WAREYSI GAAR AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • #HalimoGobad, wareysi gaar ah by #Hudeyfi, #xusuusonline

ความคิดเห็น • 131

  • @hodanmohamed1972
    @hodanmohamed1972 ปีที่แล้ว +71

    Dadkeenu in Allaah u naxariisto maahane waxay jecelyahiin halkay walaalkood godka ka soo bixin lahaayeen inay buurta ka sii tuuraan kalmada wanaagsan waa sadaqo Allaah Allaah koonkiisa haloo daayo gafkeena iyo geerideena Allaah ma kulmiyo❤

  • @hodanmohamed1972
    @hodanmohamed1972 ปีที่แล้ว +18

    Allxamdullillaah habo qalbigaada Allaha kuu adkeeyo wixii la soo dhaafay Allaah waa cafiyay Allahayoow bilowaadin cadaalad ha noogu dhiibin maba noogu dhiibin

    • @mirejr484
      @mirejr484 ปีที่แล้ว +1

      Hagafin Qofna ma oga Inu Alle cafiyey iyo inkale
      Marqaatise Maka tahay ineey buuxisay shuruudaha towbad keenka?
      Maxaadse KU daliishaneeysaa Inu Alle JW cafiyey??

  • @rasheedgaraad6063
    @rasheedgaraad6063 ปีที่แล้ว +7

    Alle kuguma soo celiyo Xaliimooy. Waad qurux badnaatay sidii Alle kaaga saaray

  • @ismailh6518
    @ismailh6518 ปีที่แล้ว +10

    Gabdhaha kale allaha soo hadeeyo, xalimo you did well.

  • @eesy8947
    @eesy8947 ปีที่แล้ว +13

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @keifaali3619
    @keifaali3619 ปีที่แล้ว +20

    Halima cdy waxankushega timaha wa cowra e qarso abayo

  • @ml-vi1zd
    @ml-vi1zd ปีที่แล้ว +10

    Alhamdilah hadaad bari ka noqotay kuwii horaa ka faiidi lahaa haduu faido leayhy
    Masha ALLAH

  • @hudaali7346
    @hudaali7346 ปีที่แล้ว +8

    Aloow qaayumada qeyr maasha ALAAH guuleyso halima sacdiya

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 ปีที่แล้ว +12

    Manshallah ilahay kuma celiyo horey usoco baayo

  • @sadiyomohamed8796
    @sadiyomohamed8796 ปีที่แล้ว +5

    Allahuma barik habibty cod qurux badan aya ledahay

  • @hananabokor4260
    @hananabokor4260 ปีที่แล้ว +12

    Maanshallah ilaahay miisaanka xasanaadka ha ku saaro Sidaad uu cadaysay

    • @umuaasiya9514
      @umuaasiya9514 ปีที่แล้ว +1

      na hedhe madaxaga qarso un

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 ปีที่แล้ว +17

    gabdhaan isku magaca ahyn halimo zacdiya😂❤🙌

  • @abdullahimohamed4660
    @abdullahimohamed4660 ปีที่แล้ว +26

    Gabadhaan Nasiib Ayey Leedahay,
    ayadoo Fanaanad ah
    Ayaa Ilaahey Geeyey Beytkiisa
    Walaaley Haliimo Adkeyso oo Ha Dhumin Abaalkii ilaahey uu kuu Galay,

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 ปีที่แล้ว +6

    وما الحياة الدنيا إلا لعب ولهو

  • @falisaali9159
    @falisaali9159 ปีที่แล้ว +10

    Manshllh Allah

  • @mstudio8094
    @mstudio8094 ปีที่แล้ว +7

    What is the headscarf for? For covering neck or

  • @Hitthesack94
    @Hitthesack94 ปีที่แล้ว +6

    Beautiful smile 😍 abaayo insha allah sidaa isaga daa

  • @halimayusuf1477
    @halimayusuf1477 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa alaah alaha ku xifdiyo

  • @Avatarthewayofwater2098
    @Avatarthewayofwater2098 ปีที่แล้ว +9

    Kan waraysanaya gabadha ee su'aalo habooneen waydiinaya xagay ka keenen, ma mid dhaama ayay waayeen, xitaa Jawaabta iyadoon dhamaystirin buu kasoo dhex galaya!!

