DEG DEG NINKII OO LASO QABTAY & GABARTII NAIROBI LAGU DILAY OO HAALAD HALISA KU JIRTA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 7

  • @maxamedsuriyaofficial3032
    @maxamedsuriyaofficial3032  21 วันที่ผ่านมา

    Subscribe & like Saar alle haku sharfe Wixi Fikirkaga commanti igula wadaag mahadsanid

  • @mamaduaa477
    @mamaduaa477 21 วันที่ผ่านมา

    Ascwb inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun inta aan qabyaalad aan ku mashquulsanahay meelkasto dunks wuu nagu labolaboodaa soomaaliyeed waa soomaali cadawga Alaha naga qabto Alahayoow sharka maqluuqaadkaag ayaan kaa magangalaynaa Aamiin Subxaanaka yaa Ladiif

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 21 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 21 วันที่ผ่านมา +1

    Hadal badan looma baahna please dalkiinii Ku noqda oo cadawga Ka difaaca ninkasta oo dalshisheeye soomaalida u xayaysiiya meel halooga soo wada jeesto Hana la midoobo soomaaliya ha noolaato

  • @liibaan123
    @liibaan123 21 วันที่ผ่านมา

    Dad ka hanti badan baa ku nool kenya Soomaali da hadana dumar kooda ayaga baa cuntada kar sada dharka dhaqda marka aniga ma garan sababta gabdhaha Nairobi jooga guur kooda faaiida da ku jirta marba hadeey cuntana kari neeyn dharna dhaqeeyn soo uun hanti kaa qasaar maahan

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 21 วันที่ผ่านมา

    Maad shaqaysataan idiinka . Maxa guri walba shaqaale u joogaa? Somalia waagi hore qof walba gurigiisa asaga ka sheysan hiray boqolkiiba sagaashan. Alxamdulilaah

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 21 วันที่ผ่านมา

    Tuugo guriga dhacayay oo so hishiyay ahayen