@@HappyArchaeology-zl5ok wll ma'isago ku tukanayad aragtay!? isagaa ka hadlay marku akhrinayay kitaabka صفة الصلاة للألباني halka ayuu ku faah faahiyay masalade
Shiikhu waa : Maqruur, kadsan . Ardayeey Culimadii hore ku dhaga kutubtooda sida ibn taymiya iyo Ardaydiisa Salafkii horeyay, Wadaadkaan Xasaan, Waa: Tororog wax is galis bada هداه الله الى الصواب
Shiikha miyaaba diidan in kutubta ibnu teymiyyah wax laga soo guuriya ama la daraaseeyo? Bal, waxaaba kasii fiican in kutubtii aimadii qarni 1-3aad la aqriyo, la daraaseeyo, oo sifiican loo fahmo hadalkooda, idhlaaqooda iyo muqayadkooda, iyo waxa ey ka hadlaayaan marki mas'alatu takfiir la maraayo, Meesha ey dhawaaifta kale maanta joogto, ey wax kasoo guuriyaan culimada hada dhow ah, Amma eysanba fahansaneyn waxa ey aimadi hore ka hadlaayaan, ama ey u fasiraan si hawadooda iyo shahwadooda waafaqsan. Masaa'il badanna ey isku qasaan, wey jirtaa aan hada inta ku soo koobi karin... Marka dhawaaiftaas ayaa u baahan iney ictimaadaan kutubti ey aimadi hore qoreen, ama nuquusha laga soo guuriyo ey fahmaan, qaasatan quruunti fadliga looga marqaati kacay Eesan aqrin wuxuu raxiili ama raslaan xar xariiqay, ama eysan labadaas taqliidin
Maalin kasta jadiidiyo iyo ictisaam ha cayrsane... kahadal kuwaan aad mujaahidiinta utaqaano ee umada dhameeyey ee maalin kasta boqol boqolka ulaaya Muqdisho... Ma kuwaas baa Islaam sax ah utaqaanaa??
Ilaahay baanu kamagan galnay Tawxiid xumo.
Jazakumu Allahu kheyra
7:11 😂😂.
"Kufrigu ma dhagax soo dhacayaa??"
Ilaahay habarakeeyo Sheekha
زادك الله علما وإخلاصا وجازك الله خيرا
الله يهديك الى الصواب يا شيخ حسان حسين واسأل الله أن لا يضل الناس بك
Aamin
حفظك الله ورعاك شيخنا الفاضل
Msh allh
Sheekhow Koofida qeebta sujuuda lageynayo oo lagu dadayo hadana sidaa lagu tukanayo masaladaas fiqi ahaan bal halaii aftiimyo,ileen wxaan fiqiga kumaqlay meesha Makaanu sujudku waa in ay banaanata inbadana wey udaboolantahy bal adilana soo raaciyo ,cid walbo oo cilmigeeda xaqiijin karto ayey ufurantahy wabillahi towfiq
@@HappyArchaeology-zl5ok wll ma'isago ku tukanayad aragtay!? isagaa ka hadlay marku akhrinayay kitaabka صفة الصلاة للألباني
halka ayuu ku faah faahiyay masalade
Wadaadka wuu iska qaada markuu tukanaayo lkn wuxuu sheegay mar uu sharxayay xadiith saxiix muslim ah in shaaficiyada kaliya shardi kadhigaan oo ay kukhaldan yihiin. Shardi maaha in laiska qaado lkn sheekha wuu iska qaadaa markuu tukanayo
لا حول ولاقوة الا بالله نعوذ بالله من مذهب اعتصام
Madhabka dad qalatada Shabaab aya kula qurxoon soo maaha?
