HALIMO GOBAAD | Ku Caawi | "(Official Video)" (2017)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @jonahlowoyan276
    @jonahlowoyan276 7 ปีที่แล้ว +1947

    Beautiful song sung by a beautiful artist.Am a big fan of Somali music and some of my friends are Somali.

  • @boodhari4900
    @boodhari4900 7 ปีที่แล้ว +168

    ♪ Hortaa caashaqa lasheego, ceydh baanka ahaa saboole.
    ♪ Adaa curadyahow jacelyka, cindigey bara qiimihiisa.
    ♪ Habeenkastoo la ciido, cajiibwalba muu ahaado.
    ♪ Codkaaga hadaan ku seexan, cidhiidhi, cidhiidhi kasha dareenta
    ♪ Cishada keliyeen kuwaayo, kuwaayo, nafteyduna kuu cidlootaa
    ku caawi agjoogistaada
    ku caawi, ku caawi agjoogistaada
    La soco inta kale.............Also, many thanks to Haatuf. Excellent job.


  • @abdullahihasanahmed8966
    @abdullahihasanahmed8966 7 ปีที่แล้ว +168

    hablaha somaliyeed Qurux badanaa 😍 iyaka ugu shidan aduunka😘😍 Comenti ii Reeba reply 😂😂😂 like bay nagu wareer sheen

  • @hafsafaysal8885
    @hafsafaysal8885 7 ปีที่แล้ว +209

    adaa curadyahow jacaylka cindiga baray qiimihiisa ❤ haliimo gobaad waad tagtee dib ha usoo noqon gacaloy😜😍😍✔✔

    • @hamdahussein1108
      @hamdahussein1108 7 ปีที่แล้ว +30

      Hafsa Faysal888 😍😍😍

    • @hafsafaysal8885
      @hafsafaysal8885 7 ปีที่แล้ว +38

      hamda hussein 😍😍😘😘😘

  • @caashocaasho2078
    @caashocaasho2078 7 ปีที่แล้ว +1963

    Inta janada jecel lik isara😢😆

  • @somaliyahanolatosomaliyaha5980
    @somaliyahanolatosomaliyaha5980 7 ปีที่แล้ว +556

    caqliga alle ku balaari cimriga rabi ku siyaadi codsiga ducada kulaban macaan iwanaaji weye 😍😍😍😍😘😘 codsiga komentga kulaban like hala ii saaro weye 😂😂😂😂

  • @suhuurcarey
    @suhuurcarey 7 ปีที่แล้ว +172

    Hadaad halkaan u timaadey si aad commentiga u akhrisatid adoo heesta dhageesanaya like ii saar hhhhhh

  • @AJFADNA
    @AJFADNA 7 ปีที่แล้ว +647

    This girl is another level! Smash it sis ❤️

  • @Layaali19
    @Layaali19 7 ปีที่แล้ว +50

    One of the best Somali video clips I ever saw, thanks Hataf by directing this amazing video, you are a talent Somali guy and we are so proud of you ❤️❤️❤️

  • @bullup1952
    @bullup1952 7 ปีที่แล้ว +377

    I like somalisch music from the Nethederlands LIKE PLEAASE!

  • @fosiyoladan7140
    @fosiyoladan7140 7 ปีที่แล้ว +51

    somalidu waa wada reer badiye all like isaar bay kaga dhagtay yaab 🤔 nice gobaad ❤💋❤waa ka baxsatay🤗😘hesta

  • @shairmungani7833
    @shairmungani7833 7 ปีที่แล้ว +54

    It is a fantastic song 😊😉 Halimo Gobaad golden singer 💓My boy Haataf in the house ⏳🔟

  • @smpickhousestory7577
    @smpickhousestory7577 7 ปีที่แล้ว +459

    i can't understand.... but i love the lyrics of this song.... love from India, @@

  • @stayblue759
    @stayblue759 7 ปีที่แล้ว +73

    #queen_Taasha_iyo_Xalimo_gobaad waa 2 fanaan ugu style macaan xaliimooyinka Heesa Waayo caloool wayn malaha Way Iska ilaaliyeen 😂😂😂😂😂😂😂Good jobb

