zaki Amar |Dhuuxi leyga beerayay Hooyo| New Somali Music Video 2024 (Official Video)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ธ.ค. 2023
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.th-cam.com/users/TusmoTv?su...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2265060459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
    PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
    MANAGER: M.ABSHIR
    want to support tusmofilms produce more high quality songs
    paypal.me/tusmofilms?locale.x...
    we constantly produce songs from your favourite somali artists
    awale adan,isilaaji,kiin jamac,guled simba,faysal muniir,lafoole,maslax mideeye,ugbaad aragsan,khadrar silimo,mursal muse,maxamed bk,suldaan seeraar,lil baliil,king ck,wiz b,sharma boy,farxiyo kabayare,ilkacase qays, nasiib ali, maxamed kadheeri,ikran ozil,omaar bar bar,king jaceelow,maxamed biibshe,khadar keeyow,abdikariin ali shaah,ali zaki,saalaha sanaag,asma saban,fardiy fiska,xusein shire,xaawo kiin,zaki yare,xabad olad,deeqa ahamed,fartuun birimo,miss xiis,liibaan jig jiga,xariir ahmed,abdirizak carab,dalmar yare,ahzaab osman,hodan abdirahman,yurub geenyo,sahra kiin,abdirizaq anshax,dayax dalnuurshe,najiib alfa,ismail danan,ayana,asad faqdiid,tahliil yare,nimco migil,xayaad maydal,shaadiya sharaf,nadiira neyruus,deeqo afro,waayaha cusub,sharma boy,wiz p,somai rap,suldaan seeraar,najma nashaad,khaalid kaamil
  • เพลง

ความคิดเห็น • 120

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 7 หลายเดือนก่อน +39

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ
    😢
    Tanks😮😮

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 6 หลายเดือนก่อน +1

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @maahirosman8944
    @maahirosman8944 7 หลายเดือนก่อน +10

    Heestan Waa wax kale waaba iska o oyey 😢 walaahi, love to all Somali moms ❤

  • @suldaanseermo9068
    @suldaanseermo9068 7 หลายเดือนก่อน +13

    Waa heesta kaliya ee aan si niyada udhegaystay intaan hees dhegaysanayay waa hees kasoo baxaday qalbi hooyo jecel🙏❤️

    • @khadiijohassan8454
      @khadiijohassan8454 7 หลายเดือนก่อน

      Sowmha dhowr jeerban kuceshatay😢❤

  • @guuledjerar4136
    @guuledjerar4136 7 หลายเดือนก่อน +6

    Hooyo heestedu sikasto lo qaado heesaha kale way ka ❤❤❤❤macan tahay Keep going zaki Amar 🎉

  • @liibanabdourahman10
    @liibanabdourahman10 7 หลายเดือนก่อน +10

    "Dhagihii Ku Dhageestaa Waansan
    Dhaayihii Ku Arkaa Qaboowee
    Qofkaad Garab Siisay Maalin
    Qofka Dhiirisaa Aduunkaa
    Dhabarka Taabataa Hanuunsan"

  • @djibami8845
    @djibami8845 7 หลายเดือนก่อน +6

    Zaki Amar keep going bro hooyo qofna la misimi Karo walaahi

  • @mohcaskah
    @mohcaskah 7 หลายเดือนก่อน +9

    Sakariye Amar Guulayao Shoodhe❤

  • @liibanabdourahman10
    @liibanabdourahman10 7 หลายเดือนก่อน +11

    "Haddaanad Dhinacayga Joogin
    Miyaan Hiigsan Lahaa Dhigayga
    Dhulka Igu Soo Yaraado
    Dharaartaan Ku Waayo Mama"

