Warqadda Sirta ah ee Xasan Sheekh Loo Dusiyey ee Ku Saabsan Iibka Baddeena

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 84

  • @deeqocabdisalanwarsame6444
    @deeqocabdisalanwarsame6444 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Suleybanow wll xasan badena asaga saxiixay Turkina dal dadkii laha ay ibinayan waxba kama qaban karo dal shisheye inan inay wax noqabtan kasugayno waa inoo doqonimo ee illahay dalka iyo dadka hano badbadiyo insha Allah

    • @FadumaAbdullahi-j9s
      @FadumaAbdullahi-j9s 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      💔😭🇸🇴 Waa runta walaal 💯 Damiir Lawe Waayo Xasan 😠💔😭🇸🇴

  • @zahradurow9525
    @zahradurow9525 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Yaa rabi badbaadi somali

  • @snw9257
    @snw9257 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah tabaraka Allah guuuuul iyo gobanimo warbixinta waan ku diirsay waxan rabna ficiil ethiopia manta waqti ay kalidato majirto Xasan iyo Xamze barlamaan ku sheega kolla boxka ahla eryo oo wadanka Somaliyeed hala badbaadiyo

    • @FadumaAbdullahi-j9s
      @FadumaAbdullahi-j9s 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      💯💔😭🇸🇴 Waa runta walaal Waa in Wadanka La badbaadiyo 😭🇸🇴💔💯👍

  • @Darwiish-Sool
    @Darwiish-Sool 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilaahoow dalka Xasan ka qabo nacalad haku dhacdee diinta uu haysto wlhy shaki baa ku jira malcuunka

  • @AbdirashiidJamac-r1c
    @AbdirashiidJamac-r1c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc maashaa Allah. injineer. Xasan. Waa nin waxa uu sameynayo aanan ogayn.

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Odaygaan maskiinkaa oon siyaasada waxba ka ogayn hadii itoobiya ka saxiixatay badii soomaaliya xagee aadeen dadkii soomaaliyeed bada ma xassan baa iska leh bada soomaali baa iska leh

  • @khalilmohamed7326
    @khalilmohamed7326 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somalia burburka iyo halaaga ka bixi mayso ilaa lasoo celinayo magicii lagu heshiiyay israacii lixdankii kaas oo ah Jamhuriyada umada soomaaliyeed..Somali Republic...❤❤❤❤

  • @ahnettek3298
    @ahnettek3298 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waxaan allaah ka baryayna in hishiiskan burburo .intuusan xasan lacag hir gelinin .wadnaha allaah istaajiyo allaahuma aammiin midka qeyr badana allaaha madax nooga dhigo oo aan bada iyo bariga gadaneynin oo sumcadii aan aduunyada uga horeynay iyo sharaaftii allaah nasiiyay noosoo celiya oo alle na ha ku kaalmeyo allaahuma aammin dadka soomaaliya jooga barlamanka waa inuu diida oo uu bad baadiya iyo idinkuba.xil baa idinka saranr.badi kenya waxa bad baadiyay allaah u naxariiste jawaari.tana idiinku bad baadiya bahdina horfadhi midiya

  • @abdikarinibrahim7257
    @abdikarinibrahim7257 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa inaan talaabo deg deg ah oo mudaharaado aduunka isqabsada lasameeyo SaaS ayaa ku talin lahaa baarlamaanku ay laalaan oo ay dhahaan ma aqoonsanin heshiiskaas

    • @FadumaAbdullahi-j9s
      @FadumaAbdullahi-j9s 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      😭😠💔🤲 WAA Runta aan Sameno Banaan bax Fadlan 💯👍

  • @AshaYasin-y7u
    @AshaYasin-y7u 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aniga waxan garan waayey Madaxweeyne xasan shiikh dowladii loo xilsaaray ayuu ku kashifmay in uu galo Mou iminka ayaa qalad ahayd.

