Maki Xaaji Hees cajiib ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @Zakipoi33
    @Zakipoi33 11 หลายเดือนก่อน +7

    2024 baan dawanaya❤❤

  • @cabdinaasiribraahim6719
    @cabdinaasiribraahim6719 3 ปีที่แล้ว +5

    2021 ayaa fiirsanooyaa heestaan wllhi

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 ปีที่แล้ว +3

    Anoo yar oo Dugsileey ah baan ka dhagaysan jiray, Teelfoon oo mid walaalkey ahi lahaa! Xiligu wuxuu ahaa qiyaas ahaan 2012-2013😊
    Maantay waxaan joogaa Moqdisho soomaaliya, dib ayayna xasuustaydu ii weydiisay inaan soo booqdo Codkii dahabiga ahaa ee maki 𝐱𝐚𝐚𝐣𝐢 Banaadir, Nin wax walba isku darsaday! Moqdishana aan wada joogno maantay!

  • @mahamadcumar960
    @mahamadcumar960 12 ปีที่แล้ว +7

    Waxaa xasuustaa wadankeyga kowaa iyo Nawadii iyo tiyaartakii iyo Abwaan keena Jilaaga
    Heesaaga Maskada Wadanka Maki Xaaji Banaadir Meykal Baaba Xaaji Haburun Ha Huburing.
    Waa Aduunyo Xaalkeed , Insha Allaah Nabad

  • @killtoimpress
    @killtoimpress 12 ปีที่แล้ว +4

    kan dhahaayo aniga iyo reer xamar yaanoo kala turjumaayo waanu isku dhib qabnaa mow aado meelow af yaqaano waatan kuligood kule xamar aan ku dhalanay maka xishoodaan meelihii eey kasoo askumeen.

  • @garangarhaille6533
    @garangarhaille6533 8 ปีที่แล้ว +5

    Qalbi caruuraa tahaye iska qulqul. Innaba caadi ma ahan

  • @uwaascaliuwaascali7150
    @uwaascaliuwaascali7150 ปีที่แล้ว

    Intiihada araqtey 2023❤

  • @daadiramin9686
    @daadiramin9686 3 ปีที่แล้ว +1

    01/09/2021 hadad dhageysaneyso wa kusalamay

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 10 ปีที่แล้ว +2

    lahjadan waala fahmayaa caadi lkin lahjado kale oo aan ahayn maymay oon lafahmayn ayaa lagaga hadlaa koonfur

  • @z012y
    @z012y 4 ปีที่แล้ว

    Fartuun balbalaarku ilayn qoomkan sheekada musikada dul saaray bay hiigsataa 😂😂

  • @sihaammaxamed3564
    @sihaammaxamed3564 3 ปีที่แล้ว

    Inta 2021 dawanoso is mujiya

  • @abdullahiabdirahman1816
    @abdullahiabdirahman1816 7 หลายเดือนก่อน +1

    2024

  • @kingazlamahmedanaani4232
    @kingazlamahmedanaani4232 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 fabraayo yaadaawanaayo

    • @shakraofficial4006
      @shakraofficial4006 4 ปีที่แล้ว

      Anigaa 2020 march daawanaayo waana ka helay wallahi

  • @abdirahman1433
    @abdirahman1433 3 ปีที่แล้ว +1

    Still watching 2021

  • @haldorduumar7246
    @haldorduumar7246 4 ปีที่แล้ว +1

    Ha isheegnanin 🤣🤣🤣😂 wlhi waa cajiib

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 10 ปีที่แล้ว +1

    reer xamar waxaan u aqaan reer banaadiriga keliya inta kale waa dool khasab iyo qarjajac.ama hanoqoto magaalo soomaali oo dhan wada leedahay ama reer banaadirigii lahaa haloo daayo

  • @ismaciilmaxamedtaxta2642
    @ismaciilmaxamedtaxta2642 9 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk cadi ma ahan