    • @SB-vq1tz
      @SB-vq1tz 7 หลายเดือนก่อน

  • @Qaraamichanel241
    @Qaraamichanel241 7 หลายเดือนก่อน +3

    Zaki amar codka iga yabiyy zxp allow hooyoyinka janadada ugu wda deeq❤😢

  • @Biibaaye52Craxmaan
    @Biibaaye52Craxmaan 2 หลายเดือนก่อน

    Qofki kudhiba maraago 😢ilaahow hooyo cimrigeda iidherey yarabi 🤲

  • @sadikmohamed-xg3vr
    @sadikmohamed-xg3vr 7 หลายเดือนก่อน +3

    Cimri dheer iyo Cibaado suuban Hooyo mcn ❤🌎🙏

  • @user-ly3ft4fc1q
    @user-ly3ft4fc1q 7 หลายเดือนก่อน +6

    Zaki amar big legend new music❤😊

  • @user-ob7lt1yn1s
    @user-ob7lt1yn1s 7 หลายเดือนก่อน +4

    M.a wll Zaki
    Inoo soo wada badi heesa HOOYO M C N❤❤❤❤ Wan kugu fantastic wll m c n 🎉🎉

  • @umalkhayrmxd9428
    @umalkhayrmxd9428 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wa hees daren leh mamoyyy

  • @AbdinasirHussein-bz3py
    @AbdinasirHussein-bz3py 4 หลายเดือนก่อน

    Hooyo Allah xakuxafidho hooyo mcn

  • @farxiyaali9663
    @farxiyaali9663 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wan ilmeeyay Hooyo Hooyo Hooyo waxan ku huro magarnanyo Wlhi 😢😢😢😢😢 marka oyo Wad ila ooyda Hooyo kasta waa y wanagsanthy lakiin Adigga Wlhi magrnyo Hooyo kulla mida😢

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha ku naxariisto hooyo 😭

  • @adamdeysane1297
    @adamdeysane1297 7 หลายเดือนก่อน +3

    Horumar wanaagaan brother zaki amar talented tahay❤

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 7 หลายเดือนก่อน +2

    Haddaadan dhinacayga joogin miyaan hiigsan laa dhigayga🥺🥺🥺🥺🥺
    (Intaas iga badan)🥺.

  • @khaalidabdiaziz5002
    @khaalidabdiaziz5002 7 หลายเดือนก่อน +2

    Caleek shoodhahygiih waan kaa hayaa ballanteenu waa horumar iyo dadaaal intaas kabadan💯🙏

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale 7 หลายเดือนก่อน +3

    Haddaadan dhinacayga joogin miyaan hiigsan laa dhigayga❤❤

  • @LuulAbsuge
    @LuulAbsuge 5 หลายเดือนก่อน +2

    Hoyo mcn alaha ku naxaristo 😂😂

  • @user-ri5oc6de2g
    @user-ri5oc6de2g 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo Macaan ❤ 😢 Allah dembigaga iyo ka waalidkaba hadhaafo 🤲😟

  • @queens2139
    @queens2139 7 หลายเดือนก่อน +4

    Hestan qamar sugaani inu laha bn modyay libaan hore usoco huno ax hooyo❤️

    • @nuuremohamud4311
      @nuuremohamud4311 7 หลายเดือนก่อน

      Laxanka ayuu u saaray
      Ninka laxamadiisa oo dhan qamar suugani ayuu u dhiibsadaa inta badan.

  • @izmacilkaramokaramo5743
    @izmacilkaramokaramo5743 6 หลายเดือนก่อน

    HooYo mcN Alle haku naxaristo

  • @suldaanseermo9068
    @suldaanseermo9068 7 หลายเดือนก่อน +4

    Hadaad dhinacayga joogin
    Miyaan hiigsanlaa dhigayga😭😭😭

  • @user-pr4wd8bj9r
    @user-pr4wd8bj9r 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allla bro saki amar😊

  • @NaztehoApdirahman
    @NaztehoApdirahman 7 หลายเดือนก่อน

    Mom mom mom mom 😢 allhe cafimaad taama iyo cilmidheeri ha ku siiyo hooyo🎉❤😊

  • @hothoali
    @hothoali 6 หลายเดือนก่อน +1

    allow idii 😢😢😢😢janadaydii baa tahay la aanta wlhi nolol la aan😢😢😢

  • @user-zc7pn8qv7d
    @user-zc7pn8qv7d 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah allow hoyooyinka aduunka

