Qiso Ka Dhacdey Masjidka Bilal Nin Caan Ka Ah Baraha Bulshada Oo Sh Xassaan Ka Yaabsade

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  •  Welcome To imam shafici media
    PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
    Fadlan Kalasoco imam shafici media Duruus muhim ah iyo cashiro carabi ah

ความคิดเห็น • 80

  • @user-or1sw7nv8p
    @user-or1sw7nv8p 5 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allaah ☝️
    Khayr Allaha. ☝️
    Kusiiyo sheekh
    xasaan inshaa Allaah 👌
    🙏🙏🙏

  • @abdinurabasaliganey5485
    @abdinurabasaliganey5485 18 วันที่ผ่านมา +2

    Xerta xsaan oo dibad,joog ah wliba ku tixan qudbdaha well come ku limdaan ahy allaha inow deysyo muftiga,caaalim alle cilmi iyo garaaba iysan dhaafin msha Allah

  • @Sahragabow
    @Sahragabow หลายเดือนก่อน +4

    Maashaa Allaah sh xasaan jazaa kallaahu khayran ☝️

  • @ahmedhassanahmed2163
    @ahmedhassanahmed2163 13 วันที่ผ่านมา +1

    ماشاء الله شيخنا شيخ أبو سلمان

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed หลายเดือนก่อน +4

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bbbbbbbbbbbbbuysfwieg
    @Bbbbbbbbbbbbbuysfwieg หลายเดือนก่อน +3

    alla run badnaa , ilahaw xifdi ilahaw barakey ilahaw cumrigiisa no dherey 🤲🏻

  • @wadanihuubaysan1142
    @wadanihuubaysan1142 หลายเดือนก่อน +4

    Allah ku xiifsiyo shekan shelh xasan

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Jazakumu Allahu kheyra

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 หลายเดือนก่อน +2

    Baaraka Allahu Fiykum

  • @sooyaanherbal
    @sooyaanherbal 11 วันที่ผ่านมา

    جزاك الله الجنة الفردوس الأعلى ياشيخنا الفاضل

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 29 วันที่ผ่านมา

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 หลายเดือนก่อน +2

    Wacalaikumu Salaam wrt walaal Hahilmamin Saliga Xabibkena Naxarista Badna Subanaha ((SALLALAHU CALAYHI WASALAAM ))ISKADAF BAKHAYLNIMADA KUSALI NABIGA OO SIDA KAMILKA AH UGU SALI SHUKRAN WALAL❤❤❤😊

    • @abdifatahibnu-sheikh4644
      @abdifatahibnu-sheikh4644 หลายเดือนก่อน +1

      اللهم صل وسلم وزد وبارك علي الحبيب محمد وعلي أله واصحابه ومن تبعه بإحسان الي يوم الدين❤😊❤

  • @HirsiCraxman
    @HirsiCraxman หลายเดือนก่อน +1

    Slc illaahay ha kaa jasaai siyo shiikh xasaan cimrigana illaahay ha kuu barakeyo anagana kuwii qata ku camal fala dadkana gadhsiya illaahay ha naga dhigo amiin amiin

  • @abbassenator
    @abbassenator หลายเดือนก่อน +1

    Mash Allah hafidhaka Allah

  • @Abdikhaliqaden
    @Abdikhaliqaden หลายเดือนก่อน +7

    قال صلى الله عليه وسلم إياكم والظن فإن الظن أكذب الحديث

    • @khadharnoor9249
      @khadharnoor9249 หลายเดือนก่อน +2

      Lkn weyuegtahy runtii markass firiso

    • @MacalinCabdiqadir
      @MacalinCabdiqadir 28 วันที่ผ่านมา

      ​@@khadharnoor9249saxiix

  • @abdullahiahmedabdullahiahm2883
    @abdullahiahmedabdullahiahm2883 18 วันที่ผ่านมา

    Sheekh xassan xusen Alaha xifdiyo🤲

  • @mirejr484
    @mirejr484 23 วันที่ผ่านมา

    ماشأ الله

  • @abdulrazakahmed9203
    @abdulrazakahmed9203 19 วันที่ผ่านมา

    Shiiq xasan Ilaaheey ha kaa Raali Noqdo.