    • @stayblue759
      @stayblue759 7 ปีที่แล้ว +1

      #khadar_hussein
      Zxb laga bandhayn maaye jumlad ku qaaaaado 😂😂😂😂😂

    • @camaleyvicyh5253
      @camaleyvicyh5253 7 ปีที่แล้ว +13

      Saabiriiin muuuuuse❤

  • @abdirisaaqabdinaasir7062
    @abdirisaaqabdinaasir7062 7 ปีที่แล้ว +1060

    🇫 🇦 🇩 🇱 🇦 🇳 *_waligay like maheli lkn mata waxaan rajaynayaa like_* 🇼 🇦 🇦 🇳 🇮 🇧 🇦 🇷 🇾 🇦 🇦

  • @SomaliWorldOfficial
    @SomaliWorldOfficial 7 ปีที่แล้ว +214

    Well done HAATAF STUDIO :)

  • @hamsesiciid7563
    @hamsesiciid7563 7 ปีที่แล้ว +747

    markii ugu horeysay aan arkay qoraalka ku caawi waxan uhaystay inay abaaraha u heesayso 😂😂😂

  • @lmi1989
    @lmi1989 7 ปีที่แล้ว +748

    Heesta Intaa fiirsan ka hor comment lee aqriya😂😂 Hada ani cml comment aqrisaaan like isaaaara🔥❤️

  • @najuuaraale
    @najuuaraale 7 ปีที่แล้ว +12

    Mansha llah gabdheheena reer koonfur quruxdaas ayey dadka kale uga duwanyihiin nolow xaliimo gobaad

  • @loriinabby3781
    @loriinabby3781 7 ปีที่แล้ว +92

    horta somaliyey like ii sara may kaga dhagty maxa lagu shegay bal aan ka qeyb qatee

  • @fatxicraxman2764
    @fatxicraxman2764 7 ปีที่แล้ว +244

    vieod ga yaa firsanayo comments kana aqrinayo aniga koow adigana haa like dheh ❤👍

  • @mohamedbluetooth2943
    @mohamedbluetooth2943 7 ปีที่แล้ว +132

    qofki ugu danbeyey ahy cida IGA danbaysa like saara 😂😂

  • @hanadhari6062
    @hanadhari6062 7 ปีที่แล้ว +221

    waanibaryaa 50 #like isiiye

  • @abdirahmanmohamed8310
    @abdirahmanmohamed8310 7 ปีที่แล้ว +29

    islanteyda RiyaDa hora usi soco bea #gobaad😍😍💋

  • @amiinshaxaari8337
    @amiinshaxaari8337 7 ปีที่แล้ว +12

    QaaSiM KaRaaMa ThnkSs pRo MuSiC Caadi MaHa MaCaLiN JiRa HeezTa kaMa HeLiN MuSiGa ka HeLaY #QaSiM_KaRaMa 😍

  • @rahmayousuf4863
    @rahmayousuf4863 7 ปีที่แล้ว +174

    aniga love hala ii saaro

  • @fatimahassan8458
    @fatimahassan8458 7 ปีที่แล้ว +34

    Cimerga alle ku siiYade cagliga alle kuuu seeYaade 😘😘😘😘

  • @ayeeyosoomaaliyeed8592
    @ayeeyosoomaaliyeed8592 7 ปีที่แล้ว +10

    qalbiga dumar waa cad jiidha culayska ma qaadanaayo ciyaarta ka dhawr ilaali adigu ciil daran ka baaji ❤❤ gobaad love u wlhy fanaanad aan support u hayo