@@saidhashi2856 hadii ictisaam la inkiro gaalnimo lugu arko waxaykadhigintimiyaa inan dhahay waxasaxan niminka aadsheegti
جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل
Ilaah janatu firdows haka Abaal mariyo sheekhul Islaam❤
حفظك الله شيخنا العزيز
Xaasidnimadu Waxeey kugu qaadaa ficilo aan wanaagsaneen, ibliis wuxuu ku gaaloobay xaasinimo uu xasdayey abuunaa Adam, qaabiil wuxuu haabiil u dilay xaasidnimo, nabi yuusuf waxaa ceelka loogu riday xasadnimo, wadaadkanina ictisaam naceeyb iyo xaasidnimaa ku qaadeeysa intaa
الله يحميك ويحفظك
Shiikhu waa :
Maqruur, kadsan .
Ardayeey Culimadii hore ku dhaga kutubtooda sida ibn taymiya iyo Ardaydiisa Salafkii horeyay, Wadaadkaan Xasaan,
Waa: Tororog wax is galis bada
هداه الله الى الصواب
wuxu qalday maad umada ufaa'idaysid imika waad caytantay uune waxba maad sheegin naqli ama naska uu qalday sheeg kadibna sida xaqu yahy eed aaminsanthy sheeg
hadii kale waa laguso qufulaye iska aamus
Shiikha miyaaba diidan in kutubta ibnu teymiyyah wax laga soo guuriya ama la daraaseeyo?
Bal, waxaaba kasii fiican in kutubtii aimadii qarni 1-3aad la aqriyo, la daraaseeyo, oo sifiican loo fahmo hadalkooda, idhlaaqooda iyo muqayadkooda, iyo waxa ey ka hadlaayaan marki mas'alatu takfiir la maraayo,
Meesha ey dhawaaifta kale maanta joogto, ey wax kasoo guuriyaan culimada hada dhow ah,
Amma eysanba fahansaneyn waxa ey aimadi hore ka hadlaayaan, ama ey u fasiraan si hawadooda iyo shahwadooda waafaqsan.
Masaa'il badanna ey isku qasaan, wey jirtaa aan hada inta ku soo koobi karin...
Marka dhawaaiftaas ayaa u baahan iney ictimaadaan kutubti ey aimadi hore qoreen, ama nuquusha laga soo guuriyo ey fahmaan, qaasatan quruunti fadliga looga marqaati kacay
Eesan aqrin wuxuu raxiili ama raslaan xar xariiqay, ama eysan labadaas taqliidin
أنا لا أعذر للمشرك و لكن أعذر من يعذر للمشرك بالحهل حتى أقيم عليه الحجة،
adigu ma gaal baatahay mise muslim
Khulaaso cajiib ah
Anaga unbaad ku heysasye adigu qolodee tahey
لا حول ولاقوة إلا بالله
نعوذ بالله من مذهب العاذرية
Xasaanoow maalin walba qolo kalaalàad ee adigu maxaa tahay kuwo kale hanoo dambeeyane
Dad qalatada Shabaab iyo Shabaab waa isku mabda'
300 oo qof ehlu tawxiid ah aya ladilaa kadib waxa laleeyaha gaalaan usocone ... wixii kudhinta waxba nagama galin.
haddaad ahlu tawxiid tahay maxaa ku geeyay beach view
Maalin kasta jadiidiyo iyo ictisaam ha cayrsane... kahadal kuwaan aad mujaahidiinta utaqaano ee umada dhameeyey ee maalin kasta boqol boqolka ulaaya Muqdisho...
Ma kuwaas baa Islaam sax ah utaqaanaa??
أعوذ بالله منك
Adugu maad kahadashid al shabaabka maalinkasta dadka qarxinaya ee aad utaqanid Mujahideen hadad run sheegeesid
Xaasidnimadu Waxeey kugu qaadaa ficilo aan wanaagsaneen, ibliis wuxuu ku gaaloobay xaasinimo uu xasdayey abuunaa Adam, qaabiil wuxuu haabiil u dilay xaasidnimo, nabi yuusuf waxaa ceelka loogu riday xasadnimo, wadaadkanina ictisaam naceeyb iyo xaasidnimaa ku qaadeeysa intaa