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Turki dantiiso eegta wa caloshood u shaqeyste godoow ku riday umadii somaliyed badoodii

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😠💯💔🇸🇴 Xasan intuu jooga Wax badan Waa Xaraashaa😠😭💯💔🇸🇴An iska Qabano 👍 Hadii kale aan uska Amusno Somaliye Nin ishii Laga arkaa Ayaa ushiisa Lug
    Tumaaa😭😠💯💔🇸🇴👍

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Loojoojin maayo xasan lacag buu rabaa

  • @SomaliWeyn-c1h
    @SomaliWeyn-c1h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waa runtaa hashi

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan cidina wax uma dusisee hashiyow wuu ugu tala galay inuu na iibsado dal iyo dadba

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Acudu bilaahi mina sheydaani Rajiim.
    Xasan Sheekh xaqa Alaah ha ku tuso. Dalka guri aad adiga dhisatay ma ahan. Xaqa naga hadaan Somalia nahay waa inaad dib isugu noqota. Masuuliyiinta xaq darada ku socda Alaah ha soo hadeeyo. Isxisaabiya madaxdoy maalinka Qiyaame xaqa aad galeysaan ilaahay halkee baad ka galeysaan??????
    Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.

    • @FadumaAbdullahi-j9s
      @FadumaAbdullahi-j9s 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      💔😭💔🇸🇴 Amiin Amiin Amiin Amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲 ILAHAYOW n'a dhaafi Xasan 👍

  • @mahamedbare8807
    @mahamedbare8807 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan xabsade oo ah 70jir cimrigisi ku sogootiyey xuman iyo khayano qaran waxan filaya mudo xileedkisii hore babin qabyo ka ahyf inu dhamaystirayo baal madow ayu kagaly tarikhda umada soomaliyeed_kolay waa ehlu Naare Gudka allah ha ku cadaabo

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Insha Alaah Somalia wey guuleysan. Insha Alaah Somalia wey guuleysan.
    Insha Alaah Somalia wey ka guuleysan.
    Insha Alaah Somalia wey ka guuleysan.
    Xasbiyalaah wa nicmal wakiil

  • @FarhanAlisaid
    @FarhanAlisaid 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia 500 oo Sano riyo ay doonaysay maanta u rumowday xasan sheikh baana noqday hogaamiyhii ugu horayey riyadii Ethiopia u rumeeyey taariikhda baal madow buuka galay

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa in umada soomaaliyeed kacdo oo laga badbaadiyo duligaan duleysan ee masiibada ku noqdey umada iyo dalka soomaaliyeed

    • @FadumaAbdullahi-j9s
      @FadumaAbdullahi-j9s 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      😠😭💔🇸🇴 Waa runta walaal 💯 halkee Ayan ka bilawnaa Fadlan 👍💯

  • @abdiyare2025
    @abdiyare2025 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadanka jaarkanahay ee itoobiya xaqbay uleedahaý in ay bad hesho hadiiba madaxweynaha sharaftaleh ee xasan sheekh maxmuud

    • @tuuladaciyaaraha677
      @tuuladaciyaaraha677 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waanu ku fahamsannahey Oromyahow

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maamulka muqdisho fashilka wxba galin Mou Somaliand iyo Ethiopia dhexamay turkey sfcn ayuu utaageray teamki xasan garguutheh wxba bedeli karaan qorshyaasha Ethiopia ee Sadexda qobo ee haysto Wana loo fuliye turkey AYAANA UFULIYEY

  • @AadancabdulaahinuurSiyaad
    @AadancabdulaahinuurSiyaad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waan kaxumaha in itoobiya eey nasoodamaaciso balsa waalasugay

  • @CabdiraxmaanOsmaan-m3j
    @CabdiraxmaanOsmaan-m3j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    qodobada 1 , 2, 3 ma aad Soo dhigin qoraal ahaan ee comment Soo dhig bro

  • @Mohap2188
    @Mohap2188 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wali heshiis lama galin afgarad dhacay lkn walwalka wa mid jira

  • @AshaYasin-y7u
    @AshaYasin-y7u 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalida madaxdeedu ma garanyaan qeemaha dalka dadka ilaah baa u gargaaraya Umadda Somaaliyeed waxgaradkii Somaaliyeed hoos ayeey u ooyeen .

  • @FarhanAlisaid
    @FarhanAlisaid 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    La hel lawaa baa xigta Soomaaliya ninkii raja ka qabow hada iska samir oo runta wajah tan maanta maaha tii ay ka badbaadi lahayd😢

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Som south and SOMALILAND others 3th somali is kenyan som djbouti som and ethopian somali Dont dream

  • @شيخبسامالجرار
    @شيخبسامالجرار 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc xasan ama warqad halodir ama yaanloodirin waa kutalagalay in dalkan iyo dadkan in UU baabiyo oo waxba kadaben wax waxkadhinayana majiro

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 6 นาทีที่ผ่านมา

    Daarood iyo hawiye waa labo cawaan aan waxba is dhaamin ugu danbeeeyn waxeey sabab u noqdeen ineey itoobiya soomaaliya dhbsato bad iyo baribo soomaali galbeed baad ka hadleysaaan

