115 kkkk ka qaleey

  • @abukarfeisal
    @abukarfeisal 2 ปีที่แล้ว +54

    Happy jini wye wlh ku teri TUUG IO SAQAJAAN IO GAANGIIS TAR anaa liga so gaare abti 😂😂 happy io maria io 𝑍𝑢𝑚𝑎𝑦𝑜 allah ni wada sharfo wlalaheey ❤️

  • @munish8697
    @munish8697 2 ปีที่แล้ว +35

    Manshalah boqorada staylka wlhi waa gabar ka fiirsi badan oo dagan inkasto gabdhaha kaleba ay yihiin kuwo su'aalaha si wanagsan uga jawabaya balse hadana iyadu way iska dhuuxasa hadalada in wax loso dhex galinayo iyo in kale horumar wacan

  • @I.F.J
    @I.F.J 2 ปีที่แล้ว +332

    Allaaa Boqorada style ka kaliya in lagu sameeyo ayey ahay 😆😆😆

    • @saafiyuusuf1724
      @saafiyuusuf1724 2 ปีที่แล้ว +7

      Haa walaahi ani xitaa saasa isdhahi saaxib waagula raacsanaa

    • @saafiyuusuf1724
      @saafiyuusuf1724 2 ปีที่แล้ว +5

      Lkn astaan su.aala weydinaa barnaamishka dadka kasooqeyb galo in aylasocdaan malagayaabo mise dadka luusameenaayo barnaamishyada madaawadaan

    • @moenlighted7681
      @moenlighted7681 2 ปีที่แล้ว

      @@saafiyuusuf1724 waa jiliin adaa lagaa waalooyaa

    • @umu-abdullahi8464
      @umu-abdullahi8464 2 ปีที่แล้ว +9

      @@saafiyuusuf1724 jiliin maahan ee marka soon ka hore barnaamijka kuli la duuba aya soonka parts loo soo deyna

    • @fatimaapdalla7553
      @fatimaapdalla7553 2 ปีที่แล้ว +2

      @@saafiyuusuf1724 barnaaminka Mar horaa la duubay ramadan kahor an dhawen la duubay qofkii lagu sameeyana hashegin la dhaha enough

  • @zamzamcqaadir6255
    @zamzamcqaadir6255 2 ปีที่แล้ว +3

    Boqorada marke happy dhegta wax ugu shegyse kama ahan suusu wax ka qari lkn waxey dareenty inee meesha camera taalo 3minute ugu horeeye iney wax qaldanyihiin fahanty woow 🥰🥰👸

    • @jaamacabdi6972
      @jaamacabdi6972 2 ปีที่แล้ว

      Waxd Rabtid Maad Iga Dhaadhicineysa

  • @cabdisamedcadaala6450
    @cabdisamedcadaala6450 2 ปีที่แล้ว +12

    Happy gabar codkar iyo qalbi fiicni isku darzatey waaye wallhi odeyga xataa waa ay xushmeeneyzay ❤💯🙎🏻‍♀️

  • @alfaofficial9163
    @alfaofficial9163 2 ปีที่แล้ว +1

    Markuu legendary ku hor fadhiyo hadane waqtigiisii aadan ku soo gaarin waa iska sidaan Mohamed Omar Baakaay big respect wlhi ilmahan yaryar kuma yaqaanan wa yesterday people😁

  • @abdirahmanabdullahiafrah9229
    @abdirahmanabdullahiafrah9229 2 ปีที่แล้ว +496