  • @asmaasalsomalilnader7947
    @asmaasalsomalilnader7947 7 ปีที่แล้ว +18

    Ku caawi agjogisada😍😍😍❤👈ilahy haku Dayo Halimo

  • @dreamgalbj8906
    @dreamgalbj8906 7 ปีที่แล้ว +14

    first view ba lagu qarabanaya 😂😂

  • @BilleMohammed.
    @BilleMohammed. 7 ปีที่แล้ว +60

    Hortaa caashaqa lasheego Caydhbaan ka ahaa saboole
    Adaa curadyahow jacaylka Cindigay baray qiimihiisa 2x
    Habeen kastoo laciido Cajiib walbo muu ahaado
    Codkaan hadan ku seexan Cidhiidhi kashaa dareenta 2x
    Cishada kaligee ku waayo naftayduna ku cidloota
    ku Caawi agjoogistada ku Caawi agjoogistada 2x
    Qalbiga dumar waa cad jira culayska ma qaadanaayo
    Ciyaarta ka dhowr ilaali Adigu ciil daran ka baaji 2x
    Caqliga Alle ku balaari Cimriga Rabi ku ziyaadi
    Codsiga Ducada kulaban Cakuye macane wanaji weye
    Cishada kaligee ku waayo naftayduna ku cidloota
    ku Caawi agjoogistada ku Caawi agjoogistada

  • @xidigtawartanabada3145
    @xidigtawartanabada3145 7 ปีที่แล้ว +148

    Cishada kaliyen kuwayo nafteydana ku cidlota ku caawi ag jogistada ya ila mid aha o laga dher yahay plz like ha iga baqilina

  • @MOHAMAQUSTE
    @MOHAMAQUSTE 7 ปีที่แล้ว +10

    Waaw Alfanaan Haliimo Gubaad wllh Hestani weeey kabax satay Waxaana u qiray Ineey Tahay. Qof Dareeen leh. Waaaw Qatar waaye Heesta waan kahelay aad iyo aadba Weeey jirtaa Halimo Gubaaad

  • @AbbeBaashi
    @AbbeBaashi 7 ปีที่แล้ว +41

    like ku qabo hada halimo gobaad u qirtay fananada sanadka . I love
    gobaad

  • @moktarmussa2892
    @moktarmussa2892 7 ปีที่แล้ว +21

    Style 💯👍
    Voice 😍💯👍
    Camera 🎥 💯😍
    #haatuf_abdi 🙏🎥👍😍💯 thnks sxb
    Gobaad 👌🌹

  • @asraraden9181
    @asraraden9181 7 ปีที่แล้ว +47

    abwaanka da'ada yar leh ee hesta sameyay aad ayan ugu hambalyaynayaa XAMSE XADAARI ❤❤❤❤❤❤😊😙😉 BIG REspect

  • @mohaproductionsvideo4023
    @mohaproductionsvideo4023 7 ปีที่แล้ว +31

    first comment

  • @shellnjiru6876
    @shellnjiru6876 7 ปีที่แล้ว +102

    Idon undrstnd the meaning but i rilly enjoy everything abot that vida....big up#halimo

  • @ruweidemohamed7744
    @ruweidemohamed7744 7 ปีที่แล้ว +10

    2 Days heesta ku jiirta 1k commenti suuxa dheeh Meqo IgA so hor maray. Bal inta Ani kaso hoor maray like ta ha ila dhafiiina plz dee😭😭💯💯gobad My Queen

  • @djiperskriperslamro7205
    @djiperskriperslamro7205 7 ปีที่แล้ว +10

    400k hada dawaty 100 kamid eh aniga ee igaga mahad celinee bbe gobaad😍😍😘😘😘

  • @walalahaproduction1194
    @walalahaproduction1194 7 ปีที่แล้ว +9

    The best video editing I ever seen on somalia song masha allah haataf studio one love

  • @xusnimubarak2521
    @xusnimubarak2521 7 ปีที่แล้ว +3

    wax nool aa ku nooleeya xaliimo gobaad afka allaha kaama gooyo cod macaan masha allah editing caadi aheen heestaan waa loo hagar baxay

  • @hibokhayre9106
    @hibokhayre9106 7 ปีที่แล้ว +179

    like yaa la iska xasdin😍

  • @emraky8971
    @emraky8971 7 ปีที่แล้ว +26

    Waaaaah💋💋💋💋💋🔥🔥🔥🔥😘👀😍labiska100% codka100% miraha❤️❤️💋 nice wlh haliima lOve u❤️😘 team of HG😘

  • @KingAbdifahi1010
    @KingAbdifahi1010 7 ปีที่แล้ว +51

    First yaa igu haysto😹😂

  • @muhanadtopics6067
    @muhanadtopics6067 7 ปีที่แล้ว +441

    aar ii kaalmeeya kkkk inta iga dambeeso like ii saaara ikhwaani kkk best Song

  • @zackayub1270
    @zackayub1270 7 ปีที่แล้ว +47

    the Music And The Video 😍😍😍 Haatuf And Kaasim Karama...... and Gopad she is on fire♨👌