  • @jamanour2880
    @jamanour2880 19 นาทีที่ผ่านมา

    Warkakaca somaliyey sinmayino badena war hoy han iska celino xabashida

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Insha Allaha somali Allaha badbaadiyo amin ya Rabbi

  • @AxmedMuxumed-y6q
    @AxmedMuxumed-y6q ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tuugada. Somalida. Nooc kasta. Ayey. Uhowl gqshaan. Waa sida. Muuqata. Hada. Eeg. Qoraal. Oo maqal. Qoraalkan halis weyn..oo..nasoo. food saar ta. So2. Maaha

  • @Baananews
    @Baananews 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wa run Ben ma ahan wa qiyaano qaran wa dhaftay waxa ay mareysa is maja xaabin wa god mogdi ayado o an ku nolnahay anago nool lanagu asney ilahay malinta danbe wana weydinya iyo Imtixanka nahaysta wa dastur an diin ahay Lkn wali qorsha lagu badbadin laha ayan u haya si lo Wayo waxa la dhahaya ma urdugan kaligiis iyo hassan sheikh aya wax bixiya o qaramda midowbe iyo balaya isku sheegsheeg o dhan si lo maran hababiyo cida wax la siiyey iyo cida wax bixisay ayaga kaliya Miya ka nol mise arinta Somaliya ka goda wa maya hassan halaxiro ama nolasha la dhafiyo inta u radka dhow yahay hadi kale anaga iyo inta nolasha jiilkena danbe Somalia

    • @FadumaAbdullahi-j9s
      @FadumaAbdullahi-j9s ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      🇸🇴😭💔😠In Xasan iyo kooxdiisa nolasha la DHAAFIYO ayaa Fiican ❤💯🇸🇴👍

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaqiiqda why Beenta uga sheegaysaa runta u sheeg naftaada badaha iyo dhulka ragg baa leh say rabaan ka dhigaya

  • @adnachannel8660
    @adnachannel8660 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    NINKAAN KIIN HADLAAYO WARIYE MA AHAN EE WAA NIN QABYAALAD MADAXA MARTAY BADTERDHEH. XASAN GUUUL

  • @cabdiqadirmaxamuud-j4p
    @cabdiqadirmaxamuud-j4p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa khatar lagu ciyaarayo in umada soomaliyeed Hana laga koco fadhiga ma dawadayaalban ka noqonnaa dalkeenii oo la qaybsanyo ee war ha la koco inta goorigoor tahay intuuna xaalku xumaanin

  • @omarosmanmohamed8793
    @omarosmanmohamed8793 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Codsi
    Xaashi waxaan kaa codsanayaa in aad u istaagto in lagu ceebeeyo erdogan sida uu lula dhaqmo dalalka islaamka iyo sida uu somaliya u qiyaameynrabo mahadsani

  • @MukhtaarXuseen-p7x
    @MukhtaarXuseen-p7x 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itopiya iyo yahuuda ayaa iskashana lkn waa hadaynu yeelno xsn waa shaqsi

  • @Mohamudali65
    @Mohamudali65 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tani raggii difaacan jirey waa joogaan, weliba iyagoo kasii caraysan intii hore, Xasan iyo Eyda kalena godkay noo qodayaan iyagaa kudhici doona.

    • @2daysago_
      @2daysago_ 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma kuwa xadka kenya ka gudbay.....xagee ciidan joogaa. Marhore ayaa moralka laga dilay weyna kala yaaceen. Somalia 5kun oo ciidan xitaa gacan kuma hayso maanta....waxaaba ka awood badan maamul goboleedyada

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itoobiya ciidan milatari oo bada ah ayay keensanaysaa haday kiro tahay maxay soo doonayaan ciidamadooda tani way iska cadahay in badeena la iibsaday ee soomaaliyeey ka kaca intaan la ansaxin go,aamadaas 😢

  • @FataleYare
    @FataleYare 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga TH-cam Mucarda ayaa Tahay😂😂

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hada hala bilaabo in turkey looga saarayo dalkeena handoff somaliya #

  • @cabdiraxmaan-ef4mq
    @cabdiraxmaan-ef4mq 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia 🇪🇹 badda & dhulka waa laa siinay yaa wax ka badli kar? 🤔😂

  • @MohdAli-ur4cz
    @MohdAli-ur4cz 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa halis arinkaas waa in laga mudaharaado shacabka waa in aan isku soo bax sameynaa arinkaan aan ka dhiidhinaa