    𝑩𝒐𝒒𝒐𝒓𝒂𝒅𝒂 𝒊𝒔𝒕𝒆𝒆𝒍𝒌𝒂 = 𝒈𝒂𝒃𝒂𝒓 𝒄𝒂𝒒𝒍𝒊, 𝒃𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒄𝒐𝒅 𝒌𝒂𝒓 𝒂𝒉, 𝒊𝒏 𝒆𝒚𝒕𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒂𝒚𝒂𝒂𝒏 𝒐𝒈𝒂𝒂𝒅𝒂𝒚
    𝑯𝒂𝒑𝒑𝒚 = 𝒈𝒂𝒃𝒂𝒓 𝑳𝒆𝒈𝒆𝒏𝒅 𝒂𝒉 𝒂𝒂𝒏 𝒄𝒂𝒃𝒔𝒊 𝒒𝒂𝒃𝒊𝒏 𝒃𝒂𝒍𝒔𝒆 𝒂𝒂𝒅 𝒖𝒎𝒂 𝒇𝒐𝒐𝒋𝒊𝒈𝒏𝒐 𝒍𝒌𝒏 𝒘𝒂𝒂 𝒈𝒆𝒆𝒔𝒊𝒚𝒂𝒅
    𝑺𝒖𝒖𝒔𝒖𝒖 = 𝒈𝒂𝒃𝒂𝒓 𝒊𝒙𝒕𝒊𝒓𝒂𝒂𝒎 𝒃𝒂𝒅𝒂𝒏 , 𝒂𝒒𝒍𝒂𝒂𝒒 𝒍𝒆𝒉, 𝑿𝒊𝒔𝒉𝒐𝒐𝒅 𝒃𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒃𝒂𝒍𝒔𝒆 𝒂𝒂𝒏 𝒂𝒇𝒕𝒂𝒉𝒂𝒏 𝒂𝒉𝒆𝒚𝒏
    𝑯𝒂𝒅𝒂𝒂𝒅 𝒊𝒈𝒖 𝒓𝒂𝒂𝒄𝒔𝒂𝒏𝒕𝒂𝒉𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒙𝒍𝒊𝒊𝒍𝒊𝒏𝒕𝒆𝒚𝒅𝒂 𝒍𝒊𝒌𝒆 𝒊𝒊 𝒔𝒂𝒂𝒓😁😁😁

    • @husseinabukar7723
      @husseinabukar7723 2 ปีที่แล้ว +10

      Rufyaan lakordhabay🤣🤣

    • @anisaanisa2632
      @anisaanisa2632 2 ปีที่แล้ว +3

      @@husseinabukar7723 😭😭😂😂🤣

    • @ifrahifka3519
      @ifrahifka3519 2 ปีที่แล้ว +3

      cilmu nafsigaayad ku ficnthy😂

    • @xaragoxaaji1782
      @xaragoxaaji1782 2 ปีที่แล้ว +1

      @@husseinabukar7723 waa iga qoslisay

    • @myname_____6080
      @myname_____6080 2 ปีที่แล้ว +1

      @@husseinabukar7723 la hosdhawe la gode😂💔

  • @liiasensio3047
    @liiasensio3047 2 ปีที่แล้ว +2

    No jiljileec boqorada keap going wllshie magaalka xogaga ku jog

  • @dawladmedia1628
    @dawladmedia1628 2 ปีที่แล้ว +14

    Boqorada wllhy very fantastic weye haddal misan ledahay🥰🥰

  • @Dawo179
    @Dawo179 2 ปีที่แล้ว +12

    aaaaala happy wlhi wn jecelahay ma ila magacbaaba🥺❤❤

  • @raxmocabdi6149
    @raxmocabdi6149 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a mogdisho Hormar baa ka socda kaliya waxaa dhiman انت كفو bal nasoo sameyaa Barnaamijkaas 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somalia guul i.a

  • @nasroaxmed9468
    @nasroaxmed9468 2 ปีที่แล้ว +9

    Happy waa quruxleey ma sha allah❤️❤️

  • @ahmedabdiali1296
    @ahmedabdiali1296 2 ปีที่แล้ว +8

    Susu big respect waa gabar ixtiraam leeh qadariin leeh🥰🌹💌 guleyso

  • @feyruuzmahad5941
    @feyruuzmahad5941 2 ปีที่แล้ว +26

    Labo maryan caadi ma ahan astaan tv good job

  • @user-ll5lp9bx3i
    @user-ll5lp9bx3i 2 ปีที่แล้ว +13

    Mashlh gabdhuhu walow ey dareemeen in wax qaldan yihiin Misane waxey muujiyeen xushmad abt abt abt boqorada happy zuzu viva

  • @itsjustsme7516
    @itsjustsme7516 2 ปีที่แล้ว +143

    Boqorada style waa qof dhiran wayba la yaaban tahay axadkaan aan hadli aqoon 😂😂 she is making faces and asking questions Mashallah

    • @maxamedaxmed650
      @maxamedaxmed650 2 ปีที่แล้ว +2

      Axadkan mataqana wa wariye bakay

    • @cabdirahmaansiciid7723
      @cabdirahmaansiciid7723 2 ปีที่แล้ว +3

      😀😀hay wr ninkaan warYo weeen wye aqoon umalihid miyaa wariye Bakaay ayaa ladhahaaa hoon afriik waa wariyaashii hore hda Baro