  • @mohamedabdulkadir5337
    @mohamedabdulkadir5337 7 ปีที่แล้ว +38

    Qalbiga Dumar Waa Cadjiira
    Culeys Badan Maqaadanayo
    Ciyaarta Ka Dhawr Ilaali
    Adigu Ciildaran Ka Baaji
    Caqliga Alle kuu Balaaadhi
    Cimriga Rabbi Kuu Siyaadi
    Codsiga Ducada Kulaaban
    Cakuuye Macaane Iwanaaji weeye❤❤❤💋💋💋💘💘💘

  • @xilwaohappy4612
    @xilwaohappy4612 7 ปีที่แล้ว +4

    First comment nice song halimo gobad best editor hataf my bro ❤️❤️😘

    • @ruweidemohamed7744
      @ruweidemohamed7744 7 ปีที่แล้ว +2

      Xilwa o Happy Adi ku qiiray ina first tahy huno Like qaado dadkan bilaash u leyihiin ana u horeyaa❤️

    • @xilwaohappy4612
      @xilwaohappy4612 7 ปีที่แล้ว +1

      Ruweide Mohamed tnx Cadey aniga ma kala jecli like iyo like laanba dadka maxay kuhelan liketa wan yabee

  • @CadnaanSomali
    @CadnaanSomali 7 ปีที่แล้ว +162

    away tageerayashii Xaliimo gobaad 👍👍👍 🔥🔥🔥😍😍

  • @samitalovelyarsenl8935
    @samitalovelyarsenl8935 7 ปีที่แล้ว +4

    first like igu qubeya suuxe😀😀

  • @fjromania5646
    @fjromania5646 7 ปีที่แล้ว +24

    Xalimo top🔝
    Waa iga gadantay
    Heestani xitaa style ku
    Waa idiiqay 🔝😍😍😍

  • @ugaasomaryum8860
    @ugaasomaryum8860 7 ปีที่แล้ว +113

    asal igadheh like hdd taageerto gobaad❤️

  • @SAHANTV
    @SAHANTV 7 ปีที่แล้ว +51

    Dadku Heesta Qudha way qiimeyaan Lkn Anigu Music Uu Tumay Qasim Karama ayan ku haystaa Kor Gacanta u taaga sxbky qasim karaama

  • @marwaannindheerbirtacalank1485
    @marwaannindheerbirtacalank1485 7 ปีที่แล้ว +63

    digaagadeydii ayaa ukun/beed isiin weyday kadib video-gan ayaan daawadsiiyey hada meel aan kala dhigo ukuntii waan laayahay 😀😀

    • @Hodman-hx2kb
      @Hodman-hx2kb 7 ปีที่แล้ว +2

      marwaan mooge kkkkkkkkkkkkk runsheeeg

    • @munaadam4408
      @munaadam4408 7 ปีที่แล้ว +1

      marwaan mooge hhhhhhhhhhhhbhh mahe sow adu mad dalban hhhh😅😅😅😅

    • @marwaannindheerbirtacalank1485
      @marwaannindheerbirtacalank1485 7 ปีที่แล้ว

      *Muna Adam* hhh walaaley maskax aa hayaa ukun gade weyn noqonaa😀

    • @munaadam4408
      @munaadam4408 7 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhh

    • @exhargeisawi8176
      @exhargeisawi8176 7 ปีที่แล้ว +1

      marwaan mooge hhhhh ugaz ha ku sii fogaan

  • @yahyesaleban2924
    @yahyesaleban2924 7 ปีที่แล้ว +28

    wooow
    xaliiimo wallee adaa ugu haysta qarnigan
    cod
    qurux
    style
    jiniyado
    alla yaa ikaa tusa

  • @abdirahman5616
    @abdirahman5616 7 ปีที่แล้ว +25

    the new farxiyo fiska in town like saar hada igu raacsantahay

  • @mustaferashed5150
    @mustaferashed5150 7 ปีที่แล้ว +21

    Eesh Qiyaasak Haliimo Gobaad
    nice song big Respect Haatuf Abdi

  • @nimcansadiiq1859
    @nimcansadiiq1859 7 ปีที่แล้ว +3

    Halimo gobaad gabadhaa ilaa xad waaban ka helay heesaheeda waaban iska jecelahay🌹🌹 fananad khatara IGA dheh👌👌👌

