Sababaha Caajiska Keeno Xiliga Waxakhriska/Diyaarinta iyo Xalkooda!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 140

  • @deeqoaden8082
    @deeqoaden8082 2 ปีที่แล้ว +5

    Bro you deserve big thanks, keep on

  • @FaahiyeKnowledge
    @FaahiyeKnowledge 3 ปีที่แล้ว +10

    My allah bless you with knowledge, wisdom longevity, healthy and well being god bless u for sharing good advice with us. Thank u so much brother

  • @abdirahman8500
    @abdirahman8500 3 ปีที่แล้ว +1

    Al ustaad abdiweli shaaadh-cadde aad baan kuu salaamayaa saaxiib,mahadsanid.

  • @dpojowhar4814
    @dpojowhar4814 2 ปีที่แล้ว

    maasha allah ustaad abdiwelli aad iyo aad umahad san tahay waxaana rajeynayaa in talooyinkaan aan ka dhigo mid mira dhalay oo nafsadeyda iyo tan umada islaamka ugu faaideeyo i.a

  • @abdiabdullhi395
    @abdiabdullhi395 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran ustaad ani dhibka igu weyn waa goobta aan wax ku aqriyo insh Alllh waa inaa wax kabadalaa si deg deg ah

  • @ibrahimmursal7132
    @ibrahimmursal7132 3 ปีที่แล้ว +6

    16:33
    Noo soo diyaari mawduuc kahadlaaya
    Sida aan u gu faaideesan la heen sanadka cusub
    2022 in shaa Allah

  • @aishasheikh9139
    @aishasheikh9139 3 ปีที่แล้ว +2

    mash Allah ustad waa qodobo aad u muhiim ah aniga qasatan waxan kunolahay guri xoga zaxmad badan marka waxaan sameyaa qodob ka ah in aan wax aqristo markay iyaga hurdaan
    run ahaanti wanan ku faiday cidwalbo mushkiladan haysatana wan kula talin laha

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 ปีที่แล้ว +2

    Macha allah my teacher Alle haku barakeeyo big respect

  • @ahmedabdiosman3153
    @ahmedabdiosman3153 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid akhi jasa akalaahu khayr wll

  • @suruurism
    @suruurism 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ustaz Allah hakaa ajar siiyo walaahi Talooyinkaga aad ayay ii anfaceen. Waxbadan oo uu Allah iga waafajiyey talooyinkaga ayaa jira Alhamdullillah. Aduun iyo aKhiraba Allah haku xafido

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah mahadsanid Ustaad Alle haku barakeeeyo.

  • @OGAALCHA
    @OGAALCHA 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad inaad soo Gaambiso muuqaalada isku day Mahadsanid jazaaka laahu khayran

  • @kiimochannalpro5911
    @kiimochannalpro5911 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad thanks

  • @caishamuuze2167
    @caishamuuze2167 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad abduwelli wxbadan kaafaaidnay arday ahaan thankz more than

  • @raxmamuuse4288
    @raxmamuuse4288 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad allah yajsiik

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad abdiwali

  • @abdinasirmohamed1721
    @abdinasirmohamed1721 3 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsantahay, muqaalkaan wuxuu kusoo aaday xili aan u baahnaay

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 3 ปีที่แล้ว

    ManshaAllaah Tabaarakallaah Jazaakallaah kheyran

  • @abdifatahali3394
    @abdifatahali3394 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wad ku mahadsntahy bararujintada

  • @islamsomali2018
    @islamsomali2018 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid will Abdi wali
    Waad ku mahadsantahay waxsheega iyo waanada aad waqti kasta nala garab taagantahay
    Waxan jeclaaanlaha inaad noogu xejiso sida qofku uhoremarin karo ama uu dhisi karo kalsoonisdiisa
    Maadama ay dad badan baqdin iyo khajilaadi ha kortaagan tahay inay horemar sameeyaan
    Mahadsanid!.

  • @加油-b5d
    @加油-b5d 3 ปีที่แล้ว

    MAHADSANID sxb runtii waxbadan ayaan ka faaiday markan daawaday muuqaalkan oo aan dhamaystay markale MAHADSANID

  • @goodlyrics2243
    @goodlyrics2243 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh

  • @hamdiali1156
    @hamdiali1156 3 ปีที่แล้ว

    Ustad waad mahadsan arin aan u bahnaay

  • @istarcadey5938
    @istarcadey5938 3 ปีที่แล้ว

    JazakaLahul Jannatul fardawsal Aclaa Macalin.