  • @idinkaleewaaye248
    @idinkaleewaaye248 3 ปีที่แล้ว

    10sano kadib maki xji banadir

  • @mohaisse8887
    @mohaisse8887 7 ปีที่แล้ว

    Qlbi carur tahyeeee iska qulqul caadi ma'ahn wlhi

  • @HeartLess961
    @HeartLess961 12 ปีที่แล้ว +2

    Ha igu qaan bixine iska quuso waad qaad weyntahay iska quuso laba qaawan isma qaade qosol loma fadhee iska quuso hahahaha funny 6 difaac u dheelay Viva Buurfuule

  • @holacpi7933
    @holacpi7933 3 ปีที่แล้ว +1

    Quud an jirin qooryo hau kuranin
    Wx kle wye 😂

  • @Englishfudud777
    @Englishfudud777 2 ปีที่แล้ว

    Heestani jajabanta jawigey kaxumaynaysaa😂✌

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 5 ปีที่แล้ว

    5/ 2 / 2019
    4:28 pm
    Bariga dhexe

  • @hamdihayaat5945
    @hamdihayaat5945 7 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhh
    quudan jirin qorya ha uguran waad qad weynthy iga quuso

  • @SoldierGirlSsc
    @SoldierGirlSsc 13 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk aniga iyo reer xamar yaa noo kala turjuma waanu isku dhib qabnaa

  • @ClqaniAxmed-xu2yb
    @ClqaniAxmed-xu2yb 5 หลายเดือนก่อน

    2024,18,jully

  • @RamlaRuuxi-o6i
    @RamlaRuuxi-o6i หลายเดือนก่อน

    3.12.2024😂😅

  • @jokoraaw
    @jokoraaw 13 ปีที่แล้ว +3

    @Gacan25 Sxb marka hore adiga AF SOMALIGA ayaa kugu yar iyo qoraalkisa 2- reer Xamar waxaa ah qofkasta oo Xamar ku dhashay ama degana 3- heesta macnaheeda fahan waxa ay ka hadleso miraheda ok 4- ninka heesta qadaaya waa nin abwaan ah majaajiliste ah oo somalia oo dhan ayaa taqaano caruurta ayaa yaqaano anku baro ,,, Maki Xaaji Banaadir magac maskiin Malaga ahan ok 5- heesta waxay ka hadleysa dhiwatoyinka bulshada soomaaliyeed diwada iyo gudaha ka heesta dumarkena iyo rageena oo saaqid ka noqday

  • @simanabdi2803
    @simanabdi2803 5 ปีที่แล้ว

    2019

  • @Gacan25
    @Gacan25 13 ปีที่แล้ว

    naghaa reer xamarkaa waay walayihiin walalhi..waxaay kuu layhiin wadan disaan ayaan rabaan..waaxaas ay kuu heesayan ayaa kaa dhaab ahaa.

  • @samataryare3365
    @samataryare3365 6 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaw

  • @halimomohamed8352
    @halimomohamed8352 6 ปีที่แล้ว

    Aw kuki I you make

  • @naajid1
    @naajid1 13 ปีที่แล้ว +3

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa waxa aan ka yaabay heestan anig aiyo dad badan oo aan isku fikir nahay ayaa aad iyo aad uga hillaa runtii waana hees maka la sheego runta si fiican uga turjumaysa

    • @samataryare3365
      @samataryare3365 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed Abiib 💐📴🚹🚩⭕➕➖✅✳💡🔥💢🕠⬇⤵↘▶◀➡⬜⬛🔵🔴♣♥♠♦🔑↩🔓🔎🔒☑🔈🔆🔅🔇🔊🔉

  • @cafataaxxuseencafataaxxuse1250
    @cafataaxxuseencafataaxxuse1250 3 ปีที่แล้ว

    dalmar

  • @susususu7745
    @susususu7745 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkk wwwweeee

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว

    Hayeey masar inuu sogalay meesha mursal cabdi qasin uukudhaganyahay wadankis kalabaxay calanku udhigay gogal baad ah inuxureyay jabuti inkiray jabuti shirkado kudumiyo usamestay siuu jinsiyo bele sacudi hesto uguxado dhul somali

  • @ibrahimali5751
    @ibrahimali5751 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @abdiazizmursalyusuf8718
    @abdiazizmursalyusuf8718 6 ปีที่แล้ว

    Odaygu wa shiide sharka ka ilaali hh