    • @bashirjama4283
      @bashirjama4283 2 ปีที่แล้ว

      Kaamaraday aragtay ! sifiican u fiiri wax walba way ogtahay gabdhaha kale baa daacad ah

    • @selmadugsiiya8626
      @selmadugsiiya8626 2 ปีที่แล้ว

      @@bashirjama4283 camerada bananka mataal marki mesha lagalgalinayy miyadan arkayn camerada qarsoon baba ladhahaye

    • @liibanboojo1673
      @liibanboojo1673 2 ปีที่แล้ว +1

      @@selmadugsiiya8626 war waxan dhan waa been wala isla ogyha waxas yalaga dhadhacin gabar yahey

  • @axmedrasto6141
    @axmedrasto6141 2 ปีที่แล้ว +12

    Happy wan wataaa Geesiyad 💪
    Maria Cod kar
    Susu respect

  • @naciimoladancilmixorow4276
    @naciimoladancilmixorow4276 2 ปีที่แล้ว +30

    Wow waan suki la ahay walaahi🥰thanks AstanTV

  • @ahmedabdiweli4102
    @ahmedabdiweli4102 2 ปีที่แล้ว +1

    Inkastoo Gabdho fiicfiican yihiin lkiin gabdha koofiyada wadato maamahakh war ninkay naag unoqotaa ayaanleh Gabar Yar xuahmad badan waaye alle hakuilaasho bayooy

  • @MeowAndWoofClips
    @MeowAndWoofClips 2 ปีที่แล้ว +68

    17:22 bal qiyaas waxa ay susu dareemayso😭 Maria iyo happy ficilka aaad samayseen waa mid dadka ruuxa kuugu dhow colaad iyo xiqdi idin dhexdhigaya ilaaahy iyo rasuulkiisuna way innaga reeebeen. Kol kale hasamyn👏

    • @deeqdaaadshe996
      @deeqdaaadshe996 2 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad waa arin aan haboonayn faqa hoose waauo qodka kula socda wuxuu dareemi shaki iyo clool hur

    • @naimamohamed1822
      @naimamohamed1822 2 ปีที่แล้ว +2

      Sax wlhi susu sikale daremee 🥺

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 2 ปีที่แล้ว +3

      Scw scw scw

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 ปีที่แล้ว +1

      @@xamdaqueen3706 scw scw

    • @naimasaidismail
      @naimasaidismail 2 ปีที่แล้ว +2

      Fàqa wa xaran haddi aad 3 tihin

  • @najmadayib2252
    @najmadayib2252 2 ปีที่แล้ว +22

    Susu qof wanagsan wyh walhi iyo ixtiram leh manshallah 😍

  • @zahraibrahim5779
    @zahraibrahim5779 2 ปีที่แล้ว +19

    Boqorda styleka qof sida lisku difaco tqna 🥰

  • @Garaadbadan
    @Garaadbadan 2 ปีที่แล้ว +29

    Boqorada waa aftahanad cadkaada waad dhacssn kartaa 🥰👸

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 2 ปีที่แล้ว +22

    Wxn yare koofiyada Xidhan Qlpei wcnaa💯

    • @samaracadey2296
      @samaracadey2296 2 ปีที่แล้ว

      Shukran waad iga qosol sisay😂😂😂

  • @fadumoosman28
    @fadumoosman28 2 ปีที่แล้ว +20

    Boqorada style Masha Allah strong woman iga dheh.libaaxad 🥰🥰🥰🥰

  • @hadiyacisman4847
    @hadiyacisman4847 2 ปีที่แล้ว +33

    Dumashiday naag nol weeyan mariya from hargeisa❤❤

  • @gurhanabdigurhan5313
    @gurhanabdigurhan5313 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah gabadheeha waa gabdho aad uwagsan waana gabdho asturan

  • @DARK-dc9oc
    @DARK-dc9oc 2 ปีที่แล้ว +11

    20:07 show’s her respect boqorada you are truly a queen👸🏻❤️ gbr wax baraty boqorada

