Ma ta uu ku dhiibay qalbi dhagax miyaa Mise waa miduu Axmad madoobe kula dagaalamay mise waa khibraduu ku dhahay Onlf waa argagixiso xaashi wax ka fiirso
FARMAAJO WAXAA U AHA NINKAY SOMALIYED SOMALINIMO NA KU JIRTAY. NABADA SOMALIYEYDNA JEECLA WADANINIMO NA LAHAA.SHARAAFTI SOMALIYEDNZ SOO CEELIYEY MAQAAM KANZ HALKI AY SOMALIYA LAHEYDNA KU SOO CEELIYEY.HAYE.AWAY
Gurguurte dullinakds iyo doqonimadu wajigiisa ayay u muuqataa dalkii iyo dadkii Somaliyeedna god dheer oo la mid ah kii falastiin ku dhacday ayuu ku riday.
ALLA MAXAAD ISU CAMIRTEEN REERKOOW WAR SIYAASADIINA WAA LEYDINKA BADIYEE NAF WAXAY IDIN BIDAY YOU TUBE INAAD NOQOTAAN XAASHI YOU TUBERE GEYLAN YOU TUBARE BOODHARII YOU TUBARE K.AYUUB YOU TABARE IYO CANAASIIR NIICLAYAAL NACAMLAYAAL KALOO BADAN
war soomaliyeey fadhiga iskaga kaca dhulkiini iyo badiinaba waa la qadanaya anigu waligay ma aminin xasan sheekh oo kale sababtu waa ruuxii taagera xasan oo kale waa qof qabiil iyo qabyaalad ku tageeray ee ma aha qof fayow habeenkii la doortay xasan sheekh waa dawanayay xitaa waxan ka dawanayay tv ee ma haysanin mobil wax garanayayna ma jirto lakiin habeen waxyaabii dhagataydu maqlaysay waxa ka mid ahaa soomaliya way burburtay dadbaa saa laha sabbatuna waa inuu xasan sheekh ay iska cadayd inuu yahay masharuuc shisheeye walihi aniga oonan waligay ku ku korin jamhuuriyada horta ah ee soomaliya hadana xanuunka iyo dhibatada ay igu hayso waxa ay soomaliya markanayso adban uga xumahay waligayna hada oo an hargaysa joogo ban ka soo maqanhay deganka soomalida marka dad anan waligoodba qabiil iyo qudhun ka shaqaynaya miyad ka sugi inay dalka wax uwabtaan ilaa oo kuwan la iska qabto ma badbadayo wadanku intee in elegban ku noolan karna xaladan? ilaa oo ay dadka waxgaradka ah ay taliyaan sidan waxba kama badalmano waxan ahànayna shacab bahan iyo dawlad ku sheeg la biilo bilaa caleeg sidan àn isu dhaano soomaliyey oo ha tagerin siyaasi cadaqata ah mamulgoboledyo looga wada taliyo imaaradka carabta waxa iman doonta in la iibsado shacabka soomaliyeed in layna adoonsado unbaa dhiman xashiyow dadaal anigu waa kugu tageersanahay difaaaca dalka soomalia alla ha kuu dhibyareeyo xogaha dadka soomaliyeed laga qariyay wajibkii ka saarnaa waa gudtay haka dalin waanada dhagihii wan samaa alla waniya dadka horaa loo yidhi aun abwaan cabdi iidan farax dundumo ninkii wacdiyà wùu ku daliyee halkaa ka siiwad howsha guul umada soomaliyeed manan is dhibin wanu ka adkan itoobiya iyo xasan sheekh
Sheekada wariyahan oo la soo koobay waxa waaye adeerkey farmaajo ayan amaanayaa halka xasan sheekh oo hawiye ah aan dusha u saaraayo eeda uusan laheyn waa taasaa wariyaasha daarood sida ey u sameenayaan munaafaqada iyo sida ey u taageeraayaan adeerkood farmajo ma ila aragteen hawiyow wariyahan lacagta uu soo qaatay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ninkan waa qabiliiste waliba siyaasinta hawiye u raadiyo xuman kana sameeyo been abuur aan jirin, markasto farmaajo amaano, lakiin waxaan ku sheega in farmaajo usan dib danbo u xukumi doonin Somalia, ha iska amaano farmaajo lakiin reer Mogadishu ma amini donaan farmaajo iyo wax uu wato
