TARASH HEESTII DALKEY I DADKEY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • fanka & suugaanta

ความคิดเห็น • 31

  • @fariidtv7127
    @fariidtv7127 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ino barakeeyo dalkeena hawada macaan oo khayradka ka buuxa viva gayiga somaliweyn 🇸🇴

  • @anshaxmedia6473
    @anshaxmedia6473 5 ปีที่แล้ว +7

    Wlahibaan kudhartaa kama daalo dhegeysiga Xigmadaan
    Waxa kaliya ee fahmikaraahi waa Qof dhuuxa Afkane siwangsan uyaqaana
    Allaha cinriga udhereyo ABWAAN TARASH.

  • @Darusiha6254
    @Darusiha6254 4 ปีที่แล้ว +7

    Abwaankeena ilaah habarakeeyo runtiii waa hees qalbiga taabaneyso kana tarjumeyso dadka,diinta,dalka iyo marxalada somalia aysoomartay iyo hada waxaykusugantahay absaanka waa wadani dhab ah wuxuu qal uleeyahay bilad sharaf iyo taalo qaran waa hees runta sheegayso

  • @aliwarabe3519
    @aliwarabe3519 ปีที่แล้ว +2

    Waldenayoow dowli imbahanayi, waldaneyoow dowli imbahanayi,
    Infact we need government who can lead us well as much possible and rule as in the right path using the Holy Qur'an

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 5 ปีที่แล้ว +11

    WaXaasaa kaa hees ah axsan kapana 🎸🎸🎸🎸🎷

  • @yuusufmacalinaadan3608
    @yuusufmacalinaadan3608 3 ปีที่แล้ว +3

    fanaanka shanta buuxiya ( Al-abwaan, Al-fannaan , laxamiste , musiciste ,jilaaaa) runtii isaga cml maa lahelaaa hee

  • @aliwarabe3519
    @aliwarabe3519 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭wan qirodaa wadankeyga markaan arko iyo qowmiyadaha kale ee dunidaan kunool ....somaliyeey wadanakaan an ukacno please an kacno an disano landero nimadena an bananka keno wan isku tirsanan karna

  • @cabdullaahimaxamuud1693
    @cabdullaahimaxamuud1693 5 ปีที่แล้ว +6

    raxan ween lahjadiina hormariya
    hadii kale waa la idin yasaa

  • @galaydhofficial4256
    @galaydhofficial4256 3 ปีที่แล้ว +3

    Heeestan wan jeecelahy waliba wanqiroda markan dhagaysan dareen ayay xambarsantahay annigon wali araag deeganada somaliyed hadana way idarengalisaa ax ax ax waliba lahjada mayga ayaban kubartay

  • @user-hi1cf2sj5r
    @user-hi1cf2sj5r ปีที่แล้ว +1

    Allah cod igadheh ❤❤❤

  • @user-hi1cf2sj5r
    @user-hi1cf2sj5r ปีที่แล้ว

    Waldaneyoow dowli inbaahanaayi❤❤❤❤❤

  • @diamondqasim4678
    @diamondqasim4678 2 ปีที่แล้ว +1

    Waldaneeyow dowlii ing baahanaayeng 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @macquulmedia876
    @macquulmedia876 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa hees khiiro leh lama helo tan cml

  • @kusomohamud2270
    @kusomohamud2270 4 ปีที่แล้ว +3

    Dowlii ing baahanaaynii😭

  • @fartuuncabduqaadir1335
    @fartuuncabduqaadir1335 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaw wllhi waa hees dhisan

  • @aishamohamed4948
    @aishamohamed4948 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa hees qiiro leh wlhi

  • @mohaaamin1448
    @mohaaamin1448 3 ปีที่แล้ว +2

    Guuuuu

  • @xaawoshaafici4144
    @xaawoshaafici4144 5 ปีที่แล้ว +5

    Fanaan waakan yaa laxaqirin muwaadin lahubo

  • @cabdalaaadam7920
    @cabdalaaadam7920 5 ปีที่แล้ว +3

    Wal daneyyaw

  • @aishamohamed4948
    @aishamohamed4948 3 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭😭😭

  • @ar0w025
    @ar0w025 6 ปีที่แล้ว +3

    Waaw

    • @mustafagordon7155
      @mustafagordon7155 3 ปีที่แล้ว

      dont know if anyone gives a shit but if you guys are stoned like me atm then you can stream all the latest movies and series on instaflixxer. Been streaming with my girlfriend for the last days :)

    • @kolemalik1229
      @kolemalik1229 3 ปีที่แล้ว

      @Mustafa Gordon yup, I've been using instaflixxer for months myself :)

  • @xaawoshaafici4144
    @xaawoshaafici4144 5 ปีที่แล้ว +2

    Hees waatan

  • @mohamedabdiahmed7300
    @mohamedabdiahmed7300 ปีที่แล้ว

    wlhi waa qiiroday

  • @omarhamadi4002
    @omarhamadi4002 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢

  • @Zaliishupdy
    @Zaliishupdy 10 วันที่ผ่านมา

    Ahh😢