  • @masbalnuur8889
    @masbalnuur8889 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allaah habo

  • @nasriinacadey8920
    @nasriinacadey8920 ปีที่แล้ว

    Masha alaha ilaahey ha ku xafido Waa laguu shaqeyey kuwa wax fadexeeya kuwa caaya gabdhaha iygaa la tagaaya ilaahey hortiisa maalinata qiyamaha

  • @raysabdiqadir1859
    @raysabdiqadir1859 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah Tabaarka Allah 🥰🥰🥰🥰

  • @sawdaamirofficial1884
    @sawdaamirofficial1884 ปีที่แล้ว +3

    Subxan somali beenta iyo xasarada aadbay ugu dheereyaan alle haka masaxo

  • @qadrakeyfoficial7256
    @qadrakeyfoficial7256 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allaah

  • @abdalaaragsame1046
    @abdalaaragsame1046 ปีที่แล้ว +4

    Fanka hadaa iska daysay is astur abaayo

  • @khadraaelmi921
    @khadraaelmi921 ปีที่แล้ว

    Ilaahay khaatumadeena khayr ha noogu dhameeyo

  • @faraxmaxamed2731
    @faraxmaxamed2731 ปีที่แล้ว +1

    MashA allaa illaahay ha ku barakeeyo wll tintuna waa cawro

  • @BardaleBardale-ec2yx
    @BardaleBardale-ec2yx ปีที่แล้ว

    Mashalah❤

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah haliimo gobaad keep going ka fureyso dhagahaaga business kaaga kaaga faaiido badan heeso aad dib uso qaado mar kale hajka aad so xajisay qeerkiisa allaha ku waafajiyo fan danbe no horay usoco wllo

  • @Jagsan4242
    @Jagsan4242 ปีที่แล้ว +11

    Qofka noloshiisa isaga u xor ah lkn somaalidu hore lo yidhi wa sunta hargaha

    • @mirejr484
      @mirejr484 ปีที่แล้ว +1

      Qofka noloshiisa xor miyu U yahay Mise xakama KU xiran?
      maxaadse KU caddeyn kareeysaa Inu Qofka noloshiisa xor U yahay?

    • @Jagsan4242
      @Jagsan4242 ปีที่แล้ว +2

      @@mirejr484 inaad ruux ku mashquusho sow kagama fiicna inaad taada marka hore meel marisid qofku hadu meel khaldan galo waano o qudhata ayu kugu leeyahay lkn waan daba galaya o waxaan doono ka dhahaya ayaa u fasaxay???? Tiisa daryeele .... dhamaystiro

    • @mirejr484
      @mirejr484 ปีที่แล้ว

      @@Jagsan4242
      Cafwan 🙏
      Kama hadlin dhaqanka soomaalida iyo arrinka inantaan ama midka dadka oo idil kaliya hadalka Wuxu IGA raacay (Qofka noloshiisa xor Ayu U yahay)
      Haddaanse midhyar kaa idhaahdo Arrinkaan
      Qofka Arrimihiisa Waa labo xaala UN
      1 mid qarsoono isaga KU kooban
      2 mid cayaan ah ooy ummaddu wada Aragto
      Gabadhaan loodkeey KU jidhaa?
      Qofkasto isago xumihiisa gaarka le
      Haddane digaaggaba saxarada Waa fagtaa aftiradashadase is dheer
      Mahadsanid

    • @mustafejahaad7182
      @mustafejahaad7182 ปีที่แล้ว +2

      @@mirejr484 dadka inay xor yihiim moodayoow ogaada oo ha ilaawina illahybaad adoomo utihiine

    • @mirejr484
      @mirejr484 ปีที่แล้ว

      @@mustafejahaad7182
      Taasi dood Kama noolee goormaan dafirayba mirkaa??