  • @hddaivikader4001
    @hddaivikader4001 2 ปีที่แล้ว +10

    Is the best boqorada stylka Caqligan kuguh qaatey is the best sis 😘😘😘

  • @fatimamire2815
    @fatimamire2815 2 ปีที่แล้ว +29

    zuuzu gabr fiican waayye oo edeb bdn wlhi❤️🥰

    • @ahlaamslifestyle6969
      @ahlaamslifestyle6969 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah 😍😍 lkn ina karti ledahay aya fican oo xad gudub ogalanin 🤗

    • @fatimamire2815
      @fatimamire2815 2 ปีที่แล้ว

      @@ahlaamslifestyle6969 ado lagugu xad gudby qofk ka wayn wa ina yara ixtrmt

  • @elcapitianomaame1898
    @elcapitianomaame1898 2 ปีที่แล้ว +17

    Sumayo Suusuu Dagamaan iyo Dulqaaad M.A 🥰

  • @gabadhugaradkudhalay4387
    @gabadhugaradkudhalay4387 2 ปีที่แล้ว +105

    Boqorada wlhi wa naag adag 🙂😎sual qaldan jwb qaldan le ledahy 😉ta kle gabdha 3 mintki ugu horeeye bay fahante ine wax qaldanyihin codkarnimo wa lo dhasha jijilec wu idhiba 😂👋hadalka se uso koobeyso aba ka hele 😂😂

    • @hassankahie6139
      @hassankahie6139 2 ปีที่แล้ว +1

      Reer waqooyiga ayey ka bartay dheh nio

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 ปีที่แล้ว

      @@hassankahie6139 Reer Waqooyi ma warbeey yaqaanaan? War reer Mudug iyo Somaaliya Ogaadeeniya Af-Soomaali Adag Oo sax ah Loogu Yimaaddaa.

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 2 ปีที่แล้ว +46

    Boqorada stylka waa gabar kulul

  • @anwarmohamedrk4329
    @anwarmohamedrk4329 2 ปีที่แล้ว +26

    Susu she is a model wlhi I love the way she is dressed 😍

  • @abdiaziiznor5369
    @abdiaziiznor5369 2 ปีที่แล้ว +48

    Yariista koofiyadda wadato absolutely dagnaaan M.A 💯

    • @bushrabbe.
      @bushrabbe. 2 ปีที่แล้ว +2

      Maxay Ku wacantahay waba doqon aan waxba iska celinayn

    • @aaminoayuub7570
      @aaminoayuub7570 2 ปีที่แล้ว +2

      @@bushrabbe. haku xad gudbin gabadha

    • @naimamohamed6286
      @naimamohamed6286 2 ปีที่แล้ว

      @@bushrabbe. mararka qaaar amusnanta waaa xikmo hdaa iskaqeLisid xeekitareee

    • @ruqiyaruun2526
      @ruqiyaruun2526 2 ปีที่แล้ว +1

      @@bushrabbe. abyo waa walaashaa oo kale haku Xad gudbin teeda kale deganaan ayaa loo baahanyahay maahan in leyska qeel qeeliyo oo leys waal waalo qofka meel walbo oo uu joogo waa inuu akhlaaq kulahaado ayaa larabaa

    • @bushrabbe.
      @bushrabbe. 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ruqiyaruun2526 daganantu maha in wax walba Lagula yimado aad iska aamusnato xaqaga waa inad uhadasha qofka hadad iska celin suu dono sow Kula dhaqmimayo hablahan cidna ma caayin mana habarin lkn xaqoday uhadlen khaladkay diiden

  • @khaalidhassanmoalimabdulle6752
    @khaalidhassanmoalimabdulle6752 2 ปีที่แล้ว +13

    SUSU is the best girl ever, very respectful, talented, absolutely gorgeous

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 2 ปีที่แล้ว +3

    I like the way boqorada ee suaalaha uga jwabeso

  • @mohaaiidaadi9804
    @mohaaiidaadi9804 2 ปีที่แล้ว +10

    Happy muqdisho halahan kula soo ekaaday kulhaa gangistar iyo wax walbo waan sameynaa kulahaa 🥰🥰💯💘💘🥰

  • @user-op6cp2tq9f
    @user-op6cp2tq9f 8 หลายเดือนก่อน

    Kartidii o qof ah happy boqrada istelka ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @queensafa735
    @queensafa735 2 ปีที่แล้ว +4

    Boqorada wa nag ayeyo koris kartideda m.a😍😘

  • @dahiromer
    @dahiromer 2 ปีที่แล้ว +93

    Boqorada way diyarsantahay wlh wa qof aad u feejigan inay wax qaldanyihin way fahansantahay