@ismailomar7156 kan wariyahan isku sheegayo ma ogo miyaa in farmajo uusan mar danbe MD in uu noqdo ma ogo miyaa ninkan wariyaha isku sheegayo hawiye in uusan ogoleyn nin daarood ah in uu madaxweyne noqdo war waxaan waaba doqon caadi waryaa xaashi haku fakarin nin daarood ah in uu mar kale madaxweyne noqdo waa hore ayan ka tashanay midaas. Gobolka gedo geysta farmaajo ee ka dhigta gudoomiyaha gobolka gedo waaba xawayaan kan war doqonow farmajo iyo wax kale aad wadataan haka yaabina in muqdisho isagoo madaxweyne ah in uu ka soo baxo waayo anaga oo hawiye ah ayanan ogoleyn hada ma fahantay dabaalow wad nabaran doontaan nin aan madaxweyne hawiye eheyn lama ogolo marka tuuladiina aada
Oh my god badii godoow ku riday war xabashi ma wax loo dhiibta laga qaadi karo arag dhulkii somali itoobiya ilaa hada walaga qaadi wayay ilaa siyad bare xataa dagaal ku qaaday simaliyey kaca ee banan baxa war godeey ku dhacday badii somaliyeed.somali dhohaneey kaca
Farmajo waa geesi geesi dhaly ❤❤❤❤❤
Sax❤
Absolutely!!! 💯
Mw Farmajo
Waa wadani dalkiis jecel oo aqoon leh ❤geesi ah 🇸🇴
Maashaa alaah Walee waa runtaa xaadhii alaa yacisac
Farmaajo dawlad soomaaliyeed iyo daacadnima lagu eryay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guuleyso hashi
Saxiix❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xassan sheikh waxa damo Cali dhere wlhi alle ku qadh xassanow
Guurguurte Waa Damiin Damiina waxba uma kordhaan
aaway culumadii aaway aqoonyahan kusheegii aaway siyaasiyiintii tuugada aheed aaway dalinyartii war dalka haa labadbaadiya billahi caleekum
Farmaajo guulayso
MaashaAlLaah Walaahi waa awesome Gunaanadkaaga gaar’ahaan midan
“” waayo hogaamiye kastà waxa’uu hogaamiyaa Bulshadà uu’u’Qalmo, Umad kastana waxa’ay Heshaa Hogaamiye ay’u Qalantó, waana tan ay’heysato maanta Soomaalidu”” 🔨🔨🔨 waad nalà heshey Walaahi Waa runtaa 😔😢😔😭
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤
Farmaajo ❤❤❤❤❤❤
Xafidllah madaxwene farmaajo ❤🇸🇴👍 Wuxu ahaay🇸🇴❤ Madaxwene ku Hoboon Booska 🇸🇴❤👍 Xasan wuxu Dhiibay Qarankii Somaliyed 💔😭🇸🇴 Xasan wuxu Baabiye Midnimadii Somaliyed😭💔😠💯💔 Qaluubtuda 💔😭🇸🇴😠💯
❤❤❤❤❤❤❤
Alaylehe maxaad caqiiqooyinka hadashy runtu kharaar badanaa marna macaan badanaa
❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Qofkii ugu horeeye aan waydiiye markii xasan la doorto waxuu dhahay waxaan taageersana farmaajo lkn kama xume in nin abgaal qabto xilka ilaa maanta qof walbo oo taageersan wuxu ku raacay qabiil 😢😢
❤
Wuuku fashilmay dawladnimada dhiiqayste
M/weyne farmaajo wuxuu ahaa geesi shacab waayey
Farmajo was charismatic leader
RAADIYO FARMAAJO
WARAWAREEYAHA FARMAAJO
KALA KICIYAHA FARMAAJO
XAYEEYSIIYAHA FARMAAJO
Malayaabtay alabtan aan isku aadsanay 😂😂😂
❤❤❤❤
Asc md xada jooga markiisa xore ayuu balaa kuwaliti ahaa
WAXAA. QABYO KA AHAA INUU. GOD KURIDO WUUNA KURIDAY
Taas waa sababta aan 3 month musharkeyga ugudeqay
That’s true soomaalidu waa dad ayaan daraan
Xasan siyaasi MA ah
Iimaan laawe dal io diin unixin illah dalka ha ka badbaadsho Gurguurte
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Tan beer xanun waye dalki somaliya sifixanba lo asay lkn rajada rabi lagama quusto
MaashaAlLaah waa nin Adag laakiin wuxuu Ku fiican yahey inuu PM ahaado haduu helo madaxweyne fiican oo daacad ah. Waa sideey ila’tahey.