  • @najiibhassan8719
    @najiibhassan8719 7 ปีที่แล้ว +82

    Hi, i'm from Mars and i love Somali Music. peace out

  • @keysediini
    @keysediini 7 ปีที่แล้ว +10

    ANOTHER HIIIIT FROM GOBAAD AND HAATAF .. WELL DONE GUYS .

  • @fartushahmed3413
    @fartushahmed3413 7 ปีที่แล้ว +7

    Hees iyo badh 🤘👌🌸👑Iga dheh eedo mcn cadawkaga u noloow 🙏❤

  • @mucaashiqav6918
    @mucaashiqav6918 7 ปีที่แล้ว +4

    Nafteyda ku cidlota Ku caawi ag joogistada❤💋erayo macan badan ruxa jaceylka dhabta haya ba dareemi kara❤inta isjaceyl isqabta allah isku dhaqo inta an ishelina allah isku sahlo🙏🙏

  • @zalnaradhan4219
    @zalnaradhan4219 7 ปีที่แล้ว +5

    ww nice song qalbiga dumar wacajina culays Kama qadanayo ..... quruxlayyey rabi haku xafido 😘😘

  • @abbassaleban698
    @abbassaleban698 7 ปีที่แล้ว +1

    wixii noolbaa kunooleeya " my fanaanad halimo gobaad waadkabaxsatay heestan 😍

  • @naseehaqaadi1660
    @naseehaqaadi1660 7 ปีที่แล้ว +23

    gopaad
    alla mxn luuv kugu ahy
    😍

  • @bosswoman6635
    @bosswoman6635 7 ปีที่แล้ว +20

    Ezh caLa 🔥🔥Hez HaLimooooY❤

  • @WaaHoodo
    @WaaHoodo 7 ปีที่แล้ว +8

    Sida lays ku sharaxa idishay woow😍💫

  • @hamsehussen1195
    @hamsehussen1195 7 ปีที่แล้ว +5

    Kuwi iga danbeya liketa camira Thanks👍🏾👍🏾👍🏾 Somali weyan🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @salahley4323
    @salahley4323 7 ปีที่แล้ว +20

    Amazing song Halimo Gobaad Love it 👌❤️🎶

  • @nasiibaabdikariim9332
    @nasiibaabdikariim9332 7 ปีที่แล้ว

    ilhy amarki dadka aqrinta cmntiyaga kobka uqadan ahaa lkn hader kuwo halkanaba inacsinraba ana no.1 ah iyo like isaarba I rogtay 😈 😈

  • @likeiisaar2000
    @likeiisaar2000 7 ปีที่แล้ว +53

    qoftan ana dance ka baray like ha la igu deeeqo plssss

  • @djsentinas38
    @djsentinas38 7 ปีที่แล้ว +217

    Gobaad fananada jirta
    Qoftan Caadi Mahan wax yar aduunka ku QabsaTaY
    I am supported xaliiMo Gobaad fans

  • @asha2341
    @asha2341 7 ปีที่แล้ว +61

    Horta cashaqa la sheego
    Caydhban ka aha saboole
    Ada curad yahow jacaylka
    Cindigayga baray qiimaha
    HALIMO GOBAAD
    Wax nool inta iga danbeysa like hala bakhaylin 😂😂

  • @amiiryare3067
    @amiiryare3067 7 ปีที่แล้ว +3

    Aar Haliimo Gobaad Maa Ii Geeysiin.......... Thanks @Haataf abdi Adiga iyo Xaliimaba

  • @qadriinaabdi4079
    @qadriinaabdi4079 7 ปีที่แล้ว +7

    Wah wahaaah ishcalaa erayo 👌
    waaba iga soo dahiseen cml 😉👌

  • @boqoradaayaan272
    @boqoradaayaan272 7 ปีที่แล้ว +25

    Waaaw caadi ma aha I like it 👍🏻👍🏻❤️❤️❤️ feeling love ❤️❤️

  • @deeyoo
    @deeyoo 7 ปีที่แล้ว +215

    @Haataf king of Somali Videos
    yet another amazing clip proud of you sxb 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  7 ปีที่แล้ว +57