  • @khadarabdullahihaji7127
    @khadarabdullahihaji7127 ปีที่แล้ว +7

    Iimaanka allé ha Ku xoojiyo

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 ปีที่แล้ว +12

    Wali Niyadey Ka Jeceshay Sida Jadalkeeda Laga dhadhansan Karo Balse Choice Ayaadaa iska leh

  • @runahmed6393
    @runahmed6393 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah allah hakusuhanuniyow❤

  • @ahmedwaye3597
    @ahmedwaye3597 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah wll waan kugu racsantay ha ku soo noqon 🎉

  • @sharifo38378
    @sharifo38378 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa aallaah abaayo

  • @yasminadam2262
    @yasminadam2262 ปีที่แล้ว +9

    Timaha qarso wllo

  • @Noura-cy8ns
    @Noura-cy8ns ปีที่แล้ว +1

    Xaliimo go aankaaga ku adkayso wllo inshallah alle kuguma soo celiyo amiin

  • @nasroyussuf5496
    @nasroyussuf5496 ปีที่แล้ว +14

    Alah Kuma soceliyo Abyo

  • @cabdinasirmaxamud3301
    @cabdinasirmaxamud3301 ปีที่แล้ว +2

    Bal eeg halkuu kabillabo su aasha
    Waa magacu waa magac somaliyeed waana magac arbeed

  • @yasindararmoumina9447
    @yasindararmoumina9447 ปีที่แล้ว +2

    Masha alllh walashay alle kuguma so celiyo lkn timahaga qari intada so muujisay

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 ปีที่แล้ว +11

    Naagtu ma saliid caday bay kusoo fooldhaqatay🤣🤣🤣🤣

  • @ubeidaliyusuf9623
    @ubeidaliyusuf9623 ปีที่แล้ว +1

    Alla ha ku xafido

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 ปีที่แล้ว +12

    Waar wuxu Cod macaana markay hadlayso lol 😆

    • @prinzhishaam750
      @prinzhishaam750 ปีที่แล้ว

      😜👊😍😜😜😜😫😫Sxb magukugumehershaa

  • @zakariaduceesane27
    @zakariaduceesane27 ปีที่แล้ว +2

    Halimo I love you

  • @Apdulaahi-Ali-32
    @Apdulaahi-Ali-32 ปีที่แล้ว +1

    ilahy haka mdobeyo momo somaliyed bad thy Dambi iyo shrkina kulama rbno✍️

  • @hafsacabdi5130
    @hafsacabdi5130 ปีที่แล้ว +14

    xaliimoy hasoo noqon bayo cod mcn maqabtide😂

  • @mirejr484
    @mirejr484 ปีที่แล้ว +2

    Amar ilaahi Waa meele illinka fankeey taagantahay inantani

  • @Jamuux88
    @Jamuux88 ปีที่แล้ว +1

    Fanka waxay uga baxday codxumo, hadana attention ki ay rabtay ayay ka raadinaysa sawiradeeda qaawan

  • @cabdishakuur__officail
    @cabdishakuur__officail ปีที่แล้ว

    xaliimo gobaad the one an only

  • @canabcali3887
    @canabcali3887 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah

  • @SakariyeGaraad
    @SakariyeGaraad 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @hanadcishqi5902
    @hanadcishqi5902 ปีที่แล้ว +1

    ilahay ka xishoo mid walabaaba markay dhaqan xumo latimaado oo cisyaan iyo fisqi nalaso.hor itaagto.ayay ku marmarsiyoota soomali dhag uma dhigo,
    Is astur oo dhaqan xumadan iska daa

  • @zeinabdaahir5323
    @zeinabdaahir5323 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah qof hadal wanaagsan

  • @waliidaxmed1036
    @waliidaxmed1036 ปีที่แล้ว +1

    waban la yaabanahau welihey ma arag xaliimo gobaad oo hadleysa hees moye war wuxu cod macana m.n sweets