    • @bashirjama4283
      @bashirjama4283 2 ปีที่แล้ว +2

      Kaamarada ayey jeedaa , wax walba way ogtahay

    • @kauther2040
      @kauther2040 2 ปีที่แล้ว

      Haa qof wax og ayey u ektahay

  • @ncngames8101
    @ncngames8101 2 ปีที่แล้ว +8

    Zuzu Masha allah qof dagan weeyi wlh 🥰

  • @maahir9325
    @maahir9325 2 ปีที่แล้ว +1

    Happy waa nin caadi ah

  • @ahmednoor8886
    @ahmednoor8886 2 ปีที่แล้ว +2

    Quen Happy❤🔥Naag dheer Joog leh Qalanjo ah U qalanto in Marwo laga dhigto❤

  • @izkpuloman8371
    @izkpuloman8371 2 ปีที่แล้ว +13

    Happy Dugsileey cml u fadhizaa iyada dhan we yaaabanthy😁

  • @zadaqde
    @zadaqde 2 ปีที่แล้ว +112

    Happy xa ka qaldan wey naxsantahy😂✌️

  • @munasandheere2245
    @munasandheere2245 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed cumar bakay wlh wa halyey saxafi ahaa honafirk ayaa igu so dhacay shekadi qaamquu iso sports kaa

  • @cumarabaz
    @cumarabaz 2 ปีที่แล้ว +54

    Susuu absolutely waye daganan ayey uhadlesa yaigu racsan 😉

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 2 ปีที่แล้ว +2

      Xiligan cml daganan loma bahna😂

    • @cumarabaz
      @cumarabaz 2 ปีที่แล้ว

      @@farhiaali8967 kkk

  • @drdaqare2954
    @drdaqare2954 2 ปีที่แล้ว +35

    BOQORATA STYKA WAA AF TAHAN M.A

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 2 ปีที่แล้ว

      “Af tahan” wxa laga wadaa wll? iifa iideey!

    • @drdaqare2954
      @drdaqare2954 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ilhanisha2813 Hadal Yaqaan

    • @kydachannel3366
      @kydachannel3366 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ilhanisha2813 cod kar 😂

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 2 ปีที่แล้ว

      @@kydachannel3366 oooh 😂tnx

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 2 ปีที่แล้ว +1

      @@drdaqare2954 ok tnx

  • @Somalicommunity1
    @Somalicommunity1 2 ปีที่แล้ว +5

    susu Waa bin adam ixtiraam, dulqaad, iyo akhlaaq Eebbe ku mannaystay Maa'Shaa'Allah

  • @Walal_kobra
    @Walal_kobra 2 ปีที่แล้ว +1

    Susu masakiinta Gangisyo eey dhax Gashay lkn shibta ey uga baxday marki arinka xumaday happy jawabteda waa jiq jiq haa ama mayo mabo jirto dhocil kale mey la shekeysosa

  • @bashirjama4283
    @bashirjama4283 2 ปีที่แล้ว +2

    17:23 Kaamarada

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha allha tabarikllha gewadha waka yabsaten hor usocoda astan Tv ❤❤❤

  • @ganaczadezhuveganaczadezhu7005
    @ganaczadezhuveganaczadezhu7005 2 ปีที่แล้ว +4

    Zuuzu akhlaaq ayaad lee dahay
    Respect ayaad lee dahay

  • @basraabdi6471
    @basraabdi6471 2 ปีที่แล้ว +79

    17:24 No Respect 🙄 Sumeya innocent 😇 🥰🌷

  • @ibrahimfarah2482
    @ibrahimfarah2482 2 ปีที่แล้ว +28

    Hhhhh " Anaga xamar intaan kula soo ekaanay Tuug iyo Gaangisi hoosteena kaso kacaa" 😆 🤣 😂 #Happy gacan u taagan

  • @aminailwaadai1555
    @aminailwaadai1555 2 ปีที่แล้ว +5

    Attention kaga wa masha allah sis Boqorada style ka

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 2 ปีที่แล้ว +31

    17:24 Boqorada Stylka iyo Happy Xushmad Daro ayay Sameeyen Oo Waxay Wax Ka Qarsanayan Saaxibtod Saaxibka Noocasana Ma Fiicna Xidhiidhka Loo Jaraa