      Thank you so much Deeyoo Music appreciate

  • @madaammadaam3884
    @madaammadaam3884 7 ปีที่แล้ว +350

    Nice song gobaad ❤️ lkn waxaa layaabay dadkan like isaarta ku haaya 🤔🤔🤔 hadaad igu raacsantin like igu qabo 😁

    • @maahirhassan2479
      @maahirhassan2479 7 ปีที่แล้ว +54

      Madaam Madaam hhh adigaaba like tii xadaariyeeyay dadna waad dhaleecaynaysaa Adna like ayaad raadinaysaa brother CaQli ayaa kugu dhan Waa kukaa hh

  • @abdullahiadan5806
    @abdullahiadan5806 7 ปีที่แล้ว +269

    wan jeclahay dhamaan hablaha Somaliyeed fadlan like iisaara🎷

  • @nastehomohamed3898
    @nastehomohamed3898 7 ปีที่แล้ว +49

    heesta sugitankeda halsano cml ila noqotay love kugu ahay runti my dia halima gobaad 😍💜💓👍💘👍✌👌 my fav singer💋

  • @mafiagirl8212
    @mafiagirl8212 7 ปีที่แล้ว +120

    Qalbiga dumar waa cad jidha ah culeys kama qadanayo ciyaarta ka dowr ilaali adiga ciil daran ka baaji 😁😁😁heestan musqusha dexdeeda ku dageysta Bllhi 😄😄😄

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 7 ปีที่แล้ว +2

    1257 ayaan noqday ana waxaan islahaaba adaa ugu horayn lkn haliimo gobaaad waaa ku haystaaaa wlhi waa fanaanad jirta sxbyaaal lkn liketa ha ila dhaafina inta iga danbaysaa

  • @adnamo.439
    @adnamo.439 7 ปีที่แล้ว +6

    nagtii ugu horeyse dawataan ahaa imikana nagtii ugu danbeysey comments gareysaan ahey intii benteyda iyo run isku jirta ka hesha like isara 😂

  • @sharmaakesiciid1693
    @sharmaakesiciid1693 7 ปีที่แล้ว +133

    .... Heesta : ku caawi
    Hortaa caashaqa la sheego
    caydh baan ka ahaa saboole
    adaa curadyahow jacaylka
    cindiga baray qiimihiisa
    Habeen kasta oo la ciido
    cajiib walba muu ahaado
    Codkaaga hadaan ku seexan
    Cidhiidhi kashaa dareenta
    Cishada kaliyeen ku waayo
    Naftaydani kuu cidloota
    Ku caawi ag joogistaada
    baydkii labbaa
    Qalbiga dumar waa cad jiidha
    culayska ma qaadanaayo
    ciyaarta ka dhowr ilaali
    Adigu ciil daran ka baaji
    Caqliga alle kuu balaadhi
    Cimriga rabbi kuu siyaadi
    Codsiga ducadaa ku laaban
    Cakuye macan I wanaaaji weeyi
    Cishada kaliyeen ku waayo
    Naftaydani kuu cidloota
    Ku caawi agjoogistaada

  • @purplepearl2449
    @purplepearl2449 7 ปีที่แล้ว +8

    The first song of yours oo aan ka helay good job halimo you don't have to be lifted by that zaki guy to make beautiful music video

  • @nadomukhtar3102
    @nadomukhtar3102 7 ปีที่แล้ว +483

    soomalida intay like maqleen bay meel walba ka leeyihin like ii saar
    subxanallah naga aamusa.
    hadad ka yaabtay wll like saar bal😂

  • @ifrahabdilahi6162
    @ifrahabdilahi6162 7 ปีที่แล้ว +291

    qofka ugu horeeya ahay like haleysaaro😂😂

    • @deqadeqa7952
      @deqadeqa7952 7 ปีที่แล้ว +2

      Ifrah Abdilahi hhhhhhh SHAKUL YARE manta kasoo horeeyse congrats

    • @ismahaanmohamed5618
      @ismahaanmohamed5618 7 ปีที่แล้ว +1

      Ifrah Abdilahi hhhhhhhh

    • @ifrahabdilahi6162
      @ifrahabdilahi6162 7 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkk