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dhagihii Ku Dhageestaa Waansan
    Dhaayihii Ku Arkaa Qaboobee
    Qofkaad Garab Siisay Maalin
    Qofkaad Dhiirisaa Aduunkaa
    Dhabarka ka Taabataa Hanuunsan.
    Mama Ilaahay hakaa ii xafido
    Cimri dheer caafimaad taam ah iyo cibaado suuban iigu waar🤲🏻❤️💪🏻🥺.
    Amar zaki Allah ya cizak wll qaali
    Waad ka baxsate oof caleyk

  • @UmniyahAdem-qw3cx
    @UmniyahAdem-qw3cx 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wali imaso Marin hes ka daren bdn hestan 😢💔💔😭

  • @IkranMaxamed-mb4qq
    @IkranMaxamed-mb4qq 3 หลายเดือนก่อน

    Hooyo qalbiyeey 😢

  • @nimcosooran
    @nimcosooran 7 หลายเดือนก่อน +1

    Kaygiii❤

  • @sulupo8535
    @sulupo8535 7 หลายเดือนก่อน +1

    Guulayso shoodhe 💪🏿

  • @craxmankeyse1027
    @craxmankeyse1027 7 หลายเดือนก่อน +1

    WLLo 😭🙏 hooyo mcn ma kuu nooshay hooyo wlhri waxa garan qimeheeda qof hayista ma ii awada in aan noqdo qof ugu like badan hoyo darteed🙏😭🙏

  • @zhr13yosef54
    @zhr13yosef54 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢 Allah ha u naxristo Hoyoday

  • @farxiyaali9663
    @farxiyaali9663 7 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa oyay 😢😢😢😢 Hooyo mcaan

  • @khadiijohassan8454
    @khadiijohassan8454 7 หลายเดือนก่อน

    Dhigaan kushaqenayay hooyo dhaxalka idhirayay hooyo
    Dhaqtarka idabiyaya hooyo Allow ikadaa hooyo macan😢❤

  • @QoraacabdiqaninuuhRakaabchanne
    @QoraacabdiqaninuuhRakaabchanne 7 หลายเดือนก่อน +2

    Keep up sxp saki amar

  • @user-ee1ge8xz1l
    @user-ee1ge8xz1l 7 หลายเดือนก่อน +4

    Nasiib badana dadka qaar 😭

  • @user-ur1pl8ql6n
    @user-ur1pl8ql6n 6 หลายเดือนก่อน

    qammr ka cusub❤❤❤

  • @cabdikarimcilmichannel6878
    @cabdikarimcilmichannel6878 7 หลายเดือนก่อน

    Hooyo mcn alle ha barakeeyo ❤

  • @Abdillahi.Dsarte
    @Abdillahi.Dsarte 7 หลายเดือนก่อน +2

    Illhu kima tuzo hooyo dhibato😢

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 7 หลายเดือนก่อน

    Hooyo alle igama kaa qado😢

  • @djibami8845
    @djibami8845 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo meelkastooy joogaan waa inaan u ducaynaaa

  • @Gudoon
    @Gudoon 7 หลายเดือนก่อน +1

    Horya usoco😢😢huno😊 geesigaygii

  • @MOON_CASKA__7
    @MOON_CASKA__7 7 หลายเดือนก่อน +1

    coming soon 1M❤

  • @abdirahmanisse-lb2eb
    @abdirahmanisse-lb2eb 7 หลายเดือนก่อน

    Another level. 💥

  • @mxv-rl5pn
    @mxv-rl5pn 7 หลายเดือนก่อน

    Hooyonc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdikhadar1878
    @cabdikhadar1878 7 หลายเดือนก่อน +1