  • @mohamoudmohamoud9040
    @mohamoudmohamoud9040 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah Thanks Ustaad

  • @eidleabdirashiidomar9499
    @eidleabdirashiidomar9499 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah waad mahadsanthy waxaad soo diyaarisaa barnaamij ku saabsan sideen ku keenikaraa maado kasta A+

    • @nimoahmett9299
      @nimoahmett9299 7 หลายเดือนก่อน

      Maado kasta wakhti sii haba yaraadee
      Oo ha is gaadhsin cashirada aad soo qadato

  • @mukhtaarxaaji993
    @mukhtaarxaaji993 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad

  • @MR.DEBATE
    @MR.DEBATE 2 ปีที่แล้ว

    jazakallah ustaadi

  • @naasirkhadar8370
    @naasirkhadar8370 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah mooduuc aad umihiim ah ayaad noo faaiidaysy Shukran

  • @awilofficial9173
    @awilofficial9173 3 ปีที่แล้ว

    Mazha allah
    Mahadsandi ustaad

  • @qasimchannel2323
    @qasimchannel2323 3 ปีที่แล้ว +4

    Ustaad abdiwali jazakalah waxaan 10 cisho ee lasoo dhaafay daawadey ku dhawaad 50 kamid ah 85 video ee aad soo dhigtey, mana arag youtube somaliyeed oo la mid ah fa idooyinka aad halkan dadka kula wadaagtey, runtii aad baan uga faa ideysaney ilaahay ajar hakaa siiyo.
    Thanks alot.....

  • @ibraahimmalabbiyemc4441
    @ibraahimmalabbiyemc4441 3 ปีที่แล้ว

    Maansha alah waa mawduuc aad u muhiima dhamaan sababaha aad sheegty waa xaqiiqa..ustaad gulayso..

  • @saadaqmuxumed6653
    @saadaqmuxumed6653 3 ปีที่แล้ว

    masha allaah waa na dhiirigalisy Eng jazakumalahu khyr

  • @hodankeyf3592
    @hodankeyf3592 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah JAZAKALLAH kheyr aquuy

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 ปีที่แล้ว +6

    1waxa Kuu dhow wax Ku mushquliya
    2 ma jiro hadaf
    3 khalad ka aaminsantay
    4 jawiga joogto waa buuq
    5 xamaasad tusale buug dhawaynayaa
    6 waqtiga kuuma nidaamsana

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah jazaakalaa kheer

  • @jamasaed
    @jamasaed 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك

  • @maanoowcabdi4421
    @maanoowcabdi4421 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll waa mawduuc aad iyo aad umuhim ah

  • @faadumomohamedahmed8377
    @faadumomohamedahmed8377 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah mahadsanid ustaad

  • @xilkasabuukar9275
    @xilkasabuukar9275 3 ปีที่แล้ว

    jazakallahu khayr

  • @Maryama-idil
    @Maryama-idil 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaal Jazakallahu khairan.

  • @farxaansaciid8419
    @farxaansaciid8419 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @amiinriyaad2628
    @amiinriyaad2628 3 ปีที่แล้ว

    thanks a lot our teacher

  • @saalimpees1744
    @saalimpees1744 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaaD

  • @halimasacdia6038
    @halimasacdia6038 3 ปีที่แล้ว

    thank you

  • @o.s.mcheni..6015
    @o.s.mcheni..6015 3 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher

  • @amiinriyaad2628
    @amiinriyaad2628 3 ปีที่แล้ว

    جزاك اللهُ‎

  • @hamdamubarik1868
    @hamdamubarik1868 3 ปีที่แล้ว

    Shugran walalo jazakallah khayr .

  • @amiirainaqaali5612
    @amiirainaqaali5612 3 ปีที่แล้ว +1

    أستاذ شكرا لك على هده المعلومات

  • @queenhppy3449
    @queenhppy3449 3 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad

  • @xamsemahdi3861
    @xamsemahdi3861 3 ปีที่แล้ว

    waaa hadi aad wakhti uhayso weyee hadii kale iska dhaafa 💯✔

  • @MubaarakMubaarak-hf2uc
    @MubaarakMubaarak-hf2uc 3 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @munaahmed8365
    @munaahmed8365 3 ปีที่แล้ว +1

    MaHad saNid Techa alle haka abaal mariyo 🙏🏻🥰

  • @hashiyare5230
    @hashiyare5230 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mclin abdi wali

  • @khadarahmedaden214
    @khadarahmedaden214 3 ปีที่แล้ว

    Jasaakallah wlloh

  • @عاشقةالقرأن-ق7ط
    @عاشقةالقرأن-ق7ط 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah Ustaadkayga😇🥰
    Waxaan kusoo biiray channelkaaga anigoo dhar maydhaya ayaan youtube videos ka baadhay se Video aad leeday ayaa iga soo horbaxay waxaan maalintaa 6saacadood een shaqaynayay dhawr iyo labaatan videos dhagaystay Alxamdulilaah. Waxaana jecelay inaad marwalba noo soo badiso muuqaaladda .Waxaan ka Faa'iday waxyaabo aad u qiimo badan mahadsanid Ustaadka🥰❤😇.