  • @IsrahasaanIsrahasaan
    @IsrahasaanIsrahasaan 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waar xaliimo qawl malaha wlhi 😂😂 sawtan fan kii kusoo noqotay xaliimo is not easy

  • @SGS627
    @SGS627 ปีที่แล้ว +3

    Allh kuso hadeyo

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

      Qeen allah ku so hadeeyey maad ka wada heeshii mar hore ka baxdey

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 ปีที่แล้ว +2

    Maxay fan ka baxdaa naag tinteediiba inay daboolato ku adagtahay

  • @AhmedMohamed-td3cw
    @AhmedMohamed-td3cw ปีที่แล้ว

    Waaba gabadheyda magaceeda mashalaah ❤

  • @alijama3401
    @alijama3401 ปีที่แล้ว

    WAA GABADH MASKAX BADAN SOOMAALIDU XANTA BEENTA QABYAALADA XAARAANTA IYAGOO CAADAYSTAY AYAY KU MASHQUULAQN HEES. GABADHAN HADALKEEDU WUU CADYAHAY. QADARIN AYAY MUDANTAHAY WARIYAHUNA WAA NIN AQOON U LEH SAXAAFADA SIDAAN KA ARKAY WARAYSIGIISA.

  • @Zaara.genyo.
    @Zaara.genyo. ปีที่แล้ว

    Baydka ilahay ayaa tahtay wll plz ilahay xasusunow qof wyn tahay aqli Kuma dhina ee ilahyba wx hanuniya 😭

  • @Gabal373
    @Gabal373 ปีที่แล้ว +6

    xaliimo gobaad way noosoo noqoty

  • @Fatkaboy7
    @Fatkaboy7 ปีที่แล้ว +5

    Cod mcn ledahy ❤️bbe ma is guursana🤣

  • @dhowrsanabdirahman
    @dhowrsanabdirahman ปีที่แล้ว

    Hda xita timahagag qarso wll

  • @faafinta7175
    @faafinta7175 ปีที่แล้ว +2

    Cowraded mey asturto weyba soo hanunte

  • @hamseahmed9018
    @hamseahmed9018 ปีที่แล้ว +1

    xaliimo gobaad ok

  • @abdiasiisfarah3550
    @abdiasiisfarah3550 ปีที่แล้ว +2

    Way dagtay walahay xata qabow ayuu noqday hadalkeedu wlhay diintu nafta waa uraaxo dadow xumaan ka dhexbax iyo balwad hebel waa bilaa bal wad hala dhaho

  • @mohamedabdurahmanosman206
    @mohamedabdurahmanosman206 ปีที่แล้ว

    Wallee hadda Xaajiyad Miyaa

  • @sacadmuuse6390
    @sacadmuuse6390 ปีที่แล้ว

    Masha alla lakin timaha iska astur

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 ปีที่แล้ว +2

    waaaaaaaw 🥰 🥰 🥰

  • @sharmarkeibrahim2822
    @sharmarkeibrahim2822 ปีที่แล้ว

    waxaa larabay inuu dhaho orahda quruxlaydan aan wax yar idin xasusiyo
    kan anaa dhaamo waryasi xagisa 😅

  • @ismailmohamedyusufalonepoi3190
    @ismailmohamedyusufalonepoi3190 ปีที่แล้ว +1

    40 jir markey tahay gabdha somaliyed 26sano beey jaraan

  • @rahmaobziiyesomaliland1432
    @rahmaobziiyesomaliland1432 ปีที่แล้ว

    Aniga markahoreba ma aaminsanayn inay kusoolaabatay fanka halimo gobaad 😁 ale kuma sooceliyo noloshiimadoomabayd

