Riyada qaniinyada qofkii arko asoo wax qaniinayo ama isaga la qaniinayo eey ama xayawaan kale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Riyada qaniinyada qofkii arko asoo wax qaniinayo ama isaga la qaniinayo eey ama xayawaan kale
    Riyada qaniinyada dadka ama xayawaanka ama dameerka ama noolaha ama maska ama eeyga dhamaan halkan ayaad ka daawan kartaa fasirka riyadaas.
    #riyada #qaniinyada

ความคิดเห็น • 25

  • @Simbakalahari
    @Simbakalahari 2 หลายเดือนก่อน

    Shkh waxaan riyooday naag gaalo ah oo Ugandhiis ah oo si xun iiqaniintay gacanta ilaa ay aad iixanuunto mana ahan qof aan aqaan maxay tahay shkh mahadsanid p

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  2 หลายเดือนก่อน

      gabar maa tahay?

  • @manira1716
    @manira1716 4 หลายเดือนก่อน

    Sheikhow xalaybann waxan kuriyoodey ano aqrinaya sura ikhlas and falaq and sura nas oo kutufaya baqoli aykujirto caajinbur ah aan qasayo,Naag aan aqan nah dhabarkadan arka lakin mashay fadhida,lakin waxa aad u sii xasusta suratul ikhlas ina aqrinayo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน +1

      waa riyo fiican oo tilmaamaysaa inaad Alle u dhowaanayso oo aad noqonayso qof ilaalsan oo iimaan leh

    • @manira1716
      @manira1716 4 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta Allah akhbar,Jasakumullah sheikh

  • @SaalahMohamud-ij8pv
    @SaalahMohamud-ij8pv 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekh aniga waxan ku riyoodau anigoo dameer dhagta ka qaniinaayo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      waa dhibaato aad ka adkaan doonto oo aad si wanaagsan uga bixi doontid

  • @zuurabintumuse7760
    @zuurabintumuse7760 หลายเดือนก่อน

    Sheikh waxan ahay xaas waxan kuriyada markasta anoo goob aroos ah joga bila music ah kaliya sodhaweyn mamooyin xeeryo wada 😮

    • @zuurabintumuse7760
      @zuurabintumuse7760 หลายเดือนก่อน

      Waxan kalo kuriyoday ano farta gacanta iga qaninayo weeyl ama sad u taqano ilamaha lo,du dhasho e dhadiga ah iso fasir sheikh alle haku barakeye

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      qaniinyada ma xanuun leh miyaa mise waa khafiif?

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      waa farxad iyo mustaqbalk wanaagsan

    • @zuurabintumuse7760
      @zuurabintumuse7760 หลายเดือนก่อน

      @@barta-aqoonta mid xanun badan o an qaylinayo

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  หลายเดือนก่อน

      waa qof dhib kuu geysan doono niyadjab

  • @deeqo-o6b
    @deeqo-o6b 4 หลายเดือนก่อน

    shikh riyadan ii safir wxn ku riyodey waxan furanaya meherad cuno wxn cun ka cunaya wiil wllkey ah waxan isle yhy dariskaga baro gabdha weeye waxan is le yhy ilmo uma jogan wxn le yhy ilmo laa aantu waa wax aad u xanun bdn oo aniga in bdn dhalin marka ayn guriga gabdha galaya mise labo cunug u jooga ilmo yar oo jifa cml iyo mid soconaya ilmah soco naya waa gabar yar meherada ayey iigu imaan cuno ayan siin ila ay ka dharagto mrkas ayan wxn ogan in gabdha ilmah dhashey in ay itoobiyan waxn u qabey islaam mise waaba gaalo wxan islah la saxiib lkin mrkan ogaadey in ay gaalo thy ayn ka fogan waxn lee yhy wllshey kaa ley islaam lkin ma ogala mrka danbe cuno ay ka risey o hilib ah ano ka shakisan amey suuqa islamka gaso gadin ayn dhadhamin waxy i tuseysa bugaga wxy ilee dahay xabad qaado tarikho ayaa ku qoran wxn lee yhy na ma rabo naag u timid ayaa mid qadan ana wxn le yhy na kaaley muslim mida kle shikh wax kasta oo diinta islamka ah wey taqaana iyado an islaam min ayn hurdada ka kacay shikh pls ii macne waan ka baqay riyadan subxana lah

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน +1

      haka baqin waa khayr waxay tilmaamaysaa qof fiican inaad noqon doonto oo diinta islaamka jecel oo niyadda ku hayso waxaa kaloo riyada ku sugan nimco aad heli doonto Ilaahay barwaaqo ayuu ku siin

    • @deeqo-o6b
      @deeqo-o6b 4 หลายเดือนก่อน

      sheikh thanks sheikh xafidu lah aad ayn uga baqay xafidu lah sheikh

  • @AhmedFarah-cm1cu
    @AhmedFarah-cm1cu 4 หลายเดือนก่อน

    Fasirka Cidiyaha lugaha la jaraya maxay noqon kartaa

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      waxaa arrin fiican oo wanaagsan aad sameyn doonto wixii dhib ayaad iska qaadaysaa

  • @Muzi3789
    @Muzi3789 4 หลายเดือนก่อน

    Asc Sheikh riyo aayn ku riyada inta badan ma ka xasuusto😢bilawaga si Wangsan ma u xasuusto lkn mel ay bulasho joogan cml jooga labo wiil aya i so dhinac fadhiisanaso mid ka mid dhahayo waan ka hela markas midka kle u tag dhahayo kan uu ii iman uu ila hadal waan la hadal in yar kadib waan ka jeesan markuu i so jeedin rabo waxan dhaha waa lay qawa faranti fartada ku jiro tuusa markas mid masha fadhiiya marka wiilka in aan diiday arkay ayuu farax in uu asiga i qawo cml markas wiilka faraxaya so raca aniga asiga iyo gabdho iyo wiilal aya waxa diyarinan side bank u dhici lahan wiilka waxuu dhaha waxa walbo diyr waye hotel kan ayan seexanan intas camero ku xeran intas waxa racasan lkn ma xasuusto😢 waaxan iman gabar aan saxiibo nahay iyo wiil cumeer la dhaho oo can ah waxuu i waydiina saxiibteyda waxuu dhaha away in aay sher ii sameyso raba markii boh saxiibteyda imanaso waan ku samey ma isku jeedid miyaa ee dhaha wiilka gabarta si qaladan ugu dhaga adi ma ku baray uu iska so jera sidee in uu wiil kle la dhalayo cml fadlan ii so fasir sheikh 😭
    ani wali ma guurasan

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  4 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/4BFMd9k1GHU/w-d-xo.html

  • @khadija-hi3nr
    @khadija-hi3nr 4 หลายเดือนก่อน

    💜💜🤎🤎🩷🩷🧡🧡

  • @QadijoMaxmud
    @QadijoMaxmud 3 หลายเดือนก่อน

    Shekhow gawar aanan garaneyn anagoo dagalayna ayaa lawo far ka goostay kadibna waa tufay wlhi lalabo ayaa malintiyo dhan dareemaye

    • @barta-aqoonta
      @barta-aqoonta  3 หลายเดือนก่อน

      waa riyo tilmaamayso qof inaad ku xadgudbi doonto ee iska ilaali