  • @abdimalikahmed9018
    @abdimalikahmed9018 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsantay teacher

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @yuunisuk8171
    @yuunisuk8171 3 ปีที่แล้ว

    shukran walaal Mahadsanid

  • @mrhussein293
    @mrhussein293 3 ปีที่แล้ว

    خزاك الله خيرا

  • @maxamadcali3977
    @maxamadcali3977 2 ปีที่แล้ว

    M.alaah wallkay aadbaa umahadsantahay

  • @mohamedhaji5300
    @mohamedhaji5300 2 ปีที่แล้ว

    mhdsnid alle hakaa abaal mariyo

  • @mohamedisackabdi6971
    @mohamedisackabdi6971 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @shukrialiibrahim5714
    @shukrialiibrahim5714 3 ปีที่แล้ว

    Waan kugu cusbahay waxan ahay ardayad waan ka faaidey mahadsanid ❤❤❤

  • @MubaarakMubaarak-hf2uc
    @MubaarakMubaarak-hf2uc 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @maxamedfigtoori8123
    @maxamedfigtoori8123 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah, Alle hakuu barakeeyo Cilmiga, Caqliga, Cimriga, Caafimaadka iyo Cuudkabba Walaale. Rabbi haku Xiftiyo talo wanaagsan baad nala wadaagtay. Mahadsanid in badan Walaal

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 3 ปีที่แล้ว

    thanks anoo jaamacad dhigtaan dhagaysanayaa Noorweey, af anan udhalan aadna u aqoonbaan wax kubartaa noorweeyjiyaan ah
    caajiska waa cilad wayn oo ihaysata lkn waan is riixaa maa daama aan hadafdheer leeyahay. Waxaan bartaa Culuumta macalinimada iyo ladhaqanka caruurta ( Pedagogikk) thanks bro
    Telfoonka waa sunta waqtigaayga saan kayeelo maaqaan, anoo wax aqris
    usoofariistay aan kumashquulaa xataa

  • @mobashirabdi1248
    @mobashirabdi1248 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad🙏

  • @zakariamohamedmusa2042
    @zakariamohamedmusa2042 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah hakusiyadiyo fahmadada iyo dadalkaaga

  • @cilmidaadshe1518
    @cilmidaadshe1518 3 ปีที่แล้ว

    Hanbylo zhp 30k horay uu soco wanu ku garab taganhay😎

  • @Abdibasid_Garane
    @Abdibasid_Garane 3 ปีที่แล้ว

    Soo badi walaal

  • @xanaanocafimaad230
    @xanaanocafimaad230 3 ปีที่แล้ว

    Thanks so much walal

  • @abdimalikahmed9018
    @abdimalikahmed9018 3 ปีที่แล้ว

    Allah haku barakeyo

  • @Shaarcade
    @Shaarcade 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah horo usoco ustaad

  • @halimasacdia6038
    @halimasacdia6038 3 ปีที่แล้ว

    Dhibkaas aniguu iheystaa waxaan rabaa quraankii inaan aqriyo iskuulkii cashiradiisa inaan diyaariyo ilmihii inaan caawiyo

  • @aishasheikh9139
    @aishasheikh9139 3 ปีที่แล้ว +5

    mahadsanid ustad waxan ka codsan laha In ad noso diyaariso mowduuc kusabsan
    QORSHAHA SANADKA CUSUB IYO BARAARUJIN KA FAAIDAYSIGISABA
    madama uu sanad cusub dhalan rabo
    ILLAHAY HAKA RAALI NOQDO

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 3 ปีที่แล้ว

    MashAllaah

  • @mohmedamin9440
    @mohmedamin9440 3 ปีที่แล้ว

    Waxaad kasoo hadashaa ustaad aqoonta qiimaheeda iyo aqoonta la rabo in la Barto wakhtigan sayniska noocyadiisa iyo technologyka iyo ardayga maxaa la gudboon ani ahaan luqada englishaka waan bartaa mudo idmka alle goal ayaan ka leeyahay oo ah inaan wax kusoo gudbiyo waxna ku barto

  • @abubakardaaud3941
    @abubakardaaud3941 3 ปีที่แล้ว

    Masha

  • @apdallaaqil6669
    @apdallaaqil6669 3 ปีที่แล้ว

    Keep going brother

  • @Suhayb344
    @Suhayb344 3 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahad-santahay saaxiib

  • @amaalmakhtal8588
    @amaalmakhtal8588 3 ปีที่แล้ว +2

    side programing kubaran karaa online ahan course dhmystiran😥

  • @ismaielabdirahman6359
    @ismaielabdirahman6359 3 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo ustaad 30k subscribe
    Ka badan aad u qalantaa
    Mahasanid ustaad qaali ah ...