Ninkad abtiga u ahead ayad wali naga daba wadaa orod sool gee som wey UGA dhamatey
Waxa wadanka qaribaya waa la garanayaa weligeedna sidaaas ayey aheyd gumeysiga dadna waa soo hogaain jireen dadna waa difaaci jireen marka xayeesiinta iska wad u jeedkaada waa fahamsanehee
Wacal kaan waxaan u maleyn jiray nin wadani somaliyeed ah lkn aniga iyo inbadan waxaan ogaanay in uu yahay qabiliiste waliba aan dhihikaro waa wacal beeynloow ah .
Kan Alaaha la dhaafiyo dhaartii uu wadanka io dadkiisa u dhaartay wuu ka tala baxay Alaahayow xaqa soomalia ka soo saar oo na dhaafi
Xaasinnimada iska yaree
Haddii kale labada wabi waan kaa jeedineynaa
Kkkkkkkk😅😅😅😅😅😅😅
Waa kabad badise mahuu kagad maayo geey farmajo waa sunta somaliya
Khaladkii masiiriga ahaa ee lagu dhaxal wareeji reer falastiin baa ku socda soomaaliya
REERKOOW MAANTA SOOMALIYA WAXAA MADAXWEYNE U AH
XASAN SHEKH MAXAMUUD
CIIL QABOOW CADAABTA GAL
CALAACAL IYO TOROROG
😂😂😂 very early campaign
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲
Ma ta uu ku dhiibay qalbi dhagax miyaa
Mise waa miduu Axmad madoobe kula dagaalamay mise waa khibraduu ku dhahay Onlf waa argagixiso xaashi wax ka fiirso
Wlh inaa caqli leyhy waxaan ogaaday farmaajo marka ladoortay dabaal dag ayaan usoo baxay anigoo garaneenin lkn qibradiisa aan fahansanaa madax kale Oo ladoortay ma.aan dareemin waxaan dareemay maalinta farmaajo ladoortay
Burburkii kadib farmaajo wuxuu noqdey madaxweynihii ugu fiicnaa oo na soo maro nabsigiisii baa na haayo
Waasax
reer galbeedku way is casili lahaayeen haday samayn la’haayeen
arimaha
xasan iyo Xamsa sameeyeen
FARMAAJO WAXAA U AHA NINKAY SOMALIYED SOMALINIMO NA KU JIRTAY. NABADA SOMALIYEYDNA JEECLA WADANINIMO NA LAHAA.SHARAAFTI SOMALIYEDNZ SOO CEELIYEY MAQAAM KANZ HALKI AY SOMALIYA LAHEYDNA KU SOO CEELIYEY.HAYE.AWAY
Gurguurte dullinakds iyo doqonimadu wajigiisa ayay u muuqataa dalkii iyo dadkii Somaliyeedna god dheer oo la mid ah kii falastiin ku dhacday ayuu ku riday.