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan gurguurte badda hawiye iibiyey maxaa idinka galay daarood kurdi munaafaq dhulmahante

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan dal xoreeye
    Farmaajo muunan ahayn nin afar degatood itoobiyo siiye ilamarkaana qalbi dhaqax u dhiibay iroobiya

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Urdugaan waaba dulaalka maanta jooga

    • @omarmahdi4325
      @omarmahdi4325 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      War waa caadoo ethiopie kaa daaren

  • @Best_27
    @Best_27 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War beenta iska dhaaf😂😂

  • @abdiazizmohamed4128
    @abdiazizmohamed4128 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Macaradka itho waa sida adiga oo kale sida xun aa aad uga hadasho aad u mucaarado dowlada ayey ayagana u mucradan tooda ma waxaat dadka leedahay aniga oo macaa rad ah warkeyga qaata dadka kale ee mucarad ahna warkoda ma jiro dadka aad wax u sheegto waa dad nocee ah 😂
    Plz hadad bdadka wax u sheegi rabto waxba hadalka ha isku qasin ee toos waxaa😂 dhihi rabto u dheh wariye halka xigasho uu heesto yahay Email aan helnay is that easy in dad sidaas fudu wax kaga maqlan war lagu kalson yahay hadaa hore u maqshay qaabka nocaan ah kuma iman saxfada credit la ilaaliyo ayey leedahay we

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hasan munaafaq iyo mooryaantiisa USC dalka waa in laga qabtaa unkukaa leh.

  • @moad-iu7ts
    @moad-iu7ts 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan wa qabyalada oo qof ah

  • @FatimaAbdirahmaan
    @FatimaAbdirahmaan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasa unaan l hognagu rideeyni maxaase idinka galay

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horn africa there is no any even one person somali who is owner ?

  • @jamaomar8775
    @jamaomar8775 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Eithoopia iyo Guusha maanta aay gadhay Mashallah. Mashallah👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢

  • @burhanabdulahihasan
    @burhanabdulahihasan 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkk😂 ohonta iska da umada somamalieed beenta kale tagay

  • @FataleYare
    @FataleYare 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horfadhi waa mucard dowladnimada somaliyaaa😢😢

    • @MaxamedCadde-ln9ni
      @MaxamedCadde-ln9ni 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sax weeye waliba waaa Xagjir.😂😂😂

    • @abdifatahhusseinali7486
      @abdifatahhusseinali7486 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Cadaafad ayaaa idin heyso waayo Xassan waaa in laxariaaa waaana waajib taassi insha allhu

    • @mahamedbare8807
      @mahamedbare8807 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waxan filaya inaydaan fahansanayn Geo policska laga hadlayo wax u yahay walkayow xaalku saad modayso waa ka fogyahay kaliy artidadan gaaban aya kutustay waxan aan Nafta lahayn ka ogtahay in waxa laga hadlayo uu yahay adiga nolanshaha sharafeed iyo kaga dhuleed iyo mustaqbalka caruuta aad dhalidonto sidii ay u nolanlahayeem iyago xor ah Dhulkodiina haysta intaas soo fahan marka ugu horaysa__MASKAX LAWAYOHOW Qabyaladu qalbiga ingajisay

  • @Jamalmaxamed-ms6bn
    @Jamalmaxamed-ms6bn 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Darood ayaa qiyano qaran u yaqano difaca dalka farmajo marku afar dagadod ibanayo

  • @HappyAbyssinianCat-eg3iu
    @HappyAbyssinianCat-eg3iu 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    YAAHUU BAL WAXAD BUSHADA USKAGA AH OO AAD BULSHADA LAHOR IMANEYSO KALA HoRTAG QOF YAHOW DAKAGA AH

  • @abdulahimohamud-yp4oo
    @abdulahimohamud-yp4oo ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaraami xaraami dhalay batahay wariye benale nacalaa ku dhalee in xasan ku ciilay waa lagaa daremayaa xasan shiikhna wuu guulestay

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daarood kurdi munaafaq

  • @dalmaridow7040
    @dalmaridow7040 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Beenta jooji xaywan runta maxa kudidey ninyohow 😮

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali galbeed iyadaa ikhtiyaarka iskaleh
    Somaali is raacday soo hel xasan dal xoreeye

  • @Mohamedmusemohamed-r4q
    @Mohamedmusemohamed-r4q 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenale hoyadaa usheg qurunyahow