  • @ahmedhamud911
    @ahmedhamud911 2 ปีที่แล้ว

    Boqorda style ka dhiigi isaaqa kusoo maxaya , sababtoo ah ma qadano malayacniga midkale labada hablood ee kale, they deserve my all respect waa hablo degan oo ixtraam badan dulqaadan leh waxa rajeena sadex hablood inay mustaqabal kod iyo hamigooga gadhan one love somali maxamed 🙏😍

    • @fadumoali5004
      @fadumoali5004 2 ปีที่แล้ว

      wa naag abgal osman awoowe dhiiga cideda u tahay is dajis dajis nakala hortag hadaa dhiig ladehen xasuuqi baa aarsan lheyd naka amus

    • @ahmedhamud911
      @ahmedhamud911 2 ปีที่แล้ว

      @@fadumoali5004 waxa ku yidhi nin isaaqa naagtu jeceshay xagasay kulaylika kala miti mid kale tariikh waykaa qaldan tahay inantadsi cuqdadaysan anaku waxa nahay ragii dawaldii somali duminay ee siyaad bare inuu baxasada U dhinto ku kalifay

    • @fadumoali5004
      @fadumoali5004 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedhamud911 siyaad usc baa sartay waaa isku xiirtay iska xishow nin isaaq ma qabo wa dad veiws inoo bato ku hashiiye eee

    • @ahmedhamud911
      @ahmedhamud911 2 ปีที่แล้ว

      @@fadumoali5004 nin isaaqa U xoraystay mid kale inanta abti baan U ahay cuqadada ku hayse meel iska fadhiso adigu inan baad tahee

  • @habiboaliali8842
    @habiboaliali8842 2 ปีที่แล้ว +10

    Boqorada Istelka 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼 waa hadal yaqan Mashallah naag nol

  • @intawalanwlaashood8376
    @intawalanwlaashood8376 2 ปีที่แล้ว +7

    Wallhi poqorada waa dab lkn sumayo wapa isja qawo banede Wallhi happi iyo poqorada gacana utagay ani 🥰🙏❤🥀🙏

  • @sowdomaxamedchannel8615
    @sowdomaxamedchannel8615 2 ปีที่แล้ว +22

    Happy caadi ma.ah waan ku wataa geesiyay waayey oo banaankeyda ku dhacdey👍

  • @idilcaliidilcali2466
    @idilcaliidilcali2466 2 ปีที่แล้ว +20

    Happy waji maleh xanaaq waali ah😂😂😂

  • @tiyaamoofficial
    @tiyaamoofficial 2 ปีที่แล้ว +14

    Zusu Wa qof degan dabeecad leh❤🥰
    Labada kale Waxa ku jira isla weyne iyo kibir wtf🥵🥵

    • @huda4001
      @huda4001 2 ปีที่แล้ว

      Maha isla wyni waa dad soo jeedo oo.feejigan markiba inay wx khaldanyiin wey daremen waa nago cadkoda dhacsn kara aan dabalin ahen

    • @xamsecadaani324
      @xamsecadaani324 2 ปีที่แล้ว

      MXa kaa galay adi marka😂

  • @yaslamyusufali7549
    @yaslamyusufali7549 2 ปีที่แล้ว +36

    Kkkk Suusuu caadi maahan madhuumanaaa mafakeynaa kulahaaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hayatti5945
    @hayatti5945 2 ปีที่แล้ว +8

    Mantoo dhan buu na wareeysanayey kulahaa happy waxkle wlloh keep going

  • @abdallaabdalla5448
    @abdallaabdalla5448 2 ปีที่แล้ว +2

    Marka hore waxaan ka raali galinayaa Legend baakaay In dhoocilahan aan xushmada lahayn ay sidaas ula dhaqmaan Tan kale waxaan eedeynayaa Astaan Tv oo dad Aan hal abuur iyo curin toona lahayn iney bulashada usoo bandhigaan fadlan noo keena dad wax laga faa’iidaayo
    MAHADSANIDIIN

    • @Garaadbadan
      @Garaadbadan 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh waxaan waa qaraaxo xanaaqa waaba la rabaa xushmad darana meesha ma taalo ee iyagaaba laga xanaajinaayaa ee is deji 😁