  • @ahmedhonest32
    @ahmedhonest32 ปีที่แล้ว +1

    Xalimoy bal madaxa qari hader ayadbo qawantahe

  • @somaliwaahal5157
    @somaliwaahal5157 ปีที่แล้ว

    Xashka yagtaye timaha qarso hadaba😔👍

  • @biggstone3573
    @biggstone3573 ปีที่แล้ว

    Soomalida aqoon daro haysata awgeed qof bani aadam ah bay waxay rabaan ka
    Sheegayaan way iska xukumayaan Taasina waa danbi aad u xun qof bani Aadan ah wax been abuur ah ka sheegtid

  • @xayatshirenuur1614
    @xayatshirenuur1614 ปีที่แล้ว

    Allah fanka ka madoweyo

  • @nasriahmed9028
    @nasriahmed9028 ปีที่แล้ว

    Ilahyban uso labty fankina wanka baxy hadey yidhi mey timaha qarsato alhu agbar

    • @suhaybcali8686
      @suhaybcali8686 ปีที่แล้ว

      Adba qaawani ayaad suuqa Ku aada🤣

  • @najahalielmi
    @najahalielmi ปีที่แล้ว +1

    isoraca ilahay darti

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 ปีที่แล้ว

    Dadkaan TV leh in ay u imaadid how imaan

  • @mohamedbisharabdi6079
    @mohamedbisharabdi6079 ปีที่แล้ว

    Halima gacaliso ❤️✅😭

  • @cayniqurux1695
    @cayniqurux1695 10 หลายเดือนก่อน

    kkkk sodig kusoo labtay

  • @abdirahmanahmedmohamed8404
    @abdirahmanahmedmohamed8404 ปีที่แล้ว +1

    Oo ninka gabadha hor fadhiyo muu timiha daboolo dhaho.

  • @liya9994
    @liya9994 ปีที่แล้ว

    Tha mi ed

  • @xaliimoxaamid-yy5ts
    @xaliimoxaamid-yy5ts 10 หลายเดือนก่อน

    Xalimo xaal ma qabto🤣🤣

  • @somalistar8261
    @somalistar8261 ปีที่แล้ว

    Ninkaan baa kamida

  • @Majk246
    @Majk246 ปีที่แล้ว

    codba maheysee maxee ku soo laaban pls don't

  • @ifraaxaadan53
    @ifraaxaadan53 ปีที่แล้ว +2

    Tinta wada qari waayo waa cowro aad ugu muhiim diinteena suuban

    • @Fatkaboy7
      @Fatkaboy7 ปีที่แล้ว

      Hawenka somalida 100% 80 way qawiyan 🤣🤣2022

  • @cabdirisaaqibrahimchannel8028
    @cabdirisaaqibrahimchannel8028 ปีที่แล้ว +2

    Hadayba qaawantahay

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว +3

    Fanka u baahan run ahaantii ee adaa doona iska leh

  • @naciimadamax2472
    @naciimadamax2472 ปีที่แล้ว

    Ala gabadhas iska jecliya

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef54 ปีที่แล้ว

    Somali danbi badana so ki lahayeen way ku so noqday way na danbaaajiyeeen

  • @SYL-nq4yo
    @SYL-nq4yo ปีที่แล้ว

    Qofka kaamarada ku cayaaraya , kolba kalar saaraya gabadha .. yaaaab , ree magaalnimo!!!

  • @safwaanhero7555
    @safwaanhero7555 ปีที่แล้ว

    Waa markay ka lacagaysatay fanka xaliimo gobaad

    • @fardusaxasan1573
      @fardusaxasan1573 ปีที่แล้ว

      Kkkk fanka lagama lagacaysto horey wey usheeqaysan jirtey

  • @husseinabdullahi5840
    @husseinabdullahi5840 ปีที่แล้ว

    Tan fanka kama baxdo

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 ปีที่แล้ว +2

    Naa noosoo laabo nio 😂😂😂

  • @sawdaamirofficial1884
    @sawdaamirofficial1884 ปีที่แล้ว +1

    Iisoobooqda channel ka fadlan th-cam.com/video/WoTL4claGe8/w-d-xo.html

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @ladyboss8772
    @ladyboss8772 ปีที่แล้ว +1

    MasnaAllah ❤❤❤❤