    • @nasiibabdi2468
      @nasiibabdi2468 7 ปีที่แล้ว +3

      Ifrah Abdilahi Kkkkkkkkkkkk diiday 😂😂😂

    • @rashidmohamed1576
      @rashidmohamed1576 7 ปีที่แล้ว +1

      Ifrah 😂😂 Maanta Waa iska kaa siinayaa Lkn meel kale lee ha igaga hor iman yaanan dislike ta kugu roonaane

  • @maxammedraage12
    @maxammedraage12 7 ปีที่แล้ว +9

    hablaha xiligan jirro dhanka fanka waxaan u qirtay #HaliimoGobad jaceylkey love u 🔥😍👑👅🔝 if u agree. let's see how many likes I can get from u

  • @L2Sharp
    @L2Sharp 7 ปีที่แล้ว +219

    meelkasto like hala ii saaro badanaa 😂😂 wax kaloo comenti ladhaho ma jiro miyaa ani waa yabee 😂😂

    • @asadaden
      @asadaden 7 ปีที่แล้ว

      Abdulle Music libaax adna Like maad soo doonatay maanta. kolay waan kuu saaray

    • @nevergiveup7126
      @nevergiveup7126 7 ปีที่แล้ว

      Abdulle Music 😂😊sow Ma.aha

    • @L2Sharp
      @L2Sharp 7 ปีที่แล้ว +3

      Asad Aden bro ani inaan like daadka ka baryo waa ka waynahay walahi😏 ee waxan aqriyay comments yada kuli waa like isiya hadana waa meel kastoo marka hadalkas waxuu noqday Ar farmaajo ii geeya cml 😂😂

    • @L2Sharp
      @L2Sharp 7 ปีที่แล้ว

      saara haji ma ila aragtay horta 😂😂

    • @nevergiveup7126
      @nevergiveup7126 7 ปีที่แล้ว

      Abdulle Music sas ku Wanagsan because wax jira Maba aha wax laga helaya iska yar

  • @jamaalnuura1841
    @jamaalnuura1841 7 ปีที่แล้ว +60

    azxaaptaH ina wax like ah malay helayaaa

  • @shakaaldepana3033
    @shakaaldepana3033 7 ปีที่แล้ว +11

    xabadkeeda iska jclhy ilahey amrkiis gobad ✌

  • @dhiblydainareal3
    @dhiblydainareal3 7 ปีที่แล้ว

    haatuf my abwe wan Ku istaagy fanka somalida kur uqaady every time kuu boogaaa thanks😍😍😍😍😍😍😍💪guuul wcan

  • @nouhislam8076
    @nouhislam8076 7 ปีที่แล้ว +7

    GabarTan wan Mehersan RabaaYe Like ii saara si aad u qaadatan GabbaaTi 😉😊😊😂

  • @naimanuurto9680
    @naimanuurto9680 7 ปีที่แล้ว +2

    gobaaad naag jirta mnta timihi wad soo asturty inta klena wad kuso dari masha allah ❤❤❤❤

  • @kingimraan1250
    @kingimraan1250 7 ปีที่แล้ว +16

    Haliimo heesta soo sartaba waa ku haystaa ❤️

  • @intisamqadar119
    @intisamqadar119 7 ปีที่แล้ว +2

    wow halimo gobad waad ka baxsatay best fananad ❤🤘🏾🤘🏾

  • @martinereg2528
    @martinereg2528 7 ปีที่แล้ว +62

    I fucking love Somali women. She's so beautiful and have a great voice. "Hortaa cashaqa la sheego, caydhbaan ka ahaa & saboole".

  • @sihamsiko8936
    @sihamsiko8936 7 ปีที่แล้ว

    woooow frist and view this nice song😅😅😅

  • @fahimamoha2552
    @fahimamoha2552 7 ปีที่แล้ว +4

    cishada kaligy ku waayo naftyda ku cidlootaa ku caawi ak jogtistaadaa 😭❤❤💋💋👍ax 😭