  • @fuadabane1421
    @fuadabane1421 29 วันที่ผ่านมา

    Alaah❤❤♥️🤲🤲

  • @MohamedsiyaadXasan
    @MohamedsiyaadXasan 29 วันที่ผ่านมา

    حقك الله يا شيخنا الفاضل

  • @abdulaahiabdiosmaan5536
    @abdulaahiabdiosmaan5536 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekha kutubkee buu akhrinayaa walaal

  • @cabdirahmanmedia9077
    @cabdirahmanmedia9077 หลายเดือนก่อน +3

    Waa aniga ninkaaas imaam cabdinuur ayaa ii diiday 😢

    • @abdifatahibnu-sheikh4644
      @abdifatahibnu-sheikh4644 หลายเดือนก่อน

      Maxad ka muxadaren abdiraxmanoow ma gabdaha mediayaha lagu meher xado ayad naguborin llahed walal

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 หลายเดือนก่อน

      Caadi iska dhig wll.
      Hadeey run kaa tahay warkani wax wayn maaha.
      Ilaahay ikhlaaska hanawaafajiyo dhamanteen.
      Ilaahay Diinta hanafamsiiyo Xaqana hanawaafajiyo dhamanteen

    • @MohamudAbdilahi
      @MohamudAbdilahi 20 วันที่ผ่านมา +1

      Waxay isoo xasuusisay qiso hada kahor aan lakulmy dadkaad rabtaa inaanay meel kale daniga la aadin waan ky fahnay

    • @KhadraWi-hx3vp
      @KhadraWi-hx3vp 8 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂yaaaa yaaaaa yaaa

  • @Hared-wc7xu
    @Hared-wc7xu 29 วันที่ผ่านมา

    Sh shantay wayo sanfilaa

  • @YasirYaziid
    @YasirYaziid 27 วันที่ผ่านมา

    Sheikh,inaan cilmi usoo raadsado iga heysaa

    • @MohamudAbdilahi
      @MohamudAbdilahi 20 วันที่ผ่านมา

      Aad aad haka laba labyn hady kuu suurta gelayso

  • @MohamettNuur-k1x
    @MohamettNuur-k1x หลายเดือนก่อน

    Sheekhaasi waa sheekh queen qaawan oo rabtay inay muxaadarayso

  • @AbdullahiAbukar-i1x
    @AbdullahiAbukar-i1x 29 วันที่ผ่านมา

    sh cabdullaahi weeraroow kheyr Allaha kusiiyo muuqaalkaada waa fasiix ee waxyar loogadana wajiga sheekha kasiki qoraalada badan ee dhexda ahna naga reeb waa codsi naga aqbal sidii aad noo yeeli jiray waagii hore noogu wad hadaad rabto linkiyo horaa kutusayaa fadlan kaso jawab codsigaan

  • @ahmedabshir5300
    @ahmedabshir5300 หลายเดือนก่อน +2

    Waajidi amuu yahay

    • @soomaneidow8060
      @soomaneidow8060 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkkkkkkkk

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 หลายเดือนก่อน +3

      Waxaasi waa tuhmo, mana banaana waa dambi tuhmadu.
      Ilaahay halaga baqo.
      Ilaahay Diinta hanafamsiiyo Xaqana hanawaafajiyo dhamanteen

  • @AbuAliAxmed-fv9ry
    @AbuAliAxmed-fv9ry 28 วันที่ผ่านมา

    Hadalkaas ah qofkii yidhaahda kitaabka rabbi halaysku xukumo waxa la odhanayaa waa argagixiso, sax mahaa, waa hadal sheekhu isagu u dhigay siduu rabay, waxaanu rabaa shacabka iyo xukuumadaha somalaiyeed inuu ku gaalaysiiyo.
    Argagixisadu sheekhu barakaynayaa waa nimankaa shacabka muslimiinta ah sida arxan darada ah u laynaya een u kala eegayn qof wayn mid yar maati iyo waxma garatada, halmar la miciinsanaya qaraxa...
    Xasaan fikirkiisu waa cad yahay, fililada guracan ee ash raalibuu ka yahay waana ku qanacsan yaahy

    • @MohamudAbdilahi
      @MohamudAbdilahi 20 วันที่ผ่านมา

      Ma waxaad aaminsantahay in soomaaliya kitaabka rabi lagu dhaqo iyo caalamaul islaami oodhan
      Massailkan iska taxqiiji
      والفتنة أشد من القتل

  • @cabdifitaaxnuur2919
    @cabdifitaaxnuur2919 หลายเดือนก่อน +1

    shantaay wye kaas

  • @abdulwahabyussuf2637
    @abdulwahabyussuf2637 29 วันที่ผ่านมา

    NINKAAS WAA SHEEKH KENYAWI SIDA AAN UMALAYNAYO

  • @HassanAbdi-pg3pf
    @HassanAbdi-pg3pf หลายเดือนก่อน +1

    War shekhaas wake

    • @ozil4303
      @ozil4303 หลายเดือนก่อน

      Shantay ayey ila tahay

    • @cabduqaadirmaxmed7224
      @cabduqaadirmaxmed7224 หลายเดือนก่อน

      Waa kinyaawi

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 หลายเดือนก่อน +2

      Waxba macno weyn kuma jirto inaanu ogaano, muhimadu waxay ahayd inaanu acmaahsa ilaahay ugooni yeelno iyo inaanu ka fogaano istusnimadu.
      Tuhmada hala jooji walalalyaal.
      Ilaahay Diinta hanafamsiiyo Xaqana hanawaafajiyo dhamanteen