    Saki amar 🎉

  • @user-ri2je4wc6u
    @user-ri2je4wc6u 7 หลายเดือนก่อน

    Hooyo mcn alle ha kuxafido

  • @user-sz2of2fo4e
    @user-sz2of2fo4e 7 หลายเดือนก่อน

    Hoyo hoyo Allow aduun iyo aqiro ku gaargaar❤❤

  • @farxiyacabdi5800
    @farxiyacabdi5800 7 หลายเดือนก่อน

    Wllkay qli hurumar kuu rajaynayaaa❤❤❤❤❤

  • @kiinali5994
    @kiinali5994 7 หลายเดือนก่อน +1

    This song deserves millions of views😢

  • @user-uv2io5zq6q
    @user-uv2io5zq6q 7 หลายเดือนก่อน

    Legans Aya tahay hormar wacan Ayan ku rajayanayaa pro

  • @hadiyamohamoudhussein5837
    @hadiyamohamoudhussein5837 7 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin 🤲😢

  • @user-cf9mt9mv6o
    @user-cf9mt9mv6o 7 หลายเดือนก่อน

    Hooyo mcn❤

  • @user-ln6oq1cn3w
    @user-ln6oq1cn3w 7 หลายเดือนก่อน +1

    M.a libaax guulayso❤❤

  • @apdichakour
    @apdichakour 7 หลายเดือนก่อน

    Keep going

  • @mataanibraahim4942
    @mataanibraahim4942 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo ale hadaayo😢

  • @Gudoon
    @Gudoon 7 หลายเดือนก่อน

    Ma..zxp allha ikadaayo

  • @mohamedabdilatif
    @mohamedabdilatif 7 หลายเดือนก่อน

    Hooyo❤

  • @iqrosheikh3038
    @iqrosheikh3038 7 หลายเดือนก่อน

    Hooyo mcn😢❤

  • @karanismaaciil8808
    @karanismaaciil8808 7 หลายเดือนก่อน

    Another level

  • @adnankahin6422
    @adnankahin6422 7 หลายเดือนก่อน

    Woooow what a great lovely song Allah bless you with all the happiness in the world and give you all you dream of Allah doesn't show and problems in life ❤❤

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 7 หลายเดือนก่อน

    Hooyo mcn love you ❤

  • @LADANfahiye
    @LADANfahiye 7 หลายเดือนก่อน

    Hooyo mcn Allh haygadhigo tiiguda xqaga😢❤

  • @ismailwarabacadeofficialch9290
    @ismailwarabacadeofficialch9290 7 หลายเดือนก่อน

    Hooyo mcn

  • @muniirali5562
    @muniirali5562 7 หลายเดือนก่อน

    zaki Amaar hore u soco shp

  • @ahmedbarre7
    @ahmedbarre7 7 หลายเดือนก่อน

    ❤Hooyo macaan❤

  • @hothomustafe-cn9in
    @hothomustafe-cn9in 6 หลายเดือนก่อน

    Big. Legend. Zaki.

  • @redwansaxane
    @redwansaxane 5 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉

  • @user-kb5yu7ko6m
    @user-kb5yu7ko6m 6 หลายเดือนก่อน

    Zaki amer

  • @Gudoon
    @Gudoon 7 หลายเดือนก่อน

    Allha codkaga kubarkeeyo 😢waxad thy halya waxad tahay haladoora

  • @user-kz5zw7ry7j
    @user-kz5zw7ry7j 7 หลายเดือนก่อน

    C génial

  • @Haybecadde
    @Haybecadde 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hore usoco sxp saki amer❤😊

    • @nimcayabdikadir4397
      @nimcayabdikadir4397 6 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤😅😅😅😅😅😅🎉

  • @qureeshacabdilaahi
    @qureeshacabdilaahi 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 7 หลายเดือนก่อน

    Ninkan codkiisa😮

  • @mohamedabdilatif
    @mohamedabdilatif 7 หลายเดือนก่อน

    Abdi hayi big legend mia musician

  • @Naske14
    @Naske14 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @MaxamedAamiin-iq1tx
    @MaxamedAamiin-iq1tx 7 หลายเดือนก่อน