  • @mapzoud1609
    @mapzoud1609 2 ปีที่แล้ว +15

    Boqoradu waa codkar tllhi❤️

  • @najibabas9218
    @najibabas9218 2 ปีที่แล้ว +47

    rntii gapdhahan qof karepo xumnta majiro miyaa allah hanuniyo wax wanag mesha kuma hayan ✊🏿

    • @deeqokulmie8389
      @deeqokulmie8389 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣

    • @ubahhussein206
      @ubahhussein206 2 ปีที่แล้ว +5

      Wanagii iyo sharaftii wll lacag ayaa lagu bedeshay waxwlba si lacag uhelaam ayey usamaynayan,,, waxan odhanlahaa aduunyo waxba mashegyso hal malim aad xanunsato dareemaysaa ee ilahay kabaqa manay ahayn

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 ปีที่แล้ว

      @@ubahhussein206 caac adigu macno yeelo hablaha ka leexo saxiibay naag lee tahee waxba ma quudhtaane 🖕

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 18 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw amiin yaarabi allaha akbar ❤❤❤❤

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว +1

    gabadhaas sumaya susu wa xurmadii oo qof ah guul;eyso walashey

  • @mariacarabiyo3230
    @mariacarabiyo3230 2 ปีที่แล้ว +18

    Oh my God Masha Allah Susu or sumaya is so respectfully all the best and I hope success in your life 👌why I'm gonna say like that because it's so good to respect people to me if someone ask me and they were like .what is the best gift you would like to give the people ? without thinking I'm will say Respect 🤩🤩🤩

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 2 ปีที่แล้ว +74

    😂😂😂18:30 happy be like: maanta oodhan buu nawarey sanayay
    Kulaha “wxa qawataa” 😂😂😂😂

  • @dejamal5983
    @dejamal5983 2 ปีที่แล้ว

    Astaan tv waxaa thin professional people wllhie

  • @abdallawacane2126
    @abdallawacane2126 2 ปีที่แล้ว +21

    Ilaahbaan idinkudhaarshee gabdhah suusuu iisooraadiya waa gabar aqlaaq leh oo wanaagsan haddana edab leh hadalkee diri ah waa qof ween ah
    Am adoctor prepared already master fadlan iisoojawaaba qofkiihaya gabdhaas meeshaan kalasooxiriiro

    • @abdallawacane2126
      @abdallawacane2126 2 ปีที่แล้ว

      Am waiting for results

    • @monaabdirizak12345
      @monaabdirizak12345 2 ปีที่แล้ว

      Gabdha hhhh iisoo raadi waxay raadso social media leedahaye

    • @gabadhugaradkudhalay4387
      @gabadhugaradkudhalay4387 2 ปีที่แล้ว

      Instigram ledahy gabadha tiktokeda saranyhy laxirir 👋😂

    • @queengobaad4144
      @queengobaad4144 2 ปีที่แล้ว +1

      Hh qof xaqisa lagu tunto ma rabta gabdhan wxey u amusty gabdhaha kala hadlyey hdna qofku inu iska dhicyo qofki ku xad gudba wa fcnthy mha inu ka amuso

    • @nuura2755
      @nuura2755 2 ปีที่แล้ว

      @@abdallawacane2126 Waa sheeko kale We are also Waiting the result

  • @mariacarabiyo3230
    @mariacarabiyo3230 2 ปีที่แล้ว +71

    سلام عليكم ورحمة الله وبركاته رمضان المبارك علينا وعليكم بصحه وعافيه يارب اللجميع حبابي 😍تاني شي. ماشاء الله تبارك الرحمن 😊 سوسو 🧢بل حقيقه للبنات كلهم محترمين وحلوين بس اقوول ماشاء الله تبارك الرحمن 😊 خصوصا سوسو 🧢 هادئه جدا وكمان محترمه ماشاء الله Susu😊

    • @user-qq3qe8cv2w
      @user-qq3qe8cv2w 2 ปีที่แล้ว

      كلهم حلوين اوي اوي اوي

    • @mariacarabiyo3230
      @mariacarabiyo3230 2 ปีที่แล้ว

      @@user-qq3qe8cv2w ماشاء الله تبارك الرحمن 😊 بزاد سوسو 🧢 تتكلم هدوو وكمان اخلاقيات

    • @user-qq3qe8cv2w
      @user-qq3qe8cv2w 2 ปีที่แล้ว

      بناتنا كلهم طيبين سوسو تتكلم بهدوء بس ماريه تتكلم بخشمها