  • @abshirmaxamuud8745
    @abshirmaxamuud8745 หลายเดือนก่อน +1

    Sh shantaay miyaa kaas 😂😂😂😂

  • @MohamedOmar-nl2qn
    @MohamedOmar-nl2qn หลายเดือนก่อน

    Sh Abdi Hersi miyaa

  • @somaliman8162
    @somaliman8162 หลายเดือนก่อน

    War ninku muxaadara jeclaa

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 16 วันที่ผ่านมา

    Sheekhu laba walaalah ayuu ka hadlayaa 😂

  • @MohamedmohamudNor-qt3vn
    @MohamedmohamudNor-qt3vn 29 วันที่ผ่านมา

    Sheikh shantaay😅

  • @SaalaxcaliNuur-g7q
    @SaalaxcaliNuur-g7q 28 วันที่ผ่านมา +1

    Shiikhaas 50 masjid kamuxadireeyay waxa miyaa shiikh shataay

    • @nimco7782
      @nimco7782 22 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂

  • @hashimadan6959
    @hashimadan6959 หลายเดือนก่อน +1

    Shantaay waaye intuu so caanbixin ayay ahayd oo uu waregayay Nairobi masjid kasta sidaas ayuu la taagnaa

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 หลายเดือนก่อน

      Waxaadan hubin lama sheego wll, dambi ayaa kaa soo gaaraya warkaa

    • @mohamedjamalsharif7906
      @mohamedjamalsharif7906 13 วันที่ผ่านมา

      Wa shantaay saan filaayo marku Nairobi jogey yare plaza asigo jogo dhahaayey hala haas misajid somarey

  • @user-yz9zq5vj5l
    @user-yz9zq5vj5l หลายเดือนก่อน +1

    War nin kas manoshegtan

    • @ozil4303
      @ozil4303 หลายเดือนก่อน

      Shantaay

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 หลายเดือนก่อน +1

      Waxba macno weyn kuma jirto inaanu ogaano, muhimadu waxay ahayd inaanu acmaahsa ilaahay ugooni yeelno iyo inaanu ka fogaano istusnimadu.
      Tuhmada hala jooji walalalyaal.
      Ilaahay Diinta hanafamsiiyo Xaqana hanawaafajiyo dhamanteen

  • @abumiskimohammad2326
    @abumiskimohammad2326 หลายเดือนก่อน

    Ki kargaa cadaa miyaa

  • @AliElmi-eb6qn
    @AliElmi-eb6qn หลายเดือนก่อน +1

    Turki lama jabanin ee waxaan rajeynayaa inuu sheekja ula jeedo waxaa lala dagaalamay Boqotooyadii Roomanka Bari لإمبراطورية البيزنطية . Turkiga wuxuu dhismay dhawaan , waa uun markii dhulkaas la furtay kadin. Kheyr inshaa Allah

    • @abdullahiabdiqadir7860
      @abdullahiabdiqadir7860 หลายเดือนก่อน +1

      Waa turkiga dagi jirtay asiyada dhexe markii islaamka furanayay

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 หลายเดือนก่อน +1

      Turkidu waa qowmiyad aad ubalaaran, hadana meysan asaasmin, horey ujireen.
      Sheekhu intuu tilmaamay waa sax dhulkaa laweeraray turkigaa dagi jirtay

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m 20 วันที่ผ่านมา

      Marka dawladaasi bisantiiniyiinta xaruuntooda waxey aheet stanbul oo kutaalo haatan turki marka dhulkaas waa un turki

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 20 วันที่ผ่านมา

      @@user-zk8bs1hn2m waa runtaa,
      Baaraka Allahu Fiykum

    • @cawil252
      @cawil252 15 วันที่ผ่านมา

      ​@@user-zk8bs1hn2mMarkaa yurubiyaan baa mesha joogay turkidana asiyada dhaxe yaya jogeen

  • @AadanAxmed-yb1tc
    @AadanAxmed-yb1tc หลายเดือนก่อน +2

    Sh kenyaawi uu kawadaa umaleynaa😂

    • @imamshaficimedia
      @imamshaficimedia  หลายเดือนก่อน +4

      Ma ahan Shekh Kenyaawi Aniga Garan Wadadka

    • @DAACIMEDIA19
      @DAACIMEDIA19 หลายเดือนก่อน

      Maad noo sheegtid​@@imamshaficimedia

    • @AbduulFaraxabdii
      @AbduulFaraxabdii หลายเดือนก่อน

      ​@@imamshaficimediayawaay ustadh

    • @SheikhMohamud-cl1jx
      @SheikhMohamud-cl1jx หลายเดือนก่อน

      Yaways​@@imamshaficimedia

    • @cabdifitaaxnuur2919
      @cabdifitaaxnuur2919 หลายเดือนก่อน +1

      sh shantaay waaye

  • @muugso7775
    @muugso7775 29 วันที่ผ่านมา

    ماشاءالله