    Mashodhe qamarba hees so qady😮😮

  • @user-yi9ql3zm4v
    @user-yi9ql3zm4v 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hoyo mcn 🥹🫠

  • @user-if2fj9xk4h
    @user-if2fj9xk4h 15 วันที่ผ่านมา

    Moomy ❤❤😢

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali 7 หลายเดือนก่อน

    Melody Goatki Qamar 🎶

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 7 หลายเดือนก่อน

    Sakariye Qamar Sugani Ma U Cod Egyahay Mise Anaaa Mooday

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 7 หลายเดือนก่อน

    Qamar sugaani baa ku dhex Bakhtiyey ma is tidhi 🔥👍

    • @yusufosman1271
      @yusufosman1271 7 หลายเดือนก่อน

      Bartedi aya dhigtay wa ku dhex nolyahay

  • @MssCawoAadam
    @MssCawoAadam 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤💯💯💯🥰

  • @luckyfilms9529
    @luckyfilms9529 7 หลายเดือนก่อน

    Laxanka goat 🐐

  • @user-qw3nc6mt1y
    @user-qw3nc6mt1y 7 หลายเดือนก่อน

    HoOyo

  • @hamerstudioproduction8139
    @hamerstudioproduction8139 7 หลายเดือนก่อน

    Sakariye Omer shoodhe guuLayso 🤍🦁

  • @SERARYAE
    @SERARYAE 7 หลายเดือนก่อน

    Al faanan saki wad nashiday

  • @user-lj5br8ex8h
    @user-lj5br8ex8h 4 หลายเดือนก่อน

    Nafta ku haysa sakiyaw

  • @ayaanosman9924
    @ayaanosman9924 7 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @SAHANMUSIC10k
    @SAHANMUSIC10k 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilka codbu Lee Haye

  • @hoodoosman6702
    @hoodoosman6702 7 หลายเดือนก่อน

    hooyo mcn Love you🤰🤱🥰🥰😘😘❤⚘👑☝️🤲🤲🤲🤲😊😊❤⚘👑👑😘😘😘💎💎💎👑⚘❤🙏

  • @fatouabdi2254
    @fatouabdi2254 7 หลายเดือนก่อน

    😪😪hoyo 🫀macaan💚💚🤍❤

  • @LoVeR_Man23
    @LoVeR_Man23 7 หลายเดือนก่อน +2

    Heesaha Raga Hakaso Xadin 😂😂😂xata cidi heesta lahayd ana musica iyo laxanka saarty garanmaysid😂😂

    • @handeeq
      @handeeq 7 หลายเดือนก่อน

      Shb waa qaldamaysa wax laso xado majiran yarkan iyo qamarne waa dad is og shb❤

    • @LoVeR_Man23
      @LoVeR_Man23 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@handeeq qamarka sidaas idhi zhp 🫡

    • @handeeq
      @handeeq 7 หลายเดือนก่อน

      @@LoVeR_Man23 shb qamar wuxu idhi sidey laxankeda kuso gashay social mediaha qamar laxankeda mar hore sameyay shb qamarne heesaha uu laxameya maso bandhigo

    • @LoVeR_Man23
      @LoVeR_Man23 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@handeeq lph anaa luuqa ku waydiiyy heesta muu laxamayne isagaaba qaaday marku arkay in heesti la copy gareeyay ayuu isna tiisi soo fasaxay

    • @handeeq
      @handeeq 7 หลายเดือนก่อน

      @@LoVeR_Man23 shb qmar ayado laxameysan soo baxday asaba yabay qamar dhahau waxan halke ka keenteene.. waliba page kaga tiktok soo dhigtay😂☝🏾

  • @munaiid9012
    @munaiid9012 6 หลายเดือนก่อน

    Codkii qamarka duulaH😅

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 7 หลายเดือนก่อน

    QAMAR SUUGAANI SUUU UQAADAAYO. AYAA. KAMACAAN. LAKIIN. WIILKA BARTEEDUU. DHIGAY. HOYO WAAN KU JECLAHAY