RAADIYO FARMAAJO KALA KICIYAHA FARMAAJO WARAWAREEYAHA FARMAAJO XAYEEYSIIYAHA FARMAAJO
FARMAAJO SOW MAAHEEY SAAXIIBKA RUNTA AH EE ABIYA AXMED KEENANA DAMACA BADA ILEEN FARMAAJAA UBALAN QAADAY AFAR DEKEDOOD
MAXAA XASAN SHEKH IGU DHEGAN TAHAY QABYAALIISTAYAHOOW
Soomaalida waa xoola dhaqata reer guuraa ah waxba kama yaqaanaa dowladnimo xitaa kooda isku sheega aqoonyahan
ALLA MAXAAD ISU CAMIRTEEN REERKOOW WAR SIYAASADIINA WAA LEYDINKA BADIYEE
NAF WAXAY IDIN BIDAY YOU TUBE INAAD NOQOTAAN
XAASHI YOU TUBERE
GEYLAN YOU TUBARE
BOODHARII YOU TUBARE
K.AYUUB YOU TABARE
IYO CANAASIIR NIICLAYAAL
NACAMLAYAAL KALOO BADAN
war soomaliyeey fadhiga iskaga kaca dhulkiini iyo badiinaba waa la qadanaya anigu waligay ma aminin xasan sheekh oo kale sababtu waa ruuxii taagera xasan oo kale waa qof qabiil iyo qabyaalad ku tageeray ee ma aha qof fayow habeenkii la doortay xasan sheekh waa dawanayay xitaa waxan ka dawanayay tv ee ma haysanin mobil wax garanayayna ma jirto lakiin habeen waxyaabii dhagataydu maqlaysay waxa ka mid ahaa soomaliya way burburtay dadbaa saa laha sabbatuna waa inuu xasan sheekh ay iska cadayd inuu yahay masharuuc shisheeye walihi aniga oonan waligay ku ku korin jamhuuriyada horta ah ee soomaliya hadana xanuunka iyo dhibatada ay igu hayso waxa ay soomaliya markanayso adban uga xumahay waligayna hada oo an hargaysa joogo ban ka soo maqanhay deganka soomalida marka dad anan waligoodba qabiil iyo qudhun ka shaqaynaya miyad ka sugi inay dalka wax uwabtaan ilaa oo kuwan la iska qabto ma badbadayo wadanku intee in elegban ku noolan karna xaladan? ilaa oo ay dadka waxgaradka ah ay taliyaan sidan waxba kama badalmano waxan ahànayna shacab bahan iyo dawlad ku sheeg la biilo bilaa caleeg sidan àn isu dhaano soomaliyey oo ha tagerin siyaasi cadaqata ah mamulgoboledyo looga wada taliyo imaaradka carabta waxa iman doonta in la iibsado shacabka soomaliyeed in layna adoonsado unbaa dhiman xashiyow dadaal anigu waa kugu tageersanahay difaaaca dalka soomalia alla ha kuu dhibyareeyo xogaha dadka soomaliyeed laga qariyay wajibkii ka saarnaa waa gudtay haka dalin waanada dhagihii wan samaa alla waniya dadka horaa loo yidhi aun abwaan cabdi iidan farax dundumo ninkii wacdiyà wùu ku daliyee halkaa ka siiwad howsha guul umada soomaliyeed manan is dhibin wanu ka adkan itoobiya iyo xasan sheekh
Af kaaga caana lugu qabay
Madax waynafican walodiday somali
Very sad
Farmaajo waa mareexaan, thumawalaahi vilada ayaan kugu soo daadanayaa.