  • @cabdishakuurmaxamed3135
    @cabdishakuurmaxamed3135 3 ปีที่แล้ว +1

    Cajiska runti waxa keno waqtiga gadal ha u dhigin isla marki qabo waxad rabto inad qabato thanks 🤔

  • @za-ig9sx
    @za-ig9sx 3 ปีที่แล้ว

    Xalka 1aad waxa laga yabaa dad ila mida inee jiran mobile kaliya wax ka aqriya documentska lectureska dhamaan buug maba isticmaalo kaliya xiliyada examka soo dhaw yahay ayaan iska delete gareeya appska waqtiga badan iga dila
    Jazakallah xalka 5aad iyo 6aad aad bey ii caawineysa👍

  • @xamsemahdi3861
    @xamsemahdi3861 3 ปีที่แล้ว +1

    abdiwali walal waan ku salmaa Asc walal ilahay rali halkaa noqodo plz wax aad ka soo hadasha buuga la dhaho ( the 12 weeks )

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad waxaa kuhadalaysaa muwduucqa ku hadlayaa maadada civil engineering

  • @aminfasail573
    @aminfasail573 3 ปีที่แล้ว

    Ustad waxa video ka sameeysa sida ugu wanagsan ee loo diyaariyo recommendation letter schoolship

  • @Aduunkeena
    @Aduunkeena 3 ปีที่แล้ว

    Asxaabeey qofkii taariikhaha iyo dhacdooyinka markaasi cusub jecel channelkan hasoo booqdo fadlan.

  • @khadar5262
    @khadar5262 2 ปีที่แล้ว

    Aniga marwaliba wn xiiseeyaa in Aan wx akhristo balse inta badan ma fahmo hadii la igu dhaho bal xog yar naga sii sababta ma aqaan marka sidee Aan ku fahmi karaa wll allaha ku barakeeyee I hope u in Aad iiga soo jawwaabi doontid ?

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 3 ปีที่แล้ว +1

    As cl wr wtu Ustaad kheyr allah ku siiyo waad noo faa’iidetsay email aan kaala soo xiriiro ii soo qor. Jazaaka laah kheyr

  • @Mubarik-Abdi
    @Mubarik-Abdi 3 ปีที่แล้ว

    Wll dhiigagu waa nooce

  • @XamseSiciid-e8e
    @XamseSiciid-e8e 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @mohamediftinisxaq2335
    @mohamediftinisxaq2335 3 ปีที่แล้ว

    Walal Somali yeed mahad snid

  • @kingapinaazhofficiall5505
    @kingapinaazhofficiall5505 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadaa tahay ardey galaya examka form four sanadka 2022 ka muuqo qoraalkaan✍️

  • @haliimoomarabukar6157
    @haliimoomarabukar6157 3 ปีที่แล้ว

    Wll ani darale ayn cajis iskaga badanhy wan jecelhy ina wax barto blse maskaxdeyda wey adag thy waxp ma qaban karo wll pls iga jwb codi wye

  • @ifraxXAxmed
    @ifraxXAxmed 2 ปีที่แล้ว

    Asc macalin waa taloyin wacan ee olan waxa makudhigta

  • @khadradegan4319
    @khadradegan4319 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi wllo aniga dhib wayn buu igu haya wx akhrisku mar kan isdhaho wx qayb waxn dareema xanun

  • @sultanmostafa5483
    @sultanmostafa5483 3 ปีที่แล้ว +4

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay ustaad Allaah ha kaa abaal mariyo, waxaan ku weydiin lahaa ustaad, 10-kun oo saacadood oo u dhiganta 7-sanno waa wax adag in hal xirfad lagu qaato weliba innagoo ka warhayna maanta sida adduunki yahay iyo xirfadaha aad ka u kala duwan ee iska soo dab dhacaya, kolkaa ustaad si loo kulmiyo xirfado dhowr ah ma waajib ayay tahay in mid walba sideeda 7-sanno loogu jaangooyo ama 10-kun oo saacadood??
    Mahadsanid