Farmaajo hogaamiye qaran oo qab weyn
Sax qibradisa dhanka dowlada wa 0 badii xabashi u gacan geliyay fudeed badanaa
Xassan shiiq koox qabiileysan oo manaxayal ah oo wadaniyadu ku yartahay ba ku hareraysan
Deeh farmaajo dameero afuuf iyo mooryaanimo iyo tuugnimo siyaasada kuma imaan
Waryaa xaaashiyoow, md Farmaajo waa walalken, lkn ogow md Xassan sheikh waa Md/nahayna, ee wax isku balance karee oo iskadaa amaanta xeeladesan. Oo wariyaa tahaye wax badan xeeri:
Sheekada wariyahan oo la soo koobay waxa waaye adeerkey farmaajo ayan amaanayaa halka xasan sheekh oo hawiye ah aan dusha u saaraayo eeda uusan laheyn waa taasaa wariyaasha daarood sida ey u sameenayaan munaafaqada iyo sida ey u taageeraayaan adeerkood farmajo ma ila aragteen hawiyow wariyahan lacagta uu soo qaatay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ninkan waa qabiliiste waliba siyaasinta hawiye u raadiyo xuman kana sameeyo been abuur aan jirin, markasto farmaajo amaano, lakiin waxaan ku sheega in farmaajo usan dib danbo u xukumi doonin Somalia, ha iska amaano farmaajo lakiin reer Mogadishu ma amini donaan farmaajo iyo wax uu wato
@ismailomar7156 kan wariyahan isku sheegayo ma ogo miyaa in farmajo uusan mar danbe MD in uu noqdo ma ogo miyaa ninkan wariyaha isku sheegayo hawiye in uusan ogoleyn nin daarood ah in uu madaxweyne noqdo war waxaan waaba doqon caadi waryaa xaashi haku fakarin nin daarood ah in uu mar kale madaxweyne noqdo waa hore ayan ka tashanay midaas. Gobolka gedo geysta farmaajo ee ka dhigta gudoomiyaha gobolka gedo waaba xawayaan kan war doqonow farmajo iyo wax kale aad wadataan haka yaabina in muqdisho isagoo madaxweyne ah in uu ka soo baxo waayo anaga oo hawiye ah ayanan ogoleyn hada ma fahantay dabaalow wad nabaran doontaan nin aan madaxweyne hawiye eheyn lama ogolo marka tuuladiina aada
@@kalatuuraaye.7106 😂😂😂😂. Marka aad leedahay nin daarood ah madaxwayne noqon maayo mar danbe malaha waxaad iloowday dowladnimada aad sheegaysid inaan anigoo daarood ah inaan Mogadishu keenay. Hadana waxaan awooda inaan meeshii aan ka keenay ku cesho. Hawiye oo dhan maskaxdooda waxaan ka buuxa oo ku jira dhac iyo bililiqo iyo aqoon yahankooda oo dhan ay yihiin juhalo iyo munaafaqad good example HASSAN SHM😅😅😂😂
Kani waxba masheegin .farmaajo waa qabiileyste caloosha ka buuka . somali waxay ubahan tahay . Madaxweyne ka cafimmad qaba qabyalada .waa iskumid xasan dhiiqo iyo farmaajo.
Taasaa I been ahiin qoon walaba waxaa lookeenaa hogaamiy aayi mutiisteen sidyada
Sxb Somalie hanolato
Damaca Ethiopia ee Badda Soomaaliya waxaay noqon doontaa mid la mid ah >>>> BOLIVIA iyo CHILE, waana xaqiiqada dhabta ah haddii aysan Soomaali Maryooleey la imaan Caqli,Aqoon sare iyo waddaninimo ku dhisan Qab iyo Damiir Soomaalinimo.
Xasan Sheikh wuxuu Qabiir ku yahay dhinaca NGO, weliba sida dhinaca aan Nadiifka aheyn ee wax isdabamarinta iyo qabyaaladda
Isagoo af soomaali noo faaidee
Xasan..dhiiqo..waxaa...qabayo..ka.ahaa...tabbarraay..sig..yuu...uns..in.uu.hello..ciidan.awoo..irir.sammaale...ayaa.qabyo..kahaa..nin.ragah..loo.sheegimaho...doqon..yeelkiis
Oh my god badii godoow ku riday war xabashi ma wax loo dhiibta laga qaadi karo arag dhulkii somali itoobiya ilaa hada walaga qaadi wayay ilaa siyad bare xataa dagaal ku qaaday simaliyey kaca ee banan baxa war godeey ku dhacday badii somaliyeed.somali dhohaneey kaca
Xaashiyow dadka soomalidu maxay u xaqiraan ninka wax u qabta iskaa warkooda yeysan dhiiga kugu karinine
Daroodnimo ayuu uga badbaaday